Wararka Subaxnimo Gobolka sanaag Ayaa saaka waxa ka qarxaya Dagaal xoogleh Oo ay Huwantu bilowdo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @faraxmuhumed6646
    @faraxmuhumed6646 10 годин тому +5

    waar ciidanka isoo duceyya ilaahey haku guuleeye

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 годин тому +1

    ALLAHA WEEYN 🎉🎉🎉🎉 HAA MAA DHEEYO HAA U DHAWNIINE HUBKA CUULUS KUU FUURE ALAHU AKBAAR GUULESTE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND GUULYSTE

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 7 годин тому +1

    masha allah ciidanka qaranka ciidanka ssb ciidanka g36 dhamantin alle haydin barakeeyo guulaysta

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 10 годин тому +2

    guul somaaliland ❤️ guul ciidanka qaranka iyo ciidamada medeniga ah G36 iyo SSb

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 10 годин тому +2

    Cadawgiin Hajabo Cadawiin Hajabo Cadawgiin Hajabo aamiin aamiin aamiin. Guulayso Geeshkayagow Guulayso.

  • @NadiaAli-v7j
    @NadiaAli-v7j 14 годин тому +2

    C/Q geesiyada libaax niman oqoonba lax karida insha allah guushu wadhankina cadowgu dambas iyo digo alle haka dhigo aamiin 💪💪💪💪💪💚🤍❤️

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 13 годин тому +1

    Lacagta ay shiinaha iyo qurbajoogta, iyo Nairobi ka soo ururiyeen dal iyo dad laguma qabsan karo.

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 12 годин тому +1

    I salute all patriotic somaliland defenders

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 13 годин тому +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre 💚 💚 💚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 7 годин тому

      Guul SSC khaatumo ❤❤❤❤
      Ceerigaabo reerkii iska lahaa baa u haraya ❤❤❤
      Ninkan you tuber waa nin been idiin soo gudbiyo oo uu fuyuus ku heluu rabaa 😂 ee cayaar waa galin dambe ar maxuu been idiin sheegayaa waa calaacalayaa you tuber saw ma arkaysid calaacalkisa😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 14 годин тому +1

    Waad mahadsantahy abwaan xigmad waxaan u dirayaa hambalyo hambalyo isaaq galbeed hdaan nahay meel ayaan saarnay cagdheertiiye isaaq bari iyo ciidamada milataragia iyo difaac madanaiga ah ka kaca fadhiga huwanta uraysa meel inaga saara nacalaa ku yaale

  • @SabaxMire
    @SabaxMire 14 годин тому

    Guul guul cidankayagii dhiranaa geesiyaasha qaranka allah haydiin garabgalo waanu idinso ducaynaynaa guulaysta marwalba dugsigaanu ku sexano ayaatihiin
    Garbahaanu kadulaa tihiin
    La aantiina waxba manihiin ruunti
    Niyad iyo qalbiba waanu idinkala jiira guulaysta marwalba inshallah ♥️ ❤️ ❤❤

  • @ahmedomar4582
    @ahmedomar4582 5 годин тому

    Ciidanka qaranku aad ayuu u Mahadsanid yahay. Adiguna waad mahadsantahay.

  • @SaadaOmar-q2q
    @SaadaOmar-q2q 3 години тому

    Habmalyo hambalyo guuuul geeeesi ❤❤🎉🎉

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 7 годин тому

    ❤❤❤GUUL CIIDANKA QARANKA POWERS SLND ❤❤❤ INSHALAAH ❤❤GIULEYSTA GEESIYADA SLND. KUHURIDO ❤❤

  • @LegendJimleothman-p8l
    @LegendJimleothman-p8l 15 годин тому +3

    Guul somaliland viva ciidanka qaranka somaliland from mujrimiinta alshabaab

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 11 годин тому

      Kaab daarood ah alshabab namataageerto

  • @NadiaAli-v7j
    @NadiaAli-v7j 14 годин тому

    C/Q ka insha allah guulaysta cadowginu hajabo inta calanka towxiidka kaso horjeda aamiin guul SL💚🤍❤️

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 13 годин тому

    Hanbalyo alla haydin xafido ❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 12 годин тому

    RABIBAA jabin cadowga Aamiin

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 9 годин тому

    ILAAHAY HAKU FOORORIYO SHARKOODA.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 8 годин тому

    Waa xalal dhiga huwaanta xaakuwoda khamisyada xidhan

  • @Dekadjama-jc1dn
    @Dekadjama-jc1dn 12 годин тому

    Guul Isha aallaahu hanbalyo

  • @DeeqaAyaan
    @DeeqaAyaan 7 годин тому

    Sharaf iyo k💕💕💕💕💕💕💕💕💕aramo

  • @MustafeMaxamed-e5i
    @MustafeMaxamed-e5i 8 годин тому

    Mawaxbaadhacay imaka nitahaw maxaad kuwaramaysaa

  • @SahraHassan-r2c
    @SahraHassan-r2c 9 годин тому

    Hala iska ilaliyo waxaay rabaan kartadi 25 /8 hala dig tornado ilashada malkina iyo matadiina gardaro cad baay wadane waayse ku jabayane waxaay samaynayan si kasta oo aay idinku jebinkaran ee dhexdinana safeeya cashar ka bartaa tii inugu dhacday ee hore raga tusa waxaay yihiin insha allaah allaah ha idin cawiyo allaah ha idin xafido aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 9 годин тому

    Waxaan oo dhan waxaa ka dambeeya xadan gurguurte

  • @MohamedSalanAbdi
    @MohamedSalanAbdi 14 годин тому

    Hambalye soomaalilaand ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaawad-h1w
    @fatimaawad-h1w 11 годин тому

    guulesta ciidankena qaranka

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 14 годин тому +1

    NIN MEEL UU CAAD MEELI UU MADOW
    Waxad ogatan in Huwantu marna dagalka daynidonin Ceerigabo wayo mawqofkoda aya ah inay Ceerigabo qabsadan Marka waxa habon hadi ay werar so qadan in anay dagalka la jojin ila xuduud Yoocada laga gadhayo oo laso afjarayo huwanta Haalku waa sida waxba in laga maqlin hadala ayso yerayan Garadoodu ee marahababinta ah ee ku sabsan nabad tasuna waa been nigu seexinayan oo suragal ahayn in laga dhegaysan wax yaaba ay leyihin

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 12 годин тому

    WAA FAL IYO SIXIR WAXAN AY WADAAN

  • @KhalidMohamed-us9zs
    @KhalidMohamed-us9zs 7 годин тому

    Guuul Guuul somaliland

  • @housseinahmed5654
    @housseinahmed5654 11 годин тому

    Guuuul slnd

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 13 годин тому +1

    Waxaan aad sheegaso walaalo waa laga dabeeyaha qaar dowalada somalilaan ku jiraha ayaaha ka dabeeyaha waayo adiga qofaka adiga doonayaha inuu ku dilo isagu habar waacaday marakaad qabaato sideed hadaanaha u siidayanayasa marakaad cawagaaga hadaanaha macaa hubaku adigu kugu dilhiiy lahaa aad fasaxado kaad fasaxaaday maalamo kadib adigu dib kugu so noqonayaha kkkk lakiin hadiiy kiiy laqabato noqon waayo halaku joogo nafata lagu dhaafiyo walahiiy kumaay so haweesateen huwaan xanuun may araag waliihi loma quus gooyaniin midh kaad nolool ku qabataan yaanu nolool ku noqon wixiinu dal iyo dad difaaca maheey waxa kalaaha meesha ku jiraha needaha nagalaha taagaha meeshan huwaanata dibada waxaa badabaadinasa huwaanata gudaha 😡

  • @kaltunyasiin4145
    @kaltunyasiin4145 8 годин тому

    Ilaahay idankii jajaba

  • @FarxaanCismaan-jd1qy
    @FarxaanCismaan-jd1qy 10 годин тому

    Guuul guuul,ciidanka,qaranka,soomaalilandh

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 14 годин тому

    nacasyohow odayaashu siisaynta maxaabiiteena ayey usocdaan wax iska hubso waan waan.baa socota mise risisiqii auaa halkaa kaahalsy is ilasli brigii hore nin fiicanbaad ahay oo runta kahadla wa talo inaderka ayaan ahay waan baa socota

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 14 годин тому

      Inaadeerkii ma tihid ee waxaad tahay faqash is le wax khiyaame, laakiin, waa lagu fahmay, kani wuu kaa gubtey e filim kale oo kuu shaqeeya soo alif.

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot 11 годин тому

      @Abdulkga buufin baa inagu dhacaydee waa anigu waxan pure isaaq reer guuleed cumar mataqaan hadad habarjeclo kala taqaan

  • @abdulrahmanahmed8077
    @abdulrahmanahmed8077 11 годин тому

    Somaliland Milirary way guuleysanayaan Insha Allah. Kuwa baadilka isku raacay, guul darro ayaa u dambaysa.

  • @kaltunyasiin4145
    @kaltunyasiin4145 8 годин тому

    Isku noqda ilaahay naga qabo

  • @عبدالرقيبعبدالفتاح
    @عبدالرقيبعبدالفتاح 11 годин тому

    Waa kujabayan ninki belayo donaya wajabayn

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143 9 годин тому

    Hanbalyo inadeer viva Somali lanad

  • @FarxaanCismaan-jd1qy
    @FarxaanCismaan-jd1qy 10 годин тому

    Hanbalyo,soomaaliladh

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 12 годин тому

    MAXAA LO SUGAYAA MAALOGU TAGO HALKAY JOOGAAN

  • @farxiyaxajicali52
    @farxiyaxajicali52 3 години тому

    Allahay hajabiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 13 годин тому

    hayee maxan u sugayna ila iyaga is walan sababta anu u sugayno wa maxay

  • @DahirAxmed-gl1oi
    @DahirAxmed-gl1oi 9 годин тому

    Miidamo dhago male haduu malag dhawaqo,

  • @CabdiXasan-cu5ch
    @CabdiXasan-cu5ch 12 годин тому

    Guuul guuul guuul SL

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 11 годин тому

    حسبي الله ونعم الوكيل
    حسبي الله ونعم الوكيل
    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 12 годин тому

    Isaaq iyo bulshada ay ku jiraan waxay go'aansadeen inaysan Muuse doonayn. Haddaba, waxaan leenahay: iska ilooba in Somaliland la aqoonsado. Hadda waxaan nahay SSB iyo G36 argagixiso.

  • @Hamse-um1bd
    @Hamse-um1bd 13 годин тому

    Hambaliyo

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 12 годин тому

    SSB iyo G36 wax loo habalyeeyoo ma ahaaa was dada biliiliqoo wadaaaa

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 14 годин тому

    WAAR. HALKOODA. UGU. TAGA OO WEERARA

  • @FuadAbdullahi-l9x
    @FuadAbdullahi-l9x 14 годин тому

    Hambalyo

  • @KhaliifCali-l5z
    @KhaliifCali-l5z 5 годин тому

    Goolgool

  • @LipaanMohamed
    @LipaanMohamed 8 годин тому

    Huwantu diyarad bay ku maqanyijihin
    Bosaaso bay kaso dagaysa ayaamnkan warkaasi wa xaqiiq

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 15 годин тому +1

    Waar aadan wali baa falayee usheega inay quraan aqriyaan

  • @CabdirasaaqFarxaan-f4z
    @CabdirasaaqFarxaan-f4z 14 годин тому

    Hanbalyo

  • @MaxamedfaraxCali
    @MaxamedfaraxCali 14 годин тому

    Huwan ceerigaabo waxba kama qaafo igu soo orod maaha

  • @RaxmaMaxamuud-j4d
    @RaxmaMaxamuud-j4d 5 годин тому

    Hanbalyo ciidanka qaranka

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 14 годин тому

    Sidii laascao hadeer dur diro miyeunaan kujiidhayn ciirigaabo ?horta meeshu sidii ciirigabo matahay sidii lascano oo kale durduro iyo orod.

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 14 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 годин тому

    Dhulbahntey waxaa waalyaa Hassan sheekh chine masar lakiin kuma xisbaaayan in isaaq oo shacab ah rideen Jalle siyaad oo haystey ciidnakii afrka uagu xoog roon ookaga jirey qawada sadexad Isaaqow balntena waa in Laascanood laga dhigo Bahal Galeen why waa tuulo laba buro ku dhex talaa oo la qabsan karo wax ka yar one Hour

  • @abdisagal779
    @abdisagal779 14 годин тому

    Waxa jira dirad macal habenki wax laku arki karo

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 13 годин тому

    12/24/24 Cashar ha loo dhigo. Dhalinyarada Ceerigaabo ee bililiqada loo xidhay, yaan loo xidhin misqaaladarati , halaga siidaayo. Xaalad dagaal .

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 10 годин тому

    Siilkii hooyadaa baa huwana bilaa edeb af xun

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 годин тому

    MAR CABAADA MAR LA SHAQEEYA CIRO MUU CITIRAAFKII RAADSHO 90% LAGA SHAQEEYEY?? CADAWGU HA JABEE!!!!WAAYO U DIIDAY INUU ITOPIYA TAGO? WAAYO MAXABIISTEENII OO XIDHAN KUWA CADAWGA LOO FASAXAYAA NINYAW CAQLIGA KA SHAQEEYA SHALAY SOO NOQDA LA HAYDEEN AYAN MA RABAAN IN ILMO SAQIIRI IDINKA HADHO

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 12 годин тому

    Guuleysta ciidanka qaranka soomaalilaand guul iyogobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 12 годин тому

    Marka meeshu waa furin isaaq waxa uu hasto malaha lagama foga marna waxaad tirahdaan 90km ayeey ujiraan beenalayaal

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 13 годин тому

    Marka dagalka lagalayo qunaan hala ahkristo iyadola ahkrinayo halgalo sixirkoda ubabao

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 6 годин тому

    Kaan wuxu dono bu ku hadLa BeenaLe tuug

  • @CsamedelmiAhmedAdam
    @CsamedelmiAhmedAdam 14 годин тому

    Waar dadka beenta kalatag anagaa joona ceergaabo waana nabad . meesha waxaad la soo fadhidaa munaafiq nimo. adise dagaalka maxaa kaa galay. Dadkii lahaa baa difaacanayee tan adeer waa goob muuse ismaaciil leeyahay.cidina ma hungurayn karto

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 14 годин тому

      Adiga iska dhaaf, hooyadaa xata Muse Ismaacil maaha, beenaale faqash ah oo isle Isaaq isku dir ayaad tahay. Waanu ku fahanay, laakiin sheekadaasu kuu shaqayn mayso.