Cagta iyo Xaaladda Soomaaliya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 133

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 2 роки тому +13

    🇸🇴👉 Masha Allah 🙏 War Cagmadhige Nabadoon ha looga dhigo madaxda Qaranka si uu u xaliyo qilaafka madaxda Qaranka 👍

  • @awdalwaaye.guleysoo.somali5211
    @awdalwaaye.guleysoo.somali5211 2 роки тому +10

    Farmaajo for ever Inshallah

  • @abdallabootaanshabeel9167
    @abdallabootaanshabeel9167 2 роки тому +12

    cagta-xaaji Allaha ku sharfo ... aad baad u mahadsan tahay

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 2 роки тому +6

    Illaahay subxaana watacaalaa nasri Qayr qaba ha noo soo diro inshaa Allah soomaali meel ay joogtaba 🤲🤲🤲

  • @fuadbogale7603
    @fuadbogale7603 2 роки тому +4

    Iam Ethiopian ordinary person particularly from Amahra ethnic group but my mother is from the proud, people loving ,brave and generous people of somali but nowadays the famous rich traditional way of solving internal conflicts in justice way is completely dying out or vanishing due to the politicised tribalism but when you see people like Cagta although they are few in number who possess with the noble quality of human being like this journalist called Cagta who is willingly ready to devote for the restoration of Somalia dignity you can hope that bright future is with in our reach if only my Reer Abtii leaders lend ears to the call of peace voluntarily declared by patriotic people like cagta. I love 💘 somali people and thier unity.

  • @hamdiyahassan6975
    @hamdiyahassan6975 2 роки тому +3

    Waad mahadsantahay maxamed Axmed Xaaji waa xadiyo maxamuud oo ku leh alaha ku xafido waadna mahadsantahay igu salaan xaawa kiin saxiibtey guul baan rajeyneynas illahay idankiis 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xaajiladane2988
    @xaajiladane2988 2 роки тому +1

    Waa waayo arag indheer garad ah, Alle ka cabsina uu ku jiro. ALLE haku sharfo dadka iyo dalkana alle ha inoo hagaajiyo

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 роки тому +9

    Maashaa allaah cagta xaaji wadani dhab ah

  • @Awale99
    @Awale99 2 роки тому +3

    Wariye cagmadhige Allaha ku Sharfo waxgarad baa tahay. Allaha cimrigaaga dheereeyo.

  • @mohamedsabuul6782
    @mohamedsabuul6782 2 роки тому +2

    Masha allh mudane wariye cagma dhige dad adiga kula mid ah oo warkaga ku dhisan waanada iyo wacyi gelinta iyo waayo aragnimo allh keeno matihid wariye kaliya balse waxaad tahay nabadoon soomaaliyeed ahna wadani unaxayo dalka iyo dadka kuwa kale ee calaada dhiirage linayo ku dayda muwaadinka idinkaga horeyay wariye bimada col iyo nabadba waa utabin jiray balse maanta waxaa uu u danqaday dadka iyo dalka kheyr allh ka siiyo

  • @abdullion
    @abdullion 2 роки тому +2

    Masha Alaah Walal CAGTA HAJI
    Ilaahey Somaliya Hatoosiyo
    Ilaahey Haku ciseeyo 👍✌️
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 роки тому +1

    Asc
    Maa shaa allaah odey muwaadin ah. Allaah hakuxafido waayo arak caqli saliima leh somali maryooley waad lahadashay waano iyo wax usheegba & taloba✅

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden3425 2 роки тому +3

    Mohamed Ahmed cagmadhige hw gesiga dhexe wadaniyada mida runta wanaag tageer guulgobonimo leh from ceelhur insha

  • @jamafarah9409
    @jamafarah9409 2 роки тому +1

    weriye Cagmadhiga Ruugcada soomaaliyeed oo wadani ah ilaahay haku barakeeyo

  • @Saidmohamed-dz5tw
    @Saidmohamed-dz5tw 2 роки тому +1

    Masha'Allah wariye heena somaliyed cagma dhige ILAHEY haku xafido wadani dhab aya tahay wlhi. Mida labad somali wa somali dhamantena waxeynu nahay ul iyo diir keeda kalama maranno ee qabyada inaga daaya dalkeena an wada dhisano runti dad shisheye aya naga dhax shaqenaya yeysan kugu dirin walkaga ama walashada somaliyed marka aqliga hashaqeyo dhalinyaro wadan keena anaga ayu noobahan yahay ee shisheyaha cadowga nagu dhaxjiro an iska saaro yalaisku keena dirina dhalinyaro. ILAHEY waxan ka barya inu qulubtena mid kawada dhigo dhamantena 🤲🤲🤲 Somalia hanolato 💯💯❤️✌️👍

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 роки тому +4

    Cagta waa mahadsantahay somaalinimona waa dhimatay markii lakala safasho caqligoodi naqday madaxda iyo MG yadu ha ugu horeeyaanee inta xilka haysa inta doonee wanaag iyo wax kala celin ma doonayaan qofkasta oo hadlana waa garab gaalka Dil gartiisana sii meesha waa ka baxday ilaahey umada somaaliyeed qalbigooda ha isu dumo xaqana ha tuso kuwii is qaban katana allaha ka dhigo

    • @mohamoudsuleiman7558
      @mohamoudsuleiman7558 2 роки тому

      Buuryo qab Ayan ku aqoonsanahay beenaale huura Wayne naassa Wayne ka hoor dhaqaq farmajo labad

  • @saedghalib4448
    @saedghalib4448 2 роки тому +1

    Ninkan wll magacii maanta ka horba ma aragee . Waaba wariye wacanee

  • @yaskayasiin708
    @yaskayasiin708 2 роки тому

    Cagmadige wariya wanaagsan wankutagera geesiga am from Kenya I love My mother land

  • @sharafxariir2788
    @sharafxariir2788 2 роки тому +2

    Walaal waad mahadsanthy xaqa ale ha tuso madaxdeena tani waa muruga kale

  • @mahamedcabdiomar8277
    @mahamedcabdiomar8277 2 роки тому +1

    Masha allah ha ku xafido somalia guul ayaan u rajaynayaa ..cida khaldan waa la arkayaaye allah ha garansiiyo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 роки тому +2

    Waxad tahay.Hugaamiye ma tihid wariye kaliya waliba nin nbad jecel.Allah yacizaka wa yakthur Amthaalaka.Allah ha ku cizeeyo Hana noo badiyo Adigoo kale Amin Amin Amin Allah yaa dadki dhan sidaan noooga dhiga ma heleyno waasa rajeynayna waayo waa. Aakhiro Zaman xuma badan waaga yar Allahuma Salim Salim Salim yaa lagu jira Wa billahi Towfiiq

  • @abdullahideghokossar7059
    @abdullahideghokossar7059 2 роки тому +1

    My dear bro cagmadhoge with all due respect n honour salama from garissa N.E.P Kenya for ur patriotic anlyis on the stand off situation of the fragile mogadish govt

  • @salaadmoh509
    @salaadmoh509 2 роки тому

    Mnsha alah ilhy hakuxiftiyo saad ugu hadashay dadka somaliyedd ee beelahada ah.

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 2 роки тому +1

    Thanks adeer cagta alaha ku xafido I.a

  • @sharmarkeyuusuf498
    @sharmarkeyuusuf498 2 роки тому

    Cagma dhigo alle haku dhawro caqligaagaa saliimka ah alle hakuu siyaadiyo
    Intaynu garab garab nahay waxba inooma hagaagayaan ee meel dhexe ha la isugu yimiido xajadana ha la gorfeeyo miiska wada hadalka halagu soo dhowaado taasay inoogu badisaa maanta xalaada shacabka soomaaliyeed ku sugan yihiin waynu ujeednaa

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 2 роки тому

    Masha Allah wadani soomaali hadhaco qabiil hadhaco soomaali guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab

  • @cadeeyjama9952
    @cadeeyjama9952 2 роки тому

    Maashaa allaah Cagta xaaji waa hadal dhaxal gal ah oo aad u qiimo badan Soomaali quluubtooda Alle ha isu soo dumo .

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 2 роки тому

    Mahamed Ahmed Haji ( Cagmadhige).
    Waa wariye ruug cadaa ah,oo dhex dhexaad ah marwalba oo uu barnaamij soo jeediyo.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 роки тому +1

    Maan sha allah markhati ilaahay baan kaaga ahay 10 sano ee udambeeyey inataan kaa arkay kaamaqlay natahay shekhsi ku suntan Soomaalinimo islaamnimo iyo daacad nimo laakiin waxaan isleeyahay xaqa iyo baadilka hala kala sooro waxaan ula jeeda madaxweyne Farmaajo waxaan isleeyahay waa nin aykago,antahay in umada Soomaaliyeed kabad baadiyo shisheeye shisheeye kalkaal iyo dabadhilif danaysta ah ama qabyaalad iyo qudhun dalkayaga iyo dadka Soomaaliyeed halka dhigay dhibka soomaali haysta waxaa 1 ka ah inaan daalim qabiil kutaageero qaarkeen kuligeen maha dadbadan oo Soomaaliyeed baad daadcad ah laakiin waxaa badan dadka xun

    • @prosl11
      @prosl11 2 роки тому

      Farmaajo maa ninka doorasha diidan ee weraaray madaxdii hawiye iyo darood, farmaajo was khainul waddan kibray

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 2 роки тому +3

    ASC WR WB MAASHALLAAH TABAARAKALLAAH CAGMADHIGE WA RUNTA 👍 INSHALLAAH KHEYR BEYKUDHAMAAN

  • @abdirazaksiye
    @abdirazaksiye 2 роки тому

    Asc mashaa allh maxamed axmed xaaji walahi waxaan kaga marag kacayaa in aad tahay muwaadin soomaliyeed oo wanagsan khayrkana jecel allaha umada soomaliyeed bogooda burcad ha isku mariyo kii dhibka wadana allaha ka qabto mahaddanid

  • @faaruuq1598
    @faaruuq1598 2 роки тому +2

    hadal wax gal ah 👍

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 роки тому +1

    MAASHAA allah camadhigi allah ha ku xifdiyo

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 2 роки тому

    (A.C.W.W) Waxaa Fiican inaan Qalad,Qalad lagu Sixin, lana Ogaado inuu Ismaqalku Noolosha ka mid yahay. Maanta waa Adduunyo Berri waa Aakhiro. Qofkasta waxaa laga rabaa inuu Aakhiro Wanaag u hormarsado.
    (ALLAHAYOW UMMADDA SOOMAALIYEED WANAAGGA KU HANNUUNI)
    (امين يا الله )

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 роки тому +1

    Cagtow walaal tolkaa la hadal. Waxaan ahay Somali jecel nabada iyo dalka iyo dadka somaaliyeed, waxaan ku dhashay Moqadishu waxaan ku barbaaray Moqadishu oo aan aad u jecelahay. Waxaan markasta la jiraan cida dadka iyo dulka soomaaliyeed u naxaariista. Hassan Mohamud waa saaxiikay aan 8 sano oo waxbarasho ah wada qaadanay qolna ku wada noolaa 2 sano waa nin aan jecelahay, làakiin hada ninka madaxweynaha ah ma aqaano waxaanse aaminsanahay inuu wadanka u roonyahay hadada oo uu sifiican u wado. Yaan la carqaladayn doorashooyin badan ayaa soo socda tan hada uun yaan la eegin. Dadkii Bada iibsaday ayaa raba inay dadka iyo dhulka a iibsaday . Jooga dheh

  • @MohamedHFarah-sx2or
    @MohamedHFarah-sx2or 2 роки тому +3

    Wariye sare cagta xaaji wadani xalaal ah iga dheh.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 роки тому

    Ilaahay dalka Soomaaliyeed kabadbaadiyo dabadhilifka iyo shisheeye

  • @qeysjama9781
    @qeysjama9781 2 роки тому +1

    Inshallah Somalia waa xuroobi doontaa

  • @AhmedIbrahim-j9w
    @AhmedIbrahim-j9w 2 роки тому

    Cagma dhige walahay waan kugu faana
    Inta adigo kale nool yahay rajo aya igu jirta.
    Ilahay miisanka xasanadka hakugu daro dadaalkaga cid abaalkaad soomaali ugashay kaaga abaalgudi karta majirto alle mooye

  • @abdirahmanfarah5717
    @abdirahmanfarah5717 2 роки тому

    Cagta I read the comments &was shocked the insults directed towards you. That's the cancer in our people, whereby anyone who objects my opinion is an enemy, thief or was bribed. Its very sad times .If only they think for a minute and see the destruction our children are going through in the western world perhaps it would change their minds but they see not.As for you cagmadige keep the good work you love doing for the somalis and never give in their cheap shots. May ALLAH PROTECT SOMALIA

  • @alihashi8973
    @alihashi8973 2 роки тому

    Maasha Allaah
    Cagmadhige dheg u dhigin dhibta kaaga imaaneysa isku maqanta lagu maqan yahay
    Danta guud ka raac

  • @al-taqwa2780
    @al-taqwa2780 2 роки тому

    Wllken cagta xaji waxad tahey gesi aan cabsan wll illahey haku xiftiyo wadanii

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 2 роки тому

    JazakaAllah wariye wadani....mahadsanid.

  • @امسلمان-ش5ن
    @امسلمان-ش5ن 2 роки тому +2

    Adeer alaha kuxafido

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 роки тому

    Asc Universal TV
    Cagmadhige Afkaaga Caana lagushub sida in dheergaradka ah
    Ummada Somaliyed aad wax ugu
    Sheegi Cimri dheer Caafid ayaan
    Kuu rajeynayaa Ilahay haku Xifdiyo Amiin.

  • @abuuzahuur7715
    @abuuzahuur7715 2 роки тому +2

    Maa shaa allah

  • @abiibc78
    @abiibc78 2 роки тому +1

    insha allah kheyr aamiin ya rabi

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 2 роки тому +1

    Amiin in sha allah

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 2 роки тому

    Subxaana laaha. Illahay dalka iyo dadka ha no badbaadiyo.masuulintan illahay xaqa ha tuuso.

  • @ismacilmustafe1065
    @ismacilmustafe1065 2 роки тому +1

    Alle haka rali noqdo shartuna waxay ku jirta nabada ee hala ilshado alle aya mahad iska leh

  • @cabdillaahidheere7140
    @cabdillaahidheere7140 2 роки тому

    Thanks brother cagmadhige

  • @Memestv1000
    @Memestv1000 2 роки тому +1

    Waa sheykadii ceydiid garleh cali garleh somaliya waligeed dowlada ma noqoneyso dadka somaliye mentality kooga ayaa aad u yar siyaad bare wuxuu dhahay dal waan ka tahay lkn dad kama tagin alle ayaa u maqan dalka

  • @abdirahmanfarah5717
    @abdirahmanfarah5717 2 роки тому

    Allah haku xifdhidiyo Masha ALLAH

  • @saidahmed7450
    @saidahmed7450 2 роки тому

    Masha allah allah hakubarakeyo wariye

  • @asxaabi
    @asxaabi 2 роки тому

    Ma wariyaa mise waa Isim, Inuu guurti soo fadhiisiyo ayey ahayd

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 роки тому

    Cagma dhige kheer allah hakusiiyo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 роки тому

    Walee waa run wax dhexdhexaad ka ah ma jiro Allah hanaga qabto ku wa dhibka wada isagA csliomul qabiir eh

  • @xaajiladane2988
    @xaajiladane2988 2 роки тому

    ILAAHAY nabad baynu waydiisanay

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 роки тому

    cagmadhige wa wadani masha Allah

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 роки тому

    WAXAAD KASOO HOR JEEDAA JAMHURIYADA SOMALILAND.WAAN KU NECEBNAHAU.

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 2 роки тому

    ما شاء الله
    Mr. Cagma dhige waxaa tahay wadani

  • @امسلمان-ش5ن
    @امسلمان-ش5ن 2 роки тому

    جزاك الله خيرا عمو ربي يحفظك

  • @ahmedkhalid8652
    @ahmedkhalid8652 2 роки тому +2

    Asc
    Ader
    Mash.allha

  • @sahradawo1241
    @sahradawo1241 2 роки тому

    Mnzha allah Alle Ha inaga aqbalo Ducadaadas

  • @xuur36
    @xuur36 2 роки тому

    Mahadsanid cagmadhige

  • @cabaasbxasan8781
    @cabaasbxasan8781 2 роки тому

    Asc waa runtaa guma qancaayaan hadii lala hadlo wayisbadalaayaan waxay keenaayaan waad ika hiilisay iyo wax lamid ah waxaa guqufulan sheeko qabiil marka somaali alha soo hanuunsho ayaan leenahay adna kheer alha gusiiyo

  • @abdihariirhassan8580
    @abdihariirhassan8580 2 роки тому

    intaa Qiiro jabaan iyo ku Awrkacsasho wax la yidhaahdo umada somaliyeed u Garanaye wax kale oo aad sheegtaa ma kuu Hadheen?

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 роки тому +2

    Waaruntaa Mr Runsheeg

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 2 роки тому

    Amiin Amiin. Illahay ha ku xafido

  • @ahmefsharmarke6123
    @ahmefsharmarke6123 2 роки тому

    Masha Allah cagmadhige

  • @hasanmahamed9698
    @hasanmahamed9698 2 роки тому

    Asc dhaman imuda somaliyed salan kadib ilaah hanogargaro cagmadhige adunyo sharaf aqirona jano runta ku tagnaw

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 2 роки тому

    Maansha allah ilaahay ajar hakaasiyo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 роки тому

    Op yaa geeye Afweyna naa qaxeyee
    Akheero maan saamaxin

  • @maxamedmaxamed6300
    @maxamedmaxamed6300 2 роки тому

    Ascww cagta illah haku xagido.insha allah.

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 2 роки тому

    Asc waa kugu racsanahay hore oo soco

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 2 роки тому

    Waa runtaan

  • @inahusseinahmed7137
    @inahusseinahmed7137 2 роки тому +1

    Ilahay hakuxafidho

  • @sacdiafarhanjamac3747
    @sacdiafarhanjamac3747 2 роки тому +2

    Mahad sanid wallka

  • @أبوعبدالبارئالمحمدي

    Waxa liisko qoomey waa hantida qaranka oo boobey resu wasaaraha

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 роки тому

    Aamiin aamiin

  • @hananabdi758
    @hananabdi758 2 роки тому +1

    Asc--) Cag-Madige- _/ warun Caqliga Wa inuu shaqeyaa+) 10 kula ra yi ah haday Somali kujiri lahayeen - waxba mahalabeen-) Colna madaceen --/ Li ismanadleen. / Ciyal iyo Hoyoyin somalina mabarakaceen oo gedaha hostodi habeen mabariyeen ayagoo bahan oo cabsi argagax darteed lahurdigefayaan oo bahi iyo daxan Ay u wahelisa -- ) jazakallah - oo weed bararujinta

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 2 роки тому

    ASC , WAA ANIGA (CAAWIYE) JOOGA (BORAMA AWDAL) . RUN AHAAN TII , WAXAA UMADA SOMAALIYEED HOGAAN KA DOONAYA RAG AAN (SIYAASADA) WAX AY KA YAQAANAN JIRIN , INTA RAGAA JOOGANA , SOMAALI NABAD KA DHEER SOBOB TA WAXAY TAHAY , 1 KURSI AYA DHEX YAAL , FARMAAJO AYA KU DHAGAN OO KA KICIN LAANAHAY , YAGUNA TOODA MA ARKAYAN OO DHINCA AYA KU DHAGAN YIHIIN , WAX TANAASUL AH MA SAMAYNAYAN , BAL 4 SANO EE DANBE KU FADHISO , DIB HA UGU SOO LAABAN MA ODHANAAYAAN , ALLAH KA QABTO UMADA SOOMAALIYEED EE TABAALAYSAN

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll 2 роки тому +1

    Aawey culmadii waxa garadkii iyo nabdoonadii ma waxey imaaan doonan markey xeero iyo fandhal kala dhaan

  • @ceebkasalenkalow6858
    @ceebkasalenkalow6858 2 роки тому

    Cag madige ader aad ayan kaga mahad celin hayna anago badan mel isla fadina kana firsan haysa TV

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll 2 роки тому

    Cagt waad mahdsantey

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 роки тому

    Masha
    Allah
    Walalowu?

  • @gadidgeedi2604
    @gadidgeedi2604 2 роки тому

    Dad Ka soomaliyeed yaa waaye

  • @muktaromer9084
    @muktaromer9084 2 роки тому

    Dhibatada Somalia 91 why ka horeysay ee runta ka hadal daacad ma tihiid adigo kale ya somali khariibaya

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 2 роки тому +5

    Kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk

    • @jaamacsakab6509
      @jaamacsakab6509 2 роки тому +2

      Xoolo ayaa tahaye iska aamus soomalind ta aad la ordayso soomali ayay ka mid tahaye

  • @hawaismohamed8089
    @hawaismohamed8089 2 роки тому

    Amaaad balaabaad ahead xumaantageysendaro Owoogaa ahaaaa

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 2 роки тому +1

    Cag madhige wadani ayaad tahay lkn idaacad aan wadani ahayn ayaad kashaqaysaa, ee samayso idaacad aad adigu leedahay aan kugu xirnaane.

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 роки тому

    Caqligu meeee

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 2 роки тому

    Waxaan la yaabay culumada Nairobi ku shiraya oo aan u jeedin muqdisho waxa ka dhacaya

    • @shambalafe300
      @shambalafe300 2 роки тому

      Khilaafka ka hor ayay qorshaysanayd muxadiradu ..hadi ad letahayna may ka hadlaan way ka hadleen in badan ..khaas ahan calaamka weyn ee maadiga iyo diintaba yaqaan sh mustafe xaji haruun si an caadiba ahayn uga hadlay xalada soomaali iyo culuumo klo badan dhiigta wx maqaasha wantodu

  • @AxmedDhiiqey12
    @AxmedDhiiqey12 2 місяці тому

    Asc

  • @haawocabdulle4478
    @haawocabdulle4478 2 роки тому

    Ninkaan layaabay tabliiqenta iskadaaya warka xaqiiqda soo daa hadeey run kaatahy

    • @khaalidyuusufkhalid4256
      @khaalidyuusufkhalid4256 2 роки тому

      Qalbi adagaa dhax baa wax ayaa lo sheegayo meel kale ayaa u cad ina laga sheekeeyo isdilaay

  • @kaduura443
    @kaduura443 2 роки тому

    Wlhi wa libaax

  • @awdalwaaye.guleysoo.somali5211
    @awdalwaaye.guleysoo.somali5211 2 роки тому

    Rooble fired Manshallah

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 роки тому

    Wariye qofka gardaran waa TAQAANAA SHEEG CADAALADA HA KA LEEXAN

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому +1

    Cagda xaaji soomali dawlad nimo diiday qabylad aan aduun iyo aaqiro wax daraynin baa kala fiican ee ha is raacdo dii daye ha is raadsadee daa gumay sigii talyaani mee isma xukumi kardaane oo waa jaahiliin xoolo dhaqado ah soomali