Somalia 🇸🇴 Adiga iyo moryanta kula mid ah aya burburiyey. Caruurti Somaliyeed aad qaraxa ku dhamaysay ilahay ba kala xisabtamaya. HADBA SHAR SO XIRO ISLA KI BATAY.
sh xasanow waxa sidan no galey oo aan dowlad xoog leh u noqon weyney waa adigo kale oo dadkeena ku mashquliyey diin iyo madaahib aan la garaneyn meeley u socdaan..iyo meele ka socdaan---
Waxaan haysanaa allaah nama dayci doono inshaa allaah allow hogaanka noo hagaaji oo qolodaan na horboodaysa naga qabo yaa rabi.....sax ma ogoyn far ayaa ku godan hadii run ay ka tahayn wax heshiisa lalgeli lahaa turki isagoo u heelan laakiin mweynah ilmeerayso ayaa ka muuqataha rabiyow adigaa wax oga adigaan ku talsaaraney
War ninkaan noogu dhiiba hogaanka sax fikirka shababnimado dilka umada kuma raacsani laakiin waa rag yer ee somalida uharay ee wadaniga ah alle ha ku xafido adeer oo hakaa soo furfuro xariga
Maxaa laga ilaashan iyagaaba dadka cunee!?? Plus kenya 🇰🇪 waa gaalo Ethiopia 🇪🇹 waa gaalo Tanzania waa gaalo Uganda 🇺🇬 waa gaaalo South Africa waa gaalo and many others unfortunately anagaaba khatar kujirta??!!?
Odaygaan maa Alshabaab loo dhiibo, arimo badan ayey ka wada hadli lahaayeen, way isku xiisi lahaayeen?... Damul jadiid markay soo fasaxdo, waxay ka leedahay danteeta, laakiin ma oga, doofaar ma daahiro
Qof xiran oo UA-cam/interneka ka hadlaaya Soomaaliya ayaa ugu horeeysa .... ....
Geesigeesidhalaye baatahay shiikh xasan daahir aweeys aalle ha ku barakeeyo
Shukrran Sheykhanaaa
Dhaahir ,Allaha ku xafdo
SHIIKH DAAHIR
ALLAHA KU BARAKEEYO.
ADEER ISKA SAMIR
KHAYR AYAA SOOMAALI U DANBEEYA
INSHAA ALLAAH.
Maasha Allaah, Shiikha Calanka wuxuu ku soo dhex qorey Shahaadateynka.
Lòòool
Somalia 🇸🇴 Adiga iyo moryanta kula mid ah aya burburiyey. Caruurti Somaliyeed aad qaraxa ku dhamaysay ilahay ba kala xisabtamaya. HADBA SHAR SO XIRO ISLA KI BATAY.
Sheekh Daahir Aways hogaamiyaha Maxaakiinta Allah ha Xafido
Exactly
sh xasanow waxa sidan no galey oo aan dowlad xoog leh u noqon weyney waa adigo kale oo dadkeena ku mashquliyey diin iyo madaahib aan la garaneyn meeley u socdaan..iyo meele ka socdaan---
Diinta waa Lagu hormara ee
waxa burburiyey ee duleeyey Soomaaliya waa Qabyaalda iyo musuqmaasuqa
Sheekhanaa ogow in SPM weligeed tegin Xabashida. Midda aad isha ugu ridday waxay tahay in Ogaadeeniya ama Somalia galbeed tahay difaaca 1aad ee Soomaaliya. Laakiin dad aanan waxba garanayn baa la hadlaysaa
Xasan mujahid baad tahay akiin bada xasan dhiiqa ibiyay
Adero odayga hala soo daayo waa geesi qaran
Xasan waxuu ka qeybgalay dagaalkii 1977 ee dex maray somalia iyo Ethiopia sidaas darteed fadlan madaxweyne xsm sii daa ninkan hadii u wax katarayo cadowga Ethiopianka nabadee jaalayaal guul iyo gobanimo somalia
Wasiirka gaashaan dhigaa saxiixey
Waxaan haysanaa allaah nama dayci doono inshaa allaah allow hogaanka noo hagaaji oo qolodaan na horboodaysa naga qabo yaa rabi.....sax ma ogoyn far ayaa ku godan hadii run ay ka tahayn wax heshiisa lalgeli lahaa turki isagoo u heelan laakiin mweynah ilmeerayso ayaa ka muuqataha rabiyow adigaa wax oga adigaan ku talsaaraney
xasan daahir aweys waxa tahay murtidka ugu weyn somali baabi iyey weli hadlaya doqon ba tahay neef ah war iska naso xoolo
Ibaardii baa nadul saaran cid aan hiraab Aheen oo in doolad jirto dareemeesa majirto
Talo soojeedin madaxweyne xsm iyo xamsa fadlan sii daaya xassan Daahir aweys hadii uu Ethiopia ka difaacayo somalia nabadee jaalayaal
War ninkaan noogu dhiiba hogaanka sax fikirka shababnimado dilka umada kuma raacsani laakiin waa rag yer ee somalida uharay ee wadaniga ah alle ha ku xafido adeer oo hakaa soo furfuro xariga
Qanuun majiro tasadan been ku shegin nin kii xoogleh baa manta sharciga haya
Khaakh tuf.
Xasan farmaajo matagin jigjiga ee waxaad jeceshahay in aad mareexan
Luggage siimariso karaamadhana waxay ku taalaa
Ninkii kilinka shabaab tahay asaga oo madaxwayne ah ok cabdi ileey kuladhaanteeyay kumuu ahaa balhubi.😊
😂 dagaal waa howlihiisa.
Maxaa laga ilaashan iyagaaba dadka cunee!?? Plus kenya 🇰🇪 waa gaalo Ethiopia 🇪🇹 waa gaalo Tanzania waa gaalo Uganda 🇺🇬 waa gaaalo South Africa waa gaalo and many others unfortunately anagaaba khatar kujirta??!!?
ninkii dhigay xubaxa jijiga maaha farmajo ee sheeg wuu asaasakhay odiga
Ma farmaajaa tagay kaaraa mardha ii soo sheega??
Maya ❤
tolkeeyo odaygaan hala aamusiyo
Waarunta ina caydiid mujrin amxaaro oromo tegrey ayey lashaqeyneyay
Argagixiso aan adiga iyo kooxdaada aheyni maba jirto... Somaliyana adinkaa halkaas dhigey adinkoo ay Carab iyo Gaalo idin wadato