WAA SHEEKADII SHIIQII HORE LAGU DILAY SOMALI KAMA MARNA INKAAR BA KU DHACDAY DADKEENII AYAGOO GAALADA IYO DALKA AY MARKAA JOOGAAN IS XIJIYA WALALKOODNA AY DILKIISA GACAN KU SIIYAAN 😮
Hala baaro axmed yuusuf wiilkan la yiraahdo qisadan wax buu ku leeyahay waayo faqash iyo waxuu yahay maxaa ogeysiiyey somaligu wa somali malaha kala qeybintu wax an ka ahayn in la halagsamo adunkana cidlo jogto akhirana jahanama ku gasho😮
Si xun u hadalka iyo qabiil magac xun aad ugu yeerto waa kugu nacasnimo adigu somaali kala saar lakiin ogow dhibka ilmahaas somaaliyed ku dhacay inuu adiga amase ilma aad dhashay amase kuwo adiga kuu ehel ah inay ku dhici karto masiibadu faqash iyo qabiilaysi ma taqaan waa wax illaahay xagiisa ka qoran marka doqonkiyow haku digan walid somaliyed oo ilmiiisii laga dilay cuqdada iyo is kala qaybinta waa mida somaali meshaas dhigtay oo masiiboyinka na haysta maanta sabab u ah ogowna inuu illaahay ku arko awoodana inuu hadalkaas dartii kuu ciqaabi karo.
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun
Ilaaahay qabriga ha unuuriyo
Somali iyo qabiil iyo lacag intaa ka baara, westernka waxaa soo galay dadkii soomaliya dhiigya cabka ahaa
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajucuun
Adugu maxaad magafe ugu dhimanaysaa ileen ada wadankii uharaye
Allah waxaan ka baryayaa wiilkey gii kuwee dhilay iney ka dabbeyni yaa rabbi adaa awood iskaleh 😢😢😢😢
Aamiin yaa allaah
WAA SHEEKADII SHIIQII HORE LAGU DILAY SOMALI KAMA MARNA INKAAR BA KU DHACDAY DADKEENII AYAGOO GAALADA IYO DALKA AY MARKAA JOOGAAN IS XIJIYA WALALKOODNA AY DILKIISA GACAN KU SIIYAAN 😮
AUN
JOJI FAWASH IYO MAGAC BEEN AH SOMALI WAA MID KA SIDAN U HADLAYAA WAA CADOWGA UMADA SOMALIYED SHEYDANIMADAAS KASOO NOQO WALL❤
Hala baaro axmed yuusuf wiilkan la yiraahdo qisadan wax buu ku leeyahay waayo faqash iyo waxuu yahay maxaa ogeysiiyey somaligu wa somali malaha kala qeybintu wax an ka ahayn in la halagsamo adunkana cidlo jogto akhirana jahanama ku gasho😮
Please, don't blame the police. Xaqiiqda ka hadal. Farta ku fiiq meesha DHIBKA u ka socdo! Gadaal ka gaar, goob dummis?
Pppppp
Waa dhaxalkii faqashtu uga tageen caruurtooda.
Dhiladii amxaarada kudhashay was.