Musalsalka Habboon:- Xalqada 2-aad:- soo dhixista Xirsi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2022
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2022

КОМЕНТАРІ • 777

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 2 роки тому +489

    Waan ka raysan doona daawashada aflaam an luqadooda aqoon
    I'm happy inaan noqdo dadka Ku daawaday firs hour💪 viva astaan❤🙏

    • @malak4651
      @malak4651 2 роки тому +6

      Kkkk oo la huba

    • @hudaabdihakinomer8345
      @hudaabdihakinomer8345 2 роки тому +9

      HaH waa lahubaa waxaynu Ku qasbanayn markasta inaynu horumarino luuqado dalalkale leeyihin balse haDeer io wixi ka danbeeya waxaynu hormarsanana Luuqadeena Hooyo taasna waan Ku bogaadinaya qof walboo ka qayb qaadatay ama ka qayb qaadan dona waad mahadsantihin❤🙏

  • @mohamedabdirahman2409
    @mohamedabdirahman2409 2 роки тому +89

    8:38 hooyooyinka sooomaaliyeed Alllaha daayo, inta badan guryaha ayaga u dadaala, biilka iyo Korinta caruurta.

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 роки тому +303

    Burburki dalkena ka dib
    Hooyo mcn uun baa reraha dhan
    Korisay🥲🥲🥲🥲🥲 iyo awlaaad hoooyo allaha ku dhawro mamo kasto o somaliyed🤲😌😌

  • @abdirashidabdullahifarah6846
    @abdirashidabdullahifarah6846 2 роки тому +603

    Qaabka loo diyaariyay, qisada filmka, muqaalka waa another level 🔥🔥🔥
    We love you Astaan ❤️
    Can’t wait part 3

    • @teamlyrics-xk3rf
      @teamlyrics-xk3rf 2 роки тому

      Y7yis ugu and ýtt x xxxxx

    • @mohaanofficialchannel8100
      @mohaanofficialchannel8100 2 роки тому +1

      M

    • @sumiish_______mohaz7133
      @sumiish_______mohaz7133 2 роки тому +2

      Aad io aad

    • @luuzehaji8263
      @luuzehaji8263 2 роки тому +1

      Waaaw filim iga dheh💯

    • @abwaancumarcunaaye149
      @abwaancumarcunaaye149 2 роки тому

      ua-cam.com/video/Syb0lyYg58o/v-deo.html
      Dhalin tartan ma aqaano lkn waan taaageeraa
      Waxayna ka hadlaan xaalada reer baadiyaha ila soo arag wllo
      ua-cam.com/video/Syb0lyYg58o/v-deo.html
      TANI WAA DHIBAATOOYINKA KA TAAGAN MIYIGA
      DHIBKA IYO RAFAADKA AY KU SUGAN YIHIIN REER MIYIGU😭😭

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 роки тому +57

    Meel kasto hooyo aa Ku dhiban illahow u gargaar hooyo kasta dhibkana Ka dulqaad 😪 ya rabi 🤲

  • @kerolosemad7211
    @kerolosemad7211 2 роки тому +233

    Soomalida wadanka joogtah Noloshoodu waa Happy msha alah 😢♥️

    • @ismahanmohamedali6208
      @ismahanmohamedali6208 2 роки тому +12

      Qurbaha strees baa yala sx

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 2 роки тому +16

      @@ismahanmohamedali6208 aad oo weyn wadanka markaa joogno cidlo isma arkeysaan qofka aadan aqoon baa xitaa wada sheekeysaneysaan

    • @ifraaxmaxamed4619
      @ifraaxmaxamed4619 2 роки тому +2

      Wallahi wax sax cido dhibto

    • @naimoh3796
      @naimoh3796 2 роки тому +4

      Haa waa in an wadankeni unoqono sasa ba no fican

    • @anabdalmar2717
      @anabdalmar2717 2 роки тому

      Xaqiq wye

  • @Abdallah_672
    @Abdallah_672 2 роки тому +35

    Wallahi hooyooyinka soomaaliyeed waxy dhamaan ragga ku nool qabyaalada iyo fadhi ku dirika

  • @adenissack3561
    @adenissack3561 2 роки тому +37

    Aniga hooyadeyde umasoo aqliyeysan lkn wllsheyde mcn isoo koriise. She is very hardworking and amazing mum.

  • @zakiahmed2585
    @zakiahmed2585 2 роки тому +106

    inta happon darteed udawata ismujiya 🥰

  • @aminaaden5046
    @aminaaden5046 2 роки тому +216

    Hooyo always says good things about her children even if they are useless.

  • @nouradinalimohammed5388
    @nouradinalimohammed5388 2 роки тому +71

    Musalsalkaan mar walba o an daawado waxbaan ka dhaxlaa hadana waxa i cajibasay hadalka ah "" cumar maxa dheeleesaa ? Pubg ayan ciyaarayaa ee ma ila ciyaareesaa ? Ma aqaano ayu dhahaayaa jamaal cumar ayaa dhahaayo haa adiga xirsi ayaa kaa fiican adiga book oo kaliya ayaa taqanaa markaas ayey hooyada layaabeesaa wiilka sdo kle xirsi na wuu qoslayaa waa hadal weyn oo xirsi lagu duray"" we love you astaan tv❤💯

  • @hotha5352
    @hotha5352 2 роки тому +20

    Every soomali mom wlhi abaalkooda lama koobi karo🥺Alleh abalkooda jano haka dhigo yarb 🤲🤲

  • @AYUUB_GAMING
    @AYUUB_GAMING 2 роки тому +28

    Wlhi waa filim aa inaba caadi ahayn ❤️ muuqaalka waa nadiif jawi dagan 🥰 nolosha dhabta eh somalia 🇸🇴

  • @bilaalchanel1443
    @bilaalchanel1443 2 роки тому +101

    Saan u daawanayey xili uu dhamaaday xitaa waa garan la'ahay xiisaha uu lee yahay darteed. Masha allah bahda astaan barnaamijyo mucno leh ayaad soo sartaan horay u socda, ruwayadaha wacyiga iyo garaadka bulshada dhisaaynaa hala badiyo insha allah.

  • @fartuunmaxamuud6262
    @fartuunmaxamuud6262 2 роки тому +240

    😃😃😃waxaaumaleenaa muzalzalkaan hadi halhaben lasodenlahaa wandhameenlahaa xataa coll yarna magaleen inairaacsan isoqabta 😋😋😋😋

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 2 роки тому +8

      Caawaan arkay oon rabaa inaan 4ta qeyba isku maro

    • @AsiaAshkir27_10
      @AsiaAshkir27_10 2 роки тому

      @@cabdiqaniwardi5743 1__8 ban hada daawadaan rabaa

    • @zahrahaggimoha8395
      @zahrahaggimoha8395 2 роки тому

      Ana hada 1-9 saf inaa ka maro rabaa😂😂

    • @helaalchannel6677
      @helaalchannel6677 2 роки тому

      @@zahrahaggimoha8395 ana hada 1 ilaa 10 inan dawado donaya hhhhhh

    • @halima-iz7om
      @halima-iz7om 2 роки тому

      @@cabdiqaniwardi5743 me 1 ilaa 8 isku mara

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H 2 роки тому +42

    Waa musalalkii ugu horeeye oo soomali jisho aan ka helo waa wxkle masha Allah🥰😍 hore usocda astaan TV😍

  • @nuseybasacid4982
    @nuseybasacid4982 2 роки тому +36

    Perfect jiliin😫❤❤❤now we can say somali drama🥰🤩😍❤

  • @geenyada________wabxo6819
    @geenyada________wabxo6819 2 роки тому +177

    Familyga oo dhan Baa Tviga kadawaneyna 🥰
    Rer Astaan Guleysta abid ✊

    • @beelamusa9091
      @beelamusa9091 2 роки тому +5

      Yacni intaan oo jilaayaal ah ma hal family baaa really 😳❤️

    • @geenyada________wabxo6819
      @geenyada________wabxo6819 2 роки тому +8

      @@beelamusa9091 😂 mya Cdy Aniga familygeyga Ban ka hadlaya hooyo aape walaladey Ban dawaneyno Musalsalkan haboon 🥰

    • @beelamusa9091
      @beelamusa9091 2 роки тому +1

      @@geenyada________wabxo6819 haa masha allah❤️❤️❤️

    • @maimounaabdizalam6844
      @maimounaabdizalam6844 2 роки тому +1

      Channel ke kaso gala wall iyo xilliga isheeg

    • @geenyada________wabxo6819
      @geenyada________wabxo6819 2 роки тому +1

      @@maimounaabdizalam6844 xppti 8:00 habeen nimo lambar 4 ayu kaso gala marku musalsalka walalaha Dhamado abayo 🥰

  • @qaalinuura
    @qaalinuura 2 роки тому +29

    Mashallh I’m so happy 😁 ugu dambeyn musalsal qurux badan oo somali ah inan dawano thnks for astan tv🥰🥰

  • @saidanur5534
    @saidanur5534 2 роки тому +115

    Somalidu waxay ku noolyahiin haweenka hadane majeclo I don't know why but with out female life is nothing walahi Allah dhowro hooyo macan.

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 2 роки тому +5

      Taasi maaha xaqiiq,haweenku inti miiga laga so xarooday ee ay somalidu reer magalowday dumrku wa udub dhexadka nolosha lamana necba iskaba dhaafe ninki gabadh dhalay wa ka jecelyahay raga

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 2 роки тому +17

    17:56 ❤❤❤
    Hooyo mcn waa hooyo mcn
    Qalad kasta iyo xilli kasta
    Wey ku jeceshahay weyna ku cafineysaa

  • @lafaHore
    @lafaHore 2 роки тому +261

    Filmkaan waa maashallah dhan waliba Halka iin aan uhaayo waa kaliya Dialogue Oo ah mid qoran waxaa larabaa waxyaabo funy ah in lagusoo daro mararka qaar shibta badan in lajoojiyo oo Fimilka matalaan dad wada hadlaya oo xaraabeysanaya intaa unbaa ka dhiman Filmka Top waaye sidiisa kale waana Bogaadinayaa bahda Astaan Guuleysta

    • @isirmohamed731
      @isirmohamed731 2 роки тому +4

      Mansha Allah wa filin shidan

    • @sapirina___7142
      @sapirina___7142 2 роки тому +7

      Wa saxan thy

    • @jimjum1547
      @jimjum1547 2 роки тому +17

      Filmadu qisooyinkoga kala duwan qaar comedy ba lagu dara qaarna laguma daro mrka qasab maha film walba inu qosol noqdo had qosol rabtid daawo filmda comedy ga ah

    • @faisoaxmed1874
      @faisoaxmed1874 2 роки тому +8

      Ma aragtay shipship ku jirto tasina ma ficno xogaa inlawada qoslo shekada la isla wadaa fican

    • @fariixaahmed5715
      @fariixaahmed5715 2 роки тому +3

      @@jimjum1547 sidan filayo filimkan inu qosol leheen uu murugo yhy

  • @yazinibrahim8972
    @yazinibrahim8972 2 роки тому +12

    flimkan waa flim xaqiiqda tabanaya kana hadlayah dhaqanka somalideena wlh hooyooyinkeena waa lafdhabarta qoyskeena alle ha sharfo💞

  • @caashocuud8769
    @caashocuud8769 2 роки тому +25

    waa dhibaatada familada somaliyed badan kood Ka jirta, waa nolosha dhabta ee Somalia Ka jirta, waliba qaasatan MAA mooyinka soomaliyed dhibka heysta.

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 2 роки тому +104

    Film ku waa very interesting plz hala raagina xalqadaha maalin dhaaf kadhiga
    Thanks dhamaantiin

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 2 роки тому +51

    Filmkan qofka director gareeyay waa qof nolosha qoyska soomaaliyeed wax badan ka fahamsan wlhi

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 2 роки тому +33

    Allow hablaha noo dhawr waa wada naxariis 😭😭😭

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 роки тому +11

    Waa markii igu horaysay oo aan daawanayo Musasal ku baxaya Luuqaddeena hooyo ♥️ from Nairobi to my pple 🇸🇴

  • @IqruujaBoss
    @IqruujaBoss 2 роки тому +33

    Omg this is the Best Somali Film ever seen🔥
    Ninka shekadan Diyariyay wxu aad uga warhaya Xlda ka jirto badi guryaha Somalida Really sida Hoyadu subax wlpa ukalaheyso, iyo sida ay odayga iyo caruurta uso kala dhax galeyso mrkuu odayga xanaaqo i like it and ican’t w8t part 3😾

  • @AS-wl3vc
    @AS-wl3vc 2 роки тому +49

    Unconditional love and the most unselfish person, the most caring could ever walk on the earth- MOTHER

  • @siadabdulahi2822
    @siadabdulahi2822 2 роки тому +27

    Filimkaba waxaa macaan uyeelaya oo kalawada Waa gabdhaas quruxda badan oo dabeecada wanagsan haboon wlahay Waa cajiib
    I never seen she pest filim weyaan

  • @cadewaaye23
    @cadewaaye23 2 роки тому +18

    21:50 qeys qeysar ayaan arkaa alaha ku sharfo wll qeysar ❤❤❤

  • @hodanali8331
    @hodanali8331 Рік тому +10

    Kusaliya nabiga sallalahu calayhim wasallam❤

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 2 роки тому +7

    Wiilka yar jaliinkiisa waa top level
    Hooyo waa uun hooyo macaan hooyooyinka Somaliyaad waa same xaga dhaqanka iyo dabiicad

  • @wehliyetv9119
    @wehliyetv9119 2 роки тому +106

    Haboon is a world class actress .. Hirsi despite being cabtoy he still have unconditional love ❤️ for his mum… jamal is very calm and has all the qualities to be a great actor. Ismahan is trying as well. Somali dad’s are obviously becoming political holic

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 2 роки тому +110

    Mother's love is everything

  • @kaahiyeheybe4637
    @kaahiyeheybe4637 2 роки тому +21

    Astaan tv hool fican baa heesan lkn waxa idinka qaldan ayaa isku xirka filinka qeybtii hore mesha uu ku dhamaaday kama aysan bilaaban qeybtan. Balse waa dadaaasheen guuleysta

  • @amranahmedaadam6322
    @amranahmedaadam6322 2 роки тому +25

    M.a aad baan ugu faraxsanahay inay Somali dad uso bexen oo Karti leh maxan ajaanib kufalena astaan haday noo jogto guulesta ❤️🇸🇴

  • @faisalalicaanad6276
    @faisalalicaanad6276 2 роки тому +12

    Hooyooyinkena soomaaliyeed ilaahow barakee ,aakhirana jana sii

  • @boqoradahaji2336
    @boqoradahaji2336 2 роки тому +12

    Lkn hbn dhaaf maxa usoo deysan tvga ka dawada sida musasalada cml hbn wlpa xalqad nooga dhiga astaney🥺
    Kal io laab waye wlh🥰

  • @samiamarwan2312
    @samiamarwan2312 2 роки тому +13

    Inta isla rabta Jamal iyo haboon 🥺😫♥️

  • @curin22
    @curin22 2 роки тому +24

    Pleas Musican Turkeyga Ah eed Saaraysaan Ka Daaya Music Cadiya Oo Soomali Tunta Waa La Heli Karaa Musician Tuma Mahad sanidiin

  • @nasurivlogs
    @nasurivlogs 2 роки тому +44

    Codka momada wa cod caan ah ee turjuman somali films 💚

    • @najmaaxmed5343
      @najmaaxmed5343 2 роки тому +1

      Luujiyo waaye aan umaleenaaaa

    • @Barka0706
      @Barka0706 2 роки тому +4

      @@najmaaxmed5343 MA ahan luujiya waa fartuun baajuuni

    • @nasurivlogs
      @nasurivlogs 2 роки тому +2

      @@Barka0706 mahsanid coda ilaah siye mom fartuun

    • @s..5631
      @s..5631 2 роки тому

      @@najmaaxmed5343 fartuun bajuun wyyy

  • @haawamoha6633
    @haawamoha6633 2 роки тому +24

    Filimkan gurigeyni miyuu katurjumoya hooyaday iyo dhamn sidi gurigeyna lodhaqmaye wye soomali wa un iskudhaqan 😂🥰

  • @koobidafillimada
    @koobidafillimada 2 роки тому +75

    In this episode, we can feel the realities of our society such as the family being together and each one is busy with their own, meaning the impact of the use of social media has even changed our culture. Amazing episode

    • @izraahappy8796
      @izraahappy8796 2 роки тому +8

      Wll afkaaga hooyo haka faanin plz waa afkaagii hooyo af gaalo haku ordin wll

    • @ABC-or6fg
      @ABC-or6fg 2 роки тому

      @@izraahappy8796 wxaa laga yaapaa inuu afsomali ka qori aqoon sida reer Jabuuti cml

  • @cabdisamadofficial8963
    @cabdisamadofficial8963 2 роки тому +1

    Wllhi musasalkan maanta igu horeysa hadana waan ka helay camera manka another level waye malinkq 3 qaybod in aan dawado waye

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 2 роки тому +14

    Maasha allaah xamar wan u xisay musalsalkn waa qatar m.a

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 роки тому +2

    Hooyo Soomaaliyeed mar kasta iyadaa masuuliyad un saaran tahay j hooyo
    Sharaf ku noolow

  • @doubleh1513
    @doubleh1513 2 роки тому +83

    for real the best somali film in everything KEEP ON...

    • @boybad3529
      @boybad3529 2 роки тому +2

      Ar nin kii tik tok la Ha ba tahy

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 2 роки тому +9

    MashaAllah wa filim si fiican lo dhigay guriga ey daganyihin waa Beautiful. Halkas ka si wada ❤

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 2 роки тому +2

      Guriga kahelay masha alh su udiyarsanyahy. Waxkle waye.

  • @nimcacilmi1002
    @nimcacilmi1002 2 роки тому +11

    wa isiday hooyaday na ku so korisay camal lakin fadlan akhir ka filin ka hooyad o dadal kedi ku farax san ha ku dhamado in sha alaah

    • @axsanmustafe9682
      @axsanmustafe9682 2 роки тому

      Wx la iska mtalay0 maaha Ee qiso dhacdy aya laga matalaya

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 роки тому +39

    Very well kama daleysid waxa marka ay yihiin luuqadadi hooyo subtitle English u yeela dadka waxaa jira oo dawada musalsalada si ay luuqada ugu bartaan waa un iga Talo

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar4544 2 роки тому +7

    Guriga banaankiisa iyo kimadiinada calanka dalka halasaaro aniga taas ayaa ila qurxan waa ra yigayga

  • @mjorsheproduction3230
    @mjorsheproduction3230 2 роки тому +2

    mom amizng wlhi ❤️ alleh ha unaxrizto hooyo waa wax klia aan la wda heli karin 😰 maskxdyda kma baxdo abid manah ilaabo hooyo alleh naxrizti jano haka warabiye

  • @ayoushcadey7724
    @ayoushcadey7724 2 роки тому +13

    Saan usugaayey wan daalay finally
    Thanks astan team❤️

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk 2 роки тому +21

    Hanbalyooooo bahda astaan aniga waan ka helay sida loo fiyariyey masha allah 💖 waxaa kale oo cajiib ah guriga

  • @omarcaaqilka4910
    @omarcaaqilka4910 2 роки тому +28

    Musalsalka Haboon wan ka helay waxaan kale oo aan codsan lahaa musalsal reer mii ah in aad no so deysaan Astaan filims waa codsi Thanks

  • @mahadwawenka1893
    @mahadwawenka1893 2 роки тому +13

    am loving the main character .she is beautiful

  • @higmomohamed2851
    @higmomohamed2851 2 роки тому +6

    Wllhi filmkaN family walpo dhibka hestu ka hadlaya hooyo allow cimri dheer no sii 🥺

  • @feisaladan5337
    @feisaladan5337 2 роки тому +42

    Hah Hoyo she is very supportive 🥰

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 2 роки тому +7

    Waxaan dhihi karaa waa filimkii ugu ficnaa ee aan dawado abid waxaan rajeynaa kuwa kale oo ka ficn in aad soo sartaan waxaan u mahad celinayaa qofkasto oo ka qeyb qatay diyarinta filimkaan si qaas ah waxaan uga mahad celinayaa qofka kenay fikirkaan quruxda badan

  • @farxaandaahir8339
    @farxaandaahir8339 2 роки тому +1

    Filimkaan woo iga gadmay another level waaye thanks astaan tv

  • @fartounaden466
    @fartounaden466 2 роки тому +14

    I live in Australia but I really like this movie runti

  • @amiiraabdi8500
    @amiiraabdi8500 2 роки тому +10

    Filimka waa filim macan ee hala ragina xalqadaha plz 👏👏

  • @radsanomar1839
    @radsanomar1839 Рік тому +1

    Xamar guryo caanka ugee na may ku yaalaan Machaallah wax kalaan baa kaa amisana baa

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 Рік тому +2

    Walaahi waa run hooyooyinka soomali waa 💪 💪 💪 l ❤ 😍 💖 our somlaian mothers.

  • @abdirahmanmohamed9229
    @abdirahmanmohamed9229 2 роки тому +16

    wlhi so amazing mnshalah

  • @omermohamedyousef9241
    @omermohamedyousef9241 2 роки тому +2

    Masha alllaaah aya leyhy dhamaan dadka jilay filmkaan waa Kaalay isna arag

  • @hopieelovero4700
    @hopieelovero4700 2 роки тому +10

    4:51 qaab u hadalki hooyada somaliyeed allow idin dhawr❤❤

  • @hodancaliadan7227
    @hodancaliadan7227 2 роки тому +3

    Masha Allah muzalzalka HABOON me and my family waan sugi lanahay Isninta inta laga gaarayo .😍😍😍

  • @kowsariitayuusuf1195
    @kowsariitayuusuf1195 2 роки тому +8

    Wan ku faraxsan inan dawado Film dakaygii dhigeen inan dawado lakiin hooyada reerka cod keeda filimanta hindida k dawaday 🥰

  • @abdimalikofficial8030
    @abdimalikofficial8030 2 роки тому +4

    Ilahayow hooyoyinkayo dhamaantood no barake
    Ilahay haydin xifdiyo dhamaantood ❤️❤️❤️

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 2 роки тому +5

    HOOYO MARKZTA WAA HOOYO WLHIH UMIII XAYAATII😂💖👸

  • @user-vl6qo6cz9n
    @user-vl6qo6cz9n Рік тому

    Waad kabaxsateen alaylahee waan karaysan doonaa aflaamta musalsalka ajaanibta inoo soo badiya idinkoo mahadsan

  • @aqueen3914
    @aqueen3914 2 роки тому +1

    Mnsha allh afkena hooyo wa ina hormarsanaa guulesta bahda astaan

  • @bariidoquruxsane6788
    @bariidoquruxsane6788 2 роки тому +1

    somali intan dhan ee daawatey my likeiska tabtaan filmku waa xaqiiqo jirto

  • @nasurivlogs
    @nasurivlogs 2 роки тому +8

    This is so exiting serie mashalah 100💯

  • @shamsudiinmaxamuud8621
    @shamsudiinmaxamuud8621 2 роки тому +12

    I can't wait part 3 please soon as possible

  • @nourayn766
    @nourayn766 2 роки тому +17

    7:60 exact phrase my mom use when she get mad 😂😂

  • @mahamedfaarax7436
    @mahamedfaarax7436 7 місяців тому

    Filinkan ❤❤❤ waa marki kabadan Ku ceshado Oo Aan dawado wllhi cajiib.
    Waaa waa Wataaa Anigu iyo xirsi ❤❤❤you

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 роки тому +11

    Habbon baan love ku noqday ManshaAllah 🤩🔥

  • @curin22
    @curin22 2 роки тому +13

    Gulqysta Bahda Astaan Waxaan Idinka Codsanaynaa Heben walba Xalqad ku Xigta Soo Galiya Tnx

  • @mowliidhayir6507
    @mowliidhayir6507 2 роки тому +10

    Astaan Indhaha bulshada📌❤️👋

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 2 роки тому +1

    Masha Allah waa another level Astaan mahadsanidiin yaqe

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud5693 2 роки тому +6

    Thank you 🙏🏻 astaan

  • @najiibziito7671
    @najiibziito7671 2 роки тому +3

    Inta uu odayga wiilka cananayo waxan zoxasuustay abahay iyo siday hooyaday iidifaaci jirtay🥲🥲🥲

  • @mssnaima7913
    @mssnaima7913 2 роки тому

    riyadeyda waxa waye in aan malin un xidigad noqdo thnks astaan

  • @bimajijeylni1995
    @bimajijeylni1995 2 роки тому +16

    Waa Top level 💯

  • @naimokulmiye3464
    @naimokulmiye3464 2 роки тому +3

    Filimkaan wlhi caadi ma ahn thanks astaan tv

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade3177 2 роки тому

    Another level astaan somali we horumarty masha allh 👏🏽👏🏽👏🏽 musalsal ajnabi wa ka resan 👏🏽👏🏽🔥🔥🔥

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 роки тому +3

    amazing production # Teama Astaan TV #Haboon
    Every thing 💯💯💯💯💯 Wlhi waa filim aa inaba caadi ahayn ❤️ muuqaalka waa nadiif jawi dagan 🥰 nolosha dhabta eh somalia 🇸🇴

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 роки тому +40

    Wa another level waye
    I cant wait prt3🥰🥰

  • @idmanabdi6910
    @idmanabdi6910 2 роки тому +6

    Marka dawanayo interesting gooni drema wlh💖💖💖💖💯 filmka hanaga so dahinina

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 2 роки тому +2

    M.a xaqiiq waa musasal kal iyo laba astaan darama kala socdaa❤❤⚘⚘

  • @xusenshcaddow6051
    @xusenshcaddow6051 2 роки тому +3

    Horumar wacan intaa kadib filimaanta hindiga waanba kabadin rabnaa keep going astaan

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 2 роки тому +5

    filmkeygii wuu so dhacay 🥰🥰

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Рік тому +1

    ASTAAN HAMBALYO 1M COMING SOON

  • @photokaahexpress9238
    @photokaahexpress9238 2 роки тому +8

    horaan waxaan aad u xiiseyn jiray daawashada aflaamta hindiga balse taasi waxaa naga baahi tireysa Astaan TV iyo Dadkeena soomaaliyeed plz la soo dhaqsada part3 Astaan jira oo jooga

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому +2

    Musalsalkaan waa ku heysta wuxu ka hadlaya wax jiro balse qaabka Familka happyga u yihiin iyo Kala dambeynta aya iga gadanbo noo so badiya

  • @nasrosharif751
    @nasrosharif751 2 роки тому +8

    wxn idin kuso birinaya koley hdad commentiyada aqrisan inad filmka subtitle u yeshan si bulshoyinka calamka kle nola dawadan mhdsanidin team astaan