Xog 3 Astaa.mood Hogamiye Aqoonsi Somaliland u Horseedi kara? Waa kama Muuse Biixi iyo Ciro? Difaaca

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 85

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 5 годин тому +7

    Bisinka ilaahaw waddani ha noo keenin muuse insha allaaaa ma naqaan cirro

    • @IbraahimCawil-qe6bu
      @IbraahimCawil-qe6bu 5 годин тому +1

      Bisikaa ba,waayo ceebta ma taqanid waayo muuse dalka ceebta uu usoo jiidey hadey ku muqanweydey meesha uu muuse samiri taabtaa wale wey go,aysa wayo 34 sano nafsi

    • @IbraahimCawil-qe6bu
      @IbraahimCawil-qe6bu 5 годин тому +1

      34 sano nafsiya ayuu qabaa waàna habaar qabe dhaxley geesiyashii dhintey ee taariikhda lahaa horaa loo yidhi fuley hooyadii magoblato

    • @hayadhassanmohamed9071
      @hayadhassanmohamed9071 5 годин тому +1

      Cirro waa ninka calanka somaliland badiley ee blue.

    • @hayadhassanmohamed9071
      @hayadhassanmohamed9071 5 годин тому +1

      Cirro waa ninka calanka somaliland badiley ee blue.

    • @IbraahimCawil-qe6bu
      @IbraahimCawil-qe6bu 4 години тому

      @@hayadhassanmohamed9071 heego sixirkii wuu kasooʻ af jarmey meesha ay taabtaan waa lagoynayaa waayo 30 sano oonafsiya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 годин тому +3

    Wadani waxuu la saftay Cadowga Somaliland sidaa Awadeed maaha Shaqsi Midayn kara Qaranka. Qaata wuu Qaybiyay Qaranka. Cod kuma laha Qaranka Somaliland.

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 4 години тому +2

    Khadarhaybe caawa ayuudhexdhexaad noqday sidaas dalkadhexugunoqo waadmahadsantahay

  • @samiaabdimohamed2066
    @samiaabdimohamed2066 5 годин тому +2

    Wariye benaleh haa sumxaan

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 2 години тому +1

    Ogaal waa huwanta gudaha ee dhaysanina shay walba wuxuu ku noqdaa asalkiisa

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 години тому +3

    Xogxogaal wuxuu ku jiraa jeebka cadowga Somaliland, xogxogaal jeeb ku ku jiray,

  • @xuseen7280
    @xuseen7280 3 години тому +2

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @FawziAbokor
    @FawziAbokor 4 години тому +1

    Walaalow imisaa lagugu gatay

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Годину тому

    Ciro for president soon insha alh 🙏

  • @housseinfana5065
    @housseinfana5065 5 годин тому

    Yuusuf adigu ma wadani yad uu codeyneysa ila caawa warkaku maya yaara

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 5 годин тому

    Ilaahaybaa madaxnimada bixiya Adidas iyo aniguba ma boxing. Kumaan caayin

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 4 години тому +1

    Illahayow Haynoo Keenin Ciro Baradho Keeba siyaasiya maka dhegta wax loogu sheego ee huwanta inoo soo raacay Guul iyo Mar kale hogaanka noo qabo Madaxweyne MBC ❤❤❤❤❤

  • @AminaMaygag
    @AminaMaygag 5 годин тому

    Xogogal warkagu cawa ma saxna imisa ku soo gadhay oo lagugu iibsaday wan kala han waynaa sidad u shaqaynayso imika MACAL-ASAF 😂😂😂

  • @saeedmire7458
    @saeedmire7458 5 годин тому

    Kkkkkkkkkk
    Adeer Ma Xoogaa Buu Ku Dhiibay Waanu Kugu Fahanay

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 2 години тому

    WAAR XogOgaal maalmahan ma ciida ayaad dhinaca kale u tuuraysaa !

  • @MuxiyadinCumar-m4u
    @MuxiyadinCumar-m4u 4 години тому

    Waryaa Xogogaal warkani kaama iibsamayee war kala keen ma ninkii dhalinyarada yidhi xabbadda isku dhiga,ma ninkii oofwareen yidhi jabhad innoo samee,ma ninkii yidhi askarta somaliland yidhi laayay,ma ninkii yidhi somaliland ha dunta haddii tayada kayeeli waayo ayaan noo aamaanaysaa waaryaa saxaafadda beenta iyo ciyaarta ku daa

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 5 годин тому

    Kooxdii heego waxay imaarat usoo daabaceen 60 kun oo cod markaa wadani hayska jiro

  • @AadanAadan-r9e
    @AadanAadan-r9e 5 годин тому

    Waa waxa uuladhacayaa canka qaranka waar kadaa adeero waatuugtuugdhalay oodhagta waxloogusheego

  • @AAYA23
    @AAYA23 5 годин тому

    Guulaysta 😊

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 2 години тому

    Nin is faanshay waa Ri'i is nuugtay
    Nin Daad Qaday Humbo Cugsay

  • @Opp_Man
    @Opp_Man 2 години тому

    Its an advertisment.. 😂😂😂 every one needs to paid. 😅

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому

    𝐢𝐦𝐚𝐚𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐨𝐪𝐨𝐭𝐚𝐲 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐢𝐛𝐬𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 5 годин тому

    Hadaan kula socdaa xogogaal

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 години тому

    Heego ilaa hada runta ma jacla raqda ka dul kaca addunka isbadal ku socda caqliga ku ka fikirka 😂😂😂😂😂

  • @MohamedMohamud-e9t
    @MohamedMohamud-e9t 4 години тому

    Hadaaad aman kala dul dhacday qoslaye wuxu latashadaa gos danbedka habar yonis taladida ayuu kushaqeya buraha galah rali ayuu ka aha in ciidanka bolis ka lagu layo kasa madax weneh noqon kara miyaa waaar naga hagajiya xagaaa

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 5 годин тому

    WAAYAABE GOORMA AYAAD HUWENTII CIRO KU WAREEGTAY
    SXB KAASI WAA QARAN DUMIS EE KEEN KHUUROKALE??????!

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому

    𝐬𝐱𝐛 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐥𝐧𝐨 𝐧𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐲

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Годину тому

    Weligiba Xisbiga Wadani wuxu jecel yahay Cadowga Somaliland oo cidna ka qarsoonayn Ninki indha la'a ee aqli gaab ah umban ogayn miyanu ahayn kuwa yiri SNM wax jira maha Maa kuwa ayan so dhawaysana

  • @abdisaid9869
    @abdisaid9869 Хвилина тому

    Xogogaal when did you become huwaan am taking back my subscription good bhy no more listening to you

  • @libankay9188
    @libankay9188 5 годин тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 war beenta naga da´a

  • @AAYA23
    @AAYA23 5 годин тому +1

    Good job XOGOGAAL

  • @samateryare
    @samateryare 4 години тому

    Guul somaliland

  • @inaaaye
    @inaaaye 4 години тому

    Oo adna ma waxad ka dhigtay afwax cunay xishood

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 4 години тому

    Xogogal ma la iibsaday

  • @MubarikCaraale-g4d
    @MubarikCaraale-g4d 2 години тому

    Xogogal xagayga caawa waa deleted

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 4 години тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 5 годин тому

    WAAR. HUWAN. 😂😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @AyaanMaxamed-um2ml
    @AyaanMaxamed-um2ml 2 години тому

    hadaad u eegtay wareye caalamiye

  • @hawaawil1880
    @hawaawil1880 2 години тому

    Ma huwan baad raacday

  • @AadanAadan-r9e
    @AadanAadan-r9e 5 годин тому

    Waarbeenta iskadaa maninka iskugaraacaya maxamuud xashi iyo xirsi makaasad kutilmamaysaa dublamasi waxakusogadhay lacagtiihuwantu soourusay eeloogaururinaayay yurub waarkaistaqfulayso

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 4 години тому

    Alle masiyo 😂😂😂😂

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 години тому

    Subxanalah

  • @abdialimohamed2874
    @abdialimohamed2874 4 години тому

    go aamada uuqaatay waxa ka mida xabada isu dhiga buurta gacan libaax fuula buurta daalo fuula xoog kursiga igu saara dagaalka laascaanood ka qaybgelimayno waar hay xaysiin duliga ilkaxa jiirka ah leh hurdaya

  • @gurmadabiib5504
    @gurmadabiib5504 5 годин тому

    Kii yusuf ma la iibsaday

  • @hersiseed9871
    @hersiseed9871 4 години тому

    Waa lagugu shubtay immisa ayaad goysay oo lagu siiyey

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 4 години тому

    Waar malacagbaad qaadatay waxad noqotay huwan kalkaal

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 5 годин тому

    Waar kani makuwii xaarka ahaa ayuu ku biiray

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 4 години тому

    Waar Yusuf eedo ilaahey ka yaab subxanalaa waar ma ciro ayaad ku shagas waa diblimata ninki qaran waayey raasarwasarha jabuuti ee qaranway baraministark Ethiopia magcis ee dhacdhcay ee dhagta wax loogu shagayo ee aan goanka lahey ee looga kaaban garanaya xamar ee fiq shagay in ee lacatii usoo diran adan taa saa ku soo gaadhay waar u hiili qarank guul Somaliland guul ciidank a qarank guul ciidanka SSB Mr Yusuf islayab shame on you

  • @SuhuurMawliid
    @SuhuurMawliid 5 годин тому

    Wagar he😂😂😂😂

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 5 годин тому

    WAAR. WAXAAD. NUGATAY WARIYAASHA. IS. DHIIBAY. CIRO. WALI. WUXOO KATIRSANYAHAY. SAFAARADA. SOMALIAI. AEE. RUSHKA. ILAA. E MIKA.

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 5 годин тому

      Heego naasdheer xaarka xejiso jilicsaney ciidanki baad oog kaga soo carartee
      Hodhodho niicle😂😂😂😂😂😂

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 4 години тому

    Imise kugu joogtaa intaas oo amaan ihi.

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 4 години тому

    Lacagtu waa balasyo

  • @AHussien-j4r
    @AHussien-j4r 5 годин тому

    Kadaab

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 5 годин тому

    Hhhhh cawa kumaan fahmin awalna si kale ayaad ihadli jirtay ma fahmin hhhhh hhhhh

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 3 години тому

    Kkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 5 годин тому

    Waar dee adna woxogaagi ayaa ku soo gaadhay ma abdirahmaan ayaad somaliland baraysaa ma dad ajaaniba ayaad baraysaa anagu waanu naqaanaa

  • @jamaahmed1437
    @jamaahmed1437 Годину тому

    Waar kani hogaamiye uma eka.

  • @MaxamedYuusuf-jo7vh
    @MaxamedYuusuf-jo7vh 4 години тому

    Beenaale.kabaha.ahuu.ubaalashayjiray.afwaye.imikana.xasan..sh.ayuu.ushaqeeyaa.waana.la.ogyahay

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 5 годин тому

    Waar duglamaasina maaha waaqabyaaliste

  • @SleepyAirboat-px5bf
    @SleepyAirboat-px5bf 4 години тому +1

    Guul ciiro wamadax

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 2 години тому

    Unsubscribe!!!!

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 3 години тому

    Been baad sheegtay

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 4 години тому

    Ciro cadowga Somaliland ayaa isticmaala

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 4 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hurdaye😂😂😂😂😂😂

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 5 годин тому

    Kaambaynbaad ugu jirtaa cirro caawa dulqaad waa kee kii issgoo diidaya dakada barbara ferdhka istocmaalay maaniu ahayn

  • @hawaawil1880
    @hawaawil1880 2 години тому

    Beenaale😂😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 5 годин тому

    Beenle beenle dhalay tuug tuug dhalay

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 4 години тому

    Waar beenta iska daa oo xishood. Wariye maangaab ah ayaad tahay ee iska aamus.

  • @SleepyAirboat-px5bf
    @SleepyAirboat-px5bf 4 години тому +1

    Guul ciiro waamadax

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 5 годин тому

    hhhhhhhhhhh
    ma xoogaa bad qaasatay sxb 82 xubnood buu maamuli kariwaayay 10 sano oo uu hor fadhiyay kii ku xigayna uu feedh la dhacay ictiraaf na daa hadalkiisee somalia ayuu ka amar qaadanayaa hadaladooda na u hogaansamayaa lkn ma keeni karo midnimo oo waa go,aan shacab ayna ilaashtaan 7m ee reer somaliland

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 4 години тому

    Beenaale Beenaale dhalay

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 5 годин тому

    Sory that is not true ciro waa huwan

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 2 години тому

    👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽 ma lagu iibsaday adigana. 🤮🤮🤮🤮