Sidee lacag lawga sameeya internetka? Dhambaal 5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 203

  • @hormariye5864
    @hormariye5864 4 роки тому +39

    Masha Allah wllahi waa muuqaal aan sugaayay MAHADSANID wll Abduraxmaan aad baan kugu daydaa Allah Haku Xifdiyo

  • @fowzaaniapdulmaxamud3491
    @fowzaaniapdulmaxamud3491 4 роки тому +25

    Ramadan kariim all of Islam 🤲

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 4 роки тому +3

    Ana wllo c/raxman iyo walalahayga somaliuedow iga so duceeya sigaarka on khadyaan ka joogo hada waxan ixanuunaya madaxa sidan ucabayay sigar wallahi wlalayal wan dawakhsanay shaki waynbaan iska qaday dhawr goor oo aan sigaarka cabayna madaxa aya si xun ixanuunanay marka nin wani wadki wuu yaqanaye waxan hadada aan idinla hadlayo isga shakisanay kansal ka maskaxda ku dhaca wllo iga so duceeya inanu illahay kansal ka dhigin ee uu madaxo iyara xanuunay ka dhigo walalahay iso duceeya wllo idina khayr Allah haydin siye amiiiin amiiiin amiiiin

    • @Hannad_Music
      @Hannad_Music 4 роки тому +1

      Bro marka hore Alle hagu caafiyo
      Marka 2 .. bro iskadaa sigaarka Sabbtoo Waxaa laga qadaa cuduro bdn sida kansar iyo wadno Xanuun. Haduu hada Alle ku caafiyo mar Dambe ha cabin Bil RAMADAN lagu jiraa Ee Ka faaideyso iskanaday Sigaarka .ok ....

    • @abdaleali6328
      @abdaleali6328 4 роки тому

      Wllo waad mahad santay wa balan insha Allah dib uma cabayo insha Allah bisha Ramadan ayan ka faidaysanaya haye wllo shukran❤❤👍

    • @omaarabdulkadir7610
      @omaarabdulkadir7610 4 роки тому

      Allaha hakaa haayo cudur dhmaantiis aaamiin aamiin wll sigaarka iska jooji caafimadka uma wanagsanee bisha ramadan kafaaideeso cibaadada alle badi waxaan kuurajeenayaa guusha aduun iyo mid aakhiraba aamiin aamiin

    • @xafsocabdullahi2155
      @xafsocabdullahi2155 4 роки тому

      Aamin wllky ilaahy hku fududeeyo

  • @ahmethashim3098
    @ahmethashim3098 4 роки тому +6

    Ogow wx walpa hawl adag ayaa ka horeesa mahadsanid waaberi media

  • @qeysking2634
    @qeysking2634 4 роки тому +4

    Thanks wllo
    Waxad ka soo hasha barnamijka future lifestyle network
    Adoo mahadsan wlo
    Viva waaberi Media 👌

  • @sacadcabdi4431
    @sacadcabdi4431 4 роки тому +35

    Wax badan baan kaa faaiday zxp Allah haku dhawro muuqaalkasta oo aad wax ka faaidid daawade like iska saar iga talo

    • @Hamzazalah
      @Hamzazalah 3 роки тому

      sidee ayaad ugafaaidey

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 4 роки тому +2

    Macalinkayga saxda ah ee dhiiga ikiciya ficilo badana igu abuuray insha Allah wad iyo wadeeco hadaanay idilin abaalkaga waan ku gudi insha Allah macalin c/raxmaan shukran wllo ada idhaama Kuwa badan oo ehel gacal xigto xigaal anu nahay ❤❤❤❤❤❤❤💔💖💙💚💛👍👍👍👏👏👏💞

  • @caydaruusdaacad1132
    @caydaruusdaacad1132 4 роки тому +2

    Mansha allah cabdi rahman illahay khayr ha ku siiyo aamiin

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 роки тому +2

    Mahadsanid sxb sare Guul wacan insh Allh

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 роки тому +3

    Aqoonyahan soomaliyet 🇸🇴🙏

  • @sayidbinusayid180
    @sayidbinusayid180 3 роки тому +2

    Masha'allah

  • @SOMTECH1
    @SOMTECH1 4 роки тому +5

    M.a waberi media waa Channel aan inbadan ka faaidey hore usoco bro❤❤

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 роки тому +2

    msha alllH alleh keep you bro

  • @cabdikariin706
    @cabdikariin706 4 роки тому +4

    SOOMAALI INSHA ALLAH HERBE KARESAA😍😀

  • @taxanemediapro7380
    @taxanemediapro7380 2 роки тому

    Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 4 роки тому +2

    Keep going Waaberi i am always with you.

  • @strongman7795
    @strongman7795 4 роки тому +2

    Insha allah walal

  • @caalamfilmsseries2344
    @caalamfilmsseries2344 4 роки тому +2

    Horey usoco zxp

  • @sudeysiaada71
    @sudeysiaada71 4 роки тому +4

    MASHA ALLAH Hanbaliyo Hanbaliyo

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 4 роки тому

    Mashallah waa muuqaal aan ka faaiiday thankyou abdorahman omar

  • @wiilboy2137
    @wiilboy2137 4 роки тому

    zxp waabari codkaaga ayaaba ka qurux bdan barnaamijkaaga ilaah haku dhowro masha allh i'm your favorite

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 4 роки тому +5

    Bro intaas aan fiirsanaayay somali youtubers lkn adiga waxaa tahay mid-ka aadka ii soo jiitay bro 🙏

  • @wllap2728
    @wllap2728 3 роки тому +3

    What's App kaaga ¡¡ sheeg wll 🥰😊

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 4 роки тому +3

    Masha allah sxb codkagu waa nomuhim keep going brother

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 роки тому +2

    Mahadsanid bro keep going

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 4 роки тому

    Always wax positive ah aya nosogalisaa bro mashalllah jazakallah. Many thanks

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 4 роки тому

    Maasha allaah jazaakallaahu kheyraa run ahaantii aad iyo aad ayuu ii caawiyay channel kaga

  • @mohammedbarkhadchanel7460
    @mohammedbarkhadchanel7460 2 роки тому

    Kun iyo kow jeer waad mahadsan thay runtii macalin abdirahman omar

  • @maandhismedia8449
    @maandhismedia8449 3 роки тому

    ustaad abdirahman waa muhiim inaad dhalinyarada aad adigu ka midtahay wixii aad ku dhaanto aad usoo gudbiso aaad iyo aaad ayaad u mahadsan thy ustaaad waxany kaa codsanaynaa inaad nosoo badisidd casharadan oo kle iA shukran

  • @aminaomar5550
    @aminaomar5550 2 роки тому

    Walal Cavdirahman cumar dadka haku dhiirin galin social media Maxa yeelay way ku fasahaadeen Somaliduna dad aqoon leh maha oo garanaya sida loga faaiideyso

  • @xidigmedia9666
    @xidigmedia9666 4 роки тому +4

    Sxb qaali alle hakuu siyaadiyo maxkaxdaada iyo murtidaada Waxaa tahay nin aan ka afeefsado hadalkiisa
    Alle haku garab galo Garaad

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 роки тому +2

    Macalin wanaagsan 🙏🏻🥰

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 роки тому

    Utaad c.raxmaan mhdsnd wlhi wxa jcshahy inaad noo faa,ideyso ee alha ku ziyaadiyo abaalkaaga lama gudi karo shukrn inbdn

  • @MohamedBoulsagueda
    @MohamedBoulsagueda 9 місяців тому

    Thank you so much.

  • @cabdimajid1423
    @cabdimajid1423 4 роки тому

    Magcygu waa cabdiraxman Kumar halkanina waa waberi media

  • @MohamedBoulsagueda
    @MohamedBoulsagueda 9 місяців тому

    Djibouti 🇩🇯

  • @mohaabdullahi5019
    @mohaabdullahi5019 4 роки тому

    Masha Allh sxb maalin walba wax nagu cusub baad noo faaidaysaa ilahy Hakaa ABaal mariyo

  • @MrHanad
    @MrHanad 4 роки тому +2

    Wll laptop ayaa ubahanahey kadib internetka lacag bdn kasameyn inshallah

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 4 роки тому

    Alle haku naxariizto wllo wlaHi wxbadeN baaN kafe ideY😍🤗

  • @Cadka9092
    @Cadka9092 4 роки тому

    Mulkilaha waberi media arin ayan jeclan laha in aan kla tashto eee majirta meel aan kala so xiriiri kro

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 3 роки тому

    Masha Allah Bro jazakallah

  • @cabdirisaqcali6387
    @cabdirisaqcali6387 4 роки тому

    mahad sanid bro adaan kutageeraa horey usoco barnaamij yadaadu waa barnaamijo ad uxiisa badan si joogta ahna waan oogu taxanahy mahadsanid

  • @MohamedHassan-sx1yq
    @MohamedHassan-sx1yq 4 роки тому

    Abaal Raaga Rag baa iska leh alaha ku xafido Wll Abdirahman waabari Media

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Рік тому

    300k coming soon wll Alle ha kaa abaal mariyo fikrada aad nala wadaagto

  • @mohamoudsiid9803
    @mohamoudsiid9803 4 роки тому

    Masha Allah waa noo faa ideesay Ilaah hakuxafido

  • @cumarmahad7880
    @cumarmahad7880 4 роки тому

    waxa thy halgama dadal bdn waxan kuleyahy aad iyo aad kugu mahad celina bro keep going

  • @somaliboy4824
    @somaliboy4824 4 роки тому

    Jazaklh qayr wll

  • @nuuxjaamac9019
    @nuuxjaamac9019 4 роки тому

    M.Allaah
    thanks brother

  • @BayleChannel
    @BayleChannel 4 роки тому

    Mahadsanid walal allaha ku sharfo.

  • @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov
    @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov Місяць тому

    Zxp freelancer kasoohadal bilw ilaa dhamd sida qofka logu shaqeyo

  • @xamsecali4775
    @xamsecali4775 4 роки тому

    Incha Allah wll forex waa business online kaz dhalinuarada uga so samee muuqal

  • @mohammedibraahim8544
    @mohammedibraahim8544 4 роки тому

    Aad iyo aad bad umahad santahy zhp

  • @atonio9430
    @atonio9430 4 роки тому

    Wadamada reer galbeedka ee aan ku nolahay dhalinyarada kunool iyo kuba Somali ku nool wax isku dhaw maahin dhalinyarta yurub dowlada aya barto xirfada ay ku shaqeysan la hayeen tusalr tx wadista koronto buska nadafada iyo wixi la midka ah 90% kuma guuleystaan oo homlesse ayey noqdaan mustaqbalka ama taragis ayey u daba maran halka dhalinta Somaliyeed ee dalka ku nool ay ayaga is baran xirfada ay ku shaqeysan lahayeen dowlad ayadoo ka bixinin ama school aysan utagin wallahi adanaha kale wax badan ayanu dheernahay 🌍🇸🇴🙏

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Рік тому

    @waaberi media kwrn wll forex suuqa sarifka onlineka

  • @cabdulahiibrahim6506
    @cabdulahiibrahim6506 4 роки тому

    Masha allaah walal mhsnd

  • @dareenmaqanmedia1539
    @dareenmaqanmedia1539 4 роки тому +3

    A/rahman zxp fariima aan kugu zo diaray Instagram iyo Facebook iiga so jawaB❤

  • @xidigmedia9666
    @xidigmedia9666 4 роки тому +2

    Sxb waxaad nala soo wadaagtaa faafaahinta barnaamijyadaan adigoo mahad San waqtiga aad fursad u heshid

  • @zir-gahnoug8242
    @zir-gahnoug8242 4 роки тому

    scw wll aadbaan ku salaamay mahadsanid sida wacan ee aad nogu soo diaayirid barnaamijyada
    suaal ayan qabaa wll
    dhawr website ayaan iska diwaan galiyay mudana waan ka shaqayna yay lkn lacta aan shaqiiyo siwalba waan uga waayay
    hady paypal ama mastr card ama visa thayba
    markaa mala hubaa kuwan in lacaag laga samayn karo

  • @od6846
    @od6846 4 роки тому +9

    Keep going

  • @saacidtolka2541
    @saacidtolka2541 4 роки тому

    Wll Kahadl dhibaatada dhalinyaro badan Hyasato oo ah Siigada mhadsanid wll

  • @siadmedia3522
    @siadmedia3522 4 роки тому

    Sxb alle hkuu fududeeyo adigana horse soco

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 4 роки тому

    Wllhi waaD idhiiriGalizay bro waxaaN jecel hay inaan noqodo video phtography lkn mobel teyo ficn leh ma haysto lkn xaGa editnka mobelka waan ku viicnhy👍🙏

  • @bashirsharif7069
    @bashirsharif7069 3 роки тому

    Asc walal Cabdiraxman salan ka Dib waxan ka codsan lahaa in ad muuqaal nooga so diyariso sida visa-card ama mastar-card loo sameysato please.

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 4 роки тому

    C raxmaanoow, waad kabaxday mawduucii ahaa horumar inaad kusoodhexdartid lacag iyo wax Ina burburiyey

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 роки тому

    Thanks pro

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 4 роки тому

    keep going wllo walahya mansha allaha nolo ayaad dadka uu fintnsa wllo lkn waxaan jeclaha.in aad hadii wakhti hayso FREELANCE cashar nooga sameso sida viedo hore ee youtubeka?waxaan rajenay in aad ii soo jawbi doonto wllo.

  • @drlabka3941
    @drlabka3941 2 роки тому +1

    Ahmadguray xaawotaako soogali

  • @ismailakerin7854
    @ismailakerin7854 4 роки тому

    Wll hore usoco wxn ahay taageerahaga

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 роки тому

    Mhdsanid sxb

  • @cumarabdi7505
    @cumarabdi7505 4 роки тому

    M.a

  • @xaajisiciid8147
    @xaajisiciid8147 4 роки тому

    Sxb wxa tahay wiilka ugu wnagsan yotuperada soomaaliyed

  • @sharmarkemaydhane4880
    @sharmarkemaydhane4880 3 роки тому

    Qof walba sidu qalbikiisu yahay unbu Aduunka ugu dul noolada hadad tahay qof qalbi wanaagsan wxd la kulmaysa wax wanaagsan lkn hadad qalbi xun iyo xasiid noqodo ogow inad hormar gadhan ee walaal hor u soco insha allah if iyo akhiro ba #####

  • @dahabitube9688
    @dahabitube9688 4 роки тому

    Manzha Allha Wllo C/raxmaan illhy haka jiza mariyo cilimiga noo fadidaysey zhp

  • @alonewolf4883
    @alonewolf4883 4 роки тому

    Mahadnsid cabdiraxman cumar waxaad haysa shqo adag oo hogo tusaalayn iyo dhiirigalin ah

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 4 роки тому

    Hore usoco brother

  • @adawetech2433
    @adawetech2433 4 роки тому

    Ramadhan kariim wll

  • @abdimahamed792
    @abdimahamed792 4 роки тому

    Waaa Barnaamijyo taya leh Runtiiu

  • @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov
    @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov Місяць тому

    Zxp freelancer kaso hadal sida dad ka loogushaqeyo

  • @zakibuuhoodle2783
    @zakibuuhoodle2783 4 роки тому +1

    Thanks

  • @som2828
    @som2828 4 роки тому +2

    masha allh lpx

  • @mustafcabdiyare8756
    @mustafcabdiyare8756 Рік тому

    ZXB WAXAAN RABAA IN AAD IGA CAAWISO HAL ARIN ILSOO HADA ZXBOW HADAAD ARGTO

  • @salmansomali7186
    @salmansomali7186 3 роки тому

    Tanks u

  • @waxqabadiftiimaya6968
    @waxqabadiftiimaya6968 4 роки тому

    Waad mahad santahy waa bari mida Illa haku sharfo wll qlih sida aad mar walba u garbtaagan tahy dhalinta Maanta ay shaqala antu ciishey

  • @BayleChannel
    @BayleChannel 4 роки тому

    Walalo hal mid kaliya iisheeg. Sidee loo samee muuqaalada kaartoonka ah mo micnha sawiraanta kaartoon ka ah oo lagu lifaaqo sheekooyinka marks ka soo tabinayo. Kaliya waxaad iisheegta meel aan ka baran karo

  • @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov
    @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov Місяць тому

    Zxp freelancers kasohadal

  • @maxamedcqaadir8206
    @maxamedcqaadir8206 4 роки тому

    m.a wll xaqiiqada kahadashay lkn
    dhalinta soomaalidu iskuma fiicna dhinaca technology ga😁

  • @keriimbatalaaleyare3480
    @keriimbatalaaleyare3480 3 роки тому

    Sxb Somali hormar ay Ka idho xidhanyihine noowad barnamijyadkaa sxb

  • @keriimbatalaaleyare3480
    @keriimbatalaaleyare3480 3 роки тому

    Magacyguna waaa cabdikeriin sxb waxan kunolahy italia sxb

  • @adsac928
    @adsac928 4 роки тому +1

    Wllo waxan internet kasameeya lacag mishar iigufilin Alx aaadban oogubaxay dhipti shaqo la'anta iyo hoyo wax isiidi 😊😊 dhalinyaro kafa'idaysta wakhtigiina

    • @salmoalimohamed6789
      @salmoalimohamed6789 4 роки тому

      Website ka magaciis

    • @adsac928
      @adsac928 4 роки тому

      @@salmoalimohamed6789 wllo macan 1web bas Kama shaqeeyo lkn waxan kusheegi kuwa badana aan isticmalo ,upwork,freelance,microworkers ،amazon,eBay, kataxadar wllo markad isticmalaysid sida klo courses qado intaadan galin digital marketing wayo waxa jiro kuwa dadka lagudhaco soda web anumoney ladhaho

    • @xafsocabdullahi2155
      @xafsocabdullahi2155 4 роки тому

      M.a wllshy👏👏Guul kuu rajeenaa

    • @salmoalimohamed6789
      @salmoalimohamed6789 4 роки тому

      suusan ahmett okay thanks xbbti

    • @adsac928
      @adsac928 4 роки тому

      @@xafsocabdullahi2155 sido kle wll qaali

  • @ahmedabdullahinadaara5521
    @ahmedabdullahinadaara5521 4 роки тому

    Keep going bro

  • @DekaDekaApdi
    @DekaDekaApdi Рік тому +1

    Seen ubilaabaashaqadanrabo

  • @BilaalTrader
    @BilaalTrader 4 роки тому +1

    Channel ka waaberi media
    Tubta guusha

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 роки тому

    masha allh hore u soco wall qaliiy

  • @najiibalkho4901
    @najiibalkho4901 4 роки тому

    Wlhi Zxp qofka Jecel inay dhali yarta somaliyed horu marto wali adiga horta maan Arag ilahay haku garan galo wll

  • @Y3a1
    @Y3a1 4 роки тому +1

    mowduuc Xasasi soo badi bro

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 4 роки тому

    Aniga hamigaas 1 sano igu jiraa ee ii soo duceeya waan u dhawahaye

  • @mozezmediapro7686
    @mozezmediapro7686 4 роки тому

    مانشاالله.

  • @od6846
    @od6846 4 роки тому

    BaRo HoraY Uziisoco

  • @ayanleomar9184
    @ayanleomar9184 4 роки тому

    Mahaad sanid bro keep it up

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 роки тому

    masha aalh