Sidee Online Lacag Looga Sameeyaa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 сер 2023
  • 👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

КОМЕНТАРІ • 62

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 11 місяців тому +8

    Salaam Alayakum thanks my teacher masha Allaha qofkii 17 Ee video gan daawada🎉

  • @arababdinazir656
    @arababdinazir656 11 місяців тому

    Thanks ustaat warsame

  • @baabjunior3550
    @baabjunior3550 11 місяців тому +4

    warsamow wll dadka wadankii jooga khiyaali bay ku tahay in lacag laga sameeyo online ka marka dadka ka sheekeeyana waxay u hastaan in ay lacagta uun ka cunayaan oo been loo sheego marka bal video noga samee inay runtay tahay in aduunku online isu badalay

  • @NiciimaAdan-kf6zz
    @NiciimaAdan-kf6zz 2 місяці тому +1

    Sidee kula so xiriira teacher

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 11 місяців тому +1

    Mahadsanid Ustaad ❤️

  • @salmoahmed6670
    @salmoahmed6670 6 місяців тому

    Intee kaala soo xariira walalow 🙌

  • @Maax.production
    @Maax.production 11 місяців тому +2

    Macalin kugu soodhawahay insha Allah

  • @cashacuud-vu2bf
    @cashacuud-vu2bf 11 місяців тому

    Masha Allah

  • @qadar6396
    @qadar6396 11 місяців тому

    Macalim maasha alaah walaahi

  • @abdidheere8221
    @abdidheere8221 11 місяців тому +2

    Ustad wad mahadsan tahay sideen uga soo biira

  • @Shushed69
    @Shushed69 11 місяців тому +2

    course mar kaan gatay baa iigu kaadanbaysay dadka macaawisaan xataa haday hal su.aala qabaan warsamow

  • @bakarcabdiweli32
    @bakarcabdiweli32 11 місяців тому +3

    waa mahdsantahy ustaad lkn screen ka nala wadaag iyo last month aad samysay iyo challenged ka AAA soo maary

  • @user-fv2mn7vt1b
    @user-fv2mn7vt1b 10 місяців тому

    My teacher

  • @Dugalmedia
    @Dugalmedia 11 місяців тому

    Ustad mna la wadagi karta bishii udnbysey lacgta aad ka sameysey😊

  • @Queens_mom
    @Queens_mom 11 місяців тому

    Asc wll waxaan aad u rabaa inan online ka ku shaqeeyo balse way isuurto galiladahay esty wan furtay lkn wadankan joogo kuma jiro garamaan aan design gareeyey wanku iibin kari waayey sidoo kale shopify markaas wll inaad i caawiso ayan raba please🙏

  • @maankayare-tp3jy
    @maankayare-tp3jy 11 місяців тому

    Ustaad coursadan facakorayo inogu sodar

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 11 місяців тому +1

    asc
    sxb Europa ayaan joogaa
    halkeen FACA KORAYA KAGA BIIRAA

  • @user-jl7hn6hx2k
    @user-jl7hn6hx2k 7 місяців тому

    Ilaahayoow maalin uun anoo lacag samayna igu sim

  • @user-wr8ds1wl5l
    @user-wr8ds1wl5l 11 місяців тому

    Ustaax talo isii shaqadaan see ku bilawaa waxaa noo sheegtay iney jirto shaqada nuucaan ah

  • @mohamedrazto1960
    @mohamedrazto1960 9 місяців тому +6

    Zhp waxan balan qadaya insha allah inan noqdo mid ka muuqda online ka aan jecalahay meel inan ka muqdo ama ka maqnado
    Waxan bilabaya manta casharada 3/10/2023

    • @ZUHEYB_AE
      @ZUHEYB_AE 9 місяців тому

      Pro aniba maanta bilababayaa lkn laptop fcn iisheg sxb❤

    • @user-hh3px2ou9c
      @user-hh3px2ou9c 3 місяці тому

      Anaa ku haya wll laabtop hadii aad rabto ​@@ZUHEYB_AE

  • @user-xb9no6qf7y
    @user-xb9no6qf7y 11 місяців тому

    Link ma arkayo macalin

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 11 місяців тому +2

    Af ingilish umbaad kusharaxdaa walaaloow ee anaga soomaalibaan nahaye af- soomaali noogu sheeg eray kasta😳

  • @SAMIA.19
    @SAMIA.19 11 місяців тому +2

    Aad u mahadsantahay👍
    Waxaa tahay macalinkeyga youtube 😊

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 11 місяців тому

    Warsame wll linkiga whatsapka aaway

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 11 місяців тому +1

    free mayahay courseskaagu libaaxaw

  • @axmedcasayr3975
    @axmedcasayr3975 21 день тому

    Drop shoping waa xaaraan ayay dheheen culimadu wll wixii xlal raadi dadkana usoo bandhig

  • @user-xb9no6qf7y
    @user-xb9no6qf7y 11 місяців тому

    Macalin shopify djibouti mu ka shaqeeya

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 6 місяців тому

    Wll plz lambarkaaga ubaahanahy

  • @daiidfaarah927
    @daiidfaarah927 10 місяців тому

    Asc

  • @user-yp3pt3ow1c
    @user-yp3pt3ow1c 11 місяців тому +1

    Somali

  • @maherrokex2680
    @maherrokex2680 10 місяців тому

    Paypal kama shaqeeyo somalia

  • @Hadi25526
    @Hadi25526 11 місяців тому +1

    Somaliland muu ka shaqeyan kara ustad thnk u alot 😊

  • @tariikhtowbah4346
    @tariikhtowbah4346 11 місяців тому

    Numkaga u bahanahy

  • @Videotape10
    @Videotape10 6 місяців тому

    Ani lacag lee itus saan u sameyo😮😊

  • @teamWarwar
    @teamWarwar Місяць тому

    Sxp wan wari sanahaye sede kushaqeya hee nio wax isheeg nbnoh qabkee😅

  • @sihaam1
    @sihaam1 11 місяців тому

    Wll halkee kaala soo xariira.

  • @user-wf6yc7xm9d
    @user-wf6yc7xm9d 10 місяців тому

  • @user-xi9sz9ef3r
    @user-xi9sz9ef3r 10 місяців тому

    Somalia maka shaqeeyaa walal

  • @MaxmedAxamed
    @MaxmedAxamed 6 місяців тому

    Mash saniid

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel 11 місяців тому +3

    WhatsApp lagaala soo xariiro ma jiro miyaa ustaad

    • @abdidheere8221
      @abdidheere8221 11 місяців тому

      Haa whatapp waan heystaa ee whatapp kaaga ayaan heynin ustaadey

  • @SharmaarkeAsad
    @SharmaarkeAsad Місяць тому

    Waxn raba ina kusobiro timaka

  • @Meeraha3aad
    @Meeraha3aad 11 місяців тому +3

    👀masuul diintu maxay ka qabtaa in aad iibisid badeeco aadan lahayn isla markaana aadan adigu hayn ⁉️

    • @hamsemohamed4559
      @hamsemohamed4559 11 місяців тому

      Waa suaal muhiim ah, culimadeenu way xaaraantinimeeyeen, macalinkana waynu ka jawaab sugi.

    • @ApdiqaniAhmed
      @ApdiqaniAhmed 11 місяців тому

      Wa xaaran zhp

  • @ApdiqaniAhmed
    @ApdiqaniAhmed 11 місяців тому +1

    Horta waxa ka Horeeya xalal Ma yahay Mise wa xaraan😏

  • @khadarwacdi2515
    @khadarwacdi2515 11 місяців тому

    Mopil makushaqyn kara

  • @user-km3vc8mp6v
    @user-km3vc8mp6v 11 місяців тому

    Nio 100000kmalaga Samayn karaa per day 😊

  • @lajecalexxeymaryan123xx4
    @lajecalexxeymaryan123xx4 8 місяців тому

    Miya kashaqena😢😢😢

  • @user-ui6pp6yc1u
    @user-ui6pp6yc1u 3 місяці тому

    Wllo sideen websites usameeyaa

  • @ubaxabshir651
    @ubaxabshir651 11 місяців тому +1

    Ustaad Jeebka iciilaya Ee Courses Free maqabatiin waxaan ahy gabar hamikaleh Faca koraya inay dhigato🤔

    • @Hormarinaftaada7
      @Hormarinaftaada7 11 місяців тому

      Sister free wax ku baran kartaa luqada englishka hadaa barato, luqada xataa free ku baran kartaa lkn waa hadey kaa go'antahey.

    • @ubaxabshir651
      @ubaxabshir651 11 місяців тому

      @@Hormarinaftaada7 Thnk you wllo

  • @lajecalexxeymaryan123xx4
    @lajecalexxeymaryan123xx4 8 місяців тому

    Canjer😂😂😂