DONTII UGO XUMEDA AYAA RACNAY UGO DAMBEEN WAA NABAD TAGNAY🥳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 419

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 11 днів тому +76

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 11 днів тому +74

    Koko walaalkeed gees wey udiidey ayadaa fadhiisatey ilaahey haku amaansado

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 11 днів тому +71

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
    ❤❤❤❤🎉❤

  • @Team_qabqab45
    @Team_qabqab45 11 днів тому +179

    Team kokobuule like 👍

    • @AsmaDaauud-nn8fq
      @AsmaDaauud-nn8fq 11 днів тому +3

      𝐒𝐚𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐲𝐞 𝐳𝐱𝐛

    • @ijaabl1232
      @ijaabl1232 11 днів тому +3

      Team susu dheh channelkii amira majogtide

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 11 днів тому +5

      Koko

    • @Team_qabqab45
      @Team_qabqab45 11 днів тому +2

      yaakubalamiye😅

    • @UmulJaamac
      @UmulJaamac 11 днів тому

      HJMNS❤❤❤🎉🎉😊😊😂😂😮😅😅

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 11 днів тому +53

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫵

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o 11 днів тому +98

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 11 днів тому +77

    Team sundus and Koko one like 👍

  • @IsroCabdale-xi8od
    @IsroCabdale-xi8od 11 днів тому +35

    Sundus wan ku jeclhy Wllhi dar alle 🥰😭❤️😩

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 11 днів тому +44

    Naagihii hadda kuhaayey aawey sundus maxaa loo ilaalin waayey meeshan waa halis qof kasta naftiisa koko ayada cml ley waaye maxey ilaalinee

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 11 днів тому +30

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 11 днів тому +62

    Malinkii 2vedio ayey eheed balanta yaah😂😂😂

  • @IqroCali-ix8vd
    @IqroCali-ix8vd 11 днів тому +29

    Abyo sundus awaku jecelhy mcnto hal io lapo wax idheh farin laan haigaga tagin abyo koko igu salam❤❤😊

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 11 днів тому +17

    Ala mxa quruxbdnaa la safar asxbtada 😂wlhi qaraxo intu igu racsaan👍😭😂😂❤️❤️❤️

  • @user-dt7mz7rj4y
    @user-dt7mz7rj4y 11 днів тому +65

    Team koko sundus one like❤😊

  • @NajaxCkariin
    @NajaxCkariin 11 днів тому +20

    Doontii xitaa wey ilwdy gariga jooji kulahaa sundus😂

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 11 днів тому +38

    sundustena is ilaali amiradena kamaqan yaa iqabana e dhahdy wallahi😂😂❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 11 днів тому +14

    Ardeeqow umadeena mahn marka la naxsanyhy asi wuuba iska ciyaaraa😂

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 11 днів тому +3

    Dunidanma soo Marin ruuxKa Sharaffbadan nabi Muhammad(صلى الله عليه وسلم) ❤😊😊

  • @drsMaryanFuaad
    @drsMaryanFuaad 11 днів тому +10

    Naagahan caacda ku haayoh xaa ka qaldan koko iyo Sundus waligood ay isla ahayen team halista teda kle qof walpo naftiisa uu ilashanaya 7+7= dhaqda mesha kla taga 😅😅

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 11 днів тому +7

    Sundus Jooji gaariga kulahaa 😂doon iney saarantahey wey ilowdey😢😂

  • @NafisoMaxamed-uz6yy
    @NafisoMaxamed-uz6yy 11 днів тому +22

    Sundussey muuqaalo qurux badan noosoogali

  • @Aishastylqueen
    @Aishastylqueen 11 днів тому +9

    Kaligay iska sabay nayay kulahaa sundus kaluun maatahay waa iga qoslisay wallahi 😂😂😂😂

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 11 днів тому +5

    Muraad Baan Leeyahay Iiso Duceeya Plz🤲

  • @rayaanmohamed2072
    @rayaanmohamed2072 11 днів тому +50

    Sanduustena hadan team amira nahy waku uxiisnay durba😂😢

    • @Samrosimin
      @Samrosimin 11 днів тому

      Haa walhi😅😅😅

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 11 днів тому +45

    Team sundus one like ❤

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 11 днів тому +11

    Sundus is iLaaLi byo amiira ku iLaaLin jirty maba joogtee ❤😊

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 днів тому +9

    WAA ILAAH. MAHADIIS.
    WAAD. NABAD. TEKTEEN
    TEEM SUNDUS. IYO KOKO❤❤

  • @user-mq7hx5jz1k
    @user-mq7hx5jz1k 11 днів тому +14

    Team sundus like ❤😊

  • @HamdiAbdirsaaqHassan-ct9gv
    @HamdiAbdirsaaqHassan-ct9gv 11 днів тому +5

    Congratulations sundustaydii 300k

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 11 днів тому +28

    Marku ilahay Ina faray gabdhu inanay muxrim la’aan bixin karin may ahayn cabudhin iyo in wax wanagsan la inaga hor joogo tusale waxa inagu filan 9:30 inta sundus ay ledahay koko wllked ba haya anigana wax i qabta ma lahan 😢

    • @nemoabdurahman
      @nemoabdurahman 11 днів тому +10

      Wllhi been maaha

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 11 днів тому +6

      Haa abayo wllhi wn ka naxay markay dhahday koko wallkeed baa haya anigana wax iqabto malahan waa erey wayn qofkii walaalkii ka fogyahay wuu dareemi kara ilaahay ha ilaaliyo

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 11 днів тому +1

      Walhi taasaa beeen aheyn allow xaqa natus yaa rabi 😢😢😢aniga maanta salaada duhur Kas iiga tagtay kwrn saan fiidiyow u fiirsanaayey😢😢

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 11 днів тому +2

      ​@@maryanCraxamaansalaada haka mashquulin abaayo

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 11 днів тому

      @@ubaxcali2067 hye mcney mahadsanid

  • @fatushQurux-bs7cb
    @fatushQurux-bs7cb 11 днів тому +8

    Team amira qurux one love

  • @haasiimmohan4647
    @haasiimmohan4647 11 днів тому +9

    Wn idin salaamay tiim koko
    Sundus❤❤❤❤❤❤❤❤ ane love❤❤❤❤

  • @Mariama_ahmet2024
    @Mariama_ahmet2024 11 днів тому +17

    Wah Dad mia mesha iga soo horeye 😂

  • @user-lm7wn6xe4r
    @user-lm7wn6xe4r 11 днів тому +32

    Sundus abaayo waa kujeclahay wlh❤😊

  • @Ayanitaa
    @Ayanitaa 11 днів тому +10

    Sundusey 300k come soon 🎉❤

  • @Anfaciita
    @Anfaciita 11 днів тому +15

    Sundus la'aan teeda video maba dawn karo❤

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 11 днів тому +7

    Coming soon 300k I.a ❤

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 11 днів тому +10

    300k hampalyo sundusteena❤❤

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z 11 днів тому +9

    Team halista cadi matihiin❤❤❤❤❤❤

  • @user-qj8hc5dq1g
    @user-qj8hc5dq1g 11 днів тому +10

    Teamka koko io cadnan ujeclhy❤

  • @user-ly4ee8fc6q
    @user-ly4ee8fc6q 11 днів тому +11

    Team amiira like

  • @user-xy5st2sy4z
    @user-xy5st2sy4z 11 днів тому +15

    adi is ilali sundus abayo😮❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 11 днів тому +10

    Koko is not easy

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 11 днів тому +33

    Manta hdey amiiro ahaan la heed sundus gacantey qaban laheed ax sundus mnta amiiro wey tabtey😢😢😢😢

    • @Samrosimin
      @Samrosimin 11 днів тому +2

      Haa walhi amiradena naxaristi yo qofa😢😢

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 11 днів тому +12

      Suura dhocileedka Kala dag meesha sundus ilmo mia

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 11 днів тому

      Been maahan amiira waa qof naxariis badan m.a

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 11 днів тому +1

      @@naimadahir519naagahan meesha suure ku haayan iyo inee dadka isku diran😂

    • @amuunabdalla70
      @amuunabdalla70 11 днів тому

      @@naimadahir519mayla yaabtayadna😂😂😂

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 11 днів тому

    Congratulations Congratulations 300k❤

  • @user-yx6re6kg4l
    @user-yx6re6kg4l 11 днів тому +7

    Allah sundus io koko sidaa aan u jeclahy

  • @AkramYare-zh8lu
    @AkramYare-zh8lu 11 днів тому +6

    Sundus waan ku salamey😊❤

  • @user-wr2es2gp9k
    @user-wr2es2gp9k 11 днів тому +15

    Cadnan wuxu garanka u wata jacaylkisi ayu ka safray marka jacayl ba haye ka qaleya noo😂

  • @ijaabl1232
    @ijaabl1232 11 днів тому +11

    Team susu one like☺

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 11 днів тому +1

    Team sundus Allah ha idin nabad geeyo iinashaallah ❤❤

  • @Suhuur123-re7tm
    @Suhuur123-re7tm 11 днів тому +11

    Waxan ku rajanaya inana noqodo qofka ugu horeya wan noqaday😂😮

  • @Tiineyyyy
    @Tiineyyyy 11 днів тому +5

    Sunud kulahaa alla dadkii walalaha way is haystaan aniana😂

  • @maryanxaajixaaji3553
    @maryanxaajixaaji3553 11 днів тому +5

    Sundus Qurux ❤❤

  • @Abdijabarofficial
    @Abdijabarofficial 11 днів тому +7

    Team koko iyo sundus❤🎉

  • @user-rx8rb1jh6b
    @user-rx8rb1jh6b 11 днів тому +4

    Sundusey 300k coming soon 🎉❤

  • @user-od5qb9vn9v
    @user-od5qb9vn9v 11 днів тому +5

    Maanta anaa ugu horeeya yaa igu xiga❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 11 днів тому

    Hada nhy tem amiiro dhaqso nbd nogu kalay sundusey wlshy mcn wa dareenay maqnaantada ❤❤teda kale wxd glysa 300k i n hmplyo hppti❤❤❤

  • @KaafiyaAadanShOmar
    @KaafiyaAadanShOmar 11 днів тому +9

    Temkygiiii haliistaas aha zunduz ayaanleee waa ku salameeya wll

  • @MushtaaqAbdurizak-tr7zy
    @MushtaaqAbdurizak-tr7zy 11 днів тому +5

    Team koko is seya🎉❤

  • @user-mh2wd7pt8z
    @user-mh2wd7pt8z 11 днів тому +6

    Sundusteyda caashaqa❤❤❤

  • @AzmaInacabdi
    @AzmaInacabdi 11 днів тому

    Masha allah ❤❤teamkayga

  • @SundusCusmaan27
    @SundusCusmaan27 11 днів тому +11

    SunDus Love you wllHi Abyo NoloshA yeLow miya❤😂

  • @zupraanapdurahiin4748
    @zupraanapdurahiin4748 11 днів тому +6

    Sundusey manta ani ugu horeyey

  • @maxamedcabdiofficial4571
    @maxamedcabdiofficial4571 11 днів тому +4

    Ana ugu so horeeya maanta😂

  • @atariishoqurux2455
    @atariishoqurux2455 11 днів тому +10

    Sundus koko maxey wiilasha kaga racday alfa ka soo arkee🥺🥺🥺

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 11 днів тому +8

      Naa xishoo meesha halista waa ujeedaa koko ayadaaba dhici gaartey dadka ha isku dirin

    • @safiaibaar5110
      @safiaibaar5110 11 днів тому +4

      Ooo koko iyada naf ma alahan miyaaa iydaba qadar ka shege nio dadka qaar weyba iska hadlan naa isla yaab

    • @Sundus819
      @Sundus819 11 днів тому +2

      Oo haday leedahay may ayada gabadh lasicotè may is garab fariisiso wuxu😂😂😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 11 днів тому +7

    Sundus dhib badanaa war joji gaariga kulahaa ma BL bey saran tahay bal😂😂😂

  • @SaajidoMaxamed-os5gd
    @SaajidoMaxamed-os5gd 11 днів тому +2

    Anaa ugu horeeyo😂 samiya aawey

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 9 днів тому

    Sundus congratulations for 300k 🎉❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 11 днів тому +15

    Salam Sundus 😂🎉 Masha"Allah ❤❤❤😂Dalxiis Wanaagsan Habiba🤲😘 Adi & Dhamaan Team Ka Oo Dhan❤❤❤ Allaha Idiin Fududeeyo Safarkiina🤲❤❤❤ Horta Qaf Soo Dhofaayo Ma Lah Miyaa?????Ooo Maxaaa Dhacay 😂 Leen Ma Idiin Xareysnoo🎉❤❤❤Arimahaas Ka Soo Hadal Non❤❤??? Mise Bis Waaye Malesia Ayaa Saldhig Ka Dhigatteen Gacaliso Soo Jawaab Hee?????🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘🤲

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 11 днів тому

      Adi nin maad tahay mise naaag anigana isoo jawaab bal aaan ku ogaadeee 😂😂😂😂😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 11 днів тому

      ​@@maryanCraxamaan Quruxeey : Walasheey Samideed 🌹🍰🍰🍰🥧🥧🥧Ani Waxaan Ahay Naag Hooyo Ah ❤❤❤Alhamdulillah, 🤲 Oo Walashiin somaalieed Ah!🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Waad Ne Ku Mhadsanthy Su'aasha Aad I Soo Weydiisay😂😂😂 Waayo Su'aallaha Waan Jeclahy🎉😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Hadii Af Soomaaligeeyga Qaldenyahayne I Soo Saxa,😂😂😂 Sababtoo Ah Dhulkiii Hooyo Waxaa Igu Danbeeysay Anoo Aad U Yar Ok😍🤩🤩🤩🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 11 днів тому

      Ilaheey Amarkiisne Sundus Waanba Iska Jeclahay, 🌹 Waayo Waa Habllo La Dulmiyey 😘🍓❤️, Oo Caruur Looga Tagay " Kaligeed Korsaneeysa❤️🤲 Saas Ayaan U Tageraaa Ayada & Amiira Qurux 🎉🎉🎉🎉🤲🤲🤲 Allah Waclam 🤲🤲👍🇸🇴

  • @Archyusuf-me4qh
    @Archyusuf-me4qh 11 днів тому +4

    Wll pls microphone isticmaal dhagaha Naga jabiseen😅😢

  • @Cabdulahixamari6
    @Cabdulahixamari6 11 днів тому

    Masha-allah nabad igu dabal daga asxabteyda qaliga ❤❤😊😊

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 11 днів тому

    Dalxiis kii oo qof ah koko❤❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 11 днів тому

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @user-rr9bd1hi9s
    @user-rr9bd1hi9s 11 днів тому +7

    Team sundus one like❤🎉

  • @lupiladan3002
    @lupiladan3002 11 днів тому +2

    Sunduseeeeyyyy💋❤️

  • @faysalmaxamud9305
    @faysalmaxamud9305 11 днів тому +5

    Team sundus ayaale😂😂

  • @user-zr4ex2zo7s
    @user-zr4ex2zo7s 11 днів тому +1

    Sundusee is ilaali qaali dhamaan tiin ❤❤

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 11 днів тому +2

    Kuwan waa dadka kaliya een markan dawanayo iyago ihorfadhiya camal aan uqoslo walhi ilahey ha idin barakeyo taem 27 dhamaantiin

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 11 днів тому

    Mashallah 300 soon❤🎉

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 11 днів тому +2

    waar jooji gaadhig kulaaaah aar sundusaaaa😂😂😂😂😂

  • @user-px1wd5sg1c
    @user-px1wd5sg1c 11 днів тому +4

    Alla sunds ❤❤❤❤

  • @user-wn8ei8km5z
    @user-wn8ei8km5z 11 днів тому +5

    Team Koko like😊❤

  • @KautharSaid-xz6ho
    @KautharSaid-xz6ho 11 днів тому

    Abayo. Sundus. Markaa meel khtr mryso. Wx dhn haduubin. Naftada ilali. Ama wiilsha iqabata dheh. Wllhi. Waa nig nacy dhamntiina. Illahy hani aamnsodo. Nabd kusoo noqda insh allah🤲

  • @Tiineyyyy
    @Tiineyyyy 11 днів тому

    Isla caawa 300k gaarsiino sundus

  • @AminYerrow
    @AminYerrow 11 днів тому +3

    Keep going❤❤❤

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 11 днів тому +2

    Vodioga sundus wa fadhiya gacan dahab❤❤❤❤

  • @SalmoQaasim-jk9ws
    @SalmoQaasim-jk9ws 11 днів тому +1

    VidiYoww Qatar isla sodupa adi koko nolashedi🙈👸👸❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 11 днів тому +18

    Ma aqaano cida arkidoonta qoraalkan balse waxan ilahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 11 днів тому +8

    Sundus 500k SUBSCRIBE coming back qosolka aduunka wey people who prank miyuu

  • @user-ju1kj5xw1d
    @user-ju1kj5xw1d 11 днів тому +2

    Anaa ugu horeeyo❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 11 днів тому +4

    Sundus shidan hada nabad tagteen Waa Alx❤

  • @LaylaMaxamed100
    @LaylaMaxamed100 11 днів тому +1

    Sundus ayaanle xagee aadeen abayo😊

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 11 днів тому

    Walahi sundus iyo koko walahi safarkaan waa safarkii ugu qaraaxada badnaa uguna style ka wacnaa www walahi saxipo aan kladhicin wiilashana walahi halista waawadanaa hadaa team sundus nehe wiilashaana walahi waafarxad socota borin malagu daremayoh xagooda❤❤❤😂😂

  • @natashaquen6058
    @natashaquen6058 11 днів тому +3

    Anaa ugu horeeya❤😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 11 днів тому +4

    Sunduseey koko vidio soo gali dheh

  • @IqraIlyas-ei9mn
    @IqraIlyas-ei9mn 11 днів тому

    Keep going abaayo

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 11 днів тому

    Hada dadka way ku jecel yihiine samtalade jeexjeexan iska daa🎉❤

  • @hannacaliabshir3164
    @hannacaliabshir3164 11 днів тому +1

    Team sundus one love❤

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 11 днів тому +1

    Sundus ❤

  • @AnfacOsman-yw8cc
    @AnfacOsman-yw8cc 11 днів тому +1

    Pls iso duceeya muraad iyo hami leyhy