Walalkey iga wayn wlhi waxbo uma sameyn kaliya waxan ogahay inaa jeclahay lkn isaga wax walbo wa ii sameeye wlhi waxan xasuusta lacagta la siiyo inu aniga ii qarin jire waligiis been uma ooyin xita hadii dhimasho dhacdo lkn aniga wuu ii ilmeeye anigo ooynayo marku i arko ilaahey ha ii daayo wuxuu ii buuxiye booski aabo
Masha allaah hambalyo wllhi wlllnimada wa shey qaaliya runti alle hanoo dhaafo wiilsha iyo gabdhaha nala dhashey❤❤❤❤❤❤❤
Maanshallh tabarakallah 😍😍😍Allah haysudaayo walee wiika gabadha guursatay waa inuu arko gabadhan inay leeday walaal jecel
Mash Allah hamblyo wallimada waa wahel waa fcn qaliya wye ale hanoo dhaafo wiilsh iyo gabdhaha Nala dhashey🥰❣😍🥰
Aamiin Aamiin yaarabi jasaka Allahu khayara 😍😍😍❤❤❤❤❤
Wiilkaan inta og Inu Dr idil xajigeda yahy 👍
Boqorad sharaf leh weeye zahra hamplyo abaaayo allaha kuu barakeyo qoyskaaaga🥰😍♥️❤
Maasha Allaah Maasha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allaah 💖💖
Walaltinimadu waa wehel❤❤❤
Masha allah tabaaraka allah
Mashaa alha walhi waa kufanaa 👌♥️✅
Masha allah
Carabtu maalinta arooska walaalkood ama walaashood way u heeseen waana ka farxiyaan waana u hadladeeyaan somali walaa shey
Maashaah allaah cabdullaahi wallaalow sidaa sheegayso dad baan garaneyn
Asc Maansha Allaah Cabdullaahi aaway heestii illaahey ha ku ciseeyo,
keep going big brother
اللهم امين يارب العالمين
Walalkey iga wayn wlhi waxbo uma sameyn kaliya waxan ogahay inaa jeclahay lkn isaga wax walbo wa ii sameeye wlhi waxan xasuusta lacagta la siiyo inu aniga ii qarin jire waligiis been uma ooyin xita hadii dhimasho dhacdo lkn aniga wuu ii ilmeeye anigo ooynayo marku i arko ilaahey ha ii daayo wuxuu ii buuxiye booski aabo
allah ku dayo wllo
Masha allaah tabaarakallaah hambalyo hambalyo hambalyo
Mashaa allaah.
İllahow wiilisha walalaheyga noodaa wuu guuleestay farxada
Aamin yarabi ilahadan idindaba soconaa xaqeena dumarka ilahay hanoo abalgudo inshaalah
Mash allaah allaah ha kubarakeyo wll
Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰
Msha allaah
Masha Allah illahy ha xafido wa wall qaliya
Mashaallah wiil fiican waye
Ax walaanimadu waa qaali walaahi waan ooyay 🥰🥰🥰🥲🥲🥲
Waalaga roon yahay shaah allaah
Mash Allah walaaalo an arko sidaan kale
Aaiimn allahumm Aaiimn yaa rabi Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
M.a allow walal hano wayin 🥰🥰🥰🙌🙌🙌
Wcs wr wb masha Allah hambyo hamby hambyo wlhi waa walaal aad u qiimo badan hambyo hamby hambyo alloowa noodaaa wiilasheena oo dhana
Masha Allah kudaysho ayuu mudantahay ,garabkiisa, ayaa baxay
Masha Allah
M.allh walshey zahraa way isthahisha walhi gabr qiima badan waaye
ha waa dr abdullahi xussen ahmed iyo abyo zahra qorane ilaah hawada xfido
Masha Allah walaalnimo🥰
M.a hambalyo alfa mabruka 🥰♥️🙏
Maashaa Allah tabaaraka laah
Woooow Allah walal laan nagama dhigo
Mansha allah ninraged baariya
Dadku iskuwada nasiib ma ahan Allah haubarakeyo wlshey wllka
Walle waaruntaa dadka iskuwada nasiib ma,aha
Masha alaah
Aniga kuwaan kabahooda tolayay 10 sano ayaa malintaan ubaahday kafantayda tolaayay iguna wiirsaday lakin Allah baigahiliyay Alxd 🙏🙏🙏🙏🙏
Waankula,aragnay dhibkaa😭😭😭
Laakin been ma aha rabi ayaa noogahiiliyay
Haa Alxd
Mansha allah
Masha'allah keep going brother cabdalla.
M.asha allaah hamblyo hambalyo
M.a ilaahay ha xifdiyo
Masha.allah part 2 heesto damashtiran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abdulahaw de wixi qudbad ku dhameysa wilki hestis unba sugay mnta dhan adi le meshi camirtay qudbad dher gashay darawal nin wlshis neceb ma jiro
Maxad heesta midhaheda u soo dayn wayday
Maasha allaah
Warkaada badan ma rabnee videogaan inteen ka helnaa
Wlhi walalnimadu waa cajiib illahayaw ii dhawr wiilashayada
💓💓❤❤❤❤💓💓💓👍👍👍👍
Waxa qasaray ninkii gabar xun ladhatay
Saxib awaaye heesta
Meshan hees ikeente
Hadal badnida yahuuuuu
مانشاء الله
Gabar oo dhan isku hal ma ahan gabdho waxaa jira masiibo ah aan walaalnimo aqoon walaaleheed la dhashay isku direyso xaasidad ah qumayo ah saas ogow sxb
walaal waa sax bani aadamka oo dhanbaa sidaas ah lkn gabadha kuladhalatay hadii ay xumaato cid kale oo kuu badalesa miyaa jirta jawabtu waa maya marka sida ay tahay ku ixtiraam oo markasta u caqli celi
@@QuruxdaQoyska2 sxb ilaah haduu kula dhaliyay gabar fiican alxamdulilaah dheh faataxo aqriso
beentaa maaha halwiil aanala dhashay wiilkii madfac aakudhacay ilaahada mailaaabin marwalba waaiska ooyaa wiilkale ilama dhalan. ilaahay haudhaafo walaalkeed
Sorry Queen ema wllo rabi ha u naxaristo
M.a allah dumarka ha inoo xafido
Mash allh
Illaahay ha isu daayo
🥰🥰🥰💖
Aaaaamiiin
Mansha allah
M A
Walshey aroskedaa Haa igeni inda xumadaa Niin weyn o horr istagan ninki walshis daab sari rawoo 🤣🤣
Manshl Walk qaliye weeyan
Walalow hadal badanidaa mad sodeysid wilka hestisa ankula Arkne war bad nogu rogte secamal waye
heesta Copyright waaye Ila fahan ina adeerey
walaal wanaagsanay ahayd markaa waa kugalbiyay
Wcs wrb
Hambalyo. Hambalyo
Ani ilama dhalin laakin waan dhalay.mana gablamin.sxb abdilahi
Walaal Mahmaahda Somaliyeed ayaan sheegaye micnuhu ma ahan inaad eber tahay kkkkk
Soo daa heesta
Capdlah ninweyn ninkasi weyN
Hhh adiga waa ku arkay talanti ma lihid nin wayna waa tahay,mar kasta sheeko malayacni ah ayaad arsaaq ku raadisa
Adiga maxad hayisa dadka ka dhamawu ninkan anaka meshe ku hayisano Allah barakeyo
@@familyshire4099 waa malaycnigi oo qof ah waan fahmi waayey maxa ka khaldan nin wayn oo saan ah😀
@@familyshire4099 waa kuwa cabdullahi sheegayay oo gabdhaha ladhashay sida xun ula dhaqma bal cabdulaahi xumaan masheegine xagee kaqaaday kkkkk
@@iqlasabdi5433 maya dadka wax fican ayaa lala wadaaga kan raganimadisa ayuu hoos u dhigaya
Masha Allah
Masha Allah walaalnimo🥰
Msha allaah
Masha alaah
Aaaaamiiin