@@izraahappy8796 taas waa sax.sidoo somaaliga waa luuqad cilmi kabuuxo aduunkana kaalma hore kagali karta .dadkeena ayagaa luqadooda ka cararaya lknse anagu waa ku faanaa.thnks sis🥰
@@izraahappy8796 abaayo ani kaama wadi in aan kugu haysto balse fikir kudarsasho ahyd .teeda kale qof walba luuqad buu leyhy aduun koo dhan waa ku faanaa luqadooda carbiguna waa luuqadeena labaad .diinteenana wax lasimi mayno .afkeenana waa ka gooni ani lama simin.hadaad katimaado halkaa.hadaan kasoo tago waxaas oo dhan maalin dhaweyd waxaan arkayey nin carab ah oo yesaya luuqadeena sababtuna wax kale ma ahan waa somaalidoo tiraahda carab baan nahy anigu carab ma ahi waxaan ahay somaali dagta qaarada africa ee abaayo qalad ha ii fahmin.diin iyo luuqadna masina hada meesha waxa yaala waa luuqad labada luuqadoodna waa luqadaha aduunka top one ka ku jira dhanka gabayada.iyo hadalka kaas waxaan nooshegay macalinkaygii carabiga.
I'm a dentist arrived in jigjiga just a week before, n this video really helped me alot,... started comunicating with my patients already!🙏 my grattitude for ur help!
@@adamcadde1940 o mawaxad umalynaysaa in dad aan Somali eheen in ay halan jogaan, %95 dadka halkan fikirka ka dhiibtay Somali, caadi iska dhig Somaliya cidwalba oo ajnabi ah wxey ka aminsanyhihiin, faqri,burcad badeed, dagaal sukeye Iwm, e ha umodin in ajnabigu xiisayaan Somalia ama luqada Somaliga
Well Done sis... From 06:00 to 08:00 subax/subah wanaagsan From 08:00 to 12:00 barqo wanaagsan From 12:00 to 18:00 galab wanaagsan From 18:00 to 20:00 fiid wanaagsan From 20:00 to 06:00 habeen wanaagsan
@@joseffeisal61 duhur is a specific time or around the time of salat duhur bro. Casar/Asar just like that Maqrib just like that Cishe/Ishe just like that Fajr just like that Peace & Love
Thank you so much for presenting a wider variety of languages. Somali is one of the languages I am looking to learn and it is great to be able to get a "taster" of the language.
I would love to learn this language. It's so beautiful. Ethiopians at my job or random place have came up to me to speak their language I say I'm sorry but I don't understand then they say you look like one of our people then sometime they will ask if I'm somalian . I'm like no sorry . Then they ask if I'm from America I say yes , then they ask where are you parents from ? This list of question goes on. I've never been to Africa but I would like to learn the official language of Somalia and visit Somalia one day .
Asalamulaykum thank you for this video, I’m a born Somali American and this along with my community helped me learn my language that I hadn’t known since being raised in an English only surrounding.
Je suis vraiment impressionné par ce qui se passe ici dans ma langue maternelle, et je suis heureux de voir que le somali est en effet une langue littéraire mais riche. Merci beaucoup
Thank you teachers for sharing us this wonderfull language. Iam somalian person i greeted the people who wants to learn somali language. Wish you all the best🇸🇴🙏🥰✌
Im glad you have this. My mum is trying to learn English. This is her account but even this vid benefits me. So naturally im watching this! Don't want my mum to know I borrowed her account haha.
I'm very happy because my mother language somali was became imternational language in the world and i say the people are learning somali it's easy language keep going your learning😘
Waraa anaga merry chrismas wax la dhahayo ma isticmaalno so we are muslim only we have to eid. Eid al athxa and Eidul fidri. SOMALIA SOMALI BAA LEH GUUL SOMALIY A🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊
Somaali language Is amezing .i am happy see my language learn and hearing many people. thanks guys✌.and respact her🙏.olso i learn many english her so keep your front🤜.
Am so glad to watching this beutifull vedio our somali language is the best language in the world 🌎❤🇸🇴 thanks for tha Am so excited , it means wan faraxsanahy 🇸🇴😎☺
Labo faido ayaa ku jirta wlhi video gani midki raba inu barta luqada english iyo kii raba luqada somaliga wuu ka baran karaa faido bdn ayuu leyahay runtii keep going
I’m somali so it’s nice to see people learn our language. It’s a beautiful language and it’s not too difficult, but I would say some words are harder than others.
Mash Allah aad baan ugu faraxsanahay in aan arko luuqadeydoo dadka kafaaiideysaayan siyay ubartaanMash Allah I am very happy to see my language being used by people who benefit from it.
Thank you for your effort that you want to learn Somali language also you will help many Somali people who like to study English language courses keep on going
I live in Minnesota, and we have a huge Somali population, so I want to be able to converse with them more. Also, I just had a son, and I want him to be able to converse with them better. So if I learn it, it'll be easier for him.
SOMALI Language is one of the best languages IN THE WORLD Muuqalada laso dhigay e barashada luuqadaha wa midka ugu dawashada badan amaba kaalmaha hore so galaya waan ku faana in aan ahay somali
Some of these words are translated directly from english for example” how do u say “hello” in english “ they translated it directly like “ sidee lagu dhahaa “ hello “ af ingiriis “ instead of “ maxaa lagu dhahaa “hello” af ingiriis. There’s some grammatical errors but keep up the good work👌👌👌
I'm from Kenya. Would love to learn Somali. We have a huge Somali community. I have alot of friends. Would be very interesting to learn and put it into use when I visit Isli in Nairobi. Tuko pamoja. 🇰🇪🇸🇴
Maanta ma luqadi luqadaha luqadii laga daba dhacey luqadi aduunka ugu wanagsaneyd ba cadanki la baraya wad mahadsan tihiin dhamaan😂💙🇸🇴❤💙💙💙
haa waa runta king jong😂
Waa runtaa lahjada af soomali ga waa luu qada uguwanaagsan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kaabe waxba xamaasad haskukicin looqada ugu wanaagsan waa carabi waana looqada ilaah kadoortey luuqadaha kale
Madaxweynaha korean waqoyi miya qofkan mise anaa umaleeyo 🤣🤣🤣🤣
Hh😅😅
Our language is the best language of the world where is my Somalis🇸🇴❤🥰💋
Hi✌️
Abyo runtii ma ahan luuqadeena luuqada aduunka ugu fiican luuqada aduunka ugu fiican waa af carabiga uguna fudud waayo allah subxaanahuu watacaalaa ayaa yiri Waxan luqadan uga dhigayaa Quran diinta iyo wixii lmida sababta waa at fududahay 🥰🥰🥰 mhdsanid abyonmar walba sheegayo been ah mafiicna ok inaa diinteena ku dhaqanno weeyan waana mhdsanthy wlshyda muslimada ahydeey 🥰🥰🥰🥰🥰✅✅✅✅✅
@@izraahappy8796 taas waa sax.sidoo somaaliga waa luuqad cilmi kabuuxo aduunkana kaalma hore kagali karta .dadkeena ayagaa luqadooda ka cararaya lknse anagu waa ku faanaa.thnks sis🥰
@@fatemahaashi7371 meel qaldan aasoo gashay yaa ka cararay gabrey waxmakuu sheegaa ani kuuqadaeyda waa jeclahay teda kle whatsappka waxaa igu jira 7 ajnabi ah carab iyo american ba waligey maku dhihin carab baan ahy amaba Somali ma ihi taas qalbigaaga gasho wll wax hubso ani luuqada iyo diinta kee ayaa wax iitaraayaa wa diinta luuqad wax iagama galin cadaab iyo naar miyey igabadbaadinaysaa blse tan iga badbaadineysa waa diinta
@@izraahappy8796 abaayo ani kaama wadi in aan kugu haysto balse fikir kudarsasho ahyd .teeda kale qof walba luuqad buu leyhy aduun koo dhan waa ku faanaa luqadooda carbiguna waa luuqadeena labaad .diinteenana wax lasimi mayno .afkeenana waa ka gooni ani lama simin.hadaad katimaado halkaa.hadaan kasoo tago waxaas oo dhan maalin dhaweyd waxaan arkayey nin carab ah oo yesaya luuqadeena sababtuna wax kale ma ahan waa somaalidoo tiraahda carab baan nahy anigu carab ma ahi waxaan ahay somaali dagta qaarada africa ee abaayo qalad ha ii fahmin.diin iyo luuqadna masina hada meesha waxa yaala waa luuqad labada luuqadoodna waa luqadaha aduunka top one ka ku jira dhanka gabayada.iyo hadalka kaas waxaan nooshegay macalinkaygii carabiga.
Walaaltinimo Wixii somali ku hadlo like ii saara koleey Aniga af ingiriis kuma fiicniyee☝️
Ani waakuusaaray
After two years ❤😂
After one day 😂❤@@mohamedmuktar1996
Waku saray bro ma lacaga kaso galeyso
@@ZakariyeMaxamed-vj5ot lacaag ma ahee aqli kale ma jiirto Miya sxb 😂😂. Joke
I'm a dentist arrived in jigjiga just a week before, n this video really helped me alot,... started comunicating with my patients already!🙏 my grattitude for ur help!
Excellent!!!
i live in jigjiga too and i think you are one of other ethiopian's thanks for your support
@@EkoLanguages us
Have good luck"Nasiib wanaagsan"
Welcome jigjiga brother
Somali is one of the richest languages in the world.👑
I'm happy that my somali language is taught to foreigners. Thanks u the owner of the channel.
Hadad run shegayso maad fikirkaada ku dhiibato
Ileen halkaan somali baa ku badane
@@AwedJR ciwanka dadka leh ayaynan fahmayn teda mashqulka kadaa adiga
@@adamcadde1940 o mawaxad umalynaysaa in dad aan Somali eheen in ay halan jogaan, %95 dadka halkan fikirka ka dhiibtay Somali, caadi iska dhig Somaliya cidwalba oo ajnabi ah wxey ka aminsanyhihiin, faqri,burcad badeed, dagaal sukeye Iwm, e ha umodin in ajnabigu xiisayaan Somalia ama luqada Somaliga
@@AwedJR Muran Iyo Qarjajac Acuudubilah. Just say you don't know English 😂😂😂😂
@@Cici_mimi who do not know English?
English:I love U
Somali: waan ku jeclahay
SOMALI Language is one of the best languages and rechest in the world.
Hhh SaaS waye
Is maqal ma jiraa yaa jooga meesha hooy ilahdla luuqada aduunka ugu fiican waa luuqada af carabiga taas ogsoonow wll
@@izraahappy8796 oo halkeed ka keentay hadalkaa
@@sakaaroibrahim9686 hdii aadan diin baran waa iska sidaas hadalkaa aankaa jaahil bixiyo luuqada aduunka ugu fiican uguna fudud waa af carabiga sharaxaad intaas ka dheer waxaa kaaga filan sababta quraanka af carabi looga dhigay magadan kartaa aqoon yhn fhmi karo wll hadaa wax soo baraty saan uma hadashen luuqada af carabiga waa luuqada aduunka ugu fiican uguna fudud aankugu celiyee youtubeka kasoo daawo ok mafahnty🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@@izraahappy8796 luuqadaadu siday qaniga u tahay soo baro markaa ayaad wax sheegi doontaaye. Carab matihide Somaali baa tahay africaan ah oo carabta waad ka taariikh weyn tahay.
Well Done sis...
From 06:00 to 08:00 subax/subah wanaagsan
From 08:00 to 12:00 barqo wanaagsan
From 12:00 to 18:00 galab wanaagsan
From 18:00 to 20:00 fiid wanaagsan
From 20:00 to 06:00 habeen wanaagsan
That's right
12:00 ilaa ~15:00 Duhur wngsn
@@joseffeisal61 duhur is a specific time or around the time of salat duhur bro.
Casar/Asar just like that
Maqrib just like that
Cishe/Ishe just like that
Fajr just like that
Peace & Love
@@hary0102 Haa walaal waa aan kugu raacsanahay👍
@@434tube2 Mahadsanid walaal ❤️🥰❤️
Thank you so much for presenting a wider variety of languages. Somali is one of the languages I am looking to learn and it is great to be able to get a "taster" of the language.
You want to help you in practicing somali
😹warya maxa shaygysa caadi uhadal Somali mabarankartid qaabilkay tahy 😹
Kuso dhawoow qabyaaalad hhhh
@@rashid-px9hg n
@@sadaamsiciid4748 qabyaalad baa ku waashateen wlhi
To see this beautiful video makes me happy😚, and Afsomali is one of richest language and it my mother tangue👅🇸🇴
Thank you so much🙂🙏
So sweet of you 😍🥰😘
M.a
🇸🇴💙✌
Ma
This alphabet is like saaho language
Somali language and saho language
Have many similar words
Musa cali from Eritrean saho people
High quality lessons. My wife who is non-Somali speaker learnt to make small conversation with her dumaashiyaal! (In-laws)
Aad iyo Aad baan ugu faraxsanahay in aan arko meel laga baranayo luqada somalia😍😍
Luuqada soomaaliland dheh
jini maa so cuntay 😂hada saas ujeceshihiin Ictiraaf😂radsada Mise title aqri luqada somali ku qoran😂somaliland wa maamul goboled ogow😂😂😂
Subxanalaah war naga aamu@@JanahAbdallah-jk2jg
S. Kale wll😊😊😊❤
I'm from somalia 🇸🇴 and I love my mother language don't worry guys if you want to learn somalia language it's not had it's easy keep your learn
Somalia is not language. Say af-somali or just somali
@@sayiddies6011 😀😀😀😀
I would love to learn this language. It's so beautiful. Ethiopians at my job or random place have came up to me to speak their language I say I'm sorry but I don't understand then they say you look like one of our people then sometime they will ask if I'm somalian . I'm like no sorry . Then they ask if I'm from America I say yes , then they ask where are you parents from ? This list of question goes on. I've never been to Africa but I would like to learn the official language of Somalia and visit Somalia one day .
Thank you so much for selling our language to the world🇸🇴❤✊
Yes we proud 🇸🇴🥰
Selling dude there are many somalis kids that don't know somali even adults that are even struggling with it, so nivizuri they did this
It is not for sale wll
Omg I can't imagine how Im happy when I see this vedio 🇸🇴,😩
Why hhhh
Me too, it was my first time i saw it!!
🥰🥰
Aniga waa safiican af-soomaali 🇸🇴❤❤👍👍👍💋
Somali mad thy😂
Somalia language will be the first or second language of the world insha allah proud to be somalian🇸🇴❤
You can’t be serious.
Canug yohoow naftaada been ha ku sasabin
@@mahamudyusuf4769 Atleast allow him to dream
@@mahamudyusuf4769 lol like fr idk if these comments are serious or what
Number one....InshaAllah
Asalamulaykum thank you for this video, I’m a born Somali American and this along with my community helped me learn my language that I hadn’t known since being raised in an English only surrounding.
What? Isn't your household Somali speaking house? Does your parent speak Somali?
Luqadaada hooyo waa muhiim inaad barato.waddankii fasax u aad
@@Cici_mimii am half somali and this is so true, my parents speak multiple languages but i only speak english, i have to raise myself to speak 🥲🥲🥲
Je suis vraiment impressionné par ce qui se passe ici dans ma langue maternelle, et je suis heureux de voir que le somali est en effet une langue littéraire mais riche. Merci beaucoup
Mahadsanid macalimad sidaad luqadeena uhormarisay waaan ku taagerna
Means Thanks teacher for developing their mother language we support you ❤💯🖐
I can't even believe that I'm somali but still learning new words on my own language 😂😁😁
dhaqan celis aya u baahan tahay😂😂😂
🤣🤣😁😁
Hhhh
@@mohamudahmedmohamud1865 😄
😂😂ma nabad baa
Iam really crying because of happiness.
Much thanks to the person who belongs to this channel and those who translated somali in to English.
Thanks aad ban ugu baahna si aan caruurteyda ubaro afkooda hooyo wa fikrad wanagsan zaaid u anfaceyso caruurta qurbaha ku dhashay 🥰🇸🇴
My school has many Somalis making me curious to learn their language ps I like this somali guy😂
Aww why don't you Tell him that you like him 😂
Welcome
Aw that’s cute
😁aryaaa xaaa jira marka that soomali language 🤣🇸🇴
@@mochie7907 he Somali he won't say yas
Thank you teachers for sharing us this wonderfull language. Iam somalian person i greeted the people who wants to learn somali language. Wish you all the best🇸🇴🙏🥰✌
Somali*
Somali
انا افتخر لغه صومال هي لغه جميله وقديمه شكرن صاحب قنات🇸🇴💙💙
Afsomali soo qor hee. Carab manihiyee
@@mohammedwali.linguist
Dhib kuma qabtid qof wax ku qora Ingiriisi Lkn kii Carabi wax ku qora waad ka xanaaqaa 😂
@@Masalaawi
Anigabo waan ku hadlaa, lkn...🤣
Qofkii uguna kheyrka badanaa uguna aqoonta fiicanaa uguna naxriista badanaa uguna aqlaqda badana uguna udgoona rabbi inta abuurey.nebi muhamed scw💯🤲🤲
Listened to a bit of this early this morning. Fascinating language!
Im glad you have this. My mum is trying to learn English. This is her account but even this vid benefits me. So naturally im watching this! Don't want my mum to know I borrowed her account haha.
I'm very happy because my mother language somali was became imternational language in the world and i say the people are learning somali it's easy language keep going your learning😘
waaaaw waan ku faraxaanahay af somaliga oo luqad English laku baranayo thanks wall
It really makes me happy to see such beautiful video 🇸🇴
𝗦𝗵𝗮𝗮𝘁𝗶 𝘀𝗲𝘃𝗲𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗲𝗵 𝗺𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗮🤣
@@muusinhodeupdyrahmn2417 😂
Waraa anaga merry chrismas wax la dhahayo ma isticmaalno so we are muslim only we have to eid. Eid al athxa and Eidul fidri. SOMALIA SOMALI BAA LEH GUUL SOMALIY A🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊
Aad ba u mahad san tahay sida quruxda badan u so gudbineyso🇸🇴🥰💯
Happy to see this!
inaan arko shucuubta calamka oo afsomali baraneysa
Somaali language Is amezing .i am happy see my language learn and hearing many people. thanks guys✌.and respact her🙏.olso i learn many english her so keep your front🤜.
hayaay de luqaddii la odhan jiray somali
wuu caan baxay😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Thank you!! It's really help me to study in English. I appreciate ❤
I am very happy to see a place to learn somalia language 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Now I can communicate with my friends in Somali…their going to be shocked
😁👏
👍👍😂😂
We are very pleased to be a part of the languages presented here
I am very joyful to see like this channel, I am from Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📚👍👍👍👍👍📚🖊📚🖊📚🖊📚🖊
Iam from somalia this vedio helped me to understand so.e other words
I proud my language its the richest language of yhe world
I speak another dialect of somali (af maay maay) and this diaclect (maxa tirii) I'm still learning, so this video will be helpful :)
I found this video at the right time , now I can perfect my Somali language , Thank you
Am so glad to watching this beutifull vedio our somali language is the best language in the world 🌎❤🇸🇴 thanks for tha
Am so excited , it means wan faraxsanahy 🇸🇴😎☺
Afkayga Hooyo Insha Allh Waxan rajeeen maalin un inaaad noqoto Luqada Aduunka 🇸🇴🇸🇴
İnsha Allah ❤️🇸🇴
@@adooooontiiiiiialle insha Allah huno 🎉🎉🎉🎉
Thanks our language ♥️🇸🇴🇸🇴 I'm feeling happy 😍😁
Labo faido ayaa ku jirta wlhi video gani midki raba inu barta luqada english iyo kii raba luqada somaliga wuu ka baran karaa faido bdn ayuu leyahay runtii keep going
One of the biggest language I have ever seen in my life Somali 🇸🇴 ❤️
I’m so proud 🇸🇴
I love my mother language 🇸🇴❤.
Also I learn my mother language sister
Ayy y wanku farxay wlhi masha allah ♥️
Wow lam soo happy to see my language thank you 😊 somali language is the best 👌❤
I’m somali so it’s nice to see people learn our language. It’s a beautiful language and it’s not too difficult, but I would say some words are harder than others.
I appreciate you to add our Somali language thank you.
Waa markii igu horesay aan arko luqadena oo oo calamka labaryo ayyy farxad walhi😂♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Thank you EKO here in New York City listening and learning.👍
Can i teach u how to speak somali
@@Lilwhite444 hhhhhh wlky hanaga barin dadka luqadena waa furahenaa
@@zaynshiine 🤣🤣
Mash Allah aad baan ugu faraxsanahay in aan arko luuqadeydoo dadka kafaaiideysaayan siyay ubartaanMash Allah I am very happy to see my language being used by people who benefit from it.
This is really beautiful I believe one knows more languages is more civilised relaxed and understandable life than who knows one language
Ugu DanbeenTii luqadena Caalami noqatay. wala baranoya ❤🎉
Thank you so much for your teaching the people I encourage you to share more with others iam Somali girl 🧕
Walashey Aad buu ufiican yahay casharka balse Afka somaliga sadax mar haku celcelin wa lafahmaa thanks
Thank you for your effort that you want to learn Somali language also you will help many Somali people who like to study English language courses keep on going
waaaw alaylehe wasiday tahay luqado kale oo kala duwan aya nala bara inana waa in aan dadka kale waxbarno 👏👏👏
I am very glad to see that my mother tongue is learned
Somalia is the best language i'm from somali🇸🇴💋💕❤️
You are right me I am from Djibouti 🇩🇯
Iam very happy to hear my mother language THANK YOU EKO
Mashallah aad ayaan oogahela videogan thanks kuwii soohabeeyay💯🇸🇴❤️
Thank you very much you make our language international 🥰 mahadsanid we proud of you
Qaladaad badan ayaa ku jira sida kalmadaha laiskugu fasirey lkn waa ok wa super 👍 viva soma🇸🇴
Ad iyo wakabuxan sida marky ledahy sodhowow waxy ledahy mahadsanid
Somali is my language love from somali
Wan ku faraxsanahay in luuqadeenu dunidu baraneyso masha allah
Thank you so much! I'm very happy to see my language in here❤❤❤
You're welcome 😊
I AM From Somalia 🇸🇴 Good phrases
Thank you for you sharing my language somalia 🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Somali an ahay but I know how to read and write Somali. This is helping me alot
I live in Minnesota, and we have a huge Somali population, so I want to be able to converse with them more. Also, I just had a son, and I want him to be able to converse with them better. So if I learn it, it'll be easier for him.
Somali launguage is easy pro you learn 🎉❤
Waa nii salaamay dadkeygoo🇸🇴
I’m so proud 🇸🇴🇸🇴
SOMALI Language is one of the best languages IN THE WORLD Muuqalada laso dhigay e barashada luuqadaha wa midka ugu dawashada badan amaba kaalmaha hore so galaya waan ku faana in aan ahay somali
Some of these words are translated directly from english for example” how do u say “hello” in english “ they translated it directly like “ sidee lagu dhahaa “ hello “ af ingiriis “ instead of “ maxaa lagu dhahaa “hello” af ingiriis. There’s some grammatical errors but keep up the good work👌👌👌
horey usoco sxb inta ka maqan adiga buuxso buuq iyo qararac looma baahna dadka haku dhagdhagin waqti ayey galiyeeen halkan
@@MrNionde oo hdii wax aan tilmaamo ma buuq baa, meesha ka seexo neefyahow
Asanteni Wana Somalia Kwa lugha yenu mzuri natamani nioe msomali mmoja anifundishe kisomali tu. Nduguyenu kutoka visiwani Zanzibar.
5:00-8:00 Arooryo wanaagsan/suuban
8:00-11:00 Barqo wanaagsan.
Aad ayad umahadsantihiin luuqadena wa luqadaha ugu wangsan aduunka in bartana mudan-----thanks😘😊
Learn our language better now and in the future it will be an international language 😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I am very glad because my language is the best language of the world ❤❤❤
Thank you so much.
I wanna learn somali 😍😍🥰🥰
Why
@@aboat9677coz it's a language spoken in 4 countries also where ever you go to you will see many somali people
Fantastic clear voice, good recording! It makes all the difference! 👍🏼
Wow aad baan ugu faraxsanhy in aan luuqadeyda halkaan ka bartaa
Noo soo badiya thanks ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 yaa jecel laahjada af soomaliga
Shaqo wanaagsan ayaad qabatay walaashay qaali, halkaas ka sii wad Insha'Allah.
I'm from Kenya. Would love to learn Somali. We have a huge Somali community. I have alot of friends. Would be very interesting to learn and put it into use when I visit Isli in Nairobi. Tuko pamoja. 🇰🇪🇸🇴
Don't you know
Wow she is pronouncing like somalis, amazing!
Wa somali gabadha codka leh
She is Somali
Omg sifiican haloo barto luuqada😍✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Go ahead and give it to us Somalis and we are proud of you
Oh to much happy 🥰🥰🥰🥰 thnk you🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I’m from ping pang pun and I love to learn Somali it is interesting for me
Masha Allah aad iyo aad ayaa ugu helaay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
M.a somali is one of the best language in the world😍🥰🥰
waad aad mahaansantahay walashay luuqada dadka baar thanks you so much ❤ 💖