Khilaafkas waxa ugu wacan professor ka Axmed ismael samater. Iyado ururkii meelba uu gaadhin ayuu khilaf dhex dhigey . Marka gudomiye hore profku laguma aamini karo xizbi ama urur laftiisa .
Qabyaalad baa ku madax martay, ma waxaad u haysataa wixii samaron sheegtaba inay isku meel noqon karan, sida isaaquba u kala rayi duwan yahay un bay lamid yihin
Labadiina qaybood waxaad ka dhigan tihiin laba nin oo bidaar leh oo gadhfeedh isku haysta, midkiina tima malaha uu ku feedho, iminka ururka hilaac baa sidaas ka dhigan, maxay is qabsadeen waxbaba meesha ma yaalaane
Labada Ninba waa maxad Case waa Abiib xamud iyo prof Samatar Taas Waxaa ka siidaran Labadaba Waxa dhalay jibriir Abokor Adeer Hana Waalina ee idinku soo heshiiya 😂😂
Mr samater in uu ku guuleysto xisbi u kaadiye ma ururkii ayuu qaati ka joogaa malaha siyaasaddu waxey u baahan tahay wax ka duwan waxa uu u maleeyey Mr samater.
Nimanka ha la isu doo jiido, Profesoorkana arrinka ha loo celiyo maadaama uu Gobolka Awdal uu keligii ka soo jeedo, inamada hala karaameeyo oo haloo caqli celiyo, Prof. Samatarna wixii qaldamay ha saxo iyadoo horena loo dulmay.
“Aa Huuno”😂
Juudaan😂
Belo! Odeyjirjiroole 😂
Prof.sowku laha kama qayb galayo dorashada.hadana muxu ugu didanyhy in dhalinyartu xisbiga dorasho gaarsiso.
Khilaafkas waxa ugu wacan professor ka Axmed ismael samater. Iyado ururkii meelba uu gaadhin ayuu khilaf dhex dhigey . Marka gudomiye hore profku laguma aamini karo xizbi ama urur laftiisa .
War odatga iska daaya ururkana isaga udaaya
Garrison Ridge
Ururka “DILAAC “ oo sheegeysaa muxuuyahay?!
Kuwaan waa dad waalan😮!
😂😂 hadayba is haystaane ma madax bay noqon
Waa filim fashilmay.
Absolutely 💯 wad asiibtey
Qabyaalad baa ku madax martay, ma waxaad u haysataa wixii samaron sheegtaba inay isku meel noqon karan, sida isaaquba u kala rayi duwan yahay un bay lamid yihin
Labadiina qaybood waxaad ka dhigan tihiin laba nin oo bidaar leh oo gadhfeedh isku haysta, midkiina tima malaha uu ku feedho, iminka ururka hilaac baa sidaas ka dhigan, maxay is qabsadeen waxbaba meesha ma yaalaane
NASIBDARO DHEE
FATOSHLAYAAL DHEE
BILA DAMIR DHEE
Odagaan geedka oow cuskada waa lajebayaa. Waxaasu waa munaafiqnimada kujirta
Labada Ninba waa maxad Case waa Abiib xamud iyo prof Samatar Taas Waxaa ka siidaran Labadaba Waxa dhalay jibriir Abokor Adeer Hana Waalina ee idinku soo heshiiya 😂😂
Ader siyaaasdda iska fadhiiso wa igatlo
Mr samater in uu ku guuleysto xisbi u kaadiye ma ururkii ayuu qaati ka joogaa malaha siyaasaddu waxey u baahan tahay wax ka duwan waxa uu u maleeyey Mr samater.
Waar reerkani habaar ayaa ku dhacay
Ma adigaa inkaaray lol
War ina abiib maad kahadashid inaat urur lawareegay ina samatar samaroon wuu siidilay
Kkkkkkkk
Tool yeelkibaa dhaqda
Nimanka ha la isu doo jiido, Profesoorkana arrinka ha loo celiyo maadaama uu Gobolka Awdal uu keligii ka soo jeedo, inamada hala karaameeyo oo haloo caqli celiyo, Prof. Samatarna wixii qaldamay ha saxo iyadoo horena loo dulmay.
Ina xaamudow adiga iyo walaalkaaba ka fadhiista dalka
kkkkkkkk
muuse ayaa marna isku diraya marna isugu yeedhaya
Muuse lagu waashay war iyaga fardamo xumo haysa
Halaga xishoodo proffosoorka! Arintanina waa ceeb ee hoos ha loo xaliyo!
Ina samatar waa bilaa caqli ma sharci baa ka jira mindha ma arko waxa meesha ka socda wuxu joogay dal sharci leh waar yaan lugu dilin doqon
Waar duqu waa iiman laawe maraykan buu wax walba ku hayastaa maxa waalay oo iidoorka daba dhigay wuu waashay
Warr idoor waqah😂😂
Waar Kan ina samatar mindha ma quusto ma iidoor buu rabaa inuu xukumo war meeshu waa reero baa dagan Haku waalan iska dhaaf waad waalatay
Kan yaa wax u dhiibabanaya waa saaqid aan saamayn lahayne berigii somalia uu iska sharaxayna 6 codbuu helay waxayna ka turjumaysaa shaqsiyadiisa qof ahaaneed
Taada kuu dhaanta intad Cid kale saloolaneyso . Ceebtaada ku mashquul
@@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu60 ka kun ee uu Somaliland ka helayna miyaanay ku tusaynin shaqsiyadiisa
Ahmed gud cur buu gudayaa curur ma jiree yaan jar lagaaga talaabsan rajada shacabka ku biir waa wadaniye
Waaa tuu garan la,yey
Waxaa iska leh Ururka hilaac Ina Samtar kani kale waa damaaci sidii walaalkii iimaan laawe
Iyagii baa madaxa lasu geliyey samaroonkii isku waasha meel aan waba ka jirin bilaa damiir baa tihiinne waashay xagee wax yaalin indhaha beela samaroon hurda
Maqaaxi walba ninkiisa ayaa iska leh