Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Toogasho Live:-Bossaaso 7 Nin oo Argagaxisada Alshabaab ka tirsan ayaa lagu toogtey maanta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 бер 2023

КОМЕНТАРІ • 123

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Рік тому +13

    Baga Maogolin and Hadanahay PUNTLAND Good Job Puntland

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 Рік тому +6

    Puntland guul iyo gobonimo hala wada toogto kuwa xiranna👏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 Рік тому +16

    Af meer TV & agaasime timirre iyo maamulka sharafta leh ee boqortooyada daarood ee reer puntiland guul barwaaqo iyo horumar aan hakad lahayn inshallah ilaahay haydiin siiyo somali iyo muslimiintuna haydiin laqabaan aamiin mahadsanidiin ✅💯🦚🍇☂️

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 Рік тому +4

      Argaagixisada luuqada ay yaqaanin waa in madaxa laga jabiyo.

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Рік тому +1

      mahadsanid wall dhaman umada somaliyeed Allah ka suuliyo wahaabiyada

    • @mahadshariif1981
      @mahadshariif1981 Рік тому

      @@cabdiraxman6731 adiga ayaa mudan wll ducadaadana aamiin 🤲✅💯🦚🍇☂️

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 Рік тому +7

    Allah jecliyaah waan ku raaxaystay wlahi🥰🥰

  • @mowlidjama3871
    @mowlidjama3871 Рік тому +8

    Rabbi haka aqbalo Camalka wanaagsan, wiilasha madaxa ka dolooliyey eeyaha Naarta, Gobonimaa kadhacdey!

  • @mohameddaaud1966
    @mohameddaaud1966 Рік тому +4

    Waa ku raaxestaa jabkooda anigaa jabiyay qabkoodaa😂

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 Рік тому +4

    Shaqo wanagsan baa la qabtay runtii Sidaas raxan raxan ugu laaya damiir malahan Al Qacida Alshabab Iyo Daacish waajibkooda waa in la marsiiyaa intuusan na dilin waa inaanu dilnaa guul iyo Gabanimo ciidankii toogtay iyo raggi shaqada wadayba

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Рік тому +3

    Puntland Hanoolaato Horay usocda Yasalaam

  • @yousufbashir8645
    @yousufbashir8645 Рік тому +2

    Maashallah ala manta Dhan kuwada markale xale diilo

  • @qalbihollactube2553
    @qalbihollactube2553 Рік тому +2

    Allahu Akabar halalaayo qawaarijta.......

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Рік тому +5

    Al shabaab ha ku noqdeen Somaliland Oo ah meesha ay kasoo fircameen hadii kale siddaas aya loo wada toogan.

  • @D4LM4R
    @D4LM4R Рік тому +7

    Insha Allah Naar baa u danbeysa alshabaab. Allah idinla garabgallo 👍🏽

    • @abdimalikahmed9709
      @abdimalikahmed9709 Рік тому

      Adiga maa og dami hagalin illahey ayaa og waxey mudan yihin

    • @D4LM4R
      @D4LM4R Рік тому

      @@abdimalikahmed9709 waryaa i dhegeyso, ama waxaan qoray si fiican u akhriso adigoo ka bood-boodin, ama shaqo yeelo.

  • @abdirashidmohamud5327
    @abdirashidmohamud5327 Рік тому +3

    M.allah Cadaaladu Saas ha u shaqayso

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 Рік тому +3

    Ka waran hadii argaagixisada maalinkasto sidaas madaxa looga jabin la haay, wadankeena waqti yar buu nabad ku noqon lahaay. Dadoow ka fikira hadii maalinkasto cadawga sidaas loo toogan lahaay wadankeena sidee buu noqon lahaay. Aniga waxaan aaminsanahay argaagixisada in ay tahay Qatarta kaliya ee uu maanta wadankeena ku jiro.

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 3 місяці тому

    Waad Guulaysateen shacab qaaliya iyo dawladoodii

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Рік тому +3

    Nafta macaana dad AYEY dilayan tiirka Marki la keeno indhaha AYEY taagayan

  • @abdirahman1799
    @abdirahman1799 Рік тому +2

    Guul cidamada dowlada puntland laaya najaasada

  • @hassanhabbad2028
    @hassanhabbad2028 Рік тому +1

    Majeerteen kooda soo xaji xitaa hala dilo dulliga

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Рік тому +6

    Yaa Allah ragi somalida waa dhamaden

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Рік тому

      Waa ujeedaa lkn iyagaa is dhameeyay kuwan waxay dileen dad badan oo masaakiina

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Рік тому +1

      Wax la dila iyo wax ki wax dilay lo silo ayey noqden

    • @ruqiyadihad3624
      @ruqiyadihad3624 Рік тому

      @@rock_diamond9475 haa wall waa ayan daro 40 sanadood raga is babinaya waxay isku dilayana anay jirin yaa dagaya wadanaka

  • @naimasaid3264
    @naimasaid3264 Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤haduu
    Xaqa soobaxay❤❤❤❤❤

  • @abdimohamed6596
    @abdimohamed6596 Рік тому +1

    Al-shabaab Puntland boos ugama banaana

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Рік тому +2

    Ilahaw adaa weyn..wlhi dawlad dhan ah ayaa puntland ka jirta.sadex gobol oo aad ukala fog Aya halmar sharcogu ka fulay.

  • @sharmaakeali3212
    @sharmaakeali3212 Рік тому +2

    Good 👍 job

  • @qalbihollactube2553
    @qalbihollactube2553 Рік тому +1

    Hesstu macaana

  • @user-fj5ot8uw3f
    @user-fj5ot8uw3f 3 місяці тому

    Allahu akbar

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 Рік тому +3

    Walaahi putland.waa rag rag dhalay saaasa la Rabaa somaliyey u midooba khawaarijta waan ognahay dad baa comments ku caytamaya oo Raba Somalia inay.saas ahaato say u yidhaahdaan anagu waanu duulnay lol 😂 guul somali laaya khawaarijta

  • @heesahamaanta8071
    @heesahamaanta8071 Рік тому +2

    Afmeer Tv & agaasime timire howsha aad wado rabi hakula garab galo argagixiso umada ilaahey iyo diinta islamka ku gabanaya sidaas si ka daran halo dilo nacalada ilaahey naarta haku fogeeyo waa cawaan aaan diin iyo dadnimo toona aan lahayn agaasime adigigana cimrig alaha haku dheereeyo geeridu haku ilowdo guuleys❤❤

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Рік тому

    Ahmed Madoobe waa shabaab.
    Sababtoo ah, weli ma aanan arag meel lagu xukumey shabaab laguna fuliyay xukunka Jubbaland.
    PL waan oga mahadcelinayaa siday uga waraabiyeen naarta khawaarijta.

  • @ts7152
    @ts7152 Рік тому +2

    Waa sidii aan rabnay dad ayaga ka qiimabadan bay dileen

    • @abubokor0628
      @abubokor0628 Рік тому

      Waarun daqiimo badan waydileen lakiin diintu isqarxi uunmaaha waa inaad kasbataa dadka sunada ad waafaqdaa

  • @mohamedaouled7281
    @mohamedaouled7281 Рік тому +2

    Shaqo wacan

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Рік тому +2

    Kuwaan markaad leyseen dadkii puntland nabad bey heleen inta hartay haloo dilo sidey dileen dadkeenii

  • @mohamedabdirahman5468
    @mohamedabdirahman5468 Рік тому +1

    Xaasha! waa ku dabrideen wallee Abaalka Ugus(Ururka Gumaadka Ummada Soomaliyed) waa tareeso afcasa.
    FG: Aad ban ujeclaanlahaa in Garsoorka puntland Noqdo mid kaduwan(unique) Garsoorka Maanta dalka kajira oo aan oganahay ama aan kawarheyno tuhunada iyo eedaha dulhoganaya kuwaaso ay kamid yihiin ku xadgudub qof aan dambi laheyn (Innocent violation)iyo kutagrifal awooded(power abuse) .
    #Dadka Caddaalad baa deeqda waxayna ku imaan karta in lahelo Garsoor u madax banaan shaqadiisa(Judicial independence) lehna aqoontii iyo khibradii Looga baahnaa(Qualification and experience).
    Nafteyda un ban ku matalaa qoraalkan.

  • @calisalad6301
    @calisalad6301 Рік тому +1

    Guul iyo gobanimo, dowlada Puntland shaqo fiican bay qabatay argagixisada waa in la laayo

  • @ShamsoAadan-qf9dr
    @ShamsoAadan-qf9dr 10 місяців тому

    Siilka Hooyadiin dhilada Niikeentaba Was masaaliinta laisku Soo bandhigaa cod macan camal aniga waani aqaanaa wlhi

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 6 місяців тому

    sidandiinmaaha somaliyey

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Рік тому +1

    Hala laayo cadowga argagixisada SNM.dila Nacala dhalaye

  • @shacban
    @shacban Рік тому

    Alshabab miya mise waa wilasha shaqo ujoga ee katagay muqdisho

  • @YahyeHaaji-co6cu
    @YahyeHaaji-co6cu 4 місяці тому

    🎉

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 24 дні тому

    Balaayo idinqaaday Soo Maal jooga maydoidin

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli Рік тому

    Inaa lilaahi waa inaa ilaihi rajicun. Maxaad usoo bandhigteen toogashada ???
    Naftu ixtiraam bay leedahay hadana idinka tusaale xun noqonaya.
    Cadowguna in caruurtu isoo dhiibaan. Arinkaan waa adinka qaldamey.
    Shaqo fiican baad qabateen laakiin wax sidaan ka badala!!

    • @buullebarre
      @buullebarre Рік тому +2

      ujeedada loosoo bandhigayo waa ay in arkaan kuwa hadda nool cabsi dareemaan,eeg tusaale iyaguba khawarijti qaraxyada iyo dilalka waxay u sameeyeen si ay kuu cabsi galiyaan adiga oo aadan somaliya u hawaysan , marka qaniinyo qaniinyo kale kaa fujisa

  • @maanka4477
    @maanka4477 Рік тому

    Ilaahey idiin cadaab maxay dad xaqdaro ku dileen

  • @shushu2370
    @shushu2370 Рік тому

    Mid baa wshey o islasheekeusanayaa kaligiis show awalbuu wala ilhow hoyoyinkood qalbiga uqabojii😏😪👊

  • @jaylaniyusufismacil9123
    @jaylaniyusufismacil9123 Рік тому

    Wlhi wàa Ku raaxaystaa lkn magacayada raaciya

  • @muuminalmugadish3233
    @muuminalmugadish3233 Рік тому

    Music inaad dad ku dul tumataan diin mahan maamulada Somalia ka jirna diin islaam shaqo kuma lahayn insha allah waxaan rajeynaya in diinta islaamka dalkaan lagu xukumo

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Рік тому +2

      Lol diin islaam ma haysatid gaall yahoo gaalku dhalay isdaasa.khawaarijta loo laynayaa kalab ibnu Zina ah

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому +1

      Kitaabkii beenta ahaa ee alshabaab dadka u akhrin jireen baad diin u taqaanaa miyaa, qofkii qof dila waa la dilayaa

  • @muxuboxusen7216
    @muxuboxusen7216 Рік тому +1

    Alla maxay qof masaajidka kasoo
    Baxay dariiqa xabad ula fariisteen
    Waa markiinee bahasha dhadhamiya

  • @saafdaam2282
    @saafdaam2282 Рік тому

    Dulmi wuu soo ifi doonaa

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 Рік тому +1

    Xamarna inta la qabto bilo kadib dib loso deynaa Markas lagu leyhy argagixiso la dagaalameyna walee lagala tag butland noolada mash alh

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Рік тому

      Wlahi xamar sidaas miyaa ka jirta wll

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 Рік тому

      @@muqtaar1726 ha bro anigaba garanyo mid dariskena ah in la qabtay asigo shabab ah wa la xiray mudo kadib dib loso dayey hada wuuba ku laabtay kwrn kkkk

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому

      Illaah xamar ha u soo saaro hogaamiye sida siciid Cabdulahi deni oo kale ah si uu u laayo khawaariijta

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Рік тому

      @@axmeddaacad9497 innalilaahi kuwaas ayaaba u daran nio dawlada ayada ayaa la shaqeyso ayaa is leeyahy ayaan dhawayd ayay waxay qabteen naag shabaab ah oo ayaka agtooda ka leh murtadiin ayaa tihiin commentiga aqriyey waa la sii daayey puntland haday joogi lahayd sidaas ma aysan u hadashayn marka waa dhibaato wlahi szp

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Рік тому

      @@jakafali aaamin szp sare insh allah hadaa kacno is caawino khawaarij iyo macalaa fikir kooda waa baa bi in karnaa lkn waxa nagula mashquuliyey qabiil sidaas ayay khawaarij ta ku gambadaan

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому

    ALSHABAAB.DAACISH MADDAXA HALAGA WADO JARO DIIN MA HAYSTAAN DHIGA UMMADDA SOMALIYEED BAY CABAAN WAA CAYAYAANKII MUSQULAHA . GUUL CIIDAMA TOOGTAY DEE

  • @xajiali3717
    @xajiali3717 Рік тому +1

    🤞🤞✊✊✊✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊✊✊

  • @amiiraomar6480
    @amiiraomar6480 Рік тому

    Wili waxaan sugeyna damilayaashi dilay xildhiban mukhtar tinle iyo gabi gabi

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Рік тому

      Oo kuwaas miyaan Wali la toogan. ? waa in la toogta 2 qawaarij

  • @abdimohamed390
    @abdimohamed390 Рік тому +1

    Khawaarij hadey yihiin yaan ixsaan loo sameyn, iyaguba ixsaan ma yaqaaniin, kadabkooda hala gooyo dulliga.

  • @zakariyeyahye-xm6qt
    @zakariyeyahye-xm6qt Рік тому +2

    Laahoor kuma jiro miyaa ragan

  • @saafdaam2282
    @saafdaam2282 Рік тому

    Waa cadaalad daro

  • @jaylaniyusufismacil9123
    @jaylaniyusufismacil9123 Рік тому

    Lkn Soo raaci Ku Wii aan ka cadhoonay inay yihiin magacyadooda Soo raaci plz aan nasanee wàa Hebel I dheh waayo cadawga magaciisa iisoo sheegtay dilkiisana Ii raaci magaciisa ilayn inuu wali nool yahay ayaanu moodayaa

  • @africandance4959
    @africandance4959 Рік тому

    Odigaas weyn Hada Waxa maa ileedihin in uu qori qaatoo dad laayay mise wuu ka mid ahaa unbaa loo toogtay putland dad aan wax dilin xataa way toogtaan waxay u dilaan wuu ka mid ahaa oo kaliya sidii odigii xawaadle iyo qaar badan

  • @calicumar3065
    @calicumar3065 Рік тому

    Ani waxn aminsanahay inan san wax ku haga geynin waayo dad kawen aya durka kujiraan welashaan yar yar aya ladiloyo beri kuwa kale aya sodirayaan malin walbo san maa lasameyna
    Dawlada hadey wax qaban karto dadka wawen halasoqabto wilasha yar yar halaiska dhafo

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Рік тому

    CADAABTA ILAAHAY HA IDINKU FOGEEYO. DAD AYEY 50 IYO 100 USD KU DILI JIREEN

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Рік тому

    shareecad islaamka waxay qabto ha lagu fuuliyo inti dembi gasho

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Рік тому

    Hala laayoo shadaatiinta

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 Рік тому

    Istuska waad ku halaagmaysaan majeertoonow dar ilaahay maa aha waa it's bani aadam

    • @abdallayare-bu1rx
      @abdallayare-bu1rx Рік тому +1

      Raga la dilayo so majeerten maha nacala kudhale 7 4kamida ba majeerten argagixiso qabil malh

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому

      Adiga dar illaah miyaa wax lagaa weydiiyey, dhulka dadkii daganaa ayaa u tashaday ama istus ha u dilaan ama illaah ha ugu dhawaadaanee

    • @buullebarre
      @buullebarre Рік тому

      ku quuso ,haddii kale edeb u joog dalka ama iskaga carar intaan tiirka lagu gayn

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Рік тому +2

    WAXA LA TOOGANAYA BADAN KOODA WAA DAD AAN DEMBI LAHAYN

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Рік тому +1

      Doqonay caacda jooji ALSHABAAB HADDAA TAHAY MADDAXAA LAGAA JARAYAA AS SOON AS POSSIBLE. IDIOT'S

    • @sharmakeali1132
      @sharmakeali1132 Рік тому +1

      Walle alshabaab ayaa tahay ayaan u malayn dhamaan waa kuwii dadka ku laayey bosaso waana dad reer bosaso ah tuug yohow ka fadhiiso umada

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 Рік тому +1

      Waxaan umaleynayaa inaad kamid tahay adigu nacalaa kugutaalee

    • @luulsuuley1884
      @luulsuuley1884 Рік тому +1

      War yaab qofyahow afmeer daawo.

    • @kamaaljamac3737
      @kamaaljamac3737 Рік тому +1

      @@luulsuuley1884 DAAWA DHALLIN RA KARI WAAYAY EE BEAZIIL MEXSIKO KOLOMBIA HUNDURAAS SIDA XABSIYADA LOOGU CIQAABA SI AYNAN MAR DAMBE DEMBIGAA U GALI; WAA IN LAGU SEEXIYA QOF KIIBA 30 SENTIMETRE SARIIR KASTA OO SINGLE AH 2 QOF LAGU SEEXIYA

  • @rahmadaganrahmadagan7047
    @rahmadaganrahmadagan7047 Рік тому

    Laaya nacalada dhasheda waliba si foolxun ulaya

  • @shushu2370
    @shushu2370 Рік тому

    Alle ilhey idiin xaaqyee dhalinyarada nodaayo hanaga dhameynine bisenka xabsiciidan kadhiga yarabi rer putlan maxa san

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Рік тому

      Wall adigo qalad ii fahmin caruurta hadey wallka abaha aderka awoga in ka badan 300 o ehelka ah ay dilan dambiilayal ma yihiin mase ma aha

    • @shushu2370
      @shushu2370 Рік тому

      @@cabdiraxman6731 weyyhiin waskhdu kuwey ptlan kulayeen aba adeeradey ah alle hownxriiste dhamntoode be

  • @cadnaan__official4738
    @cadnaan__official4738 Рік тому

    LAKIN MAXA IDHAHA LOGA XIRI WAYEY

  • @shushu2370
    @shushu2370 Рік тому

    Balyo idiin fuleysaye o idiinla madmadow badanataye sidan waxkabadaleh qalbigayayaga noo ilaaliya xaranyahey wiilsha hantusina bal dilkooda xitaa

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому

      Shushu walaaley ninkii wax dila waa la tooganayaa khawaariijtana maba ku sii jiraan, alshabaab qofkii u naxa oo u danqada asagey dilka ka bilaabaan

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому

      Aniga hadii kuwa tooganaya booskooda aan ku jiro walaan xabad ku qasaariyeen waxaan oran lahaa hilibkooda cad cad u gooya ayagoo nool

    • @shushu2370
      @shushu2370 Рік тому

      @@jakafali 😪😭😭yahu qalbi adakidaa wllhey haben dhan ban oyayay somlinimo waa wllkey hoyadey dhashey caml bey ila yihin wayo jir somlinima igu yalo gabar iga fafhida anoo ilinta iskamasxyay saa iyadiina wey ila oyday ee qalbi yadayada no ilaliya inshllh iyagana alle hownaxristo waa wilashaydii o lasokhaday😭

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому +1

      @@shushu2370 abaayo waan ka xumahay qalbiyadiina waxa gaaray adiga iyo gabadha kale insha Allah, lkn alshabaab wexey dileen aqoonyahanki, siyaasigii, oday dhaqameedki, ganacsadihii, kuna dileen masaajidka. Dadkaas oo dhana caruur iyo xaasas ayey dunida uga tageen, kuwaas maanta ma qiyaasi kartaa intey ciil iyo calool xumo u qabaan alshaab

    • @shushu2370
      @shushu2370 Рік тому

      @@jakafali haa alle hownaxtiisto wan ognahay alle hanaga qabto balaadayada aqoonyahmiitii iyo masuliyiin iyo shacaba allehownxriisto samir iyo imaan sereecana ale hakasiiyo dad kooda

  • @ahmedmoussamire9316
    @ahmedmoussamire9316 Рік тому

    M.a waye dowlada waeey shaqayn butilnd lkn haka war qabto raga baqaarada haysta iyo tukanada kuli waa al shabaab

  • @yaxyefaysal3023
    @yaxyefaysal3023 Рік тому

    Away kuwii galkacyo

  • @user-kx1pj3lq3v
    @user-kx1pj3lq3v Рік тому

    Wlhy waxan aad uga xumahay idinkuna inaad meesha iyo meel ka foolxn aad ku dambayndotaan
    Af meer waxa ka shaqeeya hal hal ayaa laydiin dilaya meeshad doontan jooga goor kasta iyo goob kasata waad xukumantihin

    • @abdinasirm6440
      @abdinasirm6440 Рік тому +5

      XAMAR MA AHAN MEESHA INDHAHA KALA FUR

    • @guuleedahmed2728
      @guuleedahmed2728 Рік тому +3

      Adeer waxba hays qarin ee banaanka is keen

    • @ts7152
      @ts7152 Рік тому +1

      Meeqa qof baad cuntay oo kugu maqan koley bahal bahaladaan ka mid ah baa tahaye

    • @jibrildalmar8576
      @jibrildalmar8576 Рік тому +1

      Adeer meeshu xamar maaha oo aad dadka diin been ah u akheineyseen nacalad illaah haku dhacdo argagixasada

    • @jakafali
      @jakafali Рік тому +1

      Diinti beenta aheyd waa ka socon weyday puntland, meeshu muqdisho ma ahan