calaamadaha isha xasadka ee daran by ustaad caydaruus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 689

  • @Qaaliyeyyy
    @Qaaliyeyyy 10 місяців тому +11

    Allahu ma anta rabi laa ilaha ila anta caleyka tawakalt wa anta rabul carshil cathiim mashaa Allahu kaana wama lam yashaa ,a lam yakun laxowla wala qowata ila bilahi aclamu ana laaha cala kulu shee in qadiir wa ana laaha qad axaadha bikuli shee in cilma wa axsaa kula shee in cadataa Allahuma aacudu bika min shari nafsihi wa shari sheydhani wa shirkihi wa mini shari daabatin anta aaqithun binaasiyatiha ina rabiy cala siraadhin mustaqiim ❤❤❤❤❤

  • @Sabiriin_abdyrahman1
    @Sabiriin_abdyrahman1 11 місяців тому +10

    Calaamadaha xaasidka aadka u daran
    1: camalkii inuu naco
    2: jarees iyo lafo xanuun marka soo kacdo hurdada
    3: garbo xanuun daran
    4:ooyin bilaa sabab ood moodo ina ku nafiseeso
    5: inaa dadka ka dhex baxdo
    6: qandho habeenkii ah
    7: daciif jirka dhan ah inaa noqoto marbo marka ka dambeyso

  • @nagaadahmed4331
    @nagaadahmed4331 4 роки тому +8

    Masha allaha sheekh jazka lahu khyr alxmdulilaha waxaas oo dhan iskuman arkin illahay ha caafiyo dhaman inta xanuunsan
    Ku wa xasidiintana illahay qalbigooda ha nadiifiyo
    Lkn sheekh guurkaas baa igu adkaaday qof aan doortaba garanmayo ee Isoo ducee .qofkasteba waxaban ku sheegayaa si aan sugayo qof aan garanayo oo kale.

  • @حليمةشيخمحمود
    @حليمةشيخمحمود 3 роки тому +9

    ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيك جزاك الله خيرا شيخ بيض الله وجهك

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 4 роки тому +20

    Masha Allah Jaza kallah Thank you very much 👌💖

  • @jamaaljaamacloos836
    @jamaaljaamacloos836 5 років тому +6

    Jazakallaah kheyr aquya aadbaan umahadsantahy waxbaa kaa iiday I Sha allaah

  • @DrsRooya-ul5yr
    @DrsRooya-ul5yr 6 місяців тому +4

    Wllhi sheekh waxas dhan waa waxa dareemaya Malin walba ilaahyow dhamnten cfimd nasiii🤲

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 5 років тому +8

    جزاك الله خيرا يا شيخنا فاضل

  • @abshirullahhussain9684
    @abshirullahhussain9684 4 роки тому +14

    May Almighty Allah bless you. the video you are posting here in yu tube are very useful, beneficial for all of as Muslim.

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 2 роки тому +3

    Caydaruus uma maqne allaa umaqan tooba dhe sheekh allaah waxuu qabto ayuunba lagu bogsadaa tamarna ma lihin adiga iyo anigub

  • @sahrasuleyman9057
    @sahrasuleyman9057 5 років тому +5

    Asc walla shifaa alle ha idin xifidiyo dadal kada uwadan wallah xanunsan cawinay alle ha idin ka xifidiyo sharat xasidka aamin

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Місяць тому

    Maansha allaa sheekh waadmahadsan tahay.
    Jazaaka lahaa khayr
    Kolley calaamadahaas qaar ka mid ah waan hayaa.

  • @shuune1
    @shuune1 6 років тому +9

    Thank you sheikh wallahi ur my motivation. Thanks u so much. Am really in love with your vidoes Mashallah. Thank u 10000000x Wallahi.

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 місяців тому

    Shiiq caydaruus wlhi ,illaahay haku xafido, incase,oodhan waan array, laakiin intaan, bend kaaga kusoo xirtay wllhi, si,aad &ayaan ufiic nahay,adiguna. Ilaahay xasadka, isha, sixirka &jinkuba hakaa illaaliyo, dhamaan, adiga &caaciiladaada, aamiin iinshaa, allaah

  • @sadiachennall9287
    @sadiachennall9287 3 роки тому +6

    Masha Allah shiqa Anig waxa daramya cabasi insha iso jwb allaha Ajira iyo xasana Ka siiya ❤❤❤❤masha allah

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 10 місяців тому +2

    Ducada aad aqriday oodhan waan qoray mahadsanid ❤❤❤ sheekh caydaruus 😊😊

  • @suleekhacabdirisaaq2964
    @suleekhacabdirisaaq2964 Рік тому +1

    Masha Allah sheekh jazakallah inta aad soo sheegtey inta bdn wan isku arkey

  • @haldoorkamedia492
    @haldoorkamedia492 Рік тому

    Dumuuca ama oohinta walaahi waan ku nafisaaa mida kale 9 months ka hor shaqadii waan iska daayay haddii mid kale la iga soo woco waanba naxaaa Allow Naga shaafi aniga iyo inta muslim ka ah ee ila mid ka ah🤲🤲🤲

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 3 роки тому +2

    Asc wll Ustaad Aidarous wiil Aan walaalo nahay Ayaa qaba gariirkaas marka qur'aanka lagu Akhriyio wuu dubaaxiyaa Usooo ducee sh Allah ha ku barakeeyo

  • @HIBOQURUXSAN2745
    @HIBOQURUXSAN2745 6 років тому +8

    Haa shiikh Cafimaad ku ceebmaha wixii xunba xishod leh

  • @maryamohuseen7556
    @maryamohuseen7556 3 роки тому +4

    Masha allah shiq alaha kubarakeyo

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +6

    Masha’Allaah sh caydaruus illaahay ha ku xifdiyo walal

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 років тому +17

    Masha Allah! Jazaka Allah.Thank you very much.

  • @nimcocabdi3432
    @nimcocabdi3432 5 років тому +6

    maasha allah shiiq caay daruus hadalkaasa waa iska jeclahay qof qalbi fiicanaa tahay

  • @aminaosman8923
    @aminaosman8923 6 років тому +4

    Asslamualkum what u are talking about is what I I have pain all over my body please make me dua when you pray

  • @zam-zamadanyusuf6274
    @zam-zamadanyusuf6274 6 років тому +10

    Masha Allah Ilahay haku xafido caydaruus

  • @bilanalawi814
    @bilanalawi814 6 років тому +10

    جزاءالله خيرا يا شيخ الحبيب

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 3 місяці тому +2

    Omg 😂sheikh waad yared MashAllah ❤

  • @mohayareofficial8640
    @mohayareofficial8640 4 роки тому +9

    Shiikha shactaro iyo wacdigiisa qatar masha allh allah barik kujeclahy

  • @xafsomaxamedmaxamed6535
    @xafsomaxamedmaxamed6535 Рік тому +22

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، عليك توكلت وأنت رب العرش العظيم، ماشاء الله كان وما لم يشأ لم يكن لاحول ولا قوة الا بالله أعلم أن الله على كل شيء قدير وأن الله قد أحاط بكل شيء علما واحصى كل شيء عددا أعوذ بك من شر نفسي ومن شر الشيطان وشركه ومن شر كل دابة انت اخذ بناصيتها ان ربي على صراط مستقيم

  • @aishamohamed5206
    @aishamohamed5206 6 років тому

    Jazakumullahu kheyr sheikh ayadoo qoraal ah noosoo gali labada duco Allaha ka abaal mariyo

  • @caabicali
    @caabicali 2 роки тому +5

    Allaah qeyr ha kaa siiyo

  • @dirisleabdi5985
    @dirisleabdi5985 5 років тому +8

    Shiqow aniga wanka jareya jiidhka daadka wan nebcahay inaay iso dhawadan

  • @Khaled-fb4oo
    @Khaled-fb4oo 4 роки тому +5

    MASHA ALLAH,GOD bless u.

  • @mohamednour6811
    @mohamednour6811 4 роки тому

    Asc sh ceydaruus
    Allah ajar hakaa siiyo inta aad noo sheegtay.
    fadlan Sheekh Ceydaruus
    athkaarta subaxa iyo galabti ducadeeda isoo qor ee lagu daweeyo Isha xasidka mahadsanid

  • @hodankheyre365
    @hodankheyre365 4 роки тому +3

    Masha allah sh ayaatul xasad oo qoraal ah ayaa rabna

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Рік тому +1

    Macalinkayga waa shiiq cayduruus allaah kubarakeeyo

  • @okajababa
    @okajababa 9 днів тому

    Mash Allah shekh

  • @qaalidagan7867
    @qaalidagan7867 5 років тому

    Waa runta walhi aniga isku arkay markan hurdo kasoo kaco korka dhan ayaa ixanunaa waliba waxa igu daran al dhibac dhaqtar waa tagay waxbo..maqabo xanunkane wali wuu ihayaa alow na cafi amiin

  • @user-wr9ye3rt7t
    @user-wr9ye3rt7t 5 місяців тому

    Sheq caydarus anigu cafimad ban darmay quranka an dhageyto waxa badan ban arkay lakin codsiga an wata wa sheqqu hargeysa hanogu yimado 😊😊😊

  • @shamsoali3863
    @shamsoali3863 9 місяців тому

    Ustaadi alaha kaa abaal mariyo aniga calamadahaas waan la dhibanahay wlhi waliba qandhada mudo 3sano ah wey iqabataa jirkeygi difacisana aad buu hoos ogu dhacay marba marka ka danbeyso wey sii dacifaya daawo iyo quraan igu dhamaade inaan kulaso xariiran rabi lahaa ustaadi

  • @maryngood4088
    @maryngood4088 4 роки тому +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء لله الله يحفظك شيخ ادريس

  • @Amran-e6d
    @Amran-e6d Рік тому +2

    Asc sheekh Allah xakuxafido ameen

  • @xamdasiciid597
    @xamdasiciid597 6 років тому +4

    Masha Allah shukran akhiii

  • @quienfaatush2673
    @quienfaatush2673 4 роки тому +1

    Masha allh kheyr allh ku siiyo ustad caalamadahaas aan iska arkay sidaas u soo raadiye

  • @BiyoyAden
    @BiyoyAden 9 годин тому

    Sheikh manyaq bandarema iyo Lugo iyo gacmaha Aya Ii olalayan maxasameya

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 4 роки тому +4

    Mashallh allha kusharfo sheikh caydruus🥰❤🙏

    • @shariifosheikh7590
      @shariifosheikh7590 2 роки тому

      As wadhii sanayaa

    • @Hani-mt3gd
      @Hani-mt3gd Рік тому

      Asc

    • @Hani-mt3gd
      @Hani-mt3gd Рік тому

      Asc shiikh alle hakubarakeeyo waxan leeyahay daaco badan iyo garabkasalkiisoo ixanuuna ishaxasadkana waankuxanuunsadaa

    • @Hani-mt3gd
      @Hani-mt3gd Рік тому

      iisojwb shiikh

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 2 роки тому +2

    Mashallah jazakallah khayr shiekh

  • @khadrakiinahmed3818
    @khadrakiinahmed3818 2 роки тому

    Alleh ha xafido sheikh caydaruus wllhi ma tagay ayaa iqabtay wadnahy ayaa aad I xanuunay ducada

  • @hamdiessehassan8629
    @hamdiessehassan8629 5 років тому +2

    shiikh ale hakubarakeeyo darsi wacan baad noowadaa

  • @mooraalkatv7686
    @mooraalkatv7686 5 років тому +1

    Alle ha ku barakeeyo sheikh caydaruus

  • @abshirmohamed7888
    @abshirmohamed7888 4 місяці тому +1

    Macalin qer allha kusiyu

  • @balqiisaguuleyd8252
    @balqiisaguuleyd8252 5 років тому +2

    MASHA allah sheikh waan rabnaa in aad kahadasho

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 4 роки тому +2

    allow nacaawi wlhi. waa waxa somalida. dhibay

  • @LaylaAxmed-nm9vw
    @LaylaAxmed-nm9vw 2 місяці тому

    Allha ku xafido shiiq ceydaruus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedaadan3296
    @ahmedaadan3296 3 роки тому

    ILAHAY haku barakeeyo wllo caydaruus whli wllo intaad sheegtay badanka waan arkay wayna I haysata isoo ducee

  • @amiira2137
    @amiira2137 3 роки тому +21

    اللهم ابطل عيناً معجبة نظرت وما بركت.
    اللهم ابطل أثر عين معجبة نظرت وما ذكرت، حاسدة تتمنى زوال النعم، أصابت في جمعة الرجال والنساء، أصابت في وليمة عرس ومناسبة، أصابت فى بيت وقصر وأفراح ومدرسة، أصابت في كلية وجامعة، أصابت في وليمة عرس وزواج

  • @abdikanimohamoud8322
    @abdikanimohamoud8322 3 роки тому +1

    masha.allaah.shaykhaw.ale.hakubarakeryo..calamadahaa.waxaan.isku.arkay.hurdada.xataa.hadaan.is.dhaho.dhagaso.wabagam.ayaa.ilaa.inta.quraankaasi.kadamaanaayo

  • @munoabdikhadirhussein1837
    @munoabdikhadirhussein1837 4 роки тому +2

    Masha.allah shiiq Allah'a ku barakeyo

  • @UmuAsimi
    @UmuAsimi 3 місяці тому

    Shekh qur anka wan jeclahay inan aqriyo oo dhagesto lkin wan hurdoda hamamsi badan indhaha biya igasoconeso wan lalabonaya

  • @user-lm2jy2rs3r
    @user-lm2jy2rs3r 3 місяці тому +1

    Masha alha ❤

  • @haniyusufjama1105
    @haniyusufjama1105 5 років тому

    Sheikh dhinaca midig ayaa leyga qabtaa waliba gacanta mid garabka hoostiisa iyo kala goyska marka seexdo i xanuunaya. Dhaqtar walba waa tagay waxna ma qabtid leygu dhahay ee ila tali sheikh qeyr Allaha ku siiyee

  • @nawalabdi3575
    @nawalabdi3575 3 роки тому +2

    M.a jazakallah sheiq ceydurus

  • @aaminaabdi968
    @aaminaabdi968 5 років тому +4

    Asc sheeikh alleha kubara keeyo dawada isha xasidķa dawasoo sheeg

  • @titanwarfareplayerbob8082
    @titanwarfareplayerbob8082 6 років тому +3

    Masha allaah shiikh shukran

  • @sadiachennall9287
    @sadiachennall9287 3 роки тому +4

    Masha Allah Allahu xafido

  • @hamseabdinoor7741
    @hamseabdinoor7741 2 роки тому

    Carabkaagu waa dawo sheekh allaaah ajar iyo xasanaad hakusiiyo

  • @maryamaxmed7820
    @maryamaxmed7820 Рік тому

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad7820 2 роки тому

    Bismillaahi wll hanaga laban like iyo sher wa naga diyar nosharax allaha kuxafido

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 роки тому

    ManshallaH tabarakallaah
    Shukran sh waan kaa faaiday Jazakallaahu khayr

  • @abdalleismail4054
    @abdalleismail4054 4 роки тому +1

    Shiikh caydaruus Allah Hku Xafido Wax badnaaa Kaa faa iiday

  • @raxmasalad8359
    @raxmasalad8359 5 років тому +1

    Shiikh sual ban ku waydin laha xage kala so xidhidha wan yare xanunsanaya qayr alla haku siye

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 4 роки тому +1

    CalaAmado badan oaad sheegay waanizku arkaa kabuubyada waranka garabka

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe1717 2 роки тому

    Dhibaato badan baa iheysta schoolka macalimiinta Iyo waxan dhibsanayaa Dadka Agjoogiisa shekh dhibatadan iiga jawaab Insha,Allah dhibaatadan iheysta

    • @caishocqadir229
      @caishocqadir229 2 роки тому

      Ani saasa ahy scholka markaa galo jirka dhan cuncun saan markaa ufadhisto ma bixi karnaa iska so jaraa ilaahay hanawada caafiyo 🥲🤲

  • @yasinahmedosman5700
    @yasinahmedosman5700 Рік тому +1

    Baraka laah Baraka laah sheekh caydaruus barakalahu cumrii

  • @respectman9715
    @respectman9715 2 роки тому +1

    IlaahaY ayaaa umaqan caydaruus waa adoon yar

  • @nasrowehelie1719
    @nasrowehelie1719 6 років тому +6

    Mansha Alh mama ilahy haku xafido wax badan aya ka faidna

  • @janat23m
    @janat23m 5 років тому +2

    Walal su aaal baan qabaaye xagee kaala soo xariiraa kheyr allaha kusiiyee

  • @cashaadan598
    @cashaadan598 4 роки тому

    Sheekh khayr alle ha ku siiyo waan ka faa idaysatay waana dhageeystaa cilaajkaaga whi bili

  • @abdifatahabdifatah3920
    @abdifatahabdifatah3920 5 років тому +1

    Manshaala sheikh wanagsan jazakalahu kheir

  • @Amaalmjofficail117
    @Amaalmjofficail117 7 місяців тому +1

    Wllhi waruntii wadadkan marka guursady xanuunka igu baty😢😢😢😢😢

  • @khadrahaji6279
    @khadrahaji6279 2 роки тому +1

    Mash alh mash allh abaal kaaga jantu fardawusA allh ha kadhigo

  • @siyammaxamedsirad4485
    @siyammaxamedsirad4485 5 років тому +3

    Hh allh haku xifdiyo inta xun inta wngsn aya ka badan

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому

    Shiikhoow wll meel aan kaala soo xidhiidho iisoo sheeg fadlan. Waan xanuunsanayaa runtii

  • @cqadirsalad7312
    @cqadirsalad7312 4 роки тому +4

    Masha allah my brother

  • @safaali4067
    @safaali4067 3 роки тому

    Mnsha allha sheekh halken kalaso xidhidhna wax numbera inad talo nasiiso ayan rabnye plze noso sheeg

  • @cadnaandayax8528
    @cadnaandayax8528 3 роки тому

    Madaxa margiyada bararka lugaha sheekh fadlan ii sheeg

  • @raaqiyaabdilahi99
    @raaqiyaabdilahi99 3 роки тому +2

    Sheikh caydaruus jasakallah

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 роки тому +1

    Mashallah sheeikh ilaaheey ha KU xafiido

  • @mubaxmedia7616
    @mubaxmedia7616 5 років тому +3

    Sheekh khayr Allaha kusiiye hadalka soogaabi

  • @umalkhayrbintucige9440
    @umalkhayrbintucige9440 6 років тому

    Sheekh anigu way igu dhacdy taas wana qabaa bilaa sabab ayaan iska ooyaa calamadahan oo dhan wan leyahy maxn iskaga daweeyaa iso duceeya walalaha musliminta

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 Рік тому +1

    Jasakaallah khair

  • @NajaxMaxamed-n6v
    @NajaxMaxamed-n6v 8 місяців тому

    Insha allah illahy ha icafiyo amin

  • @canabali4449
    @canabali4449 6 років тому +9

    Hhhhhh sheikh runtaa kahadashay Ilaahey hakudaayo you are so adorable MashaAllah inta xasadku kudhacay Alle hacaafiyo anaa kakow ah waxaasoo dhan waaqabaa

  • @bureeqoalijirde5392
    @bureeqoalijirde5392 Рік тому

    Man sha allah shikh illahay ha ku barakeyo

  • @AaminaAli-lw5bc
    @AaminaAli-lw5bc 4 місяці тому

    Sheeq anigu waa bararaaye lugaha hoose

  • @maxamedsiciidcabdi9214
    @maxamedsiciidcabdi9214 3 роки тому +2

    Asc Shiikh caydaruus haddii aad wadegen tihiin of ehel ah xaasid ah saaxir ah waa maxay xalka ugu fiican?

  • @armianur5530
    @armianur5530 4 роки тому +2

    Habadka I xanuunay ,naxdin ,waxaa qabaa gacmo gariir aan anigu dareemayo iyo hurdaa I qabatay

  • @hoodocali5456
    @hoodocali5456 6 років тому +4

    Allahu Akbar sheikh waxabada modaa inada aniga iga Hadlaysid wllhi inta ada shegtayab way i haysaa lakiin ILAAHAY Aya iga Dulqadi inshaa Allah ILAAHAY Adigan misanka Xasanadka hakugu daro khayrka Ada wadidi Barkalahu fiik Macalin Shukren 😍

    • @nimoabdullahi5568
      @nimoabdullahi5568 5 років тому

      Sheikh Ila harir walalow no 0720302939 Inta ad shektay Wey e gaysa

  • @khadrahaji6279
    @khadrahaji6279 2 роки тому +1

    Sheekh allh ha ku barakeyo eeno sooq