Heestii War Ma Faaliyaad Tahay Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Goobe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Codkii Khadra Daahir Cige

КОМЕНТАРІ • 195

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 Рік тому +6

    Khadra daahir cige 😢❤
    Foolaadkii fanka
    Dhakhtaradii mucaashaqiinta
    Waxaaad ahayd kaaah mar na soo maray oo dib loo arki doonin edo mcn ilahay hakuu naxariisto 😢🤦‍♂️🤲

  • @abdulaahimohamed7762
    @abdulaahimohamed7762 2 роки тому +17

    Maxa falaga kugu direy 🙏
    Warka faaladiisana 🤐
    Faahfaahimayee 🤔
    Fahanoo ujeedada 🖐️
    Faraskaagi laga badi 🦄
    Khadka daahir cige poqorada fanka
    Xasuustada qalbiyadeena kama baxdo alle qabriga hakuu waasiciyo mom 01/08/2022 wxn dhageysanayaa xili xasaasi ah waxana ku sugnhy wadanka muçanbique allow sahaL amuuraha

  • @mohamudmustafa2570
    @mohamudmustafa2570 Рік тому +18

    Yaa sideyda oo kale marxalad jcl ku sugan oo dhageysanaaya heestan caawa ay tariikhdu tahay 16-12-2022 habeen habeenada kale iiga duwan 💔💔💔💔💔💔💔

    • @bashbash7407
      @bashbash7407 Рік тому +2

      Cawa aya kulamid ahay❤

    • @faaraxcabdullaahi275
      @faaraxcabdullaahi275 Рік тому +1

      waanba iskaga dhex noolahay peny love

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 Рік тому +2

      Heestan hers Jaceyl ma ahan ee ma waxaad tahy kuwa aan heesaha fahmin ee u heesto in hees kasto jaceel tahy.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 8 місяців тому

      ​@@bashbash7407allow aadan ku ilduufin 😩

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 2 роки тому +20

    Allaha UNaxariisto Qadra Daahir Cige,caawa labaa Saacadood ka hor ayeey Hargeysa ku geeriyootay😭😭😭

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 роки тому +31

    Khadro daahir cige Ilaahay hakuu naxariisto maamo Quluubtayada ayaad ku nooshahay 2/07/2022 10:00PM Waa xiligay Geeriyootay anna aan commentigan qorayo 😭😭😭🤲🤲

    • @abshirabshir8332
      @abshirabshir8332 2 роки тому +1

      Allaah ha u naxariisto

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Рік тому +1

      Amin sxb MOMA khadra daahir cige intaa noolnahay hilmaami maano ❤❤❤

    • @farxaankhadar4398
      @farxaankhadar4398 Рік тому +1

      Aaaameeen Aaaameeen Aaaameeen Aaaameeen allh naxariizti janatul firdawza hakaa waraabiyo 😓 😢

    • @alioday7432
      @alioday7432 Рік тому

      Rabbi Wayne Deeq Mug iyo Milgo leh Haku Sooro Idama Alle .. Aamiin Suubanow Rabbaw ❤❤🙏🙏🙏

    • @axmedmustafe1953
      @axmedmustafe1953 4 місяці тому

      ​@@farxaankhadar4398😊

  • @abdiahmed4331
    @abdiahmed4331 2 роки тому +6

    Naxariis waasac ah ALLAHA ku siiyo. Qalbiyada bulsho badan baad ku noolaan doontaa Khadra Dhooleey. Macsalaama July 2, 2022.

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150
    @sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 роки тому +4

    10 casho ka hor ayay godka gashay alle ha u naxariisto khadra daahir ana caawa heesteedan baan dhagaysanayaaa dheeman bay ahayd aan soomali dib usoomari doonin alle ha unaxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +4

    Heestan waxa Curiyey Abwaan Hassan Xaaji Cabdilaahi Hassan GANNEY 1974 Laxanka wax saaray Cabdi Cali Bacalwaan AHUN
    #Kabanka waxa Tumaya Ustaad Saalax Qaasim Naaji Darmoogada Ama Durbaanka waxa Tumaya Aways Goobe AHUN Luuqda Cabdi Cali Bacalwaan iyo Khadra Daahir Cigge Raxmaanku haw naxariisto Labadaba. امين يارب العالمين امين

    • @MaxasmedAbdi
      @MaxasmedAbdi 7 місяців тому

      War hees walba waad dhagaysataa comenti walba waan kugu arkayy wallahi legemd😂

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 7 місяців тому +2

      @@MaxasmedAbdi 😂😂😂👍

  • @user-jw4un5cy8b
    @user-jw4un5cy8b 11 днів тому

    Secondary markii an ku jirnay ayuu Buska na qadi jiray nogu ridi jiray heesta xusuus gaar ah bay ii tahay🎉🎉🎉

  • @husseincabdale8708
    @husseincabdale8708 Рік тому +2

    Khadra daahir cige mamo adi iyo intii islaam ah ee dhimatay alle haw naxariisto

  • @jacfarmaxamed1898
    @jacfarmaxamed1898 2 роки тому +2

    Hoobaladdeenii caanka ahayd Ilaahey ha u naxariisto. Heestaan caawa ayaan sifiican u dhegaystay. Khadra Allaah ha janneeyee xusuus fiican ayay nooga tagtay.

  • @shaakir0018
    @shaakir0018 Рік тому +5

    Alle yaraxma mama khadro Dahir Cige,hoyoyinka faankeena qurxiyey bey kamid tahay,ilahow janadaada ku irsaaq,2023....ninki iga dambeyooow comentigaan love ku dhoob

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +9

    Fahanoo u jeedada
    Faraskaagi laga baddi! Khadra Daahir Cigge ❤

  • @Mahrez7596
    @Mahrez7596 2 місяці тому

    Xasan ganney Halistii abwaanada Alle cimriga hkuu dheereyo Awoowo
    Maamadii jacaylka khadra daahir Ilaahay godka hkuu nuuriyo maamo😢

  • @engabdirahmanizmail1376
    @engabdirahmanizmail1376 2 роки тому +5

    Faraskagi laga badi hooyadi jacaylka khadra dahir cige 🥰✋

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 2 роки тому +6

    Old is the best
    Khadra daahir cigge Waxay aheyd fanaaniinta aan sida aadka ag u taagyeero

  • @abdirahmanhassan-vi3mj
    @abdirahmanhassan-vi3mj 8 місяців тому +1

    Alle ha unxariiisto khadka dahir cige alle qabriga ha unuuriyo

  • @user-vk4wj3zf2b
    @user-vk4wj3zf2b Рік тому +2

    Hoyadi jacaylka khadra dahir ilaahay haw naxariisto amin

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 2 роки тому +6

    Allaah ha u naxariisto Abuukar Goobbe

    • @balaysamatar2167
      @balaysamatar2167 2 роки тому

      Xasan gny ba laha horta saw maha nio

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 2 роки тому

      @@balaysamatar2167 xaajigu wuxuu ka hadlayaa kamanka

  • @sayidabdiarro3352
    @sayidabdiarro3352 Місяць тому

    Saacadu 2:06am Habaynimo, Waxaan Fadhiyaa Bananka hore ee guri aan ka deganahay Caasimada Muqdisho, Hodan xaafada Siigaale.
    Heesta iyo Dareenka iga dhex guuxaya ayey cabiraysa balse waxaa mooda inan layga tagayn ee anagu aan tagaayo. Waxaan rajaynayaa inan mar kale kusoo noqon doono dhagaysigeeda anoo faraxsan oo wax kaste sidaan rabay ii noqdeen😢

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +9

    قطره طاهر سكنت قلوب الناس بموهبتها الفريده، ،،،، نسأل الله تعالى أن يغفر لها ويرحمها

  • @mohamedaminali6594
    @mohamedaminali6594 2 роки тому +28

    اللهم اغفر لها وارحمها واكرم نزلها.

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 4 місяці тому +1

    Laxanka iyo kabanku waa jaangoow aun

    • @MohamedJousuf
      @MohamedJousuf 2 місяці тому

      Mahubtaa? Inuu yahay jaangow aniga xasan great baan moodaayey

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 Місяць тому

      Laxanka ha qaldin sxb waa Cabdi Cali Bacalwaaan AUN dhamaantood

  • @farahhassan4912
    @farahhassan4912 2 роки тому +3

    Waaaw thnks waa qariimi macn qadaro dahir cod iyo faan waa kii hore

  • @ibrahimkhaliffarah7977
    @ibrahimkhaliffarah7977 Рік тому

    Eebbe Naxariis jano Hasiyoo khadra daahir Cige Hoboladii waberi shaqsiya ugu Heesaha macana

  • @abdikaadirabdulahiabdulahi1074
    @abdikaadirabdulahiabdulahi1074 2 роки тому +1

    Khadro daahir cige hooyafa fanka somaliyeed cimri dheer cibado suban

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 роки тому +3

    Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka khadra daahir cige

  • @diiriyeupdulahi1227
    @diiriyeupdulahi1227 4 місяці тому

    Allaha unaxariisto
    Waa dad sheegi jiray ereyo murti leh haba ladambaabee
    Dambigeedana allaha dhaafo

  • @adangaas4190
    @adangaas4190 Рік тому +1

    War mafaaliyaad tahay
    Mxaa faalo kugu diray
    Warka faaladiisana
    Faahfaahin maayee
    Fahanoo ujeedada
    Faras kaagi laga badi

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 Рік тому +1

    Khadra daahir heesaheed aadbaan ujeclhay ❤😊

    • @user-yi7ug5mx4y
      @user-yi7ug5mx4y 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Mahrez7596
    @Mahrez7596 3 місяці тому

    Fahanoo ujeedada
    Faraskaagi laga badi
    Khadra daahir cige Allow ku naxariiso😢

  • @CabdiRashiid-b3j
    @CabdiRashiid-b3j 11 днів тому

    Allaw kuu naxariiso

  • @caytoabdi4053
    @caytoabdi4053 Рік тому +1

    Allawi's kuu naxariiso maamo khadra daahir cige

  • @abdirasaqmohamedhassan4350
    @abdirasaqmohamedhassan4350 2 роки тому

    Ilahy hawnaxristo janatul fardusa ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta bay hargeysa ku geryotey

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 2 роки тому +4

    Asalka heesta waxaa iska lahaa(Sahra Axmed iyo Baacalwaan ahun aamiiiin).

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 2 роки тому +1

      Aad iyo aad waana riwayadii jini iyo jacayl curintii abwaankii Wayne Xasan Xaaji Cabdullahi Xasan Ganeey laxankii iyo kabankii orginalkii Axmed Cali Cigaal

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 9 місяців тому

      Laxanka waxaa curiyay AUN Cabdi Cali Bacalwaan labankana origanlka waxaa lahaa Saalax Qaasim

  • @faysalmohmed1519
    @faysalmohmed1519 18 днів тому

    Allaah yarxamu raaximiin

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 4 місяці тому

    Woow codku inaba caadi maha allow ku naxariiso

  • @Abdulkadirr252
    @Abdulkadirr252 5 місяців тому

    ❤ i liked 😢 the best wlhi rabbi ha u naxariisto

  • @farhanofficial5495
    @farhanofficial5495 Рік тому +1

    Allaw kuu naxariiso 3:02 Am December 2022

  • @updirahimomar5388
    @updirahimomar5388 2 роки тому

    Alle naxariisti jano ha ka waraabiyo heesta marka hore wxa qaada sahra axmed

  • @caqilmadar2735
    @caqilmadar2735 2 роки тому +1

    Alleh ha unaxariisto khadro daahit

  • @nastehabdinur250
    @nastehabdinur250 3 місяці тому +1

    Xarfantan Comentska English ka ah soo qoreysa U sheega khadro daahir iney gabar somaliyed ahayd British aysan ahayn

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 Рік тому

    Original waxaa qaaday sahra iyo bacalwaan, khadrana markaas fantastic way ku cusbayd 3dii wadaqaaday heesta AUN aaaaaaaaaamiiiiiiiiiin

  • @user-so6bb5il5z
    @user-so6bb5il5z 9 місяців тому

    5.12.2023 11 51duhurnimo Japanese waran mama alle how naxariisto khadka dahir cigal 😢

  • @faarahkhadar3394
    @faarahkhadar3394 3 місяці тому +1

    Hadaad saas ufududahay
    Waad iga fasaxantee
    Faadumooy
    Faraskagu haku qaado
    Xalweyste😅

  • @CaaQilHamse
    @CaaQilHamse Місяць тому

    IlaahYAW unaxariiso

  • @mustafemohahmed4519
    @mustafemohahmed4519 2 роки тому +1

    Allaw kuu naxariso
    Mama Khadra Daahir Cige

  • @mahdisalah8066
    @mahdisalah8066 3 місяці тому

    Hapeen jimce ah sabti sow geleyso sacadu thy 10:10 kamapla ayaan Ku dhgeysan anoo xld feker ah Ku Jira naxariis waarta Alle ha siiYo

  • @nasirabdisamadhassan7931
    @nasirabdisamadhassan7931 2 роки тому +1

    Khadra daahir Allah ha kuu naxariisto

  • @Adoontiialle236
    @Adoontiialle236 2 роки тому +1

    Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip

  • @SamsamjaamacNuur
    @SamsamjaamacNuur 3 місяці тому

    Naxariis Waarta Hooyadii Fanka soomaaliyeed😢

  • @ayaanlesulayman4091
    @ayaanlesulayman4091 2 роки тому +1

    Cawa waa isniin bishuna waa 4/7/22 hday u hoyaty gurimeedii Rasmussen ahyd

  • @khadarapdihassan1711
    @khadarapdihassan1711 2 роки тому +1

    Alla heesaha khadra daahir cige jeciliyaa alle cimriga ha u dheereeyo😥

  • @siraad8026
    @siraad8026 2 роки тому +1

    Faalada markaan nabar (cabaar) u fadhiisto. Maaha dhabar!

  • @dooxjoogcawil4092
    @dooxjoogcawil4092 3 місяці тому

    Maxa falaga kugu diray warka faaladiisana faahfaahin maayee fahanoo ujeedada faraskaagii lagabadi 😢😢😢

  • @MohamedNoorz3v
    @MohamedNoorz3v 22 дні тому

    Yaa salamaa🔥

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    Saxiix ticEticE Bublic Ya Rabe towbE waxyaroo durban Ya laqatey privcy lakiin offcourseee offcourseee

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 роки тому

    Alle ha unaxaristo xalay ayay ku dhimatay magalda hargysa
    3/7/2022🥺🥺

  • @ayaanlesulayman4091
    @ayaanlesulayman4091 2 роки тому

    Alle haku Naxariisto alfa alfanan khadra daahir cige

  • @deeqismael4712
    @deeqismael4712 9 місяців тому +1

    Tan hore ee khaldan waa
    Maxaa falaga kugu diray
    Cirka faaladiisee
    Tan 2aad
    Faalada markaan nabar
    U fariistay kaligay weeye

  • @Caduur27
    @Caduur27 Рік тому +13

    it's best song of singer khadra dahir my allh keep her and give her mercyfull

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

      As, YEab, Ya RabE towba Ya Ya RabE towbE E mashaaaaalah tabaarakalah E ,soo differents inbadana lakin soo differents dumaar Ragba Wanisaun warijalun.bkenty on Earth and familiess Systems SENERATIONSSS jiilbajiilba. Soo truEEEE

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

      Carosan dhul laygu soo weegarteyba Circle ka iiQiray badan Qadarin Qiimobadan darajobadan inbadan lay soo dhaweeyeyba dhaweeyana bofadin hanbalyo Qatroosliina Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu QiimobadanEEy lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu QiimobadanEEy brincseseseses Noocyadeyba ,

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h 4 місяці тому

    Fooxlaha islaamaha faraqooda baadhiyo fasaqaaya diintiyo Waar ma faaliyaad tahay maxaa falaga kugu diray warka faladiisana
    Faahfaahin maaye fahanoo u jeedada faraskaagi laga badi
    Waakaa fogeeyoo waxa aanan
    Filanayn warku sida falaadhe igu kaa fajiciyee farta boogta aan daro kuu furfuraye waxaa dhacay
    Faalada markaan dhabar u fadhiistay kaligay faraskaagii laga badi
    Maxaa falaga kugu diray warka faaladiisana faahfahin maaye fahanoo u jeedada faraskaagii laga badi

  • @abshirabshir8332
    @abshirabshir8332 2 роки тому +1

    Allaah hakuu naxariisto

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 місяців тому

    An tiwbadEEyo inti gooru tahEy.iyaayE saxsax Runrun

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 місяців тому

    Wax taqaan, yaE RabE towbaE Astaqfurulah wa atuubuilayhi .

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому +4

    All time FV singer khadra dahir Cige long live MOMY ❤️❤️❤️❤️

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg Рік тому

    Khadra dahir cige khadra dhool ilahayo ku naxariso

  • @user-fg7pm5zo9x
    @user-fg7pm5zo9x 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ xasuuso waywaayo😊😊😊

  • @mohamudallieid9836
    @mohamudallieid9836 2 роки тому

    Fahanoo ujeedada farskaaagii laga badi 2/9/2022
    Go aan aan ka qaatay heestan fahan keeda

  • @bushraqayoof
    @bushraqayoof 5 місяців тому

    Heestan sababteeeda yaa garanya
    Sido kle yaa kala dhigdhigi kra o aad usi macnyn kara

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому +1

    Xasan geney dab jacayl Kari waa

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 2 роки тому

      Halkaas dib ugu noqo ma ahayn dab Jacayl kari waa, riwaayadaas waxaa jilayaal ka ahaa Axmed Cali Cigaal iyo AUN Cabdi Cali Bacalwaan iyo Aamina Cabdullahi Xirsi iyo AUN Sahra Axmed Jaamac. Laxamadeedana waxaa lahaa Axmed Cali Cigaal iyo AUN Axmed Nuur Jaangoow. Dabcan waxaa kuqaldaysaa riwaayadii jini iyo jacayl oo ahayd riwaayadii ugu horaysay ay wax kajisho Khadra Daahir Cige taas oo ay booskeeda kagashay AUN Sahra Axmed Jaamac. Heestaan waxay wada qadaan AUN Cabdi Cali Bacalwaan, ma xasuusan karo inuu Cigaal iyo Xasan Sabriye Afrax Great iyo Bacalwaan kii lahaa laxanka. Lakiin riwaayadaas ayay aheed. Mahadsanid

  • @bashiircase
    @bashiircase 2 роки тому +1

    Riwaayadii dab jacayl kari waa xasan ganey

  • @yurubyurub1230
    @yurubyurub1230 Рік тому

    Allah haku naxriisto hoyo mcn

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 2 роки тому +3

    Waar codka ha Baddalin heestii waad ku ciyaartaye

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 роки тому +1

      Warhamsoow waxaad ku qayilibjirtey kuusoowkuntuwaareey iuo jaajuumoow hadio maanta khadro kuusaarey qayil wacan

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Рік тому +2

    English garan maayee
    Khadra daahir
    Codkeeda aad ayaan u jecclaa

  • @CabdiNuurcabdulaahi-wf4oe
    @CabdiNuurcabdulaahi-wf4oe 4 місяці тому

    Ilaaheey ha unaxariisto

  • @MaxamedXasan-q2m
    @MaxamedXasan-q2m 2 місяці тому +1

    ❤🎉🎉

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 2 роки тому +10

    always old songs is gold.

  • @nasirabdalla8811
    @nasirabdalla8811 Місяць тому

    Heestan waxaa original kiisa qaadey Sahra Axmed iyo Bacalwaan

  • @abdiuudhirsi4963
    @abdiuudhirsi4963 2 роки тому +5

    I love it and sounds great.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 місяці тому

    Ya RabE towbE Ya Ya rabE towbE Familyyyyyy familiessss systems Familyyyyyy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    E, FAMILYYYYYY REERO Astaqfurulah wa atuubuilayhi RabE towbE. YA rabE towbE yala tirirooY soo hEE tahEYba EEEEEE

  • @faaraxcilmi
    @faaraxcilmi Рік тому

    Dumaashi.alaha.kuunaxariisto

  • @user-ve3fe8vv3r
    @user-ve3fe8vv3r 11 місяців тому

    Amin allahaa unaxariisto

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 2 роки тому +1

    inaba cadi maha hestan

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 5 місяців тому +1

    2024 😮

    • @SerDon-lr5gp
      @SerDon-lr5gp 5 місяців тому

      2024 /3/18 2:30 habeenimo ❤

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 2 роки тому +2

    Allaha xafido khadra Daahir
    Waad Mahad santahay Lakiin Aaway
    page kii Abdi cali Bacalwaan?

  • @fardowsabillow5096
    @fardowsabillow5096 2 роки тому

    Alow naxarixto my fav singer

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Рік тому

    Aloow unaxriiso two lagands maama khadra iyo aun goobe

  • @cabdin
    @cabdin 2 роки тому

    Allha unaxariiysto khadro dahir cige

  • @abdikadirderow8117
    @abdikadirderow8117 9 місяців тому

    Best singer ever

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 місяці тому

    As, Familyyyyyy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 місяців тому

    As, yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo. Moliw joogoo jiroo nolow qarayEEy qaranEEy marwo dumaroo yariisEey qiimobadan qalanjo dagan yareey aqoon caqli yartayarta

  • @ahmedgaas6475
    @ahmedgaas6475 5 місяців тому

    From dhifiq

  • @lone---boy132
    @lone---boy132 8 місяців тому

    Fahano ujedada❤

  • @cabdiraxmanxassan1111
    @cabdiraxmanxassan1111 2 роки тому +2

    Yaa khadra daahiir

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    SiraadEeeeey

  • @maxednugaali1504
    @maxednugaali1504 2 роки тому +2

    Abwaan maxed cali kaariye qisadii

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 2 роки тому

      Kadaa sugaanta kutiri kuteenta, waxaa curiyay abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi Xasaan Ganay iyo riwaayadii jini iyo jacayl

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 2 роки тому +1

      Laxay heesta xasan ganay baa leh.

  • @jimcaalemaxamed1425
    @jimcaalemaxamed1425 2 роки тому +2

    Mai

  • @wegarmaxamuud6217
    @wegarmaxamuud6217 2 роки тому +1

    Wllo qisada heeta yaa garanaya halaygu cawiyo