Xog Dagaalka Jabuuti Iyo SL Maxay isku seegeen Muuse Biixi Iyo Geele? Qorshaha Jabhada Awdal Xagee?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 34

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +3

    Guul soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 місяці тому +1

    Somaliland guul

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 3 місяці тому

    Viva kulmiye caawa waan kulmiyeysney.

  • @FardoussAid-ui4vd
    @FardoussAid-ui4vd 3 місяці тому

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @mukhtarabdilahi3101
    @mukhtarabdilahi3101 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤somaliland

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 місяці тому +1

    Hadii miyirka ilaahay soo celiyo jabouti iyo barbara ba waa camirmayaan ,oo wax iska dhimayaa ma jiro fikirkii gaboobay 50kii maaha in maanta oo dadku ka badan yahay boqol goor dadkii hore lagu fakaro ,shidaal iyo gas ayaa labada dalba ka buuxa ,nbad ayaa horumar lagu gaadhaa

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 місяці тому

    Thank you for good news.❤😮

  • @Rudwaanaxmedismaaciil
    @Rudwaanaxmedismaaciil 3 місяці тому

    guuula soomalilaand

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 місяці тому +2

    ❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤geele dont😂

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 3 місяці тому

    No way to run for bixi

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 3 місяці тому +1

    Anagu hadaan nahay ree jabuuti safaarad kuma lihin hargaysa sabab ma ictiraafsanin s/land wax loogu yeedho.

    • @Islanimo
      @Islanimo 3 місяці тому

      Kkk Djibouti. Saaxiil baa ka weyn

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому +1

    XASIIDO DHAAN AFKAYE DHULKA DAARYAN😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 3 місяці тому

    M muuse isagaa nagusoo dhisay ismaacil

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому

    𝐝𝐚𝐚𝐠𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐨𝐬𝐥𝐚𝐚𝐲𝐞

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому

    CAAQLIGA HAWIYE WAAKA MARNA BEEN SHEEGYAN ITOBIA DHULKAN MAAQAADANYSO MAARYAN HOBYO DEAKAD KAA SAMEEYSTE MORYAN NACALA ABAHIIN KUU YAALE🎉

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 3 місяці тому

      Tii qadiraysnayd ee ku xaartay ina abaarso

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 місяці тому

    YES Hero Biixi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому +1

      Ina biixi is not heroe he is a good on how to steal money from poor somalilanders and lands

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 місяці тому

    Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu si fiican u yaqaannaa cadowga koowaad ee Somaliland oo uu ka shaqaynayo khalkhalkiisa iyo sidoo kale jahawareerku waa madaxweynaheenna Jabuuti

  • @NajiibRohman
    @NajiibRohman 3 місяці тому +1

    Somaliland hadda ayay hore usocodkii ugu waynaa gashay intay jirtay 34 sanno

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому

    Tollo ku socota Xukumadda Somaliland Khaasatan Wasaaradda Arimaha Debadda !
    Waa in ay Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland si degdeg ah u soo saartaa War Saxaafadeed ku Aadan Kulanka Wasaaradaha Arimaha Dibadda Ee Soomalia iyo Ethiopia ku dhex mari doona Turkiga war saxaafadeed kaas Oo ku Aadan shirkaa ama kulan kaa Somalia iyo Ethiopia uga furnaya Turkiga isla markaana waa in ay Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland war saxaafadeed kaa meel Adag iska taagtaa isla markaana kulankaa Oo ku cadaysaa war saxaafadeedka in Aanay maraba Aqoonsan doonin una hogaan sami doonin wax kasta Oo kulan kaa ka soo baxa kana dhan ah danaha iyo maslaxadda Qaran Ee Ay Jamhuuriyadda Somaliland leedahay sidoo kale ay ku cadaysaa warsaxaafa deedkaa in Aanay Aqoonsanayn wax layidhaahdo Ama Dawlad la yidhaado Soomalia isla markaana dhulka iyo badda Jamhuuriyadda Somaliland leedahay cida ka hadli kartaa xaqna u lihi in ay tahay Dawladda Sharciga ah Ee Ay shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland cod kooda ku doorteen isla markaana dhul, bad iyo shacaba cida meteshaa ay keliya tahay Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

    Muuse biixi Nin Rageed quudhsi wuu diiday shacabkiisa ayuu mustaqbal usamaynayaa, ismaciL wuxuu rabay inuu ushaqeeyo muse biixi lkn wuu diiday quudhsiga, IsmaaciiL waa wasakh

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    😂😢😮😮😅😅😊😊😊😊

  • @NasirHamudOmar
    @NasirHamudOmar 3 місяці тому

    Geelle isaga cid ka liidataa ma jirto isagaa digtaytar ah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 місяці тому +1

    JABUTI WAA CADOW AAN WAX AWOOD AH LAHAYN LAAKIIN NECEB QARANKA SOMALILAND WAA IN AYNU TUSNAA WAXA AY JABUTI TAHAY WAA IN AYNU LA GALAA DAGAAL TOOS AH WAAYO WAA CADOW NECEB NOLOSHEENA OO MAR KASTA SOMALILAND KA SOO HOR JEEDA INTA UU SAMEEYO WAA IN AYNU SHAN LAAB KU SAMEYNAA MARKAAS AYUU INA JECLAAN DOONAA CALOOL WEYNE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому

    Hawiye imaan laantoda iyo duugagnimdoda kuulaha hobya Deakada kaa sameeyso kkkkkkk

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 місяці тому

    Jabuuti waya kibirta geela.caloolaya wuxuu ilaawaya inuu laasha kulula oo hadii kaba.lagu soo tuura ay dagayaso waa doqona caloolaya

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому +1

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚𝐝𝐚𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому

    𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐥 𝐠𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐧𝐚𝐱𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲