First aid & Board and beyond ku soo koob haddaa category 2 ku jirto i made it this year in internship hadda i feel confident. And waligaa ha ilaawin Spaced repitition muhiim waaye. Thank you Dr. Adnan
shukrn Dr waaa suàlha Mar waliba is waydiino ardayda mxaa waxii aa so marnay u aqaaanin anaga waqti aa bixineeno muddada dheer cshrdii sii socdaan cabsi bdn wabanay video inaga filanay shukrn Dr jazaka allhu kheer
Alla dr kan wunagsoodahay wallhi wan ubahnyn xata sharaxadiiisa kama cajisaysid Dr waxn ahy qualified nurse kaso hadal asgana iyo taloiyinka nasin lahyd
Alhamdulilah maanta ayaan laba sano oo jaamacadda ah xidhay hal sano oo kale ayaa ii hadhay maanta ilaa caawa waxaan doonanayay inaan qorshaha jaamacadda ii xiga dejisto Iminka markaan UA-cam ka sidaa usoo galay ayaan Title kan la kulmay aad iyo Aad u mahadsan tahay Dr
Dr maadama no sheegtay channelska basic ka sida Dr najiib waxaa kalo ka so hadashaa books ka naka caawin Kara basic ka qofka rabo inuu basic iska Soo dhiso adigo mahadsan 👍
mahdsanid dr wllhi wqx badan ayn ka faidey ani hort qof medical student ma ihi oo waxan sandkan ka qalin jabiyy computer science wxan hda wada course aan recover ogu sameynyp cashardi hore iyo kuwan horeyba usp qadan waxn daremy isla dareemdi hda ka shekeysay i.a dhaan inta dwaty muqalkn wxan lehay daad maanta si aat berito umira gosato waxt maanta beraty
Dr adnaan apdliaahi waxan ardey had bilaabey jamacada kuliyada medicine and surgery. Su,aasheydu wax weeye ? 1: hadan ku dadaalo inta jamacada leyga dhigayo ka waram ? 2: sidee ku jeclaan kar in aan markasta wax aqriyo ? 3: marka jamacada dhignayo maxaaeyga bahan yahay?
Aad ayad umahadsan tahay dr'e warbixnta qaliga ah ee nala wadagtay.Waxan jeclan laha dr'e waxa jira arday cafimadka dhigata oo dhigta kuliyada kale ee cafimadka sida dental ama kuliyadaha kale cafimadka side ayay iyaguna uga fa'idaysan karan fursadaha calamiga ama mixnooyinka calamiga ah runti wan jecalan lahayn inad si guud noola wadagto. Mahadadsanid dr.
Dr waxa xiga rafaad.wareeg badan Dad shaqo kuu diida dad ku yasa intad shaqo radiska tahay iyo dad ku dhiiri galiya oo ku dhaha nio xamaliba iska noqo sas darteed waxan soo jeedinaya dhaman dhalinyarada 10 ka maraya iyago wax baranaya iny dhinacna ka shaqeeyan shaqaduna nooc walba ha yeelato'e shaqo ceeb malahan san qabo
Dre aad iyo aad ba u mahadsanthay, saa mawdhuucyada muhiimka noo ah aad uga soo hadashid hdan junoir dr nahayna wax wayn bay nooga dhigan tahy , dr waxan ka codsanya inad kasoo hadashid anesthisia da wadanka say ku tahay waxan raby ina wax badan ka ogaano.
Ustaadii Su aal ku weydinaa Waxaa bartaa Nursing waxNa jeclahay medicine imana soo tagalin in ah barto waxaan rabAa medicine ku darsado marka dhameeyo mar iskumid manoqon karnaa qof dhameeye medicine
Dr aad u mahad santahay aniga teyda hadan ka hadlo waxan ahay medical student oo bilawayo clinical isla sabtida lkn waxan tabayaa in wax iga dhiman yihin waxaana jeclahay in an galo international examination hada taladan hadan qaato in an ka bixi dono gabka an daremayo mar kale aad u mahad santahay Dr cadnan
Dr🙌
Anigo IT ah bn muqalka dhamestay sbbto ah mowduc xasasi ah iyo so gudbin aan laga cajisenin mahadsanid dr❤
Maasha allh allahumma baarik dr adnaan aad baan kaaga faa'ideystaa runtii well done
First aid & Board and beyond ku soo koob haddaa category 2 ku jirto i made it this year in internship hadda i feel confident.
And waligaa ha ilaawin Spaced repitition muhiim waaye.
Thank you Dr. Adnan
Kadibna uworld question bank samee kadibna
Nbme hadii aad jaaniz uheshid waxa gali kartaa usmle exam❤❤❤❤
Zxp may cawinikartaa waxaan filayaa Dr tahy internship kujirtaa Ana hada preclinic dhameyey
shukrn Dr waaa suàlha Mar waliba is waydiino ardayda mxaa waxii aa so marnay u aqaaanin anaga waqti aa bixineeno muddada dheer cshrdii sii socdaan cabsi bdn wabanay video inaga filanay shukrn Dr jazaka allhu kheer
Mashaalah Dr mahadsanid
Dr medical laboratory ka soo hadal iyo meelo aan cilmigeeda ka heli karo😊🎉❤
Booskii uu taaganaa 16 aa anaga hadda taagan nahay 😢
@@MaryamoAxmed-e6r wn gaadhaynaa wll mxd Bartaa lkn
Thank you Dr
You really inspired me Doctor, thanks
Alla dr kan wunagsoodahay wallhi wan ubahnyn xata sharaxadiiisa kama cajisaysid Dr waxn ahy qualified nurse kaso hadal asgana iyo taloiyinka nasin lahyd
Mahadsanid dr❤👍🏼
2 hours ago ayy ka fekerayy suashan dr thnks .
Kaplan books ayaan aad u jclahy dr inaa cover gareeyo dr insha allh .
Wll Kaplan intee lagahelaa. Mida kale ma free online resources baa?
@@abdallamahat4257 wll hada xamar joogto tag suuqa xareed/ howlwadag masjid abuu hureyra dukan la dhahayo saalim ama universal dadka hada waydiisana wad heleysaa meshaas ka heleysaa waana buugag fara badan lkn way qiima jaban yihin marki igu dambeyse anatomy ayan kaso qataye 6 dlr ayu ahaa
Nasiib wacan
Dr hada kahor hooyadey baa kaumilisay wiilka noogu yar sadaq yare 😊
Alhamdulilah maanta ayaan laba sano oo jaamacadda ah xidhay hal sano oo kale ayaa ii hadhay maanta ilaa caawa waxaan doonanayay inaan qorshaha jaamacadda ii xiga dejisto Iminka markaan UA-cam ka sidaa usoo galay ayaan Title kan la kulmay aad iyo Aad u mahadsan tahay Dr
Thank you Dr last year baan maryaa kuliyada NURSING si xogtah nolah wadaagtay xili aan ubahana
Mahd snid Dr cafimadka ma barto lkn waan dhagesta wanada iyo taloyinkada❤جزاك الله خير
Thank you Dr Adnaan Allah Haa Ku Sharfo Wax Yaabaha Aad Inoo Faaideysay🫡🫡🙏✔️💯
Thanks, our Dr
Aad ayaad u mahadsantahay Dr Jazakallah waa mowduuc aan u baahnaa❤😊
Post more videos on encouraging the youth , even I my self , am l student at university level. Thanks once more
Dr Bakar hda Digfeer Ayuu ka shaqeeyaa Waa Neurology Resident
Mahadsanid doctre taladan waa I amfacde wana qatay wan kaga mahadcelinaya another time doc
Shukran Dr aad ayaa noo caawisey ani midwife ayaa ahay jamacda ka qalinjabin rabaa next month insha Allah good idea ayaan kaa faaidey ❤😊
M.a midwife last year ana ❤😊
Ma. Dadaal wacan iinsha Allah umuliso ❤
Mahadsanid Dr wax badan ka faaiday❤❤❤
Masha'allaah Dr mahadsanid wxaa ka soo hadashaa medical laboratory iyo meelaha ugu fcn cilmigeeda ka heli karo❤
Thanks dr
Thanks dr waa runtaa xataa post graduate exams xitaa waa ka baqnaa
Allah ha idin barakeyo Dr’s ❤
Masha Allah dr adnaan go anka ad malintaa gartay manta wad ku faiday hormar wcn labada darod
Allahuma barik
Kwrn wll mxaa kula talin lahayd qofka hda bilaabayo jamcda shukrn
Ugu danbeyn wn hely chenelKkaaga😅❤ thanks dr🎉❤
Dr Public health professionals iyo qababka horumar looga gaadhi karo kasoo hadal waa faculty ay bulshadu aad uqaladfahasanyihiin
Wlhi wuu icaawiyay muqaalkaan thanks dr❤
Thnks Dr ❤
Dr ilaaahay haku barakeeyo aduun iyo aakhirba Dr waxan ku waydiiyey nursing yagu ma leeyhiin imtxaanadan caalmigaa
National Council Licensure Examination ( NCLEX ) la dhaha jiro
Dr thanks sanadkaan ayaan jaamacada gali rbaa
Thanks very very much Dr Just Graduated 2 weaks Ago 🎉 Much Needed Help ❤ Abaalkga jano insha allaah💝🙏
Wll ma nurse bad thy mise laboratory
Thanks Dr Adnan our great advisor
Dr allah ajir iyo xasanaat ha kaa siiyo welcome back markale dr ❤
qaf waxtarle alle haku barakeeyo 🙏
That was a great i dea 😊 for me about to finish my MMED OBGY
Thanks dr✨️🙌
Mahadsanid dr❤.
Xataa jaamacad ma gaarin dr adnaan video yadaada oo dhan waa dhamayeey
Murajacda waqti haloo huro Dr mhdsnid❤✊🏿
Mahadsnd Dr🙏
Waad mahadsantahy Dr 👏♥️
Dr haddii ay macquul tahay kanaalka noogu soo casuum
Qof usmle steps diyaariyay oo khibrad wadaag ahaan waraysi ah ka qaad
Mahadsanid.
thnks Dr 😊
Dr maadama no sheegtay channelska basic ka sida Dr najiib waxaa kalo ka so hadashaa books ka naka caawin Kara basic ka qofka rabo inuu basic iska Soo dhiso adigo mahadsan 👍
Thanks Dr adnan we proud of you
Thnks dr qalbi jabka hlkaana la fadhiyaa
Dr mahadsanid nursing ka soo hadal meelaha aas aasiga ee qofka laga rabo in xooga saaro
Asc dr..
Waaxan ahay arday dhameeye public health
Kasoo hadal....mhdsanid
Mahsanid dr waan kafaaiday mowduucan anigo 3year ah
Dr waan ku jeclahay
Mahadsanid our doctors
Mahadsanid Dr
Thanks 👍 Dr ❤
Week one iso dhamaday as Med-student ahaan alx ❤hadana video dhan waa dhamees tay .
Thanks Dr👨⚕️😊
Wll talo kaaraba kuliyada medicine bartaa semester one marna
Wey iku sii cuslaaday inbadan waxaa qeyba waa sii ilaaba maxaa xal
@Mohashuuriye45 wey wey anba waa kula ahay bro🙌inte kaagala Soo xariiraa waa iskabenaa dhib malaha😅
Masha allah Dr
Laboratory kasoo hadal insha allah
Wllo alle haku barakeeyo wad ku mahadsanthy sidaad noola garab taagantahay wax sheega❤
Thx dr❤
Dr adnaan mahadsanid
Muqaal labaad dr
Thank u
جزاك الله خيرا جزاء
Shukran🙏🙏🙏
Thank you 👍
Dr thanks waxan ka sugenaa accountant ina barnamijkan oo kale kaso sameeso❤
❤❤❤ adnaan wan ku salaamay
Waad mahadsan Dr
Mansh allah tabarak raxmaan jazak allhu khayr ustaad
mahdsanid dr wllhi wqx badan ayn ka faidey ani hort qof medical student ma ihi oo waxan sandkan ka qalin jabiyy computer science wxan hda wada course aan recover ogu sameynyp cashardi hore iyo kuwan horeyba usp qadan waxn daremy isla dareemdi hda ka shekeysay i.a dhaan inta dwaty muqalkn wxan lehay daad maanta si aat berito umira gosato waxt maanta beraty
Tnkis dr❤
Masha allah
Mahadsand
Dr adnaan apdliaahi waxan ardey had bilaabey jamacada kuliyada medicine and surgery. Su,aasheydu wax weeye ?
1: hadan ku dadaalo inta jamacada leyga dhigayo ka waram ?
2: sidee ku jeclaan kar in aan markasta wax aqriyo ?
3: marka jamacada dhignayo maxaaeyga bahan yahay?
Wll hadaa bilow tahy imikad fursad haysataa ha ku eekaan inta laguu dhigo wax badn akhri
Medical laboratory books cawinayo please kahadal
Wll mahadsanid in badan ❤
Dr Adanaan lab ahay sources isheeg aan ka barto isheeg
Aad iyo ad ayaad umahad santahay DR Runtii Talo wanaagsan ayaad Nagu kordhisay
Allaha kusharfo 👍
Thanks Dre
Dr waa mahadsan tahay
❤❤
Aad iyo aad umhdsnthy dr
Dr quf General Nursing bartay 2 years doctor maku darsan karaa
Thanks
Dr mar walba waan kuso waydiiya su'aashaan hadii aad aqoon uleedahay iiga soo jawaab
Farqiga udhexeeya psychology iyo islaamic psychology
Se ma jaamacadaha wadamada carabta sida Masar OO kale baan uraadsadaa mise jaamacadaha Yurub iyo America?
Chat gpt weydii
Thanks
Allaha kubarakeeyo
Aad ayad umahadsan tahay dr'e warbixnta qaliga ah ee nala wadagtay.Waxan jeclan laha dr'e waxa jira arday cafimadka dhigata oo dhigta kuliyada kale ee cafimadka sida dental ama kuliyadaha kale cafimadka side ayay iyaguna uga fa'idaysan karan fursadaha calamiga ama mixnooyinka calamiga ah runti wan jecalan lahayn inad si guud noola wadagto.
Mahadadsanid dr.
Dr waxa xiga rafaad.wareeg badan
Dad shaqo kuu diida dad ku yasa intad shaqo radiska tahay iyo dad ku dhiiri galiya oo ku dhaha nio xamaliba iska noqo sas darteed waxan soo jeedinaya dhaman dhalinyarada 10 ka maraya iyago wax baranaya iny dhinacna ka shaqeeyan shaqaduna nooc walba ha yeelato'e shaqo ceeb malahan san qabo
Dre aad iyo aad ba u mahadsanthay, saa mawdhuucyada muhiimka noo ah aad uga soo hadashid hdan junoir dr nahayna wax wayn bay nooga dhigan tahy , dr waxan ka codsanya inad kasoo hadashid anesthisia da wadanka say ku tahay waxan raby ina wax badan ka ogaano.
M.A mhdsnd dr
Mahadsanid DR Adnan
Asc Dr waxan ku weydinaya qofka nurse ah kaso hadal taqasuska uu sameyn karo
Aniga midwife barta wsano i dhiman 2di sano laso dhaafey natijoyinka an keney kuma qanacsani wxan rapa ina 2da sano isbedelo dre thanks videogan waqti fcn bu isogarey😢❤
Aniga xitaa wlhi kulamid ahy 2 sano idhimaan najito fcn inaa keeno rajeynaa inshlahaa waqati waheysanaa alxm
Ustaadii Su aal ku weydinaa Waxaa bartaa Nursing waxNa jeclahay medicine imana soo tagalin in ah barto waxaan rabAa medicine ku darsado marka dhameeyo mar iskumid manoqon karnaa qof dhameeye medicine
Makugula talinaayi in aad dhameysatid, hadii aad rabtid inaad baratid Medicine kow kasoo bilaaaw.
Shugran dr ani puplic health maxa talo nagu cawinysaa
M.a Dr faculty kaaga maxuu aha
Aad bad umahad santahay dr

mahadsand Dr