HEESTII HIBOOY LYRICS BY X K MAGOOL & SALAAD DERBI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 2 місяці тому +1

    Heestii "Hibooy" codadkii Salaad Maxamed Shardi (Salaad Darbi) iyo Xaliima Khaliif (Magool) AUNtee, heestii loogu jeclaa sanadkii 1968di. Waayo-waayo iyo xusuus dheer ayey i gelisaa markaan heestan maqlo. Waxaan ahaa arday dhigta fasalka 3aad ee dugsiga hoose.

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Місяць тому

    dharan dharan dhan dhaaran dhaaran, heesta dhageysigeeda macaan waxaa iidheer, musiga macaaaaan ee aadan marnaba ka xiisa dhaceyn, waad garanaysaa in heestu tahay berisamaadkii, xitaa musigaa ah berisamaad, oo codadka magool aun iyo salaad baa ah berisamaad...