HABEEN: Taliyaha ciidanka cirka iiraan oo caawa war culus siidaayay, Madaxweynaya Faransiiska oo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 170

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +13

    Maxkamadii illaaheyna weysugeysaa insha allaah

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 2 місяці тому +7

    Guul insha allaaahu🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🫡🫡🫡🫡🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴❤️🩸🦁💪🇵🇸🫡

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 місяці тому +11

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 місяці тому +13

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @Aabe9
    @Aabe9 2 місяці тому +12

    qofki ugu horeyay aa ahy👏👏👏

  • @AbdirahmanMohmmed
    @AbdirahmanMohmmed 2 місяці тому +45

    Allow unaxariso reer somalia 🇸🇴 iyo reer palestine 🇵🇸 allow unaxariso ismail haniya amiin amiin amiin

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 місяці тому +1

    Wcs nadaara show. Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed 2 місяці тому +4

    Alahayaw wallahayga farastiiniyiinta ah

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 місяці тому +8

    Alaaha guuleyo walalehen reer Palestine 🇵🇸 ♥️ gguuul yahuud Alaaaha jabiyo

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 2 місяці тому +1

    From bakaaro❤

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 2 місяці тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @FadosoDaahircilmi
    @FadosoDaahircilmi 2 місяці тому +8

    Allow gaalada dab dhexdooda yeel🤲 mu slimiintana midey ammin yaa rabbi 🤲

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 2 місяці тому +1

    Thanks nadaara

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 місяці тому +5

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 2 місяці тому +6

    Inta doonaysa in xayaysiisyadan dhaadheer la yareeyo liketa isku muujiya

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 2 місяці тому +4

    Islamka alaha mideeyo insha alah

  • @mohamedalijoho
    @mohamedalijoho 2 місяці тому +3

    ألهم أنصر اخواننا في فلسطين

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 місяці тому +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Місяць тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 2 місяці тому +19

    Free Palestine guul Palestine insha allah guul Palestine insha allah guul Palestine ya rabbi.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 місяці тому +3

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @suheebsuu2821
    @suheebsuu2821 2 місяці тому

    Wararka aad so gudbiso waa heer calami ah ,oona xaqiiq ah , mhdsanid qaabka ad bulshada somaliyed u fahansiiso siyaasada addunka iyo mesha ay u socoto

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an 2 місяці тому +9

    1 minute comment ina layga horenayo uman haysan😂😂nadaara updates better than hundreds of somali news TV's

  • @SahalwwwSahalwww
    @SahalwwwSahalwww 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 2 місяці тому

    Israail dhulka alle halajaro palestiin guul ayaan u rajeynayaa ilahow xaqeeda soo dadaji🥺🥺🙏🙏🙏🙏

  • @abukarmuhamedhilo7837
    @abukarmuhamedhilo7837 2 місяці тому +1

    Thank you 👍

  • @Libax962
    @Libax962 2 місяці тому +1

    #Alloow sharafka Ismail haniye oo kale noo dil amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @jabrilmahamed6030
    @jabrilmahamed6030 2 місяці тому

    Ilahay guul ha siiyo walaalaheena Falastiin

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 місяці тому +1

    Iraan waxaan rajeynaya israail ineey dhuka lajarto oo halmar tilabib holac ka shidmo insha alaah

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 2 місяці тому +2

    Nadara rer qasa wad ilowday 😢😢 yaa rabi u gar gaar walalaheen rer falastin gar ahaan rer qasa

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 місяці тому +1

    Wcs wr wbr akhii

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Guul Dowlada Iraan insha Allah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Cidanka Iraan illahay ha guleyo insha Allah

  • @NimoHusen-t5m
    @NimoHusen-t5m 2 місяці тому +3

    Xaruntooda amaanka iyo xuquuql insaanka afkumbaad ka dhahdiin umadaad ku sirtiin ameerika dagsatoo is raa iil ku difaacda abshir bacadleh allah ha unaxariistee ayaa sheegay

  • @calimaxamuudaxmed5781
    @calimaxamuudaxmed5781 2 місяці тому +3

    Iiraan macluumaad dhaamo noo raadi ustaadow kuwaan wax sooma sidaan waaye ciyaar laysla ogyahay waaye

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 місяці тому +1

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh ❤

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 місяці тому

    Allaaha guuleyo falasatina

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 місяці тому

    🇮🇷🇮🇷💪💪 reer falastiin Allaah caawi xamaas 🤲🤲🇵🇸🇵🇸☪️☪️

  • @abukarjama5115
    @abukarjama5115 2 місяці тому

    Allahayow yahuuda jabi & xulufadeeda

  • @abbuujiilaani407
    @abbuujiilaani407 2 місяці тому +1

    Alaha guuleyo islaamka oo ugu horeeyaan falastin iiran iraq lubnan suriya yaman alxuti islamkuna waa kii ka damqada dhibta walaalki yana la iidiinsheegin inuu shiico iyo suni midna janada lagu galimaayo ilaa alakabaq iyo gargaarka walaaka islamka

  • @FadumoSahra-g9e
    @FadumoSahra-g9e 2 місяці тому +1

    Cidanka ilhay
    Alha uu so diro
    Insha alha 💣💣🤲☝

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 2 місяці тому

    Allow yahuud dhulka la,goy yaarabi mareykan iyo xulufadiisa garabkooda ka bax

  • @NimoHusen-t5m
    @NimoHusen-t5m 2 місяці тому +2

    Ilaahaybaa reer galbeed kawayn oo ku filan islaamka ilaahay muwaafaqo hasiiyo

  • @gaagaale71
    @gaagaale71 2 місяці тому +3

    Yuhuud xulufadooda dhulka layiraaday dad aduun yuhuud waa lanacay yuhuud xulufadooda allow jabi jabxun carar cabsi qasaaro badan allow ugu gargaar reer gasa iyo reer yaman guusha xamas way dhowtahay Insha Allah yaxye sinwaar allaha xifdiyo dhagarta yuhuud shiicadda munaafaq quumo luud yo dhagarta shaydaan allow sii guusha yaxye sinwaar

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 місяці тому

    Allahu Akbar Allahu Akbar ✊✊🕋🤲👍🇸🇴♥️

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 місяці тому

    Maasha allaah ninka xukuma nagasaaki🎉🎉🎉

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 місяці тому

    Allaha guuleyo falasatina

  • @zahraabtidon4033
    @zahraabtidon4033 2 місяці тому

    Maasha Allah

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 місяці тому

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @HassanhadafoMadino
    @HassanhadafoMadino 2 місяці тому

    Guul insha allaha balistiin🤲🤲

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 2 місяці тому

    Turkiga loogama baahna maxkamada qashinka een awooda lajay ee waxaa looga baahanyahay in uu u aari ismaaciil haniya oo iiraan lasoosafto diyaaradii beeraqdaar isagoo wata. Duqa magaalada naakasaaga mahadsanid waxay kamidtahay awooda illaahay ee uu Falastiin gaalada ugu cabiidiyay Alxamdu lillaahi Yaa Rabil Caalamiin Yaa Ra,uuf mahad oo DHAN adigay kuu sugnaatay Allaahu Akbar

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 місяці тому

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 місяці тому +1

    Guul Bithin’Allah

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 2 місяці тому

    Illahey ha ugargaaro musliminta palastin 😢guul illaheyow sii free phalastin 😢

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 місяці тому

    Nadaara, xayaysiis badan, waa lagu daaloyaa dhegeysiga warkaaga.

  • @ZakarieAbdilatif-np6mi
    @ZakarieAbdilatif-np6mi 2 місяці тому

    Allahu akbar

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 2 місяці тому +1

    Naagtii baa hadashay!
    Diilka ciyazlka falastiin ha la joojiyo masiibooyinka dhiig yacabka

  • @ifrahwais6568
    @ifrahwais6568 2 місяці тому

    Insha allah waa dhamadki xulufada

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 2 місяці тому

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 2 місяці тому

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @OsmanNoor-k4m
    @OsmanNoor-k4m 2 місяці тому

    Ducada aan badinno walalyaal insha Allah 🙏

  • @maan8746
    @maan8746 2 місяці тому +1

    Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 2 місяці тому

    Yahuuda allaha jabiyo

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale 2 місяці тому

    Allahuma ansur falastin

  • @RealIslaamic
    @RealIslaamic 2 місяці тому +1

    iiraan iyo dhamaan dowladaha aduunka waa asxaabta israel iyo mareykanka waxba kama sugayno waa gaalo dhamaantood,lakiin ilaahay ayaanu ka sugaynaa gargaar insha Allah

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 місяці тому

    Munafiqiinta reer galbeedka u hogaaminayo mareykanka iyo yuhuuddo wey Jabi donaan Bi'dnillah, Ilahaw wey qooqeen e dukun dakun ka dhig gaalada inshallah

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 місяці тому +2

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Yaxyaa Sinwaar haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahabdulahi7876
    @abdifatahabdulahi7876 2 місяці тому

    Asc nadaaroow . Arimaheena somaliya maba kahadalnee wadanka arimahiisa in aad ku soo darto aa rajeen laheen . ✌🏾

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere
    @MukhtaarxirsiTallaabodheere 2 місяці тому

    Nadaara xayeeysiiskaaga waa100%

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 2 місяці тому +1

    asc❤❤❤

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 2 місяці тому

    ❤❤Wcs habeen wacan❤❤#Sabaax

  • @aden3425
    @aden3425 2 місяці тому

    Mahadsaniid nadara

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 місяці тому +1

    Iiraan, waxba meesha kuma hayso, gudeheeda ayaa laga adeeganayaa.

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 2 місяці тому

    Waa wax lala yaabo sida ay quruumahan xoogga badan (US,UK,France) ay ugu rukuucaan dowlad yar, iyaga oo aan awoodin inay la taliyaan ama saxaan khaladaadkeeda waaweyn, si indho la'aan ah ayey u taageeraan wax kasta oo xumaana oo ay sameyso, waxay daaha ka qaadaysaa jiritaanka nooc ba'an oo isku-tiirsanaan iyo gumeysi naxdin leh (kii Muruq iyo maalba ku weynaa oo maskax gumeysi lugu dulystay).

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 2 місяці тому +1

    Allah lajiro xamaas iyo xulfadeeda

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 місяці тому

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @XawaCige
    @XawaCige 2 місяці тому +1

    Adero nadar iran waxba yaysan nawareren waxba masowado

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 місяці тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ nice

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 місяці тому

    Wcs nadara show reer falastiin xiisbuulaah yamane Iraq Pakistan somaliya Turkish Iran gull gobonimo

  • @zaimkaelmi8884
    @zaimkaelmi8884 2 місяці тому

    Azhaabay ya ila mid ah oo gaaladan la yaaban yahuuda markay wax haleeneyso ma hadlaan lkn markii waxay haleeyan laga jawaabi maago bay qeeliyan yaab io ama kaak ma arki jirteen eebe islaamka hasiiyo awod maamuled oo galadan aan iskaga dhicino🤲

  • @YusufArab-g8i
    @YusufArab-g8i 2 місяці тому +1

    🇮🇷 Boolo xoofto uunbay haysaa

  • @abdimuse1620
    @abdimuse1620 2 місяці тому +1

    Aduunka alaha ku duro yuhuuda

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 місяці тому +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @ShamsudiinYare
    @ShamsudiinYare 2 місяці тому

    Asc ustadi in aan kula hadlo ayaan rabaa meel aan kaala sow hadlo iisheeg adow mahad san ❤

  • @apdifitaxhassan9579
    @apdifitaxhassan9579 2 місяці тому

    Asc nadarow waxan ubahanay dawoyinka maqarka

  • @abdisamadmohamed9066
    @abdisamadmohamed9066 2 місяці тому

    Sxb Nadaara maxuma in lagahadlo siyaasada caalamka lakin ha ilaawin wadankaga hooyo .

  • @mawlidmowga593
    @mawlidmowga593 2 місяці тому

    Nadara wayadan apdate ma tihid xuuti waa so hadlay asaga oo maraakiib nagta kagaliyay fadlan wararka sidii hore ku celi codsi waay

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 2 місяці тому +1

    Nadar waxa iga su Allah aah idacadhag ma xayesin baa mise waa TV xayesiin maxayeli waraka aad inosoo gudbisan sadax melod lawamel waa xayesin aan waxana ana dadka usoo kordhinesan soo ega idacadah wadamad kale waxan layabi sommalida ganacsigod iyo siyasitod kuli dhiga mirata ???maidin ku filnan wesi shirkd UA-cam ka waxad ka heshan ❤ shar waani idin samena.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Місяць тому

    Wcs

  • @SahroSharmake-uj3zf
    @SahroSharmake-uj3zf 2 місяці тому

    allow gaalada jibi

  • @AhmedHirsi-e2l
    @AhmedHirsi-e2l 2 місяці тому

    Asc nadara cod yar baa kaa shanqaraaye caawa

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 2 місяці тому +1

    Iran waa iska showiste wax ma ridaan

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 місяці тому

    Wcs wll w

  • @hony5804
    @hony5804 2 місяці тому

    Oomaxalodhahayey meshiilagudhifto nukler laguma nolankaro oo saxaro eynoqotaa mabeenbaaa

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 2 місяці тому

    Yaxye saric saran wararka ee siriya oo qabsatey meel shidalka ah oo mareyksnka hystey waxa dhan so jilci

  • @jstvjimicsigasocodkatv4443
    @jstvjimicsigasocodkatv4443 2 місяці тому

    Eraan Hadey Aar Gudaneyso Malasheegaa Iney Duulaan Qaadayaan Iyo Halkey Difaac Ka Galayaan

  • @yuusufyare3617
    @yuusufyare3617 2 місяці тому

    Nadaara weerarka iiraan waa nagu dheeraaday

  • @AbdulAzizIsmacil
    @AbdulAzizIsmacil 2 місяці тому

    Iiraan 10 cisho ayaan kasugaayay jawaab
    lkn illa iyo Hadda afsomaaligi
    inaga isku nacney umbey wadaan