CABDICASIIS ISKALAAJI┇OON JACAYL ᴴᴰ┇LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лис 2016
  • ISKALAAJI HEES CUSUB (OON JACAYL) 2017 LYRICS BY ZACK FILMS
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 794

  • @nafisaahmed9310
    @nafisaahmed9310 5 років тому +298

    😭😢😭 wixi is jecel raboow isku sahal anigana qofkan jeclahy iisahal😢😭

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 4 роки тому +60

    Xilli habeena wiil aad ii jeclaa oo xiligaa anigu aanan rabin ayaa intu haben iga codsady inuu i arko ayan u imi gaadhigisa wuu diiday inuu heestan ka saaro habenki wxii ka danbeyey wxn goaansaday inaan usoo dabco am sorry honey habenkas ban dreemy inaad ijeceshahay 😭😭😭😭😭

  • @fartunhajji6339
    @fartunhajji6339 2 роки тому +62

    Heestan waxay cabiraysaa filashada jacaylka halka dhinac ah adigoo og inaan lagu jeclayn ayaad isku maaweelisaa su'aalahan aad jawaabtooda hayso😭😭😭😭💔

    • @mutazmuhumed1526
      @mutazmuhumed1526 Рік тому

      😢😢😢sethy huno imika

    • @anisoahmed3956
      @anisoahmed3956 Рік тому +2

      Wlhi been maha Ana ka kowa waayo marka is ledahay waa lagu jeclyahay hadana aadan arag waxad ku darento ayad is weydineysa makaligaba waxa jecl mise adamoday😢😢😢 waxanun aan cidna kula daremeyn

    • @fadumoabdiwaliahmed2357
      @fadumoabdiwaliahmed2357 8 місяців тому

      @@anisoahmed3956 iskudareen naahy aan wada samarno wax fiican rabi hana siiyo

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 3 місяці тому

      the baste hees iskalaaji ninweyn Lagend

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 3 роки тому +32

    Wlh jacel waa xanun badan yahy qofki arka aaa daremo karo 10sano ayan jacel un la dala dhacye lkn alx cawa xaskisa ayan ahay iso duceya inu alle owalad na siyo aniga iyo xajigeyga mahdsanid

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 роки тому +1

      Alle haydiin sahlo🤲

    • @barwakomustafa8277
      @barwakomustafa8277 2 роки тому +1

      Ilaahay swt awlaad baariya oo idin anfacda aduunka iyo aakhiraba oo idiin soo duceeyaa kolkuu alle idin oofsado ha idinku arsaaqo. Aamiin.

    • @hodoney4527
      @hodoney4527 2 роки тому

      Ilhey ha idin siiyo owlad bariyal masha allah mabruuk

    • @sacdiaanmett3960
      @sacdiaanmett3960 Рік тому

      Rabi awlaad baariya haydin siiyo idinkana jacaylkiinu kii waara rabi haka dhigo

    • @safasalleban
      @safasalleban Рік тому +1

      Alle awlaad baariya ha idin siiyo wll

  • @ayanahmed8992
    @ayanahmed8992 7 років тому +160

    allow qof ann ogahey iisahal 😢😢😢😢 iiso duceeyaa asaxabta amiinta iila dhaha

  • @princesssamiyadiamond4336
    @princesssamiyadiamond4336 3 роки тому +27

    😓😥keligey inaan dhibane jaceyl ahy baan is moodi jiray dad iga daran aan u jeedaa💔😰qalpiga allah noo wada qaboojiyo🤲🤲🤲

  • @iftinomarahmed2105
    @iftinomarahmed2105 4 роки тому +37

    14 August 2020 😭😭😭😭 abdirahman ❤️❤️ jaceylka halka dhinac waa xanuun badanyahay😭😩

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 років тому +12

    Ax ax, waxa aan la leeyahay waa urugadiisee adna uur kutaalada mala umal wareertaa💯💯❤️💯❤️👌👌 allow isku sahal inta sidhaba isku jecel sida ani iyo hebel🤲🤲

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 5 років тому +27

    axeey ax jaceylow maxaad dad gubtay alow ii sahal jaceylkeyga😭❤aamiin ii dhaha axbaabi qof kasto jaceylkiisa alha u sahlee

  • @libanaden2769
    @libanaden2769 5 років тому +65

    Allow kowsar ii sahal nolazheyda waa ayadee wan ku jeclhy nolasheyda ilahow ii sahal amiin❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪💓💓

  • @shamsohajjiabdiwali6291
    @shamsohajjiabdiwali6291 3 роки тому +10

    2021 ayan soo radiyey heestan si ay darenkeyga ubadasho xasuuustaada waa iii qaas nalkii dunidow nasiip 😭 wan ku xiiisey xili aan nafteyda xakameyn wayey balse rajadiii nolosheyda wan kaa wayey habeen iii gaar ah ayaad iso dirtey hada ayaan uurkutalalda la umaal wareeray 😭💔ifka nabad ku jooog

    • @engcade302
      @engcade302 3 роки тому

      Sorry Abaayo Aduunka Waaa imtixaaan Waana Maalmo Yar Waad Ka Bogsan Doontaa Xanuun Kasto

  • @maryamahajimuse4100
    @maryamahajimuse4100 5 років тому +23

    Waan ku ildaranee talloow may ilmeysaa 😰 mise waad iloowdoo anuubey lahadshu i eedineysaa 😢💔🚶‍♀️

  • @sultanahmedabdulaahi9220
    @sultanahmedabdulaahi9220 2 роки тому +10

    Siduu ii adoonsaday
    Miyuu ku axmilayaa
    Dariskiyo asxaabtiyo
    Miyuu ehelka kaa kaajaray😥😥♥️
    Wxaa garan kara qof qiso jaceyl so arkay😥 like ta ha iga ilaawina awlaadul jaceyl

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 7 років тому +42

    Walhi ninkan waa ninka kaliya koonfur kaga jira halka fanka runtii waa fanan buuxa dhinac kasta weldone bro tagere kobad from burco hore u soco talow halke kala xidhidha dhowr heesod baan haya walhi isaga uunba u qalma iyo bk

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 7 років тому +5

      Omar Abdi fanaan heer caalamiya weeye iskalaaji isaga iyo Bk iyo Cawaale fanaaniinta kale waxay dheeryihiin laxanka heestuna laxanka kama soo hadho 3 daa fanaan ba laxamadooda ayaa aad u macaan

    • @ahmedosman8513
      @ahmedosman8513 7 років тому +4

      Omar Abdi kkk ninkan reer koonfureed mahan ina adeer wa majeerteen lol

    • @addnllhpranks6923
      @addnllhpranks6923 6 років тому

      Walhi ninkan jacayl ka an ilaawey ixasusinaya thanks for all 😍😍😍😍😍😍😘💛💞💕

    • @princehabiib8756
      @princehabiib8756 6 років тому +1

      Waayelka Jaqafsada. Hees aad adiga leedahay bk udhiib nooh fananka hanaga qaldin sxb

    • @user-ek9ly4fi9f
      @user-ek9ly4fi9f 6 років тому

      Prince Habiib hhh

  • @daganiitamcniita4136
    @daganiitamcniita4136 7 років тому +66

    Allow macalin jacayl waadba iga dhigtee arday baariyo wax iga barta waxna ibara ii soo sahal 😢😢😢

  • @faihassan5827
    @faihassan5827 5 років тому +34

    Lawadi bil qof cusub ayaa jeclaadaa daacad ayaa ahay ilaa hada waxaa raadiyaaa jaceylka dhabta walaalayaalow like isaara ilaah baa idinku dhaarshee 💔😍

  • @officialsimancadeychanel8288
    @officialsimancadeychanel8288 5 років тому +20

    Jacel dhab ah wuu ii hirgalay Allah haisku keen daayo

  • @mineyhassan1519
    @mineyhassan1519 7 років тому +47

    kama daalo heestaan jawi dagan waliba markaan kaligeey ahay

  • @obraayozuzuu3193
    @obraayozuzuu3193 6 років тому +20

    hal qof hesta wax ka shegayo ma arag ereyo macal fananka codkisa . we isracday codenta .. hees iyo bar iga dheh

  • @mohamedali-dl7kn
    @mohamedali-dl7kn 4 роки тому +8

    Dumar iyo calaacal ya ugar naqi doona😀😀 love hablaha dahabka ah e somaaliyed loveu ever 🙏🙏🙏❤❤

  • @princesslastbbe5790
    @princesslastbbe5790 4 роки тому +16

    Haben roob iman rabo ayan dhageysanaya 7/11/2019 hbn jimco sogaleyso iskalaji😘😘👈

    • @ilbaxnimadasomalida6015
      @ilbaxnimadasomalida6015 4 роки тому +1

      Habeenkas inaad iwacdo ahyd ❤

    • @ousmansiyat3812
      @ousmansiyat3812 4 роки тому +2

      3/7/2020 haben roob wayn da'ayo dhagesanoyaa
      Siduu ii adoonsaday
      Miyuu kuu Xamdinayaa
      Dariskiyo Asxabtiyo miyu ehelka kaa jaray😢😢😢🙈

    • @princesslastbbe5790
      @princesslastbbe5790 3 роки тому +1

      @@ousmansiyat3812 sorry😥❤👌

    • @ousmansiyat3812
      @ousmansiyat3812 3 роки тому +2

      @@princesslastbbe5790 thanks quruxey

    • @ousmansiyat3812
      @ousmansiyat3812 3 роки тому

      @@princesslastbbe5790 jawigas quruxda badan wali wad kujirtaa sidan qiyasaayo😊

  • @Truppaa
    @Truppaa 7 років тому +72

    Waan kuu il-darannee,
    Talloow may ilmeysaa?
    Jacaylkeenan awdalan,
    Beerka mawga oydaa?

    • @hindoalimohamed814
      @hindoalimohamed814 7 років тому

      Saleban Adam

    • @Truppaa
      @Truppaa 7 років тому

      Hindo ali Mohamed

    • @khadarahmed5177
      @khadarahmed5177 7 років тому +1

      Saleban Adam

    • @hindimohamed9862
      @hindimohamed9862 6 років тому

      ax ax waxaan laleyahay aaaaaaaaaaaah

    • @hindimohamed9862
      @hindimohamed9862 6 років тому

      anigoo iga jaray ehelka aaaaaax yaaa jaceyl wax loogu dacwodo majiraaa oo naga cesho urugadiisa waaaye kkkkk aaaaaaaaah

  • @Naema218
    @Naema218 5 місяців тому +2

    My favorite song ❤😢

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 6 років тому +22

    Runtii somalidu wa wada ehel caashaq viiva somali mohamed

  • @maalmahachanel2510
    @maalmahachanel2510 6 років тому +24

    Ax wlhi qofbaan maalin waliba u Oyaaa walaal iyo ehel dartii ujaray waaayo ninbey kadaba waalatay idhahaan iigu soo duceeya inuu illahey isoo jeedsho jacylkana ila dareemo iyo wanaaga uhayo
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @updaleosman8387
    @updaleosman8387 9 місяців тому +6

    Time 23:00 :2023/10/19 *Hpppy life* waxaa nahey dhalainyaro 6 ilaa 5 aha waxaan jawi ku qadaneyna casimdii gorowe ahyd dhexdeeda waqti roobaadna ay tahy xusuuso

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 років тому +107

    Oh xaaax jaceyl ha igu sheegin inkaar qabaha mana laga maaarmee 😥😥😥😥😥😥🙄🙄🙄🙄😒

    • @wiilxamar7856
      @wiilxamar7856 7 років тому

      Asma Abuukar lol aniga adiga kama maarmo

    • @boqorzizu4517
      @boqorzizu4517 7 років тому +1

      Suraya Abuukar Kkkkk Waa hagagaysaa My De Sis

    • @squaremates6906
      @squaremates6906 7 років тому +1

      Suraya Abuukar jjhhh

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому

      SomaliGlobal hhhhhh qosol maa meesha yaal waraa 4 yrs aan jaceyl la jajabannahee xaasid idaa xasad ayaa tahy

    • @squaremates6906
      @squaremates6906 7 років тому +1

      Suraya Abuukar sorry wllshy inaga hada ayuuba i hayo

  • @faraxfaraxsan4436
    @faraxfaraxsan4436 4 роки тому +5

    Heestaan waxan dhageesta mar walbo aan murugeysanhy allow amuuraha sahal waan ku ildaranahy talow ma ii ilmeesa ax waaa hees qof walbo qof kale jecel taabanayso❤😥

  • @abdirashidhussein4371
    @abdirashidhussein4371 5 років тому +6

    Heestan waxaa ijeclaysid qof saaid iigu waynayd.
    I love it so much

  • @asmasabanofficial4141
    @asmasabanofficial4141 5 років тому +14

    Jaceyl 😭😭😭
    Yaa dawanaya 2019

  • @user-tm8xo9es4d
    @user-tm8xo9es4d 9 місяців тому +3

    Qofkaan Dunida ugu jeclaa allaah ayaa iga jeclaaadey 😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedadam8685
    @mohamedadam8685 4 роки тому +19

    waan ku jeclahay macaanto, kala foganshaheenu waxan ku ilaawayaa jacayl keena sal dhigtay, iyo kalsoonida aan isku qabno .
    waan ku jeclahay, waana ku jeclaan doonaa insha allah .
    farhia ❤❤ .

    • @mahamuuttjirde468
      @mahamuuttjirde468 Рік тому

      Sxb wli ma is jeceshihiin mase midowdeen😊❤

    • @user-vp4si8uj8f
      @user-vp4si8uj8f 3 місяці тому

      Gabdhi wali maa jeceshy mise wakhtiga ini kala waday

  • @Raganimo-10
    @Raganimo-10 3 роки тому +34

    " Waan kuu il-daranee
    Tolow may ilmaysaa?
    Jacaylkeenan awdalan,
    Beerka mawga oydaa"? 💔
    Heart touching Questions!!

  • @nimcosiciid3761
    @nimcosiciid3761 10 місяців тому +3

    Aniga qofkayga waa oghy inuu ijecelyhy lkn markaan idku dhacno ama is fahmiwayno ayaan dareemaa inay dhinacayga kaliya thy dhibku wuu iga adkaysi badanyhy

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 роки тому +6

    2021 yaa fiirsanaya 😭😭😭
    Ax ax waxa aan laleeyahay
    Waa urugadiisee
    Adna uur kutaalada
    Mala umul wareertaa?
    😭😭😭😭😭😭

  • @nimanosman4200
    @nimanosman4200 Рік тому +3

    Tolow ma jiraan dareemo ka xanuun badan ilinta gudaha qosolka beenta ah iyo u xiisida qof aad adu dhawacdey😢

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 роки тому +5

    Iskalaaji maalintii iigu horeysay ee aan arko waxay ahayd sanadkii 2017 maalin ramadaan goobtu waa tog wajaale wuxuu ka yimid dhinaca itoobiya markii uu somaliland soo gaadhay qof bay is af dhaafeen markaa diinta ayuu caayey Aniga iyo laba kale ayaa kabaha la dul marnay ka dibna xidhnay markii dambe niman la socday ayaa saldhiga tagay oo arrinkii xaliyey anigu in la xukumo ayaan rabay meesha cabdi iley ma joogo ayaan ku idhi dhankan waa somaliland maaha meesha cabdi iley iyo yuhuudu ka taliso

  • @mahadaidid6451
    @mahadaidid6451 7 років тому +239

    meeshan ciyaalkii like raadisku ma joogaan😂😂
    ehel caashaq baa is kugu yimi 😊😊😘😘

    • @rayaanosmaan6743
      @rayaanosmaan6743 7 років тому +6

      Somali HD Video runtii ehel jacayl baa isugu yimi kolay comontiyadiinu waa 3bilood ka hor Ana iminkaan jawiga degan kusoo biiray

    • @barotech4015
      @barotech4015 7 років тому +1

      hhhhh Mazuul Ishaad Ka Riday Hhhh kal iyo laap Mazuul

    • @idiletaidil7304
      @idiletaidil7304 6 років тому

      Ahal jaceel maka mid ihid miyaan

    • @abdihakimberdilacshe888
      @abdihakimberdilacshe888 6 років тому

      Wan kuu ildaranee

    • @calinorway6655
      @calinorway6655 5 років тому +1

      Mahad caydiid Aadan waad salaaamantahay sxb

  • @umuamiin1238
    @umuamiin1238 3 роки тому +7

    😭😭😭😭😭💔💔waligey qof ma aan jaclan lkn mudo kadib waxaba la e jaclado aan ku dadeyo aan ka oyseyo manta anay e haysataa qof ayaan jacladay waliba zaid u jacladay waliba wan niifsan wayey 😭uku danben bil ano wax cunin ayaan arkay an noqdo ma aqano jogo uku danbeen wilke e dontay abahay ayaa e deeday qabiil dartee 😭 lkn waan ku jaclhy wana ku jacalan dona kadib jacel aan u qabo waxan dahay an is guursano familka ayado na ogeen lkn wuxuu dahay maya waxan raba abaha aso rali ka ah in aan ku guursado wan ku jaclhy abahay nah ma ogalanayo wan sugaa waqtekuu ogalado esoo duceya wayo waan jaclhy

  • @sundusabdiali408
    @sundusabdiali408 5 років тому +6

    Iskalaji wan jeclan lahaa inu hes iqaado u igu amanayo I could feel happy really

  • @munahusen7197
    @munahusen7197 Рік тому +4

    Jacayl sanadkan Majiree alle nasibkaa haino Hagaajiyo wan Ku iLdarane Tolow maii iLmaysaa😭💔

    • @beerlula598
      @beerlula598 Рік тому

      Amiiin wll mcn wlhi in aad qofkuu alle kuu qadaray sugto mooye bada jacayl in la galaba maaha💔🥺

  • @adnajamac3864
    @adnajamac3864 Рік тому +2

    ALx waxan haYsttaH qof I jeceL Ana aaan jecelaahy 🤎🤴
    IGu soo ducae inu calafkayga nqoodo♥️

  • @daahirguureye5923
    @daahirguureye5923 2 роки тому +7

    Inta is jecel alle dahab haysu mariyo
    Inta anoo kalle ahna alle qalbiga ha ha uga reebo😭

  • @ibtisamibrahim2996
    @ibtisamibrahim2996 4 роки тому +7

    Mise waad iloowdoo
    Anuunbey ba lahashady
    I eedineysaa .
    😭😭😭wakusugaya hada laiskukeydede wale kumailaben
    "N" ❤💋🥰👑

  • @yousra52
    @yousra52 4 роки тому +3

    Jaceylku markuu kugu beermayo madaremeysid ee waxaad dareeme markii laguugu cidleeyo ax ax ax ax ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriinaaxmed5816
    @shukriinaaxmed5816 3 роки тому +6

    Xasuus 2018 ma ilaaabo mana ilaabi doona caawa oo ay tahy 2021 3sano kabacdi ilaahy baa ii dhayay boogtii igu taalay iyo xanuunkaan soo maray inkastoo aanan hayn badalkale ilaaahy kasugayaa in shalalah mid anan dhaawac ibadan intii dhibana ilaaahy haka qaado talo waxaa iga ah salaada sunadaa hala badsado hala ducaysto

    • @MohamedHassan-jt8qc
      @MohamedHassan-jt8qc 2 роки тому

      Shukrina sorry walaalo. Badal khery qabo. Jacelka waa xanuun oo u dareemaayo qofkii soo maro.

  • @mrgaxwo373
    @mrgaxwo373 4 роки тому +4

    Waxan ku jira adoonsi jcl allah ha isahlo qof an ogahay ❤️😫

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 10 місяців тому +5

    Waan kuu il daranee
    Tolow may ilmaysaa
    Jacaylkenan awdalan
    Beerka mawga ooydaa
    11/9/2023 8:22 habeenimo salasa soo galayso
    Heestani waxay ka hadlisa jacayl hal dhinac markaan lagula ogayn waa xanuun badanyahay😢

  • @muhanadofficial3444
    @muhanadofficial3444 4 роки тому +6

    Waan kuu il daranee
    Talloow may ilmeysaa
    Jaceyl keenan awdalan
    beerka mawga ooydaa 😭😪😪😪

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 5 років тому +5

    Heestaan erayadeedu waxaad moodaa iney qalbigeyga waxa kujiro cabirayaan ax yaa jaceyl ❤️❤️❤️

  • @hayathaddiis223
    @hayathaddiis223 5 років тому +5

    Mise wad i ilawdoo
    Anunbey ba lahashadu
    I eedeysa 😭😭😭😭😭
    Alle xanun bdna

  • @itssagal5981
    @itssagal5981 4 роки тому +4

    Adun wa kana anigo jaceyl ihayo ayan dhagestay 2 sano kahor mantana anigo qalbi jaban ban dhageysanaya😭😭😭

  • @mannyanka1
    @mannyanka1 4 роки тому +3

    Abwanka sameyay erayadan salan buuxda abwane iskalaji fanan ku garo sanadadan majirto aniga hadan iska hadlo

  • @sacdiyodidi7572
    @sacdiyodidi7572 7 років тому +4

    Macaan waye heesta qufkii wax jeclaaday ayaa dareemi kara aniga hada waka ladanahy jacyl lkn wayo dhan ayuu hawada iga qabsaday wlhi waa xanuun badanyahay.

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 5 років тому +10

    Jaceyl adoo waxba heysan ku galay
    Xanuun waaye runtii kan ani i haayo cml
    Lkn inshllh wan ka bixi shiidka

  • @abdirahmanfarah6393
    @abdirahmanfarah6393 3 роки тому +15

    Bahja mukhtar my everything❤️

  • @ugazdaudi7575
    @ugazdaudi7575 2 роки тому +6

    20 January 2022 Thursday night
    Jacayl baan dareemaya,❤️
    Talo isiiya
    Inta iga danbaysaay

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 7 років тому +8

    Malaga yaba iney maalin xusto jacayl kayagii 12.04.2011 garowe nugaal puntland Somalia

  • @sharmarkeabdi9107
    @sharmarkeabdi9107 7 років тому +2

    Heees shidan walleee Thanks ZACK FILMS

  • @mahdiabdilahi9194
    @mahdiabdilahi9194 2 роки тому +3

    Heestan markan dhagaystay waxan xasuusty noloshayda qof ku qaaliya oon si dhaba u jecelahy true love xaqiiqdii

  • @abrahmaanahmedaskar6057
    @abrahmaanahmedaskar6057 7 років тому +15

    Ax' Ax' waxa aan la leeyahay waa "urugadisee"
    VIva iskalaaji

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 3 роки тому +2

    Wayahu dhib badana allow midkaan calmady calafkygah ka dhig aaaamiin aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲😥😥

  • @fathiafathia3836
    @fathiafathia3836 6 років тому +6

    Wlhi Heestan Caadi Maha Waan ku haystba Fanka iskalaaji Noolow

  • @eng.abdirahmancolhaye3692
    @eng.abdirahmancolhaye3692 10 місяців тому +3

    Ax igada jacaylka wxa igaso mry hadan isiidhaa comment ku sheeg lgama gayonayo lakin ax qalbiga😢 igubanaya jacaylku dhib bdana allahayaw qof kasto qof jecel usahal ❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Рік тому +1

    Bashiir Hanuuniye iyo Ahmed Saalax Qaasim oo kaliya ayaa tumi kara Muusiga ugu dagan soomaalida
    Goat iyo Ardaygiis

  • @quman1439
    @quman1439 7 років тому +27

    Waankuu ildaranee talaw ma ilmeysaa jacaylkenan awdalan beerka mawga oydaa xaaax jacayl mcnkiisa wuxuu dhadhan leyhy markaad qof ku jecel haysato allaw iiida gacaliyhyga aan adunka ugu jeclahy

  • @barwaqoosman6121
    @barwaqoosman6121 Рік тому +2

    2023/22/1 hbeen isniina😢tolow xilimaan ku ilaawaya😭inbadan waad iso raadin doonta wle markaasanad i helyn😢Rashid

  • @qalinlebookh704
    @qalinlebookh704 5 років тому +3

    Rabow qofka qlbigayga Kujira ka dhig ooridayda

  • @munaabdi7360
    @munaabdi7360 5 років тому +2

    Hees taan xasus gaar ah ayey iledahay wlhi ax ax xanun badanaa markaad jeclato qof aman ku jecleen 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤ aniga qasatan sixun ayuu ii adoon saday lkn se insha alah waanka bog san donaa xanun ihaya

  • @bestyoutubechannel6893
    @bestyoutubechannel6893 3 роки тому +2

    😥😥😭😭😭 allow Zeinab ii Calaf saan u jecelahay ma iijeceshahay iyana😭😭😭

  • @zeinabaliomar3964
    @zeinabaliomar3964 2 роки тому +2

    26th November 2021 maalin jimcaha xaalku ma fadhiyo allow sida kheirka ku jiro adaa ka barya ada wax walba og
    Mise waad illowdo anumbeyba lahashada I edineysa😭😭😭😭

  • @abdiazizinaahmed3079
    @abdiazizinaahmed3079 Рік тому +3

    Horta somaliyey hees jecela markad argtan maxad la suurtona

  • @zacidaxmad2394
    @zacidaxmad2394 3 роки тому +3

    2020 oo dhamad ah ya calacaal laso taagan war waxu dhagaheyga kamaba dhargaan malinkey sobaxday ila hada wan dhageysanaya cidna majecli kkkk

  • @ramlaaxmed3097
    @ramlaaxmed3097 4 роки тому +4

    Ax qof baan hpeen iyo maalin u ooya isna ima oga 😭😭💔

  • @Fanaanka
    @Fanaanka 3 роки тому +7

    Iyadoo Ciid Soo Dhawdahy Hda Daawneeso Like Iisaar😂😂🤛

  • @badgalswety2040
    @badgalswety2040 6 років тому +8

    Aaax jaceyl aya iheyo😥

    • @laaltyg8815
      @laaltyg8815 6 років тому

      Swetiibae OGaden Queen malahubaaa

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 років тому +3

    Cizaa,ik ax ax cashaq al awal caadil saqir saakin billa cakkir illaa al caqir. '' ibnu caqiid cumar gulled caasimatil jubbaland kismaayo ''

  • @ubahabdiladif9336
    @ubahabdiladif9336 5 років тому +3

    😭😭😭😭kaaan jclhy cirka intuu ii jiro ayuu ii jiraa lakiin inaan helo ilahy wuu qadari karaa

    • @munaabdi7360
      @munaabdi7360 5 років тому +1

      Ubah haa abayo ilahey waxba lama ahan insha alah waad heley saaa 😭😭😭😭😭

    • @munaabdi7360
      @munaabdi7360 5 років тому +2

      Aniga xataa wax badan waan isdha hay ma heley sid lkn kama daalin helis tisa hada ugu dam ben waan helay ❤❤❤❤❤❤

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому

      @@munaabdi7360 bal qisadaada inoo sheeg hana dhiiri galisee

  • @xafsaxupi6979
    @xafsaxupi6979 5 років тому +3

    Wankuu il,daranaheee tolow ma ii ilmaysaa 😭😭😭 ish claa

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 роки тому +2

    Nin gabooye ah oo naag samaroon ah jeclaaday

  • @Hadhwadaagnews
    @Hadhwadaagnews 2 роки тому +1

    Amazing voice boqorka fanka

  • @Haadka17
    @Haadka17 5 років тому +3

    Waa hees jacayloo wanag lkin somalida jacaylka nooocana inagumaba dhaco xiisa ayaan jacayl modna 😂😂

  • @salmoabuukar2540
    @salmoabuukar2540 4 роки тому +4

    Wan ku ildaranahe talow may ilmeysa😭😭😭😣😣😣jaceylow ani kaliya miyad iheysa mise wow ila qaba😭😭😭😭

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 роки тому +2

    Allow ninkaa jeclahay i sahal, markaa qof caan ah hdna walal ku yaqano jeclaato dhibkeedaY ledahay🥲😪

  • @qanciyeqalbiqaran5276
    @qanciyeqalbiqaran5276 5 років тому +2

    Alla Ifraxeey muxuu jecelkaaga i adoonsaday😭😭

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed3592 4 роки тому +3

    Still watching 2019/12/29/ malmihi u danbeyey ilaahow 2020 khyrkisa na sii

    • @Sinjibiil10
      @Sinjibiil10 3 роки тому

      Xasuus 23/12/2019 aduiuiunyo....😭😭😭😭😭

  • @muhanadofficial3444
    @muhanadofficial3444 4 роки тому +2

    Ax .ax ax
    waxa aan la leeyahay waa urugadiisee
    adna uur ku taalada
    mal la umal wareerta 😪😭😭

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 роки тому +4

    Sidaan oonta uga go'ay
    Anfacada ma diidaa😢

  • @sabrinaaabdi1704
    @sabrinaaabdi1704 5 років тому +2

    Farta tagaa 🙋Vivi reer jecel

  • @samsamascahmed1575
    @samsamascahmed1575 4 роки тому +1

    Waay jecelow maxad Qalbiyo badan dhawcday yaa Qof aan ogahy igaadhsiiyaa heestan😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abshirobashir6613
    @abshirobashir6613 7 років тому +3

    sidna kuu oon qabo miyda igu oloshaa sidna heeee nice iskalaja

  • @SuhaybMohamedadam
    @SuhaybMohamedadam 2 місяці тому

    Heestan maantaan diwaan galiyay
    may 2024

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 4 роки тому +2

    Iskalji. Waaan. Tageeera. Axxsan. Fanaaan. ❤️❤️🇸🇴🇸🇴nolow. Waligaaa ilxun kuma argto

  • @nadiasiciid7770
    @nadiasiciid7770 4 роки тому +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭9/8/2020 habeen isnina 😩 11:00 🕚 habeenimo habeeen ii khaasa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kheirahussein3161
    @kheirahussein3161 7 років тому +5

    waxan la noolahay jaceyl balse waxan laabta ku dajiya heestan darenka leh
    wan ku il darane
    tolow may ilmeysa

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 6 місяців тому +1

    2024 ayuu dhageesanaya heeeskan.

  • @beerlula7411
    @beerlula7411 7 років тому +31

    ax ax yaaa jacayl❤❤❤🙈😔😔

  • @inahasan8814
    @inahasan8814 6 років тому +1

    Calaacal badanaa dadka somali saan u jilcan ma jirtee maa naga deysaan ka meydho wixii ku soo maray no calaacal😍

  • @dhaayobila5444
    @dhaayobila5444 7 років тому +3

    Wan waanku ildarane tolow may ilmaysaa 😓😪

  • @somalilyrics6418
    @somalilyrics6418 7 місяців тому +1

    Habeen an mrgoday Wxan dhagysnyaa hbeen 11:10 malin laysoo sheegy inay xansnyso qoftan jeclaa ann hysn mel kla soo xdhiidho alaw sahal amuuraha ilaahy hay caafiyo 😢😢😢😢😢😢😢 wn ku jeclahy mahda❤😢

    • @AishaLul
      @AishaLul 6 місяців тому

      Hda sethy 😢