KOKO IYO ANIGA DALXIISKII UGO SHIDNAA MAXA NAKAL QABSADAY QOSOLKA ADUNKA😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 389

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 3 місяці тому +31

    Abyo mcn ugu horayn wn ku salaamay wxn filaya inaad aragtid dhambaalkayga wxn raba inan kuu sheego hal erey ama waano yar abyo is ilaali sharaftaada ilaasho adiga oo dalxiisaya haddana wax kasta waa inaad iska fiirisa taxadar badan sameey, dhar jirkaaga muujinaya ha xiranin ama in banaynaya jirkaaga, adiga oo dadkaaga iskaga dhex jira haddana waxyaalada qaari yayna kaa hoos bixin is ilaali cawra tahay abyo mcn xumaan igama ahan safar khayr qaba alle hakaaga dhigo mid khayrkiisa wata i.a abyo waxyaalada aan kuu sheegay ha ilaabin iska taxadar isna ilaali haday noqoto xitaa ereyada afkaaga kasoo baxaya ha noqdaan kuwa aad ka fikirtay abyo mcn❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +139

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢❤

  • @Nuuro43
    @Nuuro43 3 місяці тому +119

    Sundusey Markaad laabaneysaan, amiiro kadis oga taga inata ugu raacsan like👍🥰

    • @CuudMaxamud
      @CuudMaxamud 3 місяці тому +3

      ❤❤

    • @elmarwaanfellani7042
      @elmarwaanfellani7042 3 місяці тому +2

      I aamin ayada kedis ugu imanayso.
      Sundus mrkey so bxysy mxy dhahdy" Amiro wxbn isku ognhy"
      Fahan😊

  • @AbdiasiisAbdiasiisAbdiqa-yu6sf
    @AbdiasiisAbdiasiisAbdiqa-yu6sf 3 місяці тому +92

    Inta nabiga jexel scw like saara

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +161

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 місяці тому +9

    Zxb raggu isma ciile illahey dartii iso booqo wlal😢

  • @SahroCwali
    @SahroCwali 3 місяці тому +72

    Abaayo sundus ha is qaa win oo is astur abaayo xumaan igama ahan baayo

    • @fowziyomaxamed9109
      @fowziyomaxamed9109 3 місяці тому +10

      Waxan rajeyna iney wanada qadato waxa kuwaniyo qof kujecel wano walal tinimo enagatahy😊❤❤

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 3 місяці тому

      Haa wey qalbi wangsan thy kaliya asturnanta ka maqan ❤

  • @ZamzamAbdulaahi-q2p
    @ZamzamAbdulaahi-q2p 3 місяці тому +33

    Waaw labo vedio waa kaa heenaa sundus saan lee wax uso dhig mr kasta hdaa 400k gaaree

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +35

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +28

    Gabdhaha sidaan iskugu faraxsan baad caayneysaan alla idinkaa

    • @FaraxCabdirizak
      @FaraxCabdirizak 3 місяці тому +2

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FalisMaxamed-ng4ed
    @FalisMaxamed-ng4ed 3 місяці тому +17

    Sunduseyyyy team amiiro hda nahy wku xisney😢😢❤

  • @Msswaaleyyy
    @Msswaaleyyy 3 місяці тому +3

    Naagahaan meesha ka qeelinaayo waxee ka xun yihiin koko hormarkeeda dada oghy ee saan cml la rabeen wee unoqon weese kadib caac meesha ku wadiin sudusey amiira hadee kula soconlaheed saan madan ahaan laheen kulahaa amiira views see ku hesho lee rabta

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +19

    Alpha qalbi wanag su sundus ola sucdo usugayo❤❤😢

  • @xafsoxarago8355
    @xafsoxarago8355 3 місяці тому +26

    Hhhh sundus tokadan xasan iyo koko dhexdoda gal donta haka dhicin ayaga dhakab kudheh walaley 😂😂😂😂

  • @maryanAbdicasiis
    @maryanAbdicasiis 3 місяці тому +49

    Sundus kulaha ninkan warkisa iga soo gabi whi dacad u qoslayyy😂😂😂😂😂😂😂

    • @Munishabdi
      @Munishabdi 3 місяці тому +5

      War dhan marabto 😂😭

  • @Runxasan-3
    @Runxasan-3 3 місяці тому +55

    Sundus video yada daqiiqadahoda noso badi dhaqsina noo soodhid waan sugi la,ahay😢

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 3 місяці тому +38

    Team Koko and sundus one like 👍

    • @sumayoliibaan-ny9jk
      @sumayoliibaan-ny9jk 3 місяці тому +1

      Sunduseeeyyy abayo amiiro kadis ugu tag please 😢🎉

  • @ramla8285
    @ramla8285 3 місяці тому +37

    Gabadha yar EE sundus cawada halagarsiyo 300k InshaAllaah ❤

  • @AishaFarhan-kj7mj
    @AishaFarhan-kj7mj 3 місяці тому +22

    Ku sali rasulkena (scw)❤

  • @SacdiyoAbdinuur-qm3no
    @SacdiyoAbdinuur-qm3no 3 місяці тому +18

    Koko balal layso xidhay kulaha 🤣🤣🤣

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +28

    Team sunmirko one like 👍

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 3 місяці тому +8

    Muraad baan leeyahay iiso duceeya wllyaal plz🤲

  • @miiraqaali
    @miiraqaali 3 місяці тому +4

    Xaazazii lugihiisa farax Lugo basto waa dhafeen lugu istaakiin marooyan wey ka jawi raban suku socda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @najmocali6389
      @najmocali6389 3 місяці тому

      Dhintey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @XabiibaMaxamed-bv4xf
      @XabiibaMaxamed-bv4xf 3 місяці тому

      Hhhhhhhh wllhi waa IGA qoslisay

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +40

    Sundus kulaha ninki pangaladeshka ahaa nice to meet too😂😂😂😅

  • @SumiishSuusaan
    @SumiishSuusaan 3 місяці тому +18

    Team sundus onel like 😂🎉

  • @iQraqurux-q7f
    @iQraqurux-q7f 3 місяці тому +2

    Sundus 🎉kooko isn't easy 😂😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 місяці тому +12

    Boqorada puntiland 🇸🇱❤️ sida bil dhalaty baa usogaayay video gaaga blz daqiiqadaha noso badi 2 video noso gali hddy macquul thy i.a❤🎉

  • @AmalAbdi-sb6zf
    @AmalAbdi-sb6zf 3 місяці тому +16

    Sundus ayaanle my girl❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 місяці тому +4

    Sundusey sakada xiran tahay waxkale waaye another level waaye lkn fananada iyo taraxada isku caadaan ma ahan fananad cadaan sax ah turaxad cadan sax ah ma ah so dalxiis wngsan ku rajeyaa

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 3 місяці тому +16

    Team sundus ayanle LiKe 🙂

  • @The_Queen01670
    @The_Queen01670 3 місяці тому +14

    Oo sundus vediogii kale makasaarty😮

  • @ZakiyaMohamed-tq9gk
    @ZakiyaMohamed-tq9gk 3 місяці тому +6

    Dadkii dhhaye koko mxe sundus uqaban weysay koko ayadabo halis ku jirte oo wallkeda hayo dhici gaarty sunud ayadana koko ka naxsaned

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +2

      Vidiogii hadaayey iyo kan koko kuwaasheen waa dad dulmiga jecel

  • @Sabnaayariisey
    @Sabnaayariisey 3 місяці тому +7

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz ❤❤❤

  • @AlfiAbdinor
    @AlfiAbdinor 3 місяці тому +10

    Koko bulle saxib wanagsan wllahi❤

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 3 місяці тому +15

    koko walalkeed maxay kaga naxsan tahay acuudibilah gabadh baa keligeed lasocota markasay ilawdey walalkeed wiilasha hala baashalo may iska deyso ❤

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +6

      Maxaa karabtiin walaalkeed miyaad kaxigtaan

  • @jamaadcismaan
    @jamaadcismaan 3 місяці тому +13

    qofka koowaad waa ani love sundus koko❤

  • @NimcoAbshir-o2f
    @NimcoAbshir-o2f 3 місяці тому +6

    Kusali xpp keena muxamed😊😢

  • @salma________arnash
    @salma________arnash 3 місяці тому +7

    No ex no next for me kokodeyda is the best

  • @ambaromohamed5599
    @ambaromohamed5599 3 місяці тому +21

    Inantan please 1m aan gadhsiino

    • @FaraxCabdirizak
      @FaraxCabdirizak 3 місяці тому +1

      Siis siis sundus sidayare dhahedo kehely😅😊❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 місяці тому +26

    Sundusteena iyo Kokodeena our princess ♥️🥰

  • @kanoochannel2233
    @kanoochannel2233 3 місяці тому +13

    Amiira qurux is beautiful ❤❤

  • @SamiiraCabdullahi-yz3zu
    @SamiiraCabdullahi-yz3zu 3 місяці тому +6

    Sundus markey video soo dhigto imaba dhaafi karo❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +3

    Kokodeena iyo sundusteena dalxiis wacan

  • @HafsaqosolWanaagTT
    @HafsaqosolWanaagTT 3 місяці тому +1

    Putland waa inaad iska dhaaftit dabalyhy mxay kuu qabteeen Reer magaal iska dhig qabiil iskadhaaf

  • @manaalmohamed9558
    @manaalmohamed9558 3 місяці тому +3

    Team halista dalxiis laguma gaaro sundus hambalyo 300k subscribers 🎉❤

  • @IdilHasen
    @IdilHasen 3 місяці тому +6

    Koko magaceda rasmiga cawa maqly kawsar😮❤

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 місяці тому +2

      Awal maadn ogeen miya 😂

    • @Micraaj-.1997
      @Micraaj-.1997 3 місяці тому

      Kowsar wowow hada maa maqashay lee😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +9

    Koko is not easy

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 3 місяці тому +9

    Is astur sunduseey awalbaad safar macsiyo baxdee hadana qaawanaan hakudarsanine dadkan kuuwada qoslaaya qabriga kulagalimaayaane kookoo ayaaba xogaa kudhaanta dharka

  • @naimoali5483
    @naimoali5483 3 місяці тому +12

    Waa ka raysateyn wixii rer bahdilanka ahaa❤❤❤

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr 3 місяці тому +4

    Sundusey tripka danbe koko ku dhag iyadaa kusoo wadateee 😂😂😂😂

  • @CaishaMohamed-ll4dl
    @CaishaMohamed-ll4dl 3 місяці тому +7

    Sundus ku heesta ❤😂

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 3 місяці тому +3

    Taladii amiiro waqadatay saas karabnaa labo Labo vedio ❤🎉

  • @Mumtaz738
    @Mumtaz738 3 місяці тому +4

    Team amiira sundusteen 7k lee hartey hurry up yqey❤

  • @aweysshiikhmaxamed5886
    @aweysshiikhmaxamed5886 3 місяці тому +11

    Team koko ONE like ❤❤❤

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 3 місяці тому +2

    www sundusey walahi adih koko marwalpaa safarkiina waaheclahay qosol iyo baashaal teedakle cawoh style nagu garaacden walahi mashalah wiilashana walahi hadaaba lasocotaan boorin maba dareemesiin❤❤❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +2

    Ayy sundus tena wad raxeysateen adiyo saxibta lakin amiiro idinka maqan yaqey😢😂

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 3 місяці тому +1

    Koko iyo sundus saxipoh isjecel kulahaa tii sundus eheed baalal isoo xerteh 8kiilo ah walahi waanawashen aqwaanyalow dadka labadiina idiin sodhex galaayoh layaabay anih saxipoh tihiin dadkaan cadawgaa yee iskukina dirin😂😂😂

  • @nastexonalka2678
    @nastexonalka2678 3 місяці тому +1

    Team cumerko ONE Like

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 місяці тому

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AnasCawad
    @AnasCawad 3 місяці тому +3

    Amiira Maa kaxeesataan uf yaakhee uf😅😂

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 3 місяці тому +5

    Jaceyladeydii Koko iyo sundus❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому +4

    Koko ridhwnky shegeso ywaye mise marwn ayka wda sundusy coming soon 300k ❤

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 3 місяці тому +6

    Please iso boqda asxabey allah dar tiisa ❤❤ wad mahad santihiin 😍😍😍

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 3 місяці тому +5

    M.a hblhygi ❤ala sundusey wlley wan ku washee xagee ka helaaa❤❤❤❤❤

  • @CiilowAwees
    @CiilowAwees 3 місяці тому +7

    Team koko team sundus one like❤❤❤❤❤

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 3 місяці тому +16

    Naa hb wa nalashaqysay inta dalxiiskaa 2bo vedio nosodhig😢❤😂

  • @MariamMaster
    @MariamMaster 3 місяці тому +1

    Sunduseyy 300k come soon 🔜 ❤😢 xppti congratulations

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 3 місяці тому +4

    300k is hare Hampalyo sundus ayaanle 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 3 місяці тому +1

    Amiira love keeda ceyda haduu soo bixi lahaa weysoo bixi lahyd midhaa sax

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan 3 місяці тому +5

    Woow maasha allah qurux dharka waad ku soo baxdeen❤❤❤

  • @Drsmariaindhobildhi
    @Drsmariaindhobildhi 3 місяці тому +3

    Alla sundusee Kan dalxiis waadhaafee lest go abaayo raaxayso

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 3 місяці тому +3

    Asxaabay sundus gaarsiiya 300 sundus inshalaah kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaamyaasiin3293
    @sihaamyaasiin3293 3 місяці тому +1

    Walasheey sundus inay vedio noo duubto dhibayo umartaa uma qalanto 293 dhaqso 500 aan Ku gaarsiino

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 3 місяці тому

      Haa wlhi hadan awoodo 1m bn gdhsin lahaa❤❤❤❤

  • @Amiiramahamed-p8w
    @Amiiramahamed-p8w 3 місяці тому +6

    Oh my days 😩😂❤️

  • @Amiirada945
    @Amiirada945 3 місяці тому +17

    Ninka buuran xariga lama go ayo miyaa indho dheeriyaa xagee ka. Arkay

    • @Princessafa
      @Princessafa 3 місяці тому +1

      😂😂

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 3 місяці тому +3

      😂😂😂😂aniga wa ku qoslay wxn laha sundus ninkan waxbey ka sheegi lkn wey ka dhcday😂😂😂😂

  • @munahassan5045
    @munahassan5045 3 місяці тому +39

    Team koko one like 👍

  • @SafiyaClaahi-z4p
    @SafiyaClaahi-z4p 3 місяці тому +7

    Kii kooko yaa ila sugoyo 🥺

  • @NasroNasro-zu5oy
    @NasroNasro-zu5oy 3 місяці тому +1

    tiimkookoo waad soobaxdeen laakiin aabay amiira iyo ceeda ama labadaas lamadhax galo waad cab satee🎉😅😅😅🎉🎉🎉🎉❤

  • @SamiiraXirsi-q5q
    @SamiiraXirsi-q5q 3 місяці тому +5

    Sundus wxay lugaha paaztadaa😂😂

  • @NadiiraAhmed-tl4ll
    @NadiiraAhmed-tl4ll 3 місяці тому +18

    Sundus waa na waalaysaa ❤😂

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 3 місяці тому +7

    Ayy matanha ❤❤❤❤

  • @IfraaxHassan-ur3jw
    @IfraaxHassan-ur3jw 3 місяці тому +6

    Sundus❤❤❤

  • @AnisaArgsan
    @AnisaArgsan 3 місяці тому +1

    7 qof ka dhiman 3000 really 🎉🎉🎉🎉🎉hambalyo

  • @FilsanFilqurx
    @FilsanFilqurx 3 місяці тому +5

    Sundus waan ku tageera❤❤

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml 3 місяці тому +1

    Wiilasha way qaawan yihiin iyo gabdhihiinaba war is astura waa aduunyo e

  • @SahraMaxamed-z3z
    @SahraMaxamed-z3z 3 місяці тому +5

    Buqoradeene sunus❤

  • @SafaQalbiqurux
    @SafaQalbiqurux 3 місяці тому

    War sundus 300k geeya wax yar kaga dhimanee😢pleas😊

  • @AmiiroMaxamud-xz4fo
    @AmiiroMaxamud-xz4fo 3 місяці тому +4

    ᴬᵇᵃᵃʸᵒ ᵃᵐⁱⁱʳᵃ ⁱᵍᵘˢᵃˡᵃᵃᵐ ᵖˡᶻ ᵖˡᶻ ᵖˡᶻ 😢 ᵃᵈⁿᵃ ʷᵃⁿ ᵏᵘˢᵃˡᵃᵐᵃʸ ᵃᵇᵃᵃʸᵒ qᵃˡⁱⁱ ❤

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 3 місяці тому +1

    Mashallah 300k coming soon babi sunduseeyy😍❤️

  • @pilanmowliid
    @pilanmowliid 3 місяці тому +11

    Walhi illahy dardii ayaan kuu jeclahay iga qaslisaa ❤❤❤❤ I miss you xppti

  • @ZharmaarkeZharmaarke-sr8rt
    @ZharmaarkeZharmaarke-sr8rt 3 місяці тому

    Sundus iyo cumeer walidoda waxa qaranaya ciyalka arkuwana 😂😂😂

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 місяці тому +2

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🎉
    LANDHERE MJ AH SUNDUS AYAANLE ❤🎉

  • @najuu...1
    @najuu...1 3 місяці тому

    alla sundusa nimn qurxona joga ku teh😂😂😂

  • @Marishahmed19
    @Marishahmed19 3 місяці тому +2

    Omg please 300k sundus ayaanle kabadan uqalanta gaarsiya ❤❤

  • @NuuraApdirhmn
    @NuuraApdirhmn 3 місяці тому

    ᴋᴏᴋᴏ ᴀʙᴀᴀʏᴏᴏʏ ʙᴀᴀʟᴀᴢʜᴀ ᴡᴀᴀʙᴀ ᴋᴜ ǫᴜʀᴜxʙᴀᴅᴀɴ ᴛᴇʜᴇ ᴍxᴀᴀ ᴜ ɴᴇᴄᴇᴇᴢᴀᴀ

  • @Number1fanteam27
    @Number1fanteam27 3 місяці тому +6

    Design ka koko miyaa mise........❤

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 3 місяці тому

    Wiilasha la biska saxa kuwa kubka lahay surwaal dheer gashta please madaxana isla ekeeya jariinka saan fool xumo

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe 3 місяці тому +1

    Team koko🫶💗

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂 sundus fanni

  • @Nasriinabdiqani-ld9qx
    @Nasriinabdiqani-ld9qx 3 місяці тому +1

    Madaasho😂