TEAM ARAGA LA' iyo TEAM ARAGA U FIICAN AYAA TARTAMAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 686

  • @HafsaSaalah-d5o
    @HafsaSaalah-d5o 2 дні тому +418

    Ugu dambeyn qalbiyada dadka oodhan wahanatay koko bulle hormar wacan abayo ❤😊

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 дні тому +149

    Lacagta waxa siisay gabshihii ubahna thanks koko wacawisay gabdhihii kabtan baara iyo gabadh kale dad wax hesto waye youtuparada kale waxa rajeyna sidada oo kale iney caawiyan

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 2 дні тому +171

    Caaanimada hadaysan dadka ay wax ku yihiin wax u qabaneynin aysan qiimeynin uma qalmaan caanimada koko wlshy horumar wacan cadowna ilaah kuma tusiyo aqoonta markay ku hogaamineyso waa sidaan masha allah

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 2 дні тому +116

    Koko waa jawharad inoo so baxdey waqtigii loo baahna shukrn wll waa balan inan kula caawino wixi aan awoodno tusaale ahaan hadii inteena comment qoreysa aynu min 1 dollar dirno meel ayey buuxineysa si wuxun aynu shacab ahàn iskugu tarno isku damqano waa dadkeni oo dawladi cawin laheyd ka gaabisey from hargeisa koko allah haku daayo wll
    You changed the mindset of fame ones

  • @Inamuuse204
    @Inamuuse204 2 дні тому +326

    Ugu danbeyn qof u qalma ayay caan ka dhigeen soomalidu koko gabar wx qabad leh waaye ilaahy ha dhaafo❤

  • @Fartum__I
    @Fartum__I 2 дні тому +108

    Koko xishmada eey siisay Iyo qadarinta Xata waxey dhahday waxa gulestay gabadhahan heblayo ayado dhihi kartay Team indholayal gulesteen lknze intiramkeda iyo qadarinteda laga karanaya ❤❤

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 дні тому +107

    Kokadena qiimo badan dhiige wad ka sareysa naxariistada iyo wanagaga iyo jecelka bulshadada uqabto Alle jano abaal hakaga dhigo waxa rabtid Alle haku fududeyo❤😢👸🏻

  • @FaaraxWarfaa
    @FaaraxWarfaa 2 дні тому +366

    Koko bulle wxey qabatay wax aysan siyaasiyiinta soomalida iyo kuwa caanka ah weligod sameyn gabadhena wax baraty aan 1M ku tuurno ❤

    • @amrancumar3777
      @amrancumar3777 День тому +13

      Wlhi 829 ku so biray u qalanta gabadh wax bartay bulsho wax bartay team 27 big fan ❤❤❤guleysto

    • @fardowsaiimaan3351
      @fardowsaiimaan3351 День тому +2

      Aad oo weeyn

    • @Hanaansan
      @Hanaansan День тому

      ​@@amrancumar3777 Masha allah runtii markay Asad ka muuqan jirtey jecelaa inay caan noqoto lkn waxqabad keedan kadis bay nooga dhigtey wwww

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 День тому

      ilaahey ha barakeeyo lkn dad badan ayaa jira oo waxaa iyo kabadanba qabtay

    • @DeeqaHabarwaa
      @DeeqaHabarwaa День тому

      Wowwww❤🎉​@@amrancumar3777

  • @abdallacaaqilka1266
    @abdallacaaqilka1266 2 дні тому +63

    M.a koko allaha ku abaal mariyo sida aad bulshada u wacyi gelineyso shraf iyo karaamo ✊️💯

  • @AlvaroYaya9
    @AlvaroYaya9 2 дні тому +62

    Cadowga allaha ka qabto Walasheyda Koko bulle farxad ku noolaw weligaa👌👸

    • @HawaYabarowAli
      @HawaYabarowAli День тому +6

      koko❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shunkuluxaseirali7732
    @shunkuluxaseirali7732 2 дні тому +46

    Koko. Somalida waxay kugu jecleed qalbi furnaantada maantase waxa ku darsatay Matalaad dhab ah oo dadka oo dhami kuyihiin kuwa kuu siman baahi gaar ah hadu qaba xitaa guuleeso oo gaar Geed sare 🎉❤

  • @abubakarhassan6720
    @abubakarhassan6720 2 дні тому +52

    Kawsar mohamud bulle wll qaliya ayaad tahay alle haku barakeeyo

  • @fartuuncabdiqadir2621
    @fartuuncabdiqadir2621 2 дні тому +50

    Alhamdulilaah ilahow ciwada iyo cafimadka u siyadi yaa rabi🤲🥺

  • @AbdiraxmanmDerow
    @AbdiraxmanmDerow 2 дні тому +63

    Fantastic waaye wlhi Alxmdulilah Aragooda Alle ha u soo celiyo

  • @maxamedcabdilahi8650
    @maxamedcabdilahi8650 2 дні тому +33

    KaLiYa Wxu iNoo YaHay MuqaaL CaaDiya BaLsE KokO WaxY iNoSo GudBisaY FariiN iYo uJeeDo Gara❤WaaNu Kaa QabNa wllo WadaDaaD Noo XadHaYna WxaN Soo MaRidoNa aNaGo KuManaN iYo KuManaN aH iNzHa allaH🎉JUST WE SAYING KEEP GOING👸👏

  • @ikraamboy5702
    @ikraamboy5702 2 дні тому +48

    M.a m.a gabar wx baraty waa bulsho wax barty ❤ mah mah eheed plse qofki sax ahaa ayaa timi oo bulsho soo sari donto gesiyadena kokoo😢❤❤❤

  • @AbdikarimMideeye
    @AbdikarimMideeye 2 дні тому +34

    Marka hore waan kusalaamay barnaamish fcn waye markale noogu sooceli ❤🎉

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 День тому +5

    Masha Allah haku xafido koko bulle waa gabar uqalanta wax kasta oo wanagsan waaxad uqalantaa inlagaadhigo madaxweynaha somaliya ❤❤❤❤

  • @Abdihashi_qorane
    @Abdihashi_qorane 2 дні тому +69

    Marku Alle kusiiyo cilmi iyo garasho waa iska sidan Koko waad ku mahadsan sidaad u caawisay misena aad u dhiiragelisay gabdhahas runti asaagada wax weyn baad dheertahy ❤🤚🙏

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 2 дні тому +43

    Wixii laga rabay in ay dawladu qabato ayay koko hayza allhuma barikk qalpi💕💕✨

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 2 дні тому +55

    Koko maasha allh taageero Number 1 baan u ahaa hadana waa sii siyaaday ❤ gabdhaha aragooda Allaha u soo celiyo

  • @AsmaCabdi-f1y
    @AsmaCabdi-f1y 2 дні тому +34

    Koko bulle abyo ee wiilazha wallalha iyo gabdhha tar tan uqabo oo so dhig inta igu racsanyy like ❤😢

  • @kalidmohamedabdillahi
    @kalidmohamedabdillahi 2 дні тому +58

    Team koko 1 like ❤ 1m inchaAllah

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir 2 дні тому +12

    Ugu danbeyn qalbiyada dadka oo dhan wey hanatay Kooko bulle kib going Mi sister 😍🌸🎀🫶🏻💯

  • @MkBoqol
    @MkBoqol 2 дні тому +55

    UA-cam kaa naga dawaneysiin waa koko buulle🤩🥰👸💯✌️

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 дні тому +222

    kusali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😘😢

  • @FarahDawo
    @FarahDawo 2 дні тому +21

    Naxariis badan koko bulle Allah Haku daayo qu Een ❤

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed 2 дні тому +21

    Maasha allh marwalba waxa layidhaa aqoontaada ayaa kuhogaaminaysa waana dhab waxay kuu jihaynaysaa meel kasta oo wanaag kujiro waxayna kaa dhigaysaa qof karti iyo dadaal.badan aadbaan ugu bogaadinayaa gabadheena waxayna hormuud utahay qof kasta oo doonaya inuu horumar sameeyo meel wanaagsana maro❤❤🎉

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 дні тому +45

    I liked this game gabadha ii balami aan u dhuunte 😂😂 she is so funny

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 2 дні тому +42

    Asia wlh funny waaye😂😂kulahaa adi iin hees ley miidhene😂😂

  • @Saalim-t4x
    @Saalim-t4x 2 дні тому +16

    Maashaaalaah koko guuleyso ❤❤❤❤❤ saad ucaawisay Allaha kuu caawiyo il cadaw kuma aragto

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow 2 дні тому +32

    Gabdhaan koko ladhaho waa gbar wngsan sbabtoo ah dadka kle wxey dheer thy ilahey baa og 😊

  • @BahjaBahjasharaf
    @BahjaBahjasharaf 2 дні тому +18

    Wllhi Wan ku tagera koko bulle keep going my sister Insh allah wax fican ku rajenya wllhi me love ❤️ qof wax bartay waa bulsho hore uu soco qalpi mss style ❤😢🥺👸🥰👏👋

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 12 годин тому +1

    Woow Mashallah hanbalyo Koko walalo the is super video ilike from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @FaizaAbukar-s9v
    @FaizaAbukar-s9v День тому +12

    Caan waad noqon kartaan lkn kowsar karti bdan oo kle ma noqon kartid❤👸🏽🔥

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 2 дні тому +20

    Msha allh koko buule dhiiragelin misna saacidaad ayaad usamyneysaa dadka indhaha la msha allh mar labaad aadbaan uga hely wxaa tahy qof caaqil ah alle haku xafido wlshy

  • @salahboulale4882
    @salahboulale4882 2 дні тому +17

    Masha allah KOKO waa dad kii ugu mudnaa ee wakhti lala qaadan lahaa allah ha ku xafido🎉🎉🎉

  • @MALIKAAMIRAQURUX
    @MALIKAAMIRAQURUX День тому +9

    Come on guys lets us make her happy 1M kutura we can go tht different emails aya samey ni karana lets push her to 1M ❤❤❤ lets make our koko more happier 🎉

  • @NajibabdiIkhyar
    @NajibabdiIkhyar 2 дні тому +37

    Gabadha murayadaha xidhan waa smart wayo waxay la so cotaa Social media ha waxay si saxa u sheegtay labad ii indhaha qabay ayay cod kooda garatay
    Koko ,I like this game please make alot like this go head sis

  • @Zaack-Traveler
    @Zaack-Traveler День тому +8

    8:27 xoga meshas inaad no.4 janis siiso ayay ehed hdii u c.Baara u codeeyo meshas waa 2..2 tasi wa fikirkyga 🤝

  • @IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ
    @IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ 2 дні тому +12

    M.a walashe koko allah ku barkeyo noo so badi

  • @maaniabdalla8431
    @maaniabdalla8431 2 дні тому +27

    Aasiyo masha allah qosoleey waye 🤣🤣🤣🤣❤️

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 2 дні тому +19

    M.a marka la dhhayo dadka araga la qalbigee wx ka arkaaan been ma ahan😢allah dhoro koko wx cusub qabatay horay usoco😢

  • @Najii12345
    @Najii12345 2 дні тому +10

    Koko 🙏The real queen 👸💚🔥💝💛

  • @UmuMaida99
    @UmuMaida99 2 дні тому +32

    Challenge midkii ogu wacna aan daawado weye wlhi oo fariin weyn xambaarsan Alla dadka oodhan mey Koko cml noqdaan axx😢😢 allah ku xifdiyo Queen teena Koko bulle❤🥰

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 2 дні тому +26

    Gabdhah okiyaalha qabta wa funny wlhi😅😅😅😅

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 2 дні тому +17

    Koko maxamuud buule allah ha xafido mahadsanid

  • @HUSSEINSHEIKHASSAN
    @HUSSEINSHEIKHASSAN 2 дні тому +15

    Kooko bulle good job wax ficn so gudbisey so garabkaga alah ha galo inshalah sobadi adna wad ku mahadsantahy 👍🙏

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 2 дні тому +35

    Waa barnaamij.qiirodiisa wato ilaahy cafimd taam ah hanasiiyo dhamnteen 😢🤲

  • @asiyadaqane5063
    @asiyadaqane5063 2 дні тому +9

    Manshallah tabarakallah Abaayo koko qof qalba wanagsa ba tahay ee hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 2 дні тому +27

    Koko markaan maqlo waxaan daawanaayo xaan ugusoo cararaa dadoow iisheegaba

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 2 дні тому +16

    Wlshy koko masha allh ❤game qurux badan waaye guulayso waligaa wlsha amal from jigjiga❤kujeclhay koko

  • @cmuxudiin3812
    @cmuxudiin3812 День тому +7

    Aniga Hdaa Lii Dhihi Lahaa 1m Ayaa Qof Garsiin Lahed Wllhi wxn Garsin Lahaa Koko Bulle

  • @AbdirahmanAbshir-wm5vl
    @AbdirahmanAbshir-wm5vl 2 дні тому +6

    M.a koko keep going i follow your account habenki lagu furee I knew you where different from the start abayo ilahi haku siadhiyo Hana kudoro big love koko bulle 👸❤️

  • @Mcpogba-j2h
    @Mcpogba-j2h 2 дні тому +10

    Dadkaan inta badan hadii ay heli lahayeen xaalad cafimaad waxaan u malayn lahaan inay wax arki lahayeen sida wiilka indhihiisu waa caadi ilahay ha u soo celiyo aragoodii

  • @Sadia-j7i
    @Sadia-j7i 2 дні тому +7

    Wow fantastic koko ❤ well done ❤❤❤❤

  • @CabdiFitaax-t2g
    @CabdiFitaax-t2g День тому +4

    Gabadha araga la. Ee okiyalaha wadataa waa qof active ah ihope iney barnamijyadada markasta kaso muuqaata ❤

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 2 дні тому +12

    Mash allh wa barmijka ad u mcn oo dhirgalin bu ah

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 2 дні тому +11

    Masha allah gbdhaha ilaahay caafimaad taama ha siiyo 😢

  • @AlinuurAhmed
    @AlinuurAhmed День тому +2

    Masha Allah koko deserves 1m and more soon❤❤❤

  • @CRCsuldaanka
    @CRCsuldaanka 2 дні тому +12

    The best video kokoo waakaa hayn number one youtuber❤

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 2 дні тому +5

    Gabdha murayahada wadata masha allah maskaxdeeda waa smart ❤

  • @IkerLiban
    @IkerLiban 2 дні тому +6

    Machaallah koko hampalyo ❤❤❤wow Wow super merci beaucoup et bonne soirée

  • @شريفعمر-ج9ط
    @شريفعمر-ج9ط 2 дні тому +7

    Masha Alllllah koko dal ifiso abaayo we miss you so much

  • @AbdiMajid-hero
    @AbdiMajid-hero 2 дні тому +25

    Marka la dhahayo gabadh wax baratay wa bulsho wx baraty wlh been maahan hada u fiirso intaan wax baran wexe soo gudbiyaan balse koko cilmiga Allaha kuuziyaadiyo wllo😊😮

  • @abdiwaliabdulleodawa7535
    @abdiwaliabdulleodawa7535 2 дні тому +17

    Aasiyo waa funy wlh. la’aanteed ma lasoo heli laheyn.😂😂

  • @HiboHussein-u3i
    @HiboHussein-u3i День тому +6

    Let's go 900k OMG

  • @Drahmedmoha
    @Drahmedmoha 2 дні тому +5

    Mansha allah maryan kabtan bara❤❤❤❤❤❤❤keep going koko bulle queen of the queens❤❤❤❤❤👸👸👸👸👸👸👸👸👸

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 18 годин тому +1

    Waxaad tagay Diamond qaali ah oo kasoo dhex baxdey youtubers Somaliyeed Koko waan ku jecel nahay

  • @drbaashimohamed7667
    @drbaashimohamed7667 2 дні тому +22

    Wllshey Kooko Game kan soo badi Adoo mahdsn team kan waa wadi funny miiran hana kaso tagin gabdha yartaa

  • @SalmaXaaji-t5o
    @SalmaXaaji-t5o 2 дні тому +7

    Wn ku salamay koko boqorada ♥️ wlshey mcn ❤koko bulle❤🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Qoraxda
    @Qoraxda 22 години тому +1

    Gabadhan okale ba UA-camka ubahan o 1 milyan uqalanto lkn somalidu dadka malayacniga so galiyan unbe xayeesiyan keep going koko bulle I hope UA-camrada kale ine ku daydan❤

  • @cibaadomire5905
    @cibaadomire5905 2 дні тому +4

    Barnamishka wuu Fcn yahay mashallh dadka baahiyaha gaarka qabo waa in siwaangsan loola dhaqma mashallh koko adna Allhey hakaa ajarsiiyo ❤

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali День тому +2

    Masha allah koko bulle dadka ugu fiicnaa ayaa keenty dhiirigaliso ayaa tahy

  • @NajmoFaysal
    @NajmoFaysal День тому +3

    M.a Abaayo waxA tahay qofkii ugu fiicnaa Aa can kadhigno😢😢❤

  • @mohamedysf8914
    @mohamedysf8914 2 дні тому +7

    Until now We don't see 1M
    This is the Somalis
    Qofka matalo si sax ah magadh siyaan 1 M
    Yakhi Naga daya
    Hada 2M Ayan ka hadli rabnee... Sacan iyo 830k ma anfaceyso

  • @Laylawarsame-rt7gt
    @Laylawarsame-rt7gt 2 дні тому +11

    Omg koko bulle jaceyl waku xiisay❤

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 2 дні тому +11

    Koko wllhi muuqaalkan waan ka helney ee noo soo badan inta iiga raacsan like ❤

  • @SadiaBillow
    @SadiaBillow 2 дні тому +2

    Mashaallah kokodena really you are best among the rest keep going xabibty love u live long . i can't wait 1M inshallah your dream will be successful soon inshallah just workhard .teda kale may Allah bless you siz hormar wacan kurajeyna adunka farxad kunolow akhirana may Allah grant u to jannatul firdaus 🤲

  • @QueenDheeman
    @QueenDheeman 2 дні тому +10

    Yariistayda toto alle haku dayo😊❤

  • @IkraanMaxamuud-v9n
    @IkraanMaxamuud-v9n 2 дні тому +3

    Koko wlhi qalbi wanaag Iyo Garasho aqoon AYuu IlahY kugu DeeqaY maanta
    Hooyadii Ku Dhashay iyo anagoo samliyaba Nasiiba Leenahay mar hadaa Adiga Ku haysano alle Cimriga Iyo Cafimaadkaba hakuu DheereYo wll mcneey Fom hargaysa Gormee anagana Noo imanee koko❤🎉😢

  • @raaiydacaraaye2490
    @raaiydacaraaye2490 2 дні тому +5

    koko wlhi waxa thy the best motivator yacni waxey darensisay madama araga layhn ine la macamili karan wlhi waxa thy mi Role model

  • @DekaIlyas
    @DekaIlyas День тому +2

    Koko bulle ugu dan bayn waxaaa caan noqotay qof u qalnta canimada m.a allahah ha ku barakeeyo wlll kuma khasrin taagerimadad❤

  • @mohamedhusein1672
    @mohamedhusein1672 2 дні тому +2

    ❤thanks Koko sidaad u dhiiri gelinay dadka baahiya gaarka aha qaba aduunkana waa sharaftaada aakhirkana waa xasanaad qabadha guusha keentayna waa quruxley caqli badan Dhamaantood ubuduceeya in Illaahay waa awoodaa ee aragooga usoo celiyo. Intaba

  • @RahmaRays25
    @RahmaRays25 2 дні тому +20

    Koko alle cimriga, caqliga, cilmiga , caafimaadka iyo cibaadadaba ha kuu siyaadiyo il iyo cawriba la aw wll❤
    Alle caafimad taam hasiiyo
    Aragoodana ha iso celiyo
    Calosha Ihurtay siday ugarteen
    Ma arkan
    wayna daawadaan kawan😭

  • @mohaalimoha3154
    @mohaalimoha3154 2 дні тому +6

    Maryan koko
    Asia Siin Salaaami afmaayga si feyli inki hadala

  • @hanadlove5446
    @hanadlove5446 2 дні тому +6

    Hore usoco wll mcn koko
    Dhiiri gali dhanteena bahiyaha gaarka qaba insha allh gulayso🎉❤me from hargeisa

  • @SaidFadhaye_
    @SaidFadhaye_ 2 дні тому +6

    Amazing, well done!

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw 2 дні тому +8

    Koko bulle sida aan aniga u farxay marka aad dhahday boqol dollar ayey ku guuleysten ayagana waxaa rajeyna sidoo kle iney ugu farxeen alle waxaan kaaga barya waxaad jcshahay inu ku siiyo wll❤❤❤

  • @SumayaDeeeqmuxu
    @SumayaDeeeqmuxu 2 дні тому +9

    Qufkii uhureeyay eefirsaday❤
    Waku farxsanhy Koko makaakaftamo

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 2 дні тому +15

    Koko cadnaan iyo hazaazi games kuso sameey pls 🙏

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 2 дні тому +5

    Team cabtan baara ismuujiya sharaf iyo karaamo 😊🎉❤

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 День тому +1

    Qofkii saxda baa caan ka dhigne alle haku daayo koko❤

  • @HabiboAhmed-j1s
    @HabiboAhmed-j1s 2 дні тому +2

    Mashaallah wa barnamish wanagsan thanks kawsar bule

  • @SamowKante
    @SamowKante 2 дні тому +5

    Waan ku wataaa koko hore u soco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kingkadir-h8p
    @Kingkadir-h8p 2 дні тому +15

    Gabadha kheyrka faafisa koko cadowga ha jabo wll 😊

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 2 дні тому +7

    Kookadeena horey u soco❤🎉

  • @Mumtaz-om6yk
    @Mumtaz-om6yk 2 дні тому +6

    Kusali nabigena scw the best person ever the most knowledge able and the most shine all created mohamed scw❤

  • @Qurbaawivlogs
    @Qurbaawivlogs 2 дні тому +11

    Team kooko isoo raaca 2k wax uar iiga dhiman🎉

  • @SahraAbdi-gp7bi
    @SahraAbdi-gp7bi 10 годин тому +1

    Koko inte ada abayo❤❤❤