Sheekh Usuuli "Itoobiya cadaawada ay noo qabto maahan mid hada billaabatay,waana in loo midoobaa,"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @HassaAli-j8e
    @HassaAli-j8e Місяць тому +1

    Sheekha in tabartiisa wo difaacay wadanka
    Allah yaxfidah

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 Місяць тому

    Waa ku salaamay sh usuuli

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Місяць тому

    💪💪💪💪 mashllh dalkenu waa hoygeni waa hantideeni waa rajadeeni yaa rabi noo bad baadi

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 Місяць тому

    Shekhan wa wadani❤

  • @zakariyeaxmed4385
    @zakariyeaxmed4385 Місяць тому

    Sheekh cismaan usuuli nin shaqsiyad sare leh alle haku xifdiyo sheekh
    xabashi anago intaan ka tabar yar ayey na qabsan weyday anago dowlad ahna nama qabsan karto 🇸🇴🦁

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Місяць тому

    MASHALAAH TABARAKALAAH SH ASUUULI XAQA IYO XAQIUQDA AYAAD KAHADASHAY ALKA HAKU XAFIDO ADUUUN IYO AAQIRABA

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n Місяць тому

    Cadaawada hawiye iyo Ethiopia waxay bilaabatey 2006 markii argagaxisadii hawiye daynuunay looga horyimi cadaawad hore hawiye iyo Ethiopia kama dhaxeyn ❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Asc SNTV iyo sh usuuli masha allah reer Baydhabo iney wecelo yihiin oo ay kanisadihii kirishtanka isku ururiyeen caden teda inaad so bandhigtan wad kumahad sanyihiin aa masulkii malin hore dowlad Somalia fadaralka uhadley wuu kusaxnaa oky wecelo wagaas la isku ururiyey oo ilaa wagaas wecello kele sidhalayey hadana gaal nimadoda siicadestey oo Ethiopian racey weeyo Digil Aw mirifle sidaas darteed dowlad da iney leyso dalka na kasarto iyaga iyo galada Ethiopian ka ay watan ba waa oky ban ugarten aniga na isla raxaween tas ban kadhashey haa. Lkn waxaan kuleyahey sida illahey imaanka kagaqaadey kugu ma soceliyo oo kudhimo cuqdadan iyo been ta kuxalasha ah dalim munaafaq ahow

    • @abdihamidmohamedhashi3218
      @abdihamidmohamedhashi3218 Місяць тому

      Isku xishoo waryaa dad dhan ayaad ugafeysaa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      WALAAHI SIRDOONKA ETHIOPIA WAXEY KA TUUGSADAAN OO KA DAWARSADAAN SIDADKA MUQDISHO. SUBAXNIMADII SAAKAY AYAAN KU ARKAY DEEGAANKA SUUQA XOOLAHA EE DEGMADA HURIWAA WELIBA WAA DHOWR NIN OO MUDDO HALKAAS KU NOOLAA. WAXAAN AAD ULA YAABAY AAWAY CIIDANKII LOO TABA BARAY INEY QABTAA DADKA JAWAASIISTA AH. DOWLADDA SOMAALIYA WAA DULLI AAN AQOON ILAALINTA DALKAAN TAASI WAXEY KEENTAY IN DAD BADAN AY MAALIN WALBA KA QAXAAN DALKOODII. AAWAY CIIDANKII CID IWM.
      DHARCADKII ETHIOPIA MEEL WALBA OO MUQDISHO KA MID AH AYAAD KU ARKEYSAA WAXAANA FAHMI KARA DADKII DOWLADDII KACAANKA LA SOO SHAQEEYEY IYO DADKA WAAWEYN LAAKIIN DADKII DHASHAY 1990 IYO WIXII KA DAMBEEYEY WAXBA KAMA OGA QATARTA NUGU SOCOTA

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed Місяць тому

    Waa xaqiiq maalin walbo qaraxyada nalagu gumaaday waxe kayimadan wadanka itoobiya marka intee xaduud beenadka ee joogto dhibatada wa sii socone xabashida itoobiya dalka ha laga baxsho😂

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Dhalinta SNTV kashaqeyso hada waxan iney ged meyso miyey idin la tahey

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Hadalkii Agaasimihii KGS waa wecelo cedeen teda ayuu ke ney ma istiri

  • @أبومريم-م7ذ
    @أبومريم-م7ذ Місяць тому

    Sow idinkii shaley dhahayey walaalahen itoobiya

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev Місяць тому

      kuwa ictiraafka raadinayo ma ahan dee kuwaas baa dhahay walalo 😂😂😂😂😂

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      WALAAHI SIRDOONKA ETHIOPIA WAXEY KA TUUGSADAAN OO KA DAWARSADAAN SIDADKA MUQDISHO. SUBAXNIMADII SAAKAY AYAAN KU ARKAY DEEGAANKA SUUQA XOOLAHA EE DEGMADA HURIWAA WELIBA WAA DHOWR NIN OO MUDDO HALKAAS KU NOOLAA. WAXAAN AAD ULA YAABAY AAWAY CIIDANKII LOO TABA BARAY INEY QABTAA DADKA JAWAASIISTA AH. DOWLADDA SOMAALIYA WAA DULLI AAN AQOON ILAALINTA DALKAAN TAASI WAXEY KEENTAY IN DAD BADAN AY MAALIN WALBA KA QAXAAN DALKOODII. AAWAY CIIDANKII CID IWM.
      DHARCADKII ETHIOPIA MEEL WALBA OO MUQDISHO KA MID AH AYAAD KU ARKEYSAA WAXAANA FAHMI KARA DADKII DOWLADDII KACAANKA LA SOO SHAQEEYEY IYO DADKA WAAWEYN LAAKIIN DADKII DHASHAY 1990 IYO WIXII KA DAMBEEYEY WAXBA KAMA OGA QATARTA NUGU SOCOTA

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo Місяць тому

    asuulow mahasan sh jago miyuu kuu magacaabey maxaad kaarkastaa uu isticmaaali karo ayuu isticmaalayaa oo ah wadaado anigu waxaa maalinkastaa arkaa in sheekada eysan aheyn itoobia laakiin uu hasan sh rabo inuu kursiga isaga fadhiyo oo uu madaxweyne iska ahaado dikteytar somaliya malaga ogolaan doonaa hada koobka siyaasada waxaa wada somaliya masar oo ey rabto iney lacag ku cunto sidii afrikaanka ey u dhuuqi jireen somaliya waa meel lagu dagaalami doono somali ayaa isku leyn doonto itoobia dan baa laga leeyahey waa suuqweyn oo somaliya ka faaiideysan weysey oo imaraat oo masar isticmaalaayo iyo turki soamliya qeyraadkeeda waxaa rabo hasan sh iyo famligiisa iney iyaga lahaadan sida ismaciil cumar geele

  • @MaamMacalin
    @MaamMacalin Місяць тому

    Adeeraw soomaaliga miyaad baratayna adiga

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo Місяць тому

    waryaarahee hawiyow diinta islaamka waxey dhigeysaa inaad dariskaaga amaan gelisid somaliyow kibirka iska joojiya siyaasadna mataqaaniin hawoyow maxaad jiilka soo socda uga tageysaan somaliya idinkii baa iku cadow oo leh daarood digil mirif abgaal habargidir idinkii baaa qabiil ka dhamaan la itoobiya waa wadan loo tartamaayo oo la ogoleyn iney burburto oo israel baa base ku leh iyo daba dhilif imaraat oo hasan sh lagu cabsiiyo shaqadeena qabo ama kursigaan kaa tuureynaa markaas buu leeyahey haye haye marka waxaa somali u baahan tahey madaxweyne wadani sida sh shariif hasan ali kheyre farmaajo deni laftagareen dadkaas ayaa somaliya hogaamin kara oo ilaahey ma ahan aan dowlado ka baqeyn sheekada ceelgaabta joojiya

    • @Hmpk5019
      @Hmpk5019 Місяць тому

      😂😂😂😂 inta ugu munaafaqsan baa dowlad Nooga dhigeey dhaaantood waa jawaasiiis itoopiyaan marka lagareebo sh.shariif iyo kheyre😂😂😂

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev Місяць тому

      Amxaar iyo Oromo afga naku baratay baa naku dhaxjiro lkn mar dhaw waxba maqli doontaan hadii alle idmo