JAWAABTA FANAANKII KUFSIGA KU EEDESYNAA IYO SIR CUSUB OO LA OGAADAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • JAWAABTA FANAANKII KUFSIGA KU EEDESYNAA IYO SIR CUSUB OO LA OGAADAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

КОМЕНТАРІ • 199

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 10 днів тому +27

    hala ilaaliyo hooyo la dulmiyey weeye daahir guuleyso walaal

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 10 днів тому +13

    subxaanallaah haka yeelina caan qof ah iyo mid aan caan ahayn ha qarin magac yadooda

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 8 днів тому +2

    Subhanallah Subhanallah May Allah (SWT) guide and protect the Ummah

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 9 днів тому +10

    Dhibaatada maalintuu u geystay saafi
    Somaliya dhibaato kama jirin leys ma dili jirin
    Leysma kufsan jirey
    Goofjooge waa in maxkamad lasoo taago

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 9 днів тому +9

    Allaahu akbar haguleysto maxkamada dahir alasow allaha inoadkeyo xaqa allaha lajiro haguleyo mhdsnid dhmntin kooxda gurmadka dumarka Somaliyed iyo dadka dhiban allahu akbar

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 10 днів тому +16

    GABADHAN WA IN LA GARAB ISTAAGO❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryami2299
    @maryami2299 9 днів тому +11

    Gabdhaha yar yar hada hooyadaan ha arkaan nimanka hayska ilaaliyaan gurigooda ha joogaan

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 10 днів тому +14

    Inta badan Waalidka ilmaha ma dhegaystaan, Sidaas awgeed Gabdhaha waa Qarsanayaan dhibka soo Gaadhay,waxaa la dhahaa Hana Ceebayn

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 10 днів тому +10

    Nimanka Gabdhaha kufsada Allaha dhibo aamiin

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 9 днів тому +4

    Hadiiba cabsi ku heyso wadanka ka bax arimahaaga halkaa ka wado Hooyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 9 днів тому +5

    Soomaali oo dhan ayaa is dishay markuu leeyahay isaga haduu arko soomaali is dilaysa dumarka miyuu iska kufsanaya deedna raba in lagu dhaafo soomaali oo dhan ayaa is dishay
    Waxan dil maaha ee waa kufsi dilkana kufsiga ayaa ka xanuun badan maskaxiyan marka niinkan maxakamad hala geeyo mamada xaqeeda halooga qaado
    Hadii uuna waxan samayn waxaa uu dhihi laha maan samayn lakiin soomaali oo dhan ayaa is dishay e Maxaa ceebta lay daba wada waa qiraal cad
    Islaantan in run sheegayso marka xata ay ka hadlayso wajigeeda laga dareemaya illahay haw gargaaro

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 9 днів тому +4

    Hadu inata soo qoray wabu qirtaay denbiigu kagalay gabadhe

  • @sofiyacabdirahmaan4531
    @sofiyacabdirahmaan4531 9 днів тому +2

    Geesiga daahir ilaaheyow guul ku se maasha Alaah

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 9 днів тому +3

    Mamada sharta Alle ha ka qabto xaqeeda Alle ha u soo celiyo.

  • @user-wu9sm8mn9k
    @user-wu9sm8mn9k 10 днів тому +4

    Waqtigaas ayka shekeyneyso walasheen wadada loo yaqanay jimareexan gabarlagu Thuraya Aya jirtay

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 9 днів тому +3

    Somali ayaa is kufsatay wax soconaayo maleh,Safi KUFSI ayaa loo geystay,Fanaan waaye Kufsadaha waa in la kashifaa

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 7 днів тому

    Mamma In Shaa Allaah khayr ha deg degin e Daahir ka war sug sc

  • @jamilamohamud4432
    @jamilamohamud4432 8 днів тому +1

    Mashaa Allah

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 9 днів тому +2

    Somali miya ku fara xumeysay culumo iyo caalim
    Ee niman ciyaal suuqa aya ku faraxumeeyey ,allah aya xaqaaga so ifin wbt.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 9 днів тому +1

    Ilaah qeyr Alle ha siiyo abtigeey daahir calsoow. Waa nin gob ah.

  • @fatumaqadir2238
    @fatumaqadir2238 9 днів тому +1

    inalilaahi wa ina ileyhi rajicun..subxanalaah..

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 9 днів тому +1

    Maashaa allaah ilaahey guuley

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 10 днів тому +3

    Raga somalida gabdhaha waa yasaan waa dhaqan aad u foolxun dahir waxaa tahay ninka kaliya ee gabdaha qiimeeya xaqoodana siiya

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 9 днів тому +1

    Maxkada waxaad u wadaa si fiican

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 9 днів тому +2

    Abaahi weyn baa la dhihi jiray baan maqlay dawladdii siyaad barre waatan markhaatigii oo nool😮

  • @ubahawildirir7486
    @ubahawildirir7486 9 днів тому +1

    Mamadan inbadan bay oyday manta ayey cadaalad heshay illahow uhiili meelo badan ayan ka dawaday iyadoo ooyasa😢😢😢

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 9 днів тому +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤good job and great work guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @saciidawarsame2829
    @saciidawarsame2829 7 днів тому

    Saafiyey illahay hakuu boogo dhayo xaqaaga Allaha kuu soo dhicyo adduunka hadii aad ku weydo akhiro Allaha kugu siiyo

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 9 днів тому +1

    Xaqa halasheego haduu wax kasta kaqaraar yahay, hooyadan xaqeeda haloo raadiyo si degdeg ah weli

  • @user-cm1ms8nf9n
    @user-cm1ms8nf9n 10 днів тому +3

    Alaah.ha.usoo.cadeeyo..xaqeeda

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 днів тому +1

    Walaahi Habargidr waa wadaniyad waxaygalaan waagaleen. In xaq weds hesho baarajeenaya hooyadan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 дні тому

    Indha adagaa cabdullahi somali oo dhan baa is dishay ku laa,lkn cabdullahiyow ha iloobin somali oo dhan Saafi ma kufsan,runtii waana ka xumahay hadalkaas,qiro khaladkaaga

  • @AbuMu3aad07
    @AbuMu3aad07 9 днів тому +2

    Hadey maamadaan hesho cadaalat waaguul usoo hoyatay hooyooyinka iyo kuwa sookoraayo

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 9 днів тому +2

    Xildhibanada qoondada haweenka kufadhiyo waa inlacazilaa beenalayaal waaye haweenkaas noohayaye xilka nagumatalo

  • @FathiabdiAbdi-hj1tm
    @FathiabdiAbdi-hj1tm 10 днів тому +2

    Abdulahi goof cafis wee diiso oo wac gabadha ama utag lugaha qabso sidaan

  • @madiinomohamed9336
    @madiinomohamed9336 10 днів тому +2

    Walaahi waxaan ku dhi lahaa

  • @Afitaaxr22
    @Afitaaxr22 10 днів тому +2

    Gabadhaan waxaa ii weedìsaa salesman cumar ganeey salebaan gaal ma taqaan dheh oo reer ceel hindi ah koleey wee taqaane

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 днів тому +1

    #SafiforJustice

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 9 днів тому +1

    HAQA RABBI HA U DILACIIUO

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 днів тому +1

    #Saafi4justice

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 10 днів тому +10

    DIL IYO KUFSI WAXA XUN KUFSI

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 9 днів тому +1

      Waa runtaa aad iyo aad. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanaga qabto sharkooda.

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 9 днів тому +1

    Waa lagu cebeynaa ilaa qiyaamaha gabar yar o curduna ayu qashay markasu leyahay somali baa is dishay gabar subeyda la yiraa ayaa ka mid ahayd gabdhaha godka u galay

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 8 днів тому

    Walee xaqii baa dilaacay,,ninka gabadhaan dhibaateeyey alle ha ka shifo

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 7 днів тому

    Afeeyne. Sheeqaal. Maxaa ku haysataa. Daahir.

  • @zahramohamoud8835
    @zahramohamoud8835 9 днів тому +1

    Sax Waa aaminsanahay

  • @hawoali120
    @hawoali120 9 днів тому +1

    Sorry waa qain qof dhan nolashiis ayuu Babi iyey ee xabsi hakudha meysto inta udhiman inshaa Allah

  • @AdeshIbrahim-gr8sx
    @AdeshIbrahim-gr8sx 10 днів тому +1

    Mashallah dahirow kusuco maxkamada cadala

  • @sofiyacabdirahmaan4531
    @sofiyacabdirahmaan4531 9 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 10 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 8 днів тому

    Well said brother, she is victim and Alhamdulilah you are involved.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 10 днів тому +2

    Somalidu dulmiga wey daboolan cadaaladana ma yaqaanaan

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 9 днів тому

    😮❤❤❤

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 9 днів тому +1

    War haloogargaaro mammadan somaliyeey

  • @abdulkadirmohamed-gi5xo
    @abdulkadirmohamed-gi5xo 5 днів тому

    Iimaankaa was eelaay ma tuugsato hana caayin😊

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 9 днів тому +1

    Somaali iasilaysay kulahaa taaa ma qiilbaa hadey isdileen ma sharci baa

  • @cabdijamaawed1615
    @cabdijamaawed1615 9 днів тому +1

    Gabadha waqtigaa ay sheegayso
    Dalku Nabad buu ahaa...
    Laakiin waxa jiray. Wax looyaqaano MAREEXAANEYN...
    OO AH ARGATIDII SABABTAY WADADII BURBURKA. .
    LAKIIN MARKUU LEEYAHAY SOMALI OO DHAN BAA ISDISHAY..ISAGU MIYUU KA AARSANAYEY GABADHA

  • @abdielmi9351
    @abdielmi9351 9 днів тому +1

    Hadduu yiri soomaaliyoo dhanbaa iswada dishay waa qirasho

  • @jamilamohamud4432
    @jamilamohamud4432 8 днів тому

    Horuusocod wacan daahir

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 днів тому

    Subxanalah 😢😢😢alow hooyo ugargar

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 днів тому

    Hooyadaas waa in xaqeeda hesho ragaas. Haday noolyihin lakeeno naagtiina lakeeno latoogto kuligood

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 9 днів тому

    Daahirow aniga south Africa ayaan joogaa iisoo wac warar badan baan hayaa

  • @AbdirazakAbdilla
    @AbdirazakAbdilla 9 днів тому

    walaalkeen daahir calasow ha noolaado

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 10 днів тому +2

    ❤😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 9 днів тому

    Asc gabadha u hiiliya daahirow walaalow intaad u hiiling karto

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7o 7 днів тому

    Aabahaa was ku dheh xaaraam ka goof gabar ayuu xuryaamiyey saas buu u hadlayaa daahir please 🙏 help gabadhan

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 4 дні тому

    Maxaa ka quseeya wixii dhacay sheydaanka Waa in la xiraa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 9 днів тому +1

    Soomaali haday istishay
    Ma gabar la gufsaday oo Rakii kufsaday la yiqaano oo joogaan in la yiraahdo Soomaali ayaa isdishay waa Dulmiga Soomaali rogay

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 5 днів тому

    Walaal iska AFI kafeker ilmahaada

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 9 днів тому

    Cabdi abuukar Cali cubeyd raadi daahirow waa nin reer imaam ah arintaana wuuw ogyahay

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 4 дні тому

    Walahi waxaad tahay wiil Somali ah oo qaali ah

  • @hawahassan6361
    @hawahassan6361 9 днів тому

    Maxkamadaada Daahiroon mamma malyuun xaqeedana raadi

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤😢

  • @user-hl3iz1xv7g
    @user-hl3iz1xv7g 9 днів тому

    Qof la daqray ban ilaawayn qofkii daray iska daa gabar yar la kufsaday dhibato loo gaystay

  • @NasraAbdirashiid-kk2ze
    @NasraAbdirashiid-kk2ze 9 днів тому

    Makaxabada daahir wAA FUNNY IMIKA MAA LA SHEEKAYSANATAA mise wA makaxabad waalan😅waa war jecyl😂daarhir danbi

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 9 днів тому

    Gabdhadha somaaliyeed iyo waxaa isku mid ah gabdhaha hindida xagga kufsiga iyo xaqiraadda raggu ku sameeyaan😢😢😢😢

  • @AbdirazakAbdilla
    @AbdirazakAbdilla 9 днів тому

    waar walaahi saafi way ina dacwaysay soomaaliyey ilaahaybaan wax og

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 9 днів тому

    Subxaanalaah Somaaliyey waar Canada 🇨🇦 miyaan rag joogin waar ninka ha la sooqato oo ha hadlo oo ha qirto si aanu gabadha saamaxaad uga barino.

  • @AbdirazakAbdilla
    @AbdirazakAbdilla 9 днів тому

    Madax weynayaal Bay soo galaysa arista saafi walaasheen waanay qarinaysaa

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 9 днів тому +1

    SOMALI MARYOLEY Caalamka 100 , SANO AYEY KADANBEYAAN ADUUNKA MAJIRO MAXKAMAD S,MEDIA LAGA FURTAY SUBHANALLAAH 😂😂😂😂 DAWLAD ,IYO DIIN MIDNA MAHAYSATAAN DHAQANKIINUNA WAA KII FIRCOON YAAHUU

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 10 днів тому +4

    Ina carays ciise dhibkii gaadhay ha baadho raggi dhibtaa gaystay dhamaantood ha la soo joojiyo maxkamadaa
    Gabadhaa dhibtii gaadhay waxay ka mid tahay wax yaalahaa wadangii dumiyay

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 9 днів тому

    Waa laga hadlaa waana leysku heystaa

  • @user-rz4nr6fn2h
    @user-rz4nr6fn2h 5 днів тому

    Dahir Calasow diin ayuu faafiyaa lkn ma sheegayo

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 днів тому

    Ninkaas iyo ninankii iyo naagti waa in ladaldalo ladilo xarig. Kali 10 iyo boqolsano. Xitaa xaq maaha waa in lafilo kufsiwadareesi Adeer toogasho weeyaan

  • @mdali1510
    @mdali1510 10 днів тому +1

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @jamilasufi5443
    @jamilasufi5443 9 днів тому

    Ilaahow run u hiili

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 8 днів тому

    Mooryaanka cabdulaaho goof la baxay oo fanaanka iska dhigay ninkaas waa in meeshuu joogo lagu soo xiro

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 7 днів тому

    Safi. Ninkas. Toronto. Ugu tak. Daceee

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 днів тому

    Ha weyn waa lafdhabarka bulshada

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 9 днів тому

    Mounira je écris en français si tu sais pas lire le somalie mais fait un UA-cam pour toi seul tu es célèbre tu peux t enrichir seul et bon courage pour ton justice

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 10 днів тому +2

    Kkkk

  • @CabdiraxmaanodowaaKulane
    @CabdiraxmaanodowaaKulane 5 днів тому

    Waa qirasho haduu sidaas u hadlay

  • @rodaabdillahi4206
    @rodaabdillahi4206 10 днів тому

    Ask waar kutaabacaa laakiin maanta waan kaanaxa leesh maad magacaabteen qof kiki allah astouray. Aad. Khashiftay. Dhowkun oo. Qof. Kudhagaaysanaya sidaasna mafiicno sida aad dadka. Ucaawiso. Waasax. Inteedakale wabillaahi tawfiis

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 9 днів тому +1

      Ma kuwii wax qabsaday miyaa ka mid tahay

  • @Fadumomaxamud-qi8mf
    @Fadumomaxamud-qi8mf 9 днів тому

    Misa naagtaas ayaanagafiican

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 9 днів тому +1

    😂😂😂ninku caqli xuma ku laha somali oo dhani way is dilaysay iyana ku laha waqtiga 1984 cidi isma dileyn xasuuq iya ka socday somaliland islantasu hoyaday bay leegta dadki 20 ka yara weeyan waqtiga

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 7 днів тому

    Ilahayow Cadalad sii adigaa weyne

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 дні тому

    Somaliyaa laga helaa qof dhibane ah ,hadana isagii dhibanaha ahaa la eedaynayo

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 8 днів тому

    Nabsigii oo 40 jirsaday

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 9 днів тому

    Soomaali oo dhanaa isdisheey kuye USC inaa tihiin waa cadeeysaten

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 9 днів тому

    Tii Rabbina weey sugeeysaa.War ragoow maanta ayaad noo shihiin ee cafis weeydiistaan qofkaad dulmi ka gasheen.