BARAFKA AYAA TARTAN LAGU GALAY XAZAAZI IYO IBRA QOSOLKA ADUUNKA🤣…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 698

  • @MawgaPro
    @MawgaPro 11 місяців тому +69

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤

  • @yussufyabha1872
    @yussufyabha1872 11 місяців тому +153

    Ceyda tomorrow is Fridaysow don't forget to read suratul kahfi🙏🙏🙏

    • @mrd8503
      @mrd8503 11 місяців тому +7

      Hadda waa 9:45AM Nairobi masaajiddada aan galno anigu 15 minutes kadib waan gali
      ee Dhamaanteen yaan halmaamin inaan akhrisanno insha'Allah

    • @yussufyabha1872
      @yussufyabha1872 11 місяців тому +2

      Thank you my friend

    • @user-mq6te2zc6e
      @user-mq6te2zc6e 11 місяців тому +1

      Mashallh qof noca balo bhagahyi

    • @dekaunshurs2931
      @dekaunshurs2931 11 місяців тому +1

      M.a

    • @user-rt9tt9ke9f
      @user-rt9tt9ke9f 7 місяців тому

      M.sh💯

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 11 місяців тому +78

    Barafka waan ku haysanaa from somalilnd 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 11 місяців тому +29

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 11 місяців тому +21

    Caawa wa jamco Saliga nabiga scw an baadino INSHALLAH ❤❤❤❤❤❤

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 11 місяців тому +22

    😂😂😂Hazazi qosolka iga dhamyy wllhi laguha ani maxukumyo kulahaa xazazi 😂😂😂😂😂😂😂400k come soon insha allh

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 11 місяців тому +34

    Walalo so funny 😂😂😂 😂 team king ceyda is not easy wll arimaheena so qabo wll king ceyda 400k 🎉🎉❤❤coming soon iinashaallah 🥰🥰💯💯👍

  • @ZaapirinIbrahimosman-oq5zo
    @ZaapirinIbrahimosman-oq5zo 11 місяців тому +48

    Koko so wada ❤❤

  • @africanmusic1122
    @africanmusic1122 11 місяців тому +30

    king cayda is working under difficult circumstances and still has more quality videos than those living in western countries ❣️✅

  • @user-eo2fq9xv8c
    @user-eo2fq9xv8c 11 місяців тому +21

    Keep going my brother ceyda 😊😊

  • @husseinnur5339
    @husseinnur5339 11 місяців тому +18

    Hhhhhhkkkkkkkk😂😂😂😂🤣meesha eber ayaa lagu noqday Armaheena iyo Iamk keen walal game fcn waya funny ah waanka helay fathi from garissa

    • @Zindarella
      @Zindarella 11 місяців тому

      Sido kle😂😂😂

    • @husseinnur5339
      @husseinnur5339 11 місяців тому

      @@Zindarella fffc

    • @Muniiro-xo2ge
      @Muniiro-xo2ge 11 місяців тому

      Walahi san uqoslayi wan dali koko soqabo😄😄

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 11 місяців тому +21

    Qosolka meelu ku dhamado hadey jiri lahayd caawa hal ilama hareen😅😂😂😂😂😂😂

  • @user-pz8dy9rf3l
    @user-pz8dy9rf3l 11 місяців тому +10

    Ceyda waa naga codsi arimeheena iyo koko nooso qawo😂😂😂😂😂😂

  • @user-zu2fi1ww7e
    @user-zu2fi1ww7e 11 місяців тому +24

    Wllhi inta gamekan dawanaye qofki igu xarabo badan waa xasasi bulle😂😂😂😂

  • @boqorfirdhiyecxakim9772
    @boqorfirdhiyecxakim9772 11 місяців тому +12

    barafka waan kuhaysana from somaliya magalada qardho😊❤

  • @xamdamushtaaq-qf1ye
    @xamdamushtaaq-qf1ye 11 місяців тому +33

    😂 saan uqoslaayay waxaan umalaynaa qosolkii inuu igadhamaaday bal waakaasee maxaan Eeda kudhoolacadayn😢😂😂😂

    • @istarmohamed9880
      @istarmohamed9880 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulaahieli880
    @abdulaahieli880 11 місяців тому +14

    Allaah is one allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar

  • @user-gf4ex9ox9k
    @user-gf4ex9ox9k 11 місяців тому +3

    400k coming soon keep going brother❤❤❤❤

  • @user-xn8wp5bh3x
    @user-xn8wp5bh3x 11 місяців тому +5

    Arimaheena iyo iamk so qabo wll king ceyda 😊😊😊😊

  • @AbdifatahMohamed-cp9fd
    @AbdifatahMohamed-cp9fd 11 місяців тому +7

    Team ceyda waxey codsanayaa inii losoqabtoo Abeera Ama ARIMAHENA 🤣🤣🤣🤣👋👋

  • @roodamaxamuud7824
    @roodamaxamuud7824 11 місяців тому +6

    Ceyda please Koko Soo qabo please please 🥺🙏

  • @user-qg9jy5bv1e
    @user-qg9jy5bv1e 11 місяців тому +8

    Ku sali nabi genaa scw❤❤

  • @Rashiidbaazka
    @Rashiidbaazka 11 місяців тому +1

    Keep going pro you are best youtuber 👏 👍 😊

  • @muhamaxamed9520
    @muhamaxamed9520 11 місяців тому

    Soo badi Pro keep going Brather

  • @ayaan850
    @ayaan850 11 місяців тому +2

    part two soosamee wll waliba arimaheena iyo iamk

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 місяців тому +21

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

  • @bouhhousni7686
    @bouhhousni7686 11 місяців тому +2

    Cumeyr big fan part 2 soo qabo

  • @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc
    @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc 11 місяців тому +14

    Keep going my brother ceyda 🎉🎉

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 5 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 1:24

  • @Jabarticabdifataxdheytejabarti
    @Jabarticabdifataxdheytejabarti 11 місяців тому +16

    Ku sali nabi genaa scw❤🎉

  • @Abdirizake653
    @Abdirizake653 11 місяців тому +6

    WlaaHi Saa uqoslaaye Istaaga Kadhacay 😂 part2 labadan soqowo Arimaheena iyo Muniir Aqaa😂😂

  • @maxamedxasan_dk4ou
    @maxamedxasan_dk4ou 11 місяців тому +1

    Keep going my prother ceda sobadi plz

  • @zakariyecabdulaahi6133
    @zakariyecabdulaahi6133 11 місяців тому +1

    King Ceyda Coming soon 400k insha allh😍

  • @dahabomaxamedibrahimmomdah507
    @dahabomaxamedibrahimmomdah507 11 місяців тому

    Cayda keep going pro ibra iyo hasasi ugu salaam adaa igadhow😊😊😊

  • @Raaniya187
    @Raaniya187 11 місяців тому +1

    Illhy waxn iga baryayaa ibra ka daraba inu farxd aduunyo iyo mid akhiraba siiyo wiilkaa dar illhybn I jecelahy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaraxXasan-zz5rm
    @FaraxXasan-zz5rm 11 місяців тому

    King ceyda 400k🎉🎉❤❤coming soon inshallah 🎆🎇🎁

  • @mohamedali-ou9vl
    @mohamedali-ou9vl 11 місяців тому +1

    Muniir iyo arimaheena soo qabo sxb thnks

  • @queensumaya95
    @queensumaya95 11 місяців тому

    King caydaI wish you 400k 🎉❤

  • @YONKA22
    @YONKA22 11 місяців тому

    Ceyda lph Big fan iyo macalimow Nosoo qabo ❤✌️

  • @Mahamedaligees0
    @Mahamedaligees0 11 місяців тому +2

    King ceyda Bigfan kuu Ahay please Reply ❤

  • @ubaxmaxamedibaraahim1067
    @ubaxmaxamedibaraahim1067 11 місяців тому +5

    Allh ceydow adiyaa heesta iigu daranba hazazi waa lagu heysey 😂😂😂

  • @sabriinamoha1180
    @sabriinamoha1180 11 місяців тому +3

    Hahah it’s so funny wllhi Kookoono keen 😂😂

  • @maimunmohamed291
    @maimunmohamed291 11 місяців тому

    Tartanka barafka noo soo badiyo.Mahadsanidiin ♥️🇸🇴🙏🏽

  • @queenisma633
    @queenisma633 6 місяців тому +1

    You guys make my day today 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuradiinabdirahman5801
    @nuuradiinabdirahman5801 11 місяців тому +1

    Arimehena iyo cumeer tar tan u qabo
    KiŅg cayda please zxp.
    400k
    Coming soon in sha allah

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh 11 місяців тому +3

    Wlahi hasasi bulle taagero wayn ayaan u ahay ❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 11 місяців тому +6

    😂😂😂Ala Hasaasi qosol waaye isagu isma xukumayo

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 11 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha, (Arkaa milkiile)

  • @profalcadaala
    @profalcadaala 11 місяців тому +2

    🎉wn idin Salamay
    Dhalinyaro wxaan challenge kula jirnaa Ajnabi wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biir
    Guuul iyo Gobonimo insha Allah

  • @user-qd7vx9yi8r
    @user-qd7vx9yi8r 11 місяців тому +2

    Ceyda plz Arimaheena soqabo🙏🙏🙏❤❤❤❤

  • @safiyaabas
    @safiyaabas 10 місяців тому

    Tookadaan koko amiira nookeen barafka walal ❤

  • @Motivationofficial.513
    @Motivationofficial.513 11 місяців тому +5

    Ceydoow arrimaheena io koko sooqabo❤❤

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 11 місяців тому +1

    Alla dhintayeey😢😂😂😂 02:30 hbeenimo waaye wlhi waan fuuray😂😂😂😂

  • @user-fx6xt6fe1h
    @user-fx6xt6fe1h 5 місяців тому

    King ceyda ples koko keen❤❤❤❤❤

  • @MuniCabdiqadir-nc8qh
    @MuniCabdiqadir-nc8qh 11 місяців тому +2

    Keep going brothers😂😂😂😂

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi 11 місяців тому

    King ceyda keep going

  • @MutaazMuumin-tf9zb
    @MutaazMuumin-tf9zb 11 місяців тому +1

    Cayda coming son 400k wllhi wasugi la ahy am weiting 400k ❤️i.a

  • @ApdiFatah-no9pz
    @ApdiFatah-no9pz 11 місяців тому

    Sxb. Jabra io faadil noso qabo next sxbcayda❤😊

  • @sayid5352
    @sayid5352 11 місяців тому +5

    bahashan anagaba baranay oo dawano gacmaha sidi shibirta laga socda 😂😂

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 11 місяців тому

    Keep going my brothers 😢😂😂😂kkkkkkkk 🎉🎉

  • @rahmaomar3018
    @rahmaomar3018 11 місяців тому +1

    Ala berka 😅😅😅😅coming soon ceyda from djibouti

  • @user-eo2fq9xv8c
    @user-eo2fq9xv8c 11 місяців тому

    Ceyda muniir iyo Arimeheena noo soo qabo brother 😊😊

  • @user-db8wf1ge4s
    @user-db8wf1ge4s 4 місяці тому

    Hamblayo 700k❤🎉🎉

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 11 місяців тому

    Asc. Caydarus. Waxad kenta. Cumeyr. Iyo. Fadil. Iyo munir. Iyo. Jibra ❤❤❤❤❤

  • @NajaxMaxamuud-fz3ju
    @NajaxMaxamuud-fz3ju 11 місяців тому

    Wlhi waa video gii iigu qosolka badnaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxiim6149
    @cabdiraxiim6149 11 місяців тому +1

    Ceyda sxb taliya askarika so qobo wllhi qosol ay dhintay😂😂😂😂😂

  • @MohamedAwil-zo5lw
    @MohamedAwil-zo5lw 11 місяців тому +5

    Koko and Amiira soo qabo😮😅😊😢

  • @AyaanAli-gn3tf
    @AyaanAli-gn3tf 14 днів тому

    Ajar aan wadaqadano nabiga Muhammad s.c.w. kusali oo like saar don't forget guys

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 місяців тому

    SAAN. UQOSLAAYEY. Wa fuurey. Amiira. Koko. Keen. Meeshaan ceyte😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdihassan6200
    @abdihassan6200 11 місяців тому

    400k coming soon inshallah ❤❤❤

  • @niinaabuu2933
    @niinaabuu2933 11 місяців тому

    Asc Video barafka soo badiyo 🎉😂😂😂😂

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 11 місяців тому +2

    Ceyda routine kaga noso samey fadlan😊❤

  • @user-zc3jj2de1u
    @user-zc3jj2de1u 11 місяців тому

    Cumeer iyo I am k soo qabo sxp ceyda ❤

  • @burhanmohamudwarfa7688
    @burhanmohamudwarfa7688 11 місяців тому +2

    those guys can improve their skate boarding by doing a lot of practice

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg 11 місяців тому +3

    Hh ceyda iamk mxa ku heysa asi iyo faadil😂😅

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 11 місяців тому +1

    Isn't easy cayda ❤❤

  • @Wllyuupoi
    @Wllyuupoi 11 місяців тому

    iamk io arimahena inoo so qabo sxpky ceyda❤

  • @FartuunAli-yv1gc
    @FartuunAli-yv1gc 11 місяців тому

    Allh berka 😂😂😂😂 saan u qosolayaan furay 😂😂😂😂😂😂

  • @zahraali-kf9yd
    @zahraali-kf9yd 11 місяців тому +2

    Hzaazi wu dheryhy ❤ ibra dhulku udhowyhy 😂😂😂 saas aa ekukla ronyhin

  • @abdaaziizhazaazi
    @abdaaziizhazaazi 11 місяців тому

    Love waan ku saara 😢

  • @ayanabdullahu9979
    @ayanabdullahu9979 11 місяців тому +2

    Muniir hala keeno iyo cadnaan 😂😂😂

  • @dahabomaxamedibrahimmomdah507
    @dahabomaxamedibrahimmomdah507 11 місяців тому +2

    Ibra fiican❤❤❤❤

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 11 місяців тому

    Wlhi waa fuuray ibra vcn hazaazi funny wlhi heesta wax wlpo igaga darneed😂😂😂

  • @sumeyadaud251
    @sumeyadaud251 11 місяців тому

    This made my night 😅

  • @cqaadirmaxamedxasan-vm3mr
    @cqaadirmaxamedxasan-vm3mr 11 місяців тому +1

    wllhi dhanka barafka waa kuwata😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HaawoHarbi
    @HaawoHarbi 11 місяців тому +6

    😂😂😂shaqa fiicana haysiiin noo wada

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 11 місяців тому +1

    😂😂😂 War hedhee soo badi waaan ku haYstaaYeeee

  • @hooyomcn5191
    @hooyomcn5191 11 місяців тому +1

    Wallo ceyda arimaheena iyo koko soo qabo plz codsi lee😢

  • @user-ne8iz1mi5y
    @user-ne8iz1mi5y 11 місяців тому +1

    Walhi qosol àyey ugu dileen

  • @ifrahaliaided5528
    @ifrahaliaided5528 11 місяців тому +1

    Sure ibra is good player❤

  • @LadanishLovehooyo
    @LadanishLovehooyo 11 місяців тому +2

    Walhi qosol Ayan waxa ladhawani waye lkn ibro Aya fican 🤣🤣🤣💯

  • @Amni-khadar20.
    @Amni-khadar20. 11 місяців тому

    Next koko ❤king ceyda 😅

  • @user-sh8cb3yv3w
    @user-sh8cb3yv3w 11 місяців тому

    Gamekan cadi maxan 😂😂😂😂😂😂 m.a keep going

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 11 місяців тому +1

    Koko io Arimheena plz ❤😂😂😂

  • @user-kl4eq1wk3g
    @user-kl4eq1wk3g 10 місяців тому

    wll king cayda koko kusoo sameey❤❤

  • @farahcumar2476
    @farahcumar2476 11 місяців тому +1

    Part 2 labo dooda

  • @user-kf2mv6yf6o
    @user-kf2mv6yf6o 11 місяців тому +1

    Part 2 so samey ❤

  • @caaishocadeey2990
    @caaishocadeey2990 11 місяців тому +1

    kkkkkkkk qosol eey igu dileen wllhi lkn hala qof somali ah oo.cadaan kaan bareejeeyso malahn miyaaa😢

  • @NaciimoAbshir-gc3ug
    @NaciimoAbshir-gc3ug 11 місяців тому +1

    Arimaheena iyo koko keen barafka

  • @HabonHabon-ux4tx
    @HabonHabon-ux4tx 11 місяців тому

    M.a kip going dad kale kuso samey ok

  • @fardowza0
    @fardowza0 11 місяців тому +1

    Alla cawa qosalka iga dhamaaday🤣🤣🤣🤙🏽