Habarjeclo Ayaa Hada Go.aano kale Oo Qadhaadh Ceel-Afwayn Ka Soo Saartay & Boqor Buur-Madow Akhriyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 7 годин тому +3

    Boqorkaygii malaa wuu afduubanyayba ninkii dhulbahante wuxuu yidhi codadkaagii. Oo duuban ayaan waths upka kuhaynaa iyo waxaad naodhan jirtay suldaan cado gude in muftaaxa codadka loo dhiibay
    Malaga yaaba

  • @hah7064
    @hah7064 17 годин тому +2

    Arinkii Buurmadow aakhirkii jufadiisii hoose ayuu kusoo afgo'ay.

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 5 годин тому +1

    Isaaq guud ka saree iyo gondaha wa ka walal isbedelka khayr qayb Allah ha ka dhigo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 17 годин тому +3

    Yaalaydin shiidine iska cuna inta yar aad haysataan hadhka hayska saarida

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 15 годин тому +2

    Sul C/LAHI OO DHIMAN BAA BEEN KA SHEEGAYSAN IYO HJLO OO SHIRWEYNE ISUGU IMANE BEENTA DAAYA

  • @Ikran-w2c
    @Ikran-w2c 14 годин тому +1

    Alaylee odsygi fashilan

  • @MaxamedAli-i4j
    @MaxamedAli-i4j 17 годин тому +2

    Waa la diiday waxaa aad sheegaysaan wadani uunbaa la siinayaa labada cod😊

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 11 годин тому +1

    Adeer iska de siyaasada❤

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 5 годин тому

      Boqornimadiisan ku wadanaa lkn cod uma hayno reeruhuu sheegayo wlhi

  • @said1498ify
    @said1498ify 7 годин тому +1

    Habarjeclo xisbigeedu waa kulmiye marnaba laga ma yaabo Habarjeclo inay ka tagto maxamed kaahin oo ay u codayso oofwareen iyo ragii layay ciidanka qaranka. Buurmadow riyada iska dhaaf.

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 16 годин тому +1

    Jufadi hoose ee Buurmadow ayaa halkan joogta. Habar jecelo 90% waa kulmiye.

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 16 годин тому

    Buurmadaw nin rageed maasha allaah guul kaah iyo wadani insha allaahu

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 17 годин тому +2

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah illaahay sharkiina iyo sharwalba haynaga qabto oo dalka iyo dadkaba haka qabto

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 години тому

    Maa sha Allah reerka sanadka Habar Jeclo Boqor Cusmaan tariikhda JSL ayaad baal dahaba ka gashay 🤴

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 7 годин тому

    Habarjeclo meeshay isu raacdo makala hadho wadani viva kaaah viva. Muuse iyo ina kaahin down

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 5 годин тому

      Ha wareerin wll cod uma hayno lkn boqornimaan u haynaa

    • @hamsesaeeed1564
      @hamsesaeeed1564 5 годин тому

      @NimcoHassandhere isbedelka la Jaan qaad muuse 7 sano oo danbe oo wareer ah lama rabo isaga iyo kaahin midna mawadi karo somaliland

    • @said1498ify
      @said1498ify 3 години тому

      @@hamsesaeeed1564Dantaada baad ka aragtay wadani ee dan Habarjeclo wadani maba gali karto. 1- xisbiga kulmiye habarjeclo ayaa hanti u leh 2- Mohamed kaahin marnaba lagama yaabo inaan cidlo kaga tagno oo aan kaah iyo wadani raacno. Wadani maxaa uu wadankan ki dooranaa ma Oofwareen baanu dooranaa iyo qabyaaladan lugaynaysa.

  • @rashiidgacayte8538
    @rashiidgacayte8538 16 годин тому

    Boqorku wuu guulaysanayaa ciyaar maaha boqorku

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 годин тому

    Go'aan lagaa aqbalayaa ma jirtee iska naso inta hadhay ha ka sii kala dareerine

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 15 годин тому +1

    Lacagtii x Wadani ee qaadateen u celiya beentana ka daaya dadka cod umahaysaane ma koontiinaro dadku idiinku jiraa xishooda tuug hjclo danteed ma wadaane

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 16 годин тому

    Guulaysta walaalayaal hadaad tihiin gaashshaan buurta naato waanu. Idin taageersanahay

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 16 годин тому

    Muuse war umayaal haduu ninkan soo toosay

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 годин тому

    Waa kaa Ragii Dalka lahaa Guul Adeer bad aado ayaa loo bahanyahay
    Wadani Iyo Kaah way Soo baxayaan waan kudhaaranayaa Guushu waa dhawdhy
    Yaan la iskuGefin Calanka Casey 😂 waa waasidaa

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 7 годин тому

    Ilaahow barakee boqorka buurmadow iyo dhamaaan beesha habarjeclo iyo dhamaaan beesha garxajis ee heshiiska ku qaatay degmada ceelafweyn war muuse iyo ina kaahin dalka wa laga qaban heshiiska waaan taageray muusena waa ina dhaafay ilaahay haka qabtee somaliland

  • @JiglanMedia
    @JiglanMedia  17 годин тому

    Like gareeya oo share Gareeya faafiya

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 16 годин тому

    Waa nabadii muuse lagaracay

  • @JiglanMedia
    @JiglanMedia  17 годин тому

    Sharee and fallowing faafiya like

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 16 годин тому

    Xaar madow ayaa jifadiisii hoose iibasady yaad u sheegaysaan yaa iduku haysta

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 5 годин тому

      Waa run hadalkaagu habarjeclo anaga aho cidna nama xukuno

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 17 годин тому

    Shir campaign siyaasadeed ah reero.nabad uma.keeneyee boqor sfcn halaha udhamee

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 16 годин тому

    Riyo😂

  • @mahadimaxamed-r6u
    @mahadimaxamed-r6u 11 годин тому

    Waxa lotagayaa oo kulmiye utagayaa gaska habar jeco dubay jooga

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 7 годин тому

    Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada baa xitaa jooga wlhy muuse waa laga dareeray tuugii la qabay dheh. Boqor dhamaantiin salaan gobeed ayaad idin leeyahay

  • @AadanHussein-z9v
    @AadanHussein-z9v 3 години тому

    Beenale dadka haysku dirin

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 17 годин тому +1

    3 khalad ayaad ka gasheen dalka ,iniko wadani la socdey ayaad iska dhigteen dhexdhexaad oo dasturkii dhulka la dhacdeen mida labaad ragi vidabla layey ayaad xaal u donteen oo ku qasabteen xukumada iin la samaxo mida sadexaad waxaad cadesateen iin aad u ollolaysiin wadani oo cadesateen iin aad bilowgiba dhexdhexaad aheen ee la socoteen wadani
    Ka daran oo dibi dhal waxaad hbrjeclo donteen iin aad afdubataan codkooga .
    Lakiin wa layni ogadey hada tuug lacag qadatey oo u adegesa xisbiga huwanta ayaa noqoteen
    Xaran ayu iniga yahay codadkayagu .
    Kofiyad baclayashaa dorashada kadib xarig ayaa ini sugan

    • @ahmedabdi6762
      @ahmedabdi6762 17 годин тому

      Dhuusada yaan lagaa dareemin muuse galbay maalin dhaw ayaanu odhan doonaa nasiib ayeynu leenahay hadaan nujubkii muse soo noqon

    • @jamacclaahi4537
      @jamacclaahi4537 17 годин тому

      Melahaa ka oy dee muuse wuu dhacayaye ciianay habar jeclo waxba kama sheegi kartid