Gabdhaan Warbaahinta Galbeedka Ayaa Ka Been Abuurtay - Ma Ahan Trans

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 120

  • @HiboQooryare
    @HiboQooryare Місяць тому +50

    Kaaga daran warbaahinta soomalida afka reer galbeydka raaceyn ayagoo waxba raadinin ilaahy xaqa hatuso gabdhaaz fb somalida kuwii ku caanaayey inay nin tahy adna thanks ❤

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Місяць тому +3

      Somalia warbaahin abaayo mlhne waa dad waxay sheegaan aad layaabaysay wagii raadyaha ladhagaysan jiray baa iigu danbaysay warbaahin Somaliyed oo aan dhagaysto

    • @malabey197
      @malabey197 Місяць тому

      Xaqiiq gabar Nin ah waye marka aragto balse madheheeno Qanis waye 🤗

    • @HiboQooryare
      @HiboQooryare Місяць тому +1

      @@EBYAN5 ha wallhi afka gaalada ku hadlaayaan io faasiqnimadooda goaan wanaagsan qaadatyyy

    • @HiboQooryare
      @HiboQooryare Місяць тому

      @@malabey197 Waxay leedahay hyperandrogenism, xaalad lagu garto heerarka aan caadiga ahayn ee androgen ee dhiiggeeda, taasoo keenta testosterone sare iyo joogitaanka koromosoomyada XY.
      Tani waa cillad dabiici ah. Marka gaalada waxay sheegaan waayeen markii ay gabdhooda laga badiyay oo 45 second uga baxdyy gaalada warbaahinta say rabaan. U isticmaalaan hada tusaale ahaan falastiin ayagoo saaa ugaaa ogaly away dhahaayaan waxaan aan dilny argagixizo Ayay ahaayeen lagu dhahaa dadna way aaminaayan waagi hore lama joogo oo aan Hal qof waxa uu dhahy la aamini jiray twitter tag adaa arkaayo gabdha sey ahyd Markey yareed wajigeeda saan lee ahyd tinta lee gaabizay hormoonka ninka jirkeeda high ku ah dhiigeeda marka waa caadi gaalada gabdha sumcad dilaayaan marba hadaad islaamthy hadaa Dan ahyn caadi ahaan lehyd

    • @Effected_18
      @Effected_18 Місяць тому +2

      Hadye aqraayeh ayagoo dhhayeh beenta waaba amine hosow iga soo garre

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Місяць тому +7

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @SharifoMohiden
    @SharifoMohiden Місяць тому +10

    Ilaahay ha u nxr inta dhimatay inta kale Allah caafiyo amiin amiiin 😢😢

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Місяць тому +16

    Aniga gabadhaan reer Aljeeriya waxaan ugu duceynayaa in Allah Xaqa tuso oo ay Muslimad asturan noqoto waa hadii ay Islaam tahay.

  • @BacSaliid
    @BacSaliid Місяць тому +10

    Hosow pro kan kaliya an video yashisa ku raxeysto sida u u sharxo🎉❤

  • @mohamed-salamuni
    @mohamed-salamuni Місяць тому +2

    Aniga ayaa ka mid ah dadkan aaminey iman khalifa waxa lagu sheegayo xaley markan dawadey
    Mahadsanid hossow wlhi waxbadan ayad noo iftiimisay

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Місяць тому +9

    Murqaheeda wax nin loga Shakiyo waa yihiin😂😂 😂😂😂

  • @muscababdi9900
    @muscababdi9900 27 днів тому +1

    Masha allah

  • @user-wm5rc8wr8r
    @user-wm5rc8wr8r Місяць тому +2

    guulaa u rajeyneynaa gaalo guul muslim uma ogola

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Місяць тому +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Місяць тому +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @user-lf2gc6md6y
    @user-lf2gc6md6y Місяць тому +6

    Manta farxadeyda lama so kobi karo ugu danbeyn mrka so dhigtayy sawadayy plz replayy hossow ❤😢😊

    • @Khedirmed
      @Khedirmed Місяць тому +1

      Thanks waxan ahay hosow stafkiisa dhanka social media ah thanks markle so dhowow

    • @Talo_same_podcast
      @Talo_same_podcast Місяць тому +1

      ​@@Khedirmed😅 bilaa camal

    • @Khedirmed
      @Khedirmed Місяць тому +2

      @@Talo_same_podcast wanku wataa pro gar iyo gardaraba

  • @user-bw5oe3rs9t
    @user-bw5oe3rs9t Місяць тому

    Thank you for clarifying brother,may Allow (SWT ) forgive us

  • @UmuAnaschannel-j5q
    @UmuAnaschannel-j5q Місяць тому +2

    Walalahey iso boqda youtuber cusub ahay plz ❤❤❤❤

  • @abdirisaksiyad1033
    @abdirisaksiyad1033 Місяць тому

    Mahadsanid wll arinkan waad iga saxday walaahi❤❤

  • @ismaciilxaaji123-er6wh
    @ismaciilxaaji123-er6wh Місяць тому +1

    Waw hassow

  • @Cabdifataax999-ct1qs
    @Cabdifataax999-ct1qs Місяць тому +5

    Waanku salaamay zxb hoosow pro waxaan ahay arday dhameeyey basic computer iyo ICT anigoo bilaa laptob ah walal waxaan rabay in aan jaamacada ICT galo caqabada iga hortaagan na waxaweeyaan bilaa computer 🖥 walal hadaan hadaan uqalmo sadaqada iga so gadhsi I.a

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Місяць тому

    Subaxanalah gabdhan wxn ilaheya aya udhaliyay mex karaban oo uleyihiina waa nin iyagab kuwo nin ah oo naga iska dhigo ayee gabdhaha lataratamasiyan

  • @user-jawahir
    @user-jawahir Місяць тому

    Insha allah gul ayan u rajeynaya imaan

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Місяць тому

    شaa
    Ayagaa Trans ah gabadha ayey umaleyn lahaayeen gabadhaan aabaheed ayey u ekaatay waa gabar rag ah marka cawridooda ALLAH MOOTOYO

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Місяць тому +3

    Kaas wa nin murqahisa ma ujediin😳 asiga dhan qamarji😂😂

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 29 днів тому

    Waa sheeko abuur

  • @Indivitual
    @Indivitual Місяць тому +1

    Hoso pro big legend

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Місяць тому

    Kadabatag wanaagsa waan yaabana

  • @Haya_9394
    @Haya_9394 Місяць тому

    Naag rag miyaa😂 ani ba wa aminay qaabkee tahay ayaa qof kasta ka aaminaa inee naag aheen mahadsanid hoosow shakiga iga saartay

  • @malabey197
    @malabey197 Місяць тому +1

    Runaa fcne Naagta Nin lee u ektahay yeyba ahaanin mid is badashee 😊

  • @_faatax
    @_faatax Місяць тому +2

    Hoosow wll afsomaliga iska dhis waa talo walaalnimo waayo hadaladaada waa luqad qalaad wada ingiriisi

  • @khady4206
    @khady4206 Місяць тому

    Waa aaqirka galbeedka

  • @MohamedAli-hh2kr
    @MohamedAli-hh2kr Місяць тому

    bro progaraamke wax ku editing garaysa isheeeg pls adigoo mahadsan

  • @babasholi
    @babasholi Місяць тому

    Ninbeey ueegtay

  • @maliboy803
    @maliboy803 Місяць тому

    Waxaan Aminay Warkaaaz

  • @GalolPro
    @GalolPro Місяць тому +1

    GaBaDhaa MuslimAda ah Ee Awooda Raga
    leh Wn u HaNBaLYeYnAy
    NaA..

  • @daalac1276
    @daalac1276 Місяць тому

    Sxp aad baad umahada santahay hosow pro warbixin fiican baad nasiisay ee waxaad iishaagtaa ku lankeeda danbe sabrida wa sacadee aan daawadee mahad sanid

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Місяць тому +2

    Naag maaha ayaa filaa waa nin caadi ah ilaah ayaa og

    • @micrajyusuf-qm8fl
      @micrajyusuf-qm8fl Місяць тому

      Ka so qad nin wyeh bo 9 dumar ba hore uga badiyen waxa jiraa dumar alle awod siyy o raga ka xog bdn

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 Місяць тому +1

    Xoog wayna gabdhu ma xawaadla😂

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Місяць тому +1

    Isasoo adkeeeya ku dhe reer galbeedka wax fcn soo dirsada wax iska dhicin Kara waaba cabsi cabsi gabadhaa hormones ka ragu ku bdn yihiin 😁

  • @MoNick-p3i
    @MoNick-p3i Місяць тому

    Wll xagee kada wadaa olanbikada😔

  • @Bestmoveis19
    @Bestmoveis19 Місяць тому

    Zxb waa i gaadee reer galbeedku aniga waaba iga dhaadhiciyeen😂😂😂😂 Algeria 🇩🇿 waxan is lahaa waa Farro ka bax

  • @ubaxmaxamud9480
    @ubaxmaxamud9480 Місяць тому

    Anuu lamaan yaabin warbaahinta reer galbeedka Lkn waxan la yaabay Yaabay kuwaan soomalida waxi la dhahba so Cobyayaynaaya

  • @saadaqjohn7938
    @saadaqjohn7938 Місяць тому

    Hosow pro sxp sweatcoin ma iga cawin karta

  • @MustafD54
    @MustafD54 Місяць тому

    Ramla Ali sanadii hore waxaa lagu aadeyey qof nin ahan jirey

  • @user-lp8fk6iw9d
    @user-lp8fk6iw9d Місяць тому +4

    Tolow wariye somalidu wxba ma baadhan miya ma wixi ay mqlaan ayuunbay inagula so ordaan😮

    • @____Cumar____
      @____Cumar____ Місяць тому +1

      Kuwo bdn oo sida warbaahinta gaalada u hadla ayaa buuxa xataa arimaha muslimiinta quseeya mawqif kama qaataan cida ay la safan yihiin xataa ma cadeeyaan waxaa saamayn ku yeeshay warbaahinta gaalada

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 26 днів тому

    Khaalid fodhaadhi warka fb iska hubi

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 Місяць тому

    😂 walahi waxn modayay in ay naagtahay

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 Місяць тому

    Algeria wabo dalka hadii lagu arko nagaha ama nimanka qaniiska ah lagu xukumo boqolkun $ iyo xabi dhoor sano ah

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Місяць тому

    Qaniisyada aygu hasku baxaan yeysan dadka caadigaa soo dhexgalin lkn gabadhaan waa laga been abuuray

  • @LiibanAli-g7b
    @LiibanAli-g7b Місяць тому +2

    TANkii guursada waa loo yaaba wllhi😂

    • @Binthlm
      @Binthlm Місяць тому

      Hadishee dhaaf😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Місяць тому

    Nin weeye waxasi hala fiiriyo 😮😢anu ma aaminsani in dumar sida noqon karaan carabtu waa qaa imiine qaarkood yuhuda dhanta ninbay zo dirsaden malaha 😮😂😂

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Місяць тому

    😂😂😂 al jezeera news Ayaa ka reysay😂

  • @yahye2847
    @yahye2847 Місяць тому

    War nin buu ahaan jiray imaan

  • @xamdamaxamed8625
    @xamdamaxamed8625 Місяць тому

    Aniguba wn rumaystay markii hore 😳😂😂

  • @boqoradajiliinka6668
    @boqoradajiliinka6668 Місяць тому

    First ❤

  • @somali_option
    @somali_option Місяць тому

    Sxb adiga xita ma laba gabdhood ayad ku tilmanty 😂 that's funny

  • @Maxamed129
    @Maxamed129 Місяць тому

    War kan mashquul badanaa

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Місяць тому

    Waan arkay nimankii qashinka ahaa in naloo xayisiiyay

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Місяць тому

    Maxaa keeyay aydoo musalimda meeshaas

  • @almaasxuldumar1059
    @almaasxuldumar1059 Місяць тому

    Qofkaan waa nin wajigiiisaa ega😢

  • @nimcocabdi6390
    @nimcocabdi6390 Місяць тому

    Dadka is beddelay waxay meel uga dhaceen dadka Ilaahay u abuuray gabar nin u qaab eg iyo nin gabar u qaab eg oo dabiici ah haddii la arko maanta wasaqdaas ayaa lagu shaabbadeeyaa😢

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Місяць тому

    Labo gabdhot hadhihn wa nin man and women

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Місяць тому

    Naag uma eko runtii😂

  • @Dalxureeyo
    @Dalxureeyo Місяць тому

    waa lagu yaqana cadadaas ceebtooda ma ahan 😂

  • @user-ns9cm1tj4g
    @user-ns9cm1tj4g Місяць тому

    Onle me ❤😂

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Місяць тому +1

    Tan Nin ahan Ban u dili laha anba 😂 xijaabku waa Mihim marka lagu leyhy waa tano kale

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 Місяць тому

      Kkkk wan dili laha yaa War naftada ucabso lugtad qadid wala jabine

    • @MAQSUUDMaxamad
      @MAQSUUDMaxamad Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂​@@SaredoAbdi25

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Місяць тому

      @@SaredoAbdi25 Haa wllhi Tano Kale Dagaal Lagagama Adkan karo Cumamaday Ka Ridaysa lkn Waa Nooca Maskada Loo adeegsado waa La Faniyaa uun 😂

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Місяць тому

    😂😂😂😂Ayaantaan waxba socdo

  • @hamazonuk
    @hamazonuk Місяць тому

    This sad and jealousy at it's peak.

  • @Driver20-i1w
    @Driver20-i1w 19 днів тому

    Yaab

  • @user-by5cx5jk4j
    @user-by5cx5jk4j Місяць тому

    Wxni naag mahane hala baaro😂😂😂

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Місяць тому

    Anigaaba rumysaty

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Місяць тому

    Aniga lafteydu wxn kamid ahaa dadka aminay iny gabadhani thy trns inkaston
    U fiirsan hadana Algeria iyo
    Carabtaba wxn sari gadhay ?

  • @LiibanAli-g7b
    @LiibanAli-g7b Місяць тому

    TAN KII Guursada waa loo yaaba 😂

  • @Mohamed27282
    @Mohamed27282 Місяць тому

    10 qof ma heli karaa somaliyey pls oo sweatcoin 9 inaa ku cazuumo ayuu iga rabaa pls 🙏🇸🇴

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 Місяць тому

    😅

  • @sabriinahassan6348
    @sabriinahassan6348 Місяць тому

    Hoosow paro walh waiga dhaadhici la'dahay inee naag tahay

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 Місяць тому

    Howsow🫡

  • @running4329
    @running4329 Місяць тому

    Sixid tan orodka transgender ma aha samenya aya la dhaaha wa South African way u dhalay sida gabadhan o kle. Waana lagu ganaaxay xataa iyadoo u dhalatay😢

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL Місяць тому

    Somalia na mid calool la ordi la,bay udirsaden Olympic da orodka 😂😂😂😂😂 yaab aduun nin joogow maxa aragti kulaaban!

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Місяць тому

    😂😂😂😂😂 drama queen waaye naagta Italy udheelesay cunsurinimo ka jecel yihiin qof Muslim ka guulesto

  • @babasholi
    @babasholi Місяць тому

    Xitaa naaso maleh

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Місяць тому

    kulama taageersani! Ma dhahaayo waa transgender blse mar haduu hormuunka Ragga ku jiro jirkeeda dumar caadi ma dhihi karno, oo qofka dumarka caadi ahi weeyka awood bn tahay!
    Sida noo muuqato muqaal ahaan xitaa ma ahan qof maanta naag waaye horay laga dhahaa.

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Місяць тому

    Muslim gulesto lamaba tusi karo inkasto Gabar Muslim dharkas loo ogoleen

  • @AmirMousse-ib3kr
    @AmirMousse-ib3kr Місяць тому

    Garac intuu dhahay appka soo dajista lacagta waan sadaqaysanayaaye ayuu lacagtii feedhaha iska saaray😅🤣

    • @AmirMousse-ib3kr
      @AmirMousse-ib3kr Місяць тому

      @@umufatuma7472 hadaa meeday🤣

    • @mohamednimco7314
      @mohamednimco7314 Місяць тому

      Imaanka laga qaad ninka ka fuq mida kale lacagta hadii la bixinayo ma markhaati baa lagag dhigi lahaa🙄

    • @AmirMousse-ib3kr
      @AmirMousse-ib3kr Місяць тому

      @@mohamednimco7314 sinjiyada hoyadaa w*se kaftan ayay iga hayd 🤣

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo Місяць тому +3

      Lagacagtu meeshee laga rabey ma gaarin degdegu waa camal sheydaan

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 Місяць тому

      Wali way socota amay dhamatsyba misa ada rabay qeyb so dalbo walagu sine😂

  • @ayaanahmed4685
    @ayaanahmed4685 Місяць тому

    Inkastoo gabadhani siday u badan tahay aanay nin ahayn, maxay uga cadhoonayaan miyaanay ahayn kuwii dadka ugu baaqaayay ee ku dhiirrigelinayay transgenderka iyo dhaqamada gurracan!!!

  • @marshalpologne
    @marshalpologne Місяць тому

    jaahilkan ma dad baa wax ka rumaysta yaabka adunka kan waba big jaaahil wuxu sheego wa been iyo bufis

    • @SaredoAbdi25
      @SaredoAbdi25 Місяць тому

      İntad dawatay od comment so qortay ba Ku filan xasidyahow😂

    • @marshalpologne
      @marshalpologne Місяць тому

      @@SaredoAbdi25 in ad jaahilaad tahay waxa lagu garanaya fikirkaaga dacifka ah waayo ninkan hosow in u jaahil yahay oo wuxu sheegayo ay been tahay waxan ku gartay wa markan dawaday . takaale qofku hadu dawado kama dhigno wax fiican ya jaahila