FACELINTA QUDBADDI MADAXWEYNE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 467

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 2 роки тому +7

    Madaxweynaha qudbadisa waa mid ay kuqanceen dadka somaliyeed marka lagarebo inyar oo aad adigu kamid thy oo qaran dumis ah

    • @drlegendpaddington48
      @drlegendpaddington48 2 роки тому +2

      walaaloow ma fahamsana dawladnimada wwaxay tahay waa nin ccadifadaysan oo irsaaqada ka gashay inuu coomment helo hada madaxweyne kaluu sheegikaro ma jirto uu hada u hayo macnaheedu wa dawlad iyo maamul ma rabo aan waxaan doono sameeyo

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 2 роки тому +20

    Waa dhagaystay khudbadda Madaxwaynaha , waxayna ahay mid shacabka somaliyeed aad usugayeen, maadaama Madaxwayne Farmaajo uu kahadlo oo kaliya danta dadka iyo dalka somaliyeed,
    Laakiin dhexdhexaad nimada ayaa kuu wanaagsan maadaama aad wariye tahay!
    Farmaajo haguulayso 🌹🌹👏👏✅

  • @Nexxett
    @Nexxett 2 роки тому +8

    Sawirka Aadan cade kulahaaa ... Farmaaaaajo inkastoo aanan taageerin , laakiin nin dhaaama soomalia maanta lamahayo. Guuuuuuuuuuuuuuul Farmaaajo .

  • @ibrahimnoor3099
    @ibrahimnoor3099 2 роки тому +31

    Ayaanle brother it seems you are trying to belittle the speech of the president but that is your opinion and you are entitled to your own opinion.
    Otherwise the president’s speech was marvelous.

    • @KABAX21
      @KABAX21 2 роки тому

      He will do anything to belittle Marexaan people lakin waa la arkaa

    • @mohamedhaajibaari8723
      @mohamedhaajibaari8723 2 роки тому +1

      @@KABAX21 so disareeging with a failed individual and kleptocrat amounts to hating qabiil? What makes you think if one critiques Farmaajo he hates his clan?

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 2 роки тому +16

    Qudbad madaxweynah waxaay ahayd mid aad aad uqimo badan kuma jiro hal siyasi magacisa lakinse dhamaan siyasi yinta kale marka ay hadlayan inta jeer ay magaca farmaajo sheegan haddii ay sheegi lahay wax ay ka helayan xasnaad ay uga kheer badnalahayd intaas ka dib farmaajo waxaan leyahay guul guul guul

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 2 роки тому +9

    Shisheeye ukalkaalne ilaahey shartooda hakuceliyo

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 роки тому +14

    Hadal yar Iyo horumar wayn ✔️✔️✔️
    Mucarad Iyo qabiilaysi farmajo wax Kama badali karaaan
    Qaran ayan na deeqa farmajana wa qaran
    Qapiil ma rabno✔️✔️✔️

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +3

      HADALYAR IYO HOWL BADAN....GUULEYSO RW ROOBLE..... HAA DOORASHO.....MAYA XULASHO NO MORE FAAN IYO WAXQABAD LA.AAN.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому +9

    Farmaajo waa astaan qaran ilahay ha xiftiyo markale farmaajo 💜

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +2

      RW. ROOBLE WAA ASTAAN QARAN,,, ILAAHAY HA XAFIDO, HAA DOORASHO.....MAYA XULASHO.......

  • @abdijama2285
    @abdijama2285 2 роки тому +3

    War Kan wariye ma ah ee waa DADKA Kenya u shaqeeya

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 роки тому +16

    Adigu ayaanle ma suxufi baad tahay mise Mucaarid ?
    Waannu ku daawannaa laakiin you are loosing too many of us ! Be journalist bes

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 роки тому +12

    ALLAHA BARAAKEEYO FARMAAJO DHAMAAN INTAA WANAAg jeceel

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      ALLAHA BARAKEEYO RW, ROOBLE IYO INTA WANAAGA JECEL OO BEENTA IYO FAANKA NECEB.

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 2 роки тому +7

    Afkii rer kiinad ku hadlaysaaye
    Saan waxlooma falan qeeyo waxba wadaniyad been been ah hays huwin
    Ogow anigu ma ihi HW-DR midna

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 2 роки тому +3

    Ayaanle Waa nin mucaarada oo shaar wariye soo xidhey? Adeer dadka somaliyeed waa u jeedaan waxa uu farmaajo Qabtey. Qaadii kenya jjoojiyey badiii soo celiyey, imaraadkii cadhshey. He build Somalia military. Ayaanle shaydaab baa ku duufsadeyd

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 2 роки тому +15

    Madaxweyne Farmaajo garabkiisa Allah galo wadanka waxban ayuu uqabtey

    • @marada2770
      @marada2770 2 роки тому

      Ex madaxweyne farmaajo beenale dhagarqeebe ciidina madooneyso wana argagixiye gacan kudhiigle ah

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      WAX UU QABTEY MALEH,,,,, MUQDISHO SAAS U DHISAN AYUU YIMID.

  • @dalmarcali1296
    @dalmarcali1296 2 роки тому +9

    Waryaa xishoo sxb wariye ku ekoow lkn waxaad u muuqataa nin mucaarad ah oo sisin loo daadiyey

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому +3

    Khudbadda madaxweynuhu waxay ahayd mid qiimo oo taabanaysa meelo badan iyo waxay qabatay dawladiisu soo noqo adoo nabad ah mudane

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 2 роки тому +6

    Ninka aan ciidamada amaanka aamin ku qabin maalmo Xalane ha kuu sii gabado inta laga qaramaynayo.

  • @babir7145
    @babir7145 2 роки тому +2

    Guuuul farmaajo

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 2 роки тому +15

    Ayaaanle sxb adi iyo rooble isku meeel ayaa ka tuugsan jirteen ban filayaa.

    • @ciiltire509
      @ciiltire509 2 роки тому +1

      Farmaajo iyo group kiisa ayaa tuugsado

  • @abdifatahfurre2246
    @abdifatahfurre2246 2 роки тому +3

    Adigu ayaanlow ma saxafi bad thy mise saxafi
    Sabab aad u taageerto rooble bal noo sheeg iyo fikir aad ku raacday

  • @cabdulaahiyuusuf1508
    @cabdulaahiyuusuf1508 2 роки тому +2

    Maasha Allaah madaxwaynuhu si cad ayuu ufaah faahiyay dhan walba soomaaliduna aad bay utaqaan warbixinta saxda ah iyo midda khaldan.

  • @jamalmeta615
    @jamalmeta615 2 роки тому +19

    Runtii in badan ayaan beryahan kugu xidhnaa Sorry tabin taadu qabali ayaad tahay ma tihid saxafi somaliyeed intaa ma fasiri kartaa

    • @jamalmeta615
      @jamalmeta615 2 роки тому

      Kaliya jinsiyada somalinimo haddii ay ku shaqaynayso qisadayda magico maltese love actor dunida ayay wax ka badalaysaa waxaan Ahay shaqsiga madaw ee loogu ilaalada badan yahay wadanka talyaniga casi Especialle slogans jidhkayga ku yaala sheekh iyo shariif professore cid fasiri kartaa ma jirto aniga iyo magico maltese storia gruppo mooyee hada yurub kugu Baran maayo ilaa berrigii aad balad Wayne BBC uga soo waramaysay waan ku dhagaysan jiray ... Qurbe waad joogtaa maxaa inaga keenay wadankeenii? Ma qiri kartaa the last four years qiimaha diplomaasiyaded ee aan yurub ku leenahay? Maxaa kaa soo saaray wadanka? Bariiskaa kaa galay UA-cam kuwo badan oo microfono iska qaatay self durbaan tumasho Qaranimo ina deeqda ee qabiil inama qaado!! Ha noolaato? Ok khaainul wadan ha u noolaato miyaa? Jamal mohamoud Pistoia Tuscany Italy phone+393248684573

    • @jamalmeta615
      @jamalmeta615 2 роки тому

      Qoraalkaan iyo Artska sawirkan profile isaaran xasuus ka dhigo .. meglio somali ch'è male accompagnati!!!!

    • @jamalmeta615
      @jamalmeta615 2 роки тому

      @@shukriabdi216 shukri abdi sanadkan dhamaadkiis insha allah ayaad heli walàashay iyadoo afaf badan ah walàashay

  • @bowmow6206
    @bowmow6206 2 роки тому +8

    Mucaarad ba tahay sxb

  • @io7008
    @io7008 2 роки тому +7

    I have lost the respect for this guy. Seems like he is getting to influenced by qabyaalad and NOT the reality. FARMAAJO IS THE ONLY HOPE SOMALIA HAS - FACT!

    • @geedgalegeedgale6529
      @geedgalegeedgale6529 2 роки тому

      Ninkan wariye uma qalmo waan ufiirsaday waraysikasta uu qado oneside weye

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 2 роки тому +2

    Walahi farmajo wadani waaye ilaahaw noo soo celi inshlah from galkacyo Somalia guul farmajo shacabka somaliyeed oo dhan ayaa jecel

  • @sagal626
    @sagal626 2 роки тому +1

    Ayaanle waan ku salaamay. waxaan la yaabay dadka dhahaaya AMA dhaleeceynaya wariiyaha oo ku xiglinaya qabyaalad oo iloobay inay iyagu si aan caad saarneyn u taageeray qabyaalad oo aan qraalkooda ka arki karno. Waxaan dhihi lahaa dadkaas intaadan dadka dhaleeceyn horta u fiirso meeshaad ka taagan TAHAY waxaad dadka ku dhaleeceyneysid .
    soomaaliya hanoolaato hana israacdo qabyaaladuna ha dhacdo

  • @mitamietit1884
    @mitamietit1884 2 роки тому +5

    Aniga Hal rayi Ayaa Wataa
    Ayaanle Hanoolaato
    Waxaan Dhageeystaa Video Walibo Aad Soo dhigto waqti walibo xili kasta shaqo Aan kujiro ama Aan jiifto intaba Shaqsi Tageero U Ahay baa Tahay Lakin Su.aal Aan isweeydiyay Maxaa Sawabta keeniiyso Wariyo inoo Marwalibo Meel U bidixiiyo , kow Ama Afkiisa iyo qoraalkiisa Umad dhan Aan Dalka Joogin Eey naceeb lugo beerayaa, Qaasatan Adiga Hada Ayaanle Mudo Hada LaJoogo Kasoo Bilaaw Xiligii ladhibaayo ONLF HOGAAMIYAHUUDA Mucaarad Baatahay Wax Wanaagsan Sheeg qof natusi Wanaaga usameeyay xumaatadiisa lakin Xumaan baan soo god binaa waxaan Fahamay Bidix inaad u batahay 💞💞💞💞💞👍🏾👍🏾👍👍

  • @mohamedyuusuf8749
    @mohamedyuusuf8749 2 роки тому +11

    Caqli somali qabiil ku dheehan ayaa kaa guuxaya

  • @crashiidmaxamed83
    @crashiidmaxamed83 2 роки тому +4

    Weriye ma tihide nacayb farmaajo ayaa ku haya iyo qabyaalad waxaad ahaan jirtayba waad khasaartey walahi mida kale janalka ka badal magaca ha ceebayn soomaalinimadee qabyaaladiiste adigoo kalaa weriye sheeganaya
    Farmaajo wuxuu yahayba soomaali oodhan baa taageersan inta bukta waa laga guulaystey

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 роки тому +16

    Walaal ha iyasin walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo mahadsanid wlaal 🙏🙏🇸🇴

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      war niyahow sidah lomah hadlow hadalkagih waxaad ku bilawday sawir Mar walbah waxaad modah in aad dhinac u badinaysoh plz tosih hadal kagah

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 2 роки тому

      War tuugsiga inta iska deysid la imow qorsho lagugu so booqdo

    • @omarrobleh8135
      @omarrobleh8135 2 роки тому +1

      Wariyahani wuxuu ku caanbaxay waraysiyada dadkii taariikhda lahaa ama xog ogaalnimo, waayo aragnimo, iyo dhacdooyin ay u soo joogeen taasoo dadka xiiso galisa ahna mid wanaagsan. Aanan ku taagersanahay inuu sii wado; laakiin, markay timaado madaxweyne Farmaajo iyo hogaamintisa dalka ama daacadnimadiisa, iyo wadanimadiisa cidwalba u muuqata qof is diidsiinaya mooyee Wariye Ayaanle waa ku ceebaysanyahay waxaanad moodaa in si xumaani ku jirto uu isku diidsinayo waxqabadka dawlada Farmaajo una buunbuuninayo dhinaca kurtinada ama qucundhada dalka iyo dadkaba.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      wariyahan waxaad modah in u xintamayoh waryah sidah ma Aha wariyanimaduh waa waxah umadaha nagah rebay plz isku noqoh

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 роки тому +7

    Madaxweyne maahane waa mooryaan lashaqeysta alshabaab

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 2 роки тому +3

    Mr Negative!
    Ayaanle Xuseen Abdi!

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 2 роки тому +3

    Xaguu khudbada ka jeedinayaa xooloyohow sawirku xafiisku ku dhegsan yahay waxaaaasa bulshada waxay doonaan usheegayaan

  • @sadiaadam2919
    @sadiaadam2919 2 роки тому +1

    Farmaajo guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙❤❤❤

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 2 роки тому +5

    Allow farmaajo nadhaafi

  • @Murti-soore
    @Murti-soore 2 роки тому +16

    Ma kii yaraayee qabyaaladdu indha tirtaybaa?
    Xilliyada qaar warkaagu qiimuu ila lahaa, lkn waxa aad ka mid tahay dubbaha dalka loo adeegsado si loogu burburiyo, lkn waxaad tarayso ayaa yar.

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 роки тому +1

      Absolutely kaafiriin miiran ayaa noloo adeegsanayaa. Waanu ka guuleysanaynaa dhamaantood

    • @samiraomar1103
      @samiraomar1103 2 роки тому

      Dadkaan negativga ah intuu kasoo aruursadaa!
      illeen dadka waa wada mucaarad

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 роки тому +2

      @@samiraomar1103 dadku wada mucaarid maahin ee in aad uyar OO qabyalad qaadey iyo kuwo Alshabaab ah ayaa la jira Rooble iyo kuwa sidiisa baahan

    • @samiraomar1103
      @samiraomar1103 2 роки тому +1

      @@Somali-One damiirka allaha noo nooleeyo

  • @xamseismaaciil8920
    @xamseismaaciil8920 2 роки тому +8

    guul frmjoojo

  • @kaahofarah5521
    @kaahofarah5521 2 роки тому +6

    Soomali horey usocotaa mucaaradna waa laga tegey warkiisa

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 2 роки тому

      ayaanle cuqdada haysa ayaa ka weyn ta rooble haysa dayn lama cafin kulahaa malaayiin deyn ah baa la cafiyey
      intii badnayd waa la cafiyey
      waxyar baa haray
      kulahaa rooble ma soo hadal qaadin
      rooble waa tuug qaadkiisa maxaa lagu falayaa
      ninkii lahaa dawlada igu soo wareejiya waxba kamaad sheegin ayaan le
      in aan dhib gaysana waad eryananaysaa halkaad ilaahay ka gali doontaa

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 2 роки тому +2

    ASC Walaal. War Ninkaan waqtigiisii waa dhammaaday ummaddana yaa ka horwareeja. War dadka deggan Muqdisho ha iska xoreeyaan Jasjuuskaan Amxaaro.

  • @moji6625
    @moji6625 2 роки тому +6

    Farmaajo GUUUL inshallah🤲N❤️N

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 роки тому +5

    madaxweynaha waxa usohadalqafiwayey maba rabo nin musug musug iyo magacdil somaliyed sameyey masohadalqadaayo

  • @safia5435
    @safia5435 2 роки тому +4

    Asc waxaan filayaa in hadaa saxafi tahay cadaalada laga tagin aniga ahaan farmaajo labaan ku amaanayaa 1wax uu musuqay lama sheegin meeshaarka shaqaala dawladana waqtigooday helaan mana dhici jirin xiligii xasan sheeq 2 siyaaasada dibadana sharaftii iyo qabkeenii ayuu soo celiyay oo ma tuugsado alaa yacizag babad iyi nolol

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 роки тому

      Ya hadaa 80M ee hanti dhowraha uu ku shegay inay Villa aday ayna soo laban qatay😆😁🤣

  • @alimire2
    @alimire2 2 роки тому +2

    Ninkaan ma wariyebaa mise waa mucaaradka qowleeysato????

    • @TJ-ry8dk
      @TJ-ry8dk 2 роки тому +1

      Waa mucaarid war qarsoon

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 2 роки тому +3

    Farmaajo waa nin xanaqsan.

  • @baraarugbestnews9450
    @baraarugbestnews9450 2 роки тому +7

    Somalidu horta ma ogtahay inta Tv,Radio iyo Youtuper oo u shaqeeya sirdoonka wadamo kale sida Kenya iyo Emaratka.Horay Gabre waxaa uu inoo sheegay In Idaacadii Horn Afrik ay Itoobiya iska lahayd.Universaltv ay share ku lahaayeen Tigreegu.Haddaba Ayaanle halkee ayaad adigu ka cawaysay Ma Kenya mise Emaratka????

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 роки тому +8

    war Ayaanle waa meel kadhac inaad ina farmaajo soo hadal qaadid waa qof waalan oo jiran.

  • @maryoomaali9693
    @maryoomaali9693 2 роки тому +2

    Farmajo waan taageer sanahay inta taageersanna waan jecelahay

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 роки тому +8

    Cajiib, ma muqaal ayaad ku qiimaysay madaxweynaha. Warbaahinta ceeb ayaad ku tahay. Fadlan ayaanay qabiil ku lug goyn
    The president is very resilient and humble person. He talks less and do a lot. Somalia never had a better and honest president. He isn't my friend or related but I always speak the truth and assure what is good for Somalia.

    • @Teamtherapy
      @Teamtherapy 2 роки тому +1

      Bro this guy is #MUCAARAT WEEN walhi that’s why I hate watching his fake Shows

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 2 роки тому +1

    Raysalwasaaruhu wuxuu aamini waayay ciidankii qaranka badalkeeda wuxuu doorbiday
    Ciidan shisheeye dhiig kalaa kujira ilaahay hasoo hadeeyo

  • @famo3369
    @famo3369 2 роки тому +1

    Guul Farmaajo

  • @faadumoali2213
    @faadumoali2213 2 роки тому

    Waxay away qudbadii ugu dabaysay uu Shacabka uuku macsalamay Nayak Xaarmajo wuu ku dayay By By Xaarmajo Aamiin

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 роки тому +2

    Dhadhaxad nimadu wa muhiim

  • @qadijomaxamed6076
    @qadijomaxamed6076 2 роки тому +7

    Mashaa ayaanle wariye waxtarleh ayaa tahay ee illaahay hakaa ajersiiyo

  • @jamalmeta615
    @jamalmeta615 2 роки тому

    Maxaad sheegi? Maanta

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 2 роки тому +2

    Somaliya hanoolaato

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 роки тому +4

    Farmajo guuleeysa #Emirate, #Saudia, #Kenya ma fiijisay guuleeysa sxb Mashallah

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      RW. ROOBLE GUULEEYSO....... HAA DOORASHO......MAYA XULASHO...KKKKKKKKK NO MORE FAAN IYO BEEN.

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 2 роки тому

      @@iqlaasa6543 rooble maskiinka waay ku dadsantahay labadii qadob uu watay midna uma hergalin waa intii hore oo layasku ogaay #Dorashana boob wuu sii socon waay cadahay

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      @@abdinurmahamed3147. Horta shirkii ma qabtey RW Rooble. maansha allaah, Ladbadaas qodobna si kale ayey u hirgaleen. war maheysid kkkkkkk

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 2 роки тому

      @@iqlaasa6543 Haa walal wuu qabtay

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому

      @@abdinurmahamed3147 . ua-cam.com/video/dAyigqZ4_Vs/v-deo.html&ab_channel=SSTV

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 роки тому +1

    Munaafaqada iskadaa wll

  • @cabdulaahiyuusuf1508
    @cabdulaahiyuusuf1508 2 роки тому

    Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo guulayso

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 роки тому +1

    Dalkaasi waxa uu baahan yahay hogaamiye leh xirfada dowladeed oo gudaha kasoo dhisi kara dalka ee uma baahana dowlad quraafaat iyo daneysto wada ah.

  • @salmaanmohamed9651
    @salmaanmohamed9651 2 роки тому +5

    Waxaad u egtahay qof qabiilayste ah waaaase ceeeeb adoo dadaaasa in aaad neceb tahay farmaajo guul guuul farmaajo

  • @xiireyxiirey8384
    @xiireyxiirey8384 2 роки тому

    Warka firmaajo waa qatar qarsoon wuxuu wadaa qaabkii waqtiga doorashada ey kuridi lahaayeen ilmogareen

  • @ahmedHussein-kb2ii
    @ahmedHussein-kb2ii 2 роки тому +9

    Ayaanle sxb farmaajo iyo dawladiisu waxay qabtaan waa ay cadahay cid walba oo aan indhaha iska tirayn waa ay ogtahay balse adigu dhinac ayaad kararan tahay xaqiiqadana waad dafiraysaa.

  • @zakizay4
    @zakizay4 2 роки тому +3

    Waxaan maqli jiray dherigii gacan badshaa waa fuud xaraaraadaa
    War isku xishoo waana ceeb inaad wanaag doonayaasha soomaaliyeed waxay arkayaan ku sameyso marin habaabin gor downa laga guuri doono
    Hanoolaato oo aheyd goob la jecelyahay

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 роки тому

    Ma markii uu yimid 2017 ayaa soomaaliya caalamka laga bartay...

  • @libanosman1217
    @libanosman1217 2 роки тому +2

    Farmajo adiga ka daran wlhi kula yabanahy ma warye saxafihi miyaa tahay mise mucaarad qof shaqsi ah ku taagan barmaaj kasta shaqsi Qura hesataa nio wan kugu qaldmay wlhi mar dabe aan waqtiga kugu lumin

  • @mohamedyare7350
    @mohamedyare7350 2 роки тому +6

    Guul Guul madaxwanaha Qaranka Somalia farmaajo 🇸🇴❤️💙❤️💙

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      GUUL GUUL MADAXWEYNAHA QARANKA SOOMAALIYEED 2022- 2027, C/CABDI SHAKUUR.... HAA DOORASHO........MAYA XULASHO

  • @aamina6978
    @aamina6978 2 роки тому +6

    wadani dhaba guul farmaajo

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      WADANI DHAB AH GUULESO RW ROOBLE..... HAA DOORASHO.........MAYA AFGEMBI

  • @omarmuhyadin9492
    @omarmuhyadin9492 2 роки тому +1

    War NINYAHOW XISHOW EE MADAXWEYNAHA KA XISHOW EE CADEYSO MUCARADNIMADADA EE EE ALLAHA NOO XAFIDO MADAXWEYNAHENA ALLAHA NOO SOO CELIYO MAANTA WAX NOOGA ROON MAJIRAAN GUUL FARMAAJO

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 роки тому +2

    Musuqmaasuqa ugu xun ee umada jahada ka leexiyaa waa awooda oo si qaldan loo isticmaalay.

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 2 роки тому +1

    Dumarku waxa inta badan ay cadaabta ku galaan waa abaal dhaca ragga.

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 роки тому +1

    Kan waa doqon weriye maaha aadan cade xafiiska buu sudhanyahay duli baa tahay

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 2 роки тому

    Wlle bookgiisa qinlinjabinta ee jaamacada ayuu kucadahay afkaarta farmaajo.halayaabin sawirka madaxweynihii hore ee jamhuuriyada soomaliya alle hanaxariistee aadan cabdulle cusmaan.in uukafujiyo darbagakadanbeeya.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alijama7145
    @alijama7145 2 роки тому

    This is not journalism you are critical our beloved president no more ha noolaato

  • @mohamedamiin3481
    @mohamedamiin3481 2 роки тому +1

    Masha Allah Ayaanle hore u soco dhig ha dhigin CBB farmaasheysan

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 2 роки тому +8

    Qofwalba ilayay baaxisaabin nina nin ilahay ugamasoo jeedo balse waxaban qabaa qofka hantida dadwaynaha iska ilaaliyaa inuu wanaagsanyahay xaga ilaahay iyo biniaadankaba

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      MA ADAA HUBO IN XAQ LA ISKA ILAALIYEY.... TAAS HA KU DEMBAABIN ADIGA XATAA

  • @khadarjama2831
    @khadarjama2831 2 роки тому +8

    Guul nabad iyo nolol marlabad insha allah 👍

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      GUUL IYO GOBANIMO BADBAADO QARAN IYO RW ROOBLE... HAA DOORASHO......MAYA XULASHO

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 роки тому +3

    Wax macnaa masoo kordhineyso qudbo af gobaadsi ah waana qaa,in aan allaah ka cabsan

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 роки тому +1

    Waana loo baahnaa waayo waa Madaxweynihii dalka ilaa uu soo laabto usagu ama mid kale yimaado

  • @maxamedsaxardiid6541
    @maxamedsaxardiid6541 2 роки тому +6

    adi horta yasida jooji sxp qofna adi dheeg hasaarin

  • @hudawarsame8648
    @hudawarsame8648 2 роки тому +3

    Viva Farmaajo
    Viva Soomaaliya

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 роки тому

    Ayaanlow waxaasi qiiro jabaan ayey aheyd ujeedaduna waa 1-beerlaxawsi Iyo shirqool Rw rooble markale lala damacsan yahay, 2- in banaanbaxa lagu baajiyo ama lagu wiiqo,3- cadaadis beesha caalamku siiba maraykanka ku qasbay inuu taageero shirkii wada tashiga iyo qodobadii lagu heshiiyeyba, inahaas iyo wax badan oon halkan lagu soo koobikarin,khudbadna lama oran karo ee waa qiiro jabaan lagu jahawareerinaayo dadka fahamkoodu yaryahay. Banaanbuxuna waa qasab inuu dhaco si run iyo been, sax iyo khalad loo kala cadeeyo. Mahadsanid.

  • @Boqrada
    @Boqrada 2 роки тому +6

    Qudbadiisa wexee cadeyneysa inuusan raali ka eheen inee dorasho dhacdo 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️ dankale uu wataa alle hanaga qabto

    • @maslahahmed966
      @maslahahmed966 2 роки тому

      Allah hanaga qabto tuugta iyo inta taageerta guul farmaajo

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 роки тому +2

    qudbada farmaajo waa dameer ciyay

  • @abdiwassa7398
    @abdiwassa7398 2 роки тому

    Madaxwaynahayagu maanta wuxuu noo noqday hanti QARAN boorama ilaa muqdiso waala wada wata madaxwaynaha farmaajo diidow iska dhimo

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 2 роки тому +1

    Wuxuu sheegay waxuu zoo wadaa kadaran intuu sheegay waxkajira malahan wAayo waxuu qaribaa kadaran

  • @abdallamahamoud3590
    @abdallamahamoud3590 2 роки тому

    Mingiste farmjo wuu Jabay

  • @baramakabarodiintaadamedia7767
    @baramakabarodiintaadamedia7767 2 роки тому +2

    Adiga kuma fiicnid qaacimul wadan wariye runsheek noqo ilaahay hanuun haku siiyo

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 роки тому +9

    Masha Allah tacliiq fcn ayaad saartay bro. Lkn Ex president Farmaajo cuqdad weyn ayaa ka muuqata. Iyo ineysan is laheyn ficilkiisa guracan iyo wuxuu sheegayo. Waxaan ku soo koobi karaa Ex president Farmaajo inuu yahay Nin kursi jecel oo awoodiisa u been sheegtay.

    • @cabdirashiidaxmedcali5425
      @cabdirashiidaxmedcali5425 2 роки тому +1

      Falacelin mise facilin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 роки тому +2

      Reer muqdisho ilaahey xaqqa ha tusso. Waxaa wax aad looga xumaado ah in reer muqdisho difaacayaan 10 toban shakhsi oo qaran dumis ah oo danrooda fiirsanaya. Waa xaqiiq in farmaajo nin ka daacadsan uusan imaan doonin. Caqligii somaaliyeed waxuu noqday iney difaacaan shaqsiyaad hantidii qaranka lunsaday oo raisulwasaaruhu dallacsiiyey. Waa ayaan darro aad uweyn in 30 jir 30 malyan iyo xasan shiiq iyo ina cabdi shakuur iyo fiqi kuwaas ayaa na hor boodaya oo weliba xukun rajo ka qaba. Laakiin layaab malaha diinteenna haddii aan akhrinno waxaad arkeysaa in lajoogo waqtigii nabigeennu inoo sheegay ee aheyd iney imaan doonto maalin xaqdarrada loo xiiliyo oo daalimka ladifaaco. Fadlan qofka aad usacbineysid ammaanadiisa fiiri iyo waxa afkiisa kasoo baxaya

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 2 роки тому

      @@Yusufxasann Farmaajo Qabiil baad ku taageersan tahay.

  • @awilali1246
    @awilali1246 2 роки тому

    Qudbadas waxay shegeysa wali inu nolyahay wax nuxur ah ay ummada u soo kordhisay ma jirto 5yrs qasartay iga dheh

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 роки тому +2

    Maxaan Sameynaa Hee Farmaajo Waa Naga Washee

    • @Qaali12
      @Qaali12 2 роки тому

      Waan u ducaynaya Alle ha soo hanuniyo ayan dhihi lahaa. Wayo adunyada macna baddan malhn qof walba keligi ayuu qabrigisa tegaya haddi lacag’aad qadaten iyo haday qabyalad tahyba wax macna’ah malahn, waa ayamo yar dunidan

    • @bestmayraaled8077
      @bestmayraaled8077 2 роки тому

      @@Qaali12 Abaayo Macaney Waa Ku Salamay Mesha Lacag Ma Tal Qabyaladna Ma Tal Adigana Ogow Difaca Farmaajo In Lagu Weydin Dono Hada Dhamatid Allah Nama Xisabinayo Only Inta Ka Soo Horjedo Umada Somaliyed Waxay Nacen Nac Si Ad Anaga Oo Kale unoqotid

  • @hdhhcnxh3876
    @hdhhcnxh3876 2 роки тому +1

    Madaxweynuhu wuxu naqday nin daad qaaday xubo cuskay maxa yelay asigo aha madixii ayu iska dhigay majo waa sas

  • @aliisse3535
    @aliisse3535 2 роки тому +1

    farmajo been iyo baran bagaando ayu bilaabay marki uu awoodi ka dhamaatay

  • @libanalicalmi582
    @libanalicalmi582 2 роки тому +2

    Wuxu waa dameer ciyaya sidiisa weeye hadal kiisaa nadhibay waxa

    • @husseinmohamed110
      @husseinmohamed110 2 роки тому

      Laakiin mucaaradnimadaadu yaanay integrity gaaga wax yeelin sxb

    • @husseinmohamed110
      @husseinmohamed110 2 роки тому

      Waan kuu mahadcelinayaa ayaanle channel kaaagana waan ku xiranahay

    • @husseinmohamed110
      @husseinmohamed110 2 роки тому

      Sorry msge kii danbaa soo hormarey e sidra u faham

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 роки тому

    Farmaajo cigmad ma hayo wuxuu u egyahay asalmadoorshe ay magafayaal gacanta ku hayaan kuna fulsadaan danahooda.

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 2 роки тому

    TV Aljazeera ayaa waxaa hal-dhig u ahaan jiray "Al rayu wal rayu aakhar" Ayaanle waa sidaas cid walbo rayigeeda sheegayo.

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 роки тому

    Maxamed Abdilaahi maxamed waa madax Wayne daacad u ah dadkiisa iyo dalkiisaba waxaan leenahay soonoqo marlabaad madaxwayne

  • @afatahabdurahmanafatah4569
    @afatahabdurahmanafatah4569 2 роки тому +1

    Tiuug qaain ilahay umada haka qabto

  • @mariaelmi6971
    @mariaelmi6971 2 роки тому +1

    Madaxweyne aa maxa kaa qaldan 😡😡

  • @MS-vz4ep
    @MS-vz4ep 2 роки тому

    Hanoolaayey xaal qaado

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 2 роки тому

    Inuu villa somaliya baneeyo oo keli ah ayaa loofah fdhiyay madaxweynihii hore. Waxayna la mid ahayd khudbadii ugu danbaysay ee madaxweynihii Somsliya Jeediyay Jan 1991.