HAL UKUN BES KU CADEY WAJIGAAGA FACE MASK CAJIIB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лип 2022

КОМЕНТАРІ • 150

  • @shamsamohamed3502
    @shamsamohamed3502 2 роки тому +31

    Adna abayo malmahan alabti qurxinta dumarka wad naga ca jiste ,noso badi plz cream yasha wajiga . Thank you siz ❤

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 2 роки тому +12

    Plz Wlshyna nasro abtidoon Mxaa ku dhacy mr hore ayaa igu danbeesy ee hdii ad ogthy plz isheeg 🥹🙏

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 2 роки тому +7

    Adna henna,we like your videos mashaAllah 😍 but try to change the fire behind your back abayo,It's not a good picture wlhi
    Try to change it with things like a river, water falls, trees, something that good for the eyes 🤩 big fan of you 💪

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 2 роки тому +7

    adna wl waxad caawisan wlshen Maria abdala oo ku xanuunsan malaysia xaladeda mel xun bay maraysa plz reer Malaysia gabadha ha loo gurmado inta adunka lajoogi baa wax la isu qabtaa plz
    manta jaanis aad ku caawisan baad haysatan Maria abdala plz hala caawiyo

  • @sabrinahmd7345
    @sabrinahmd7345 2 роки тому +10

    Makeapka noso geli abayo inshallh

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 роки тому

    Mashalah thanks sister

  • @ayanita9937
    @ayanita9937 2 роки тому +15

    mashallah🥰walaalo nabraha idibeen mxankudhaweyaa wajigeygana oil face waya🥲🥲🥲🥲🥲icawi abayo adno mxanakamidh ahay fanskaga

    • @maryankeyf4017
      @maryankeyf4017 Рік тому

      Aniga kulamida ukhtii adno no so same wixii fikira

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 2 роки тому +5

    Adna walal gabdha Mariya la dhaho ha la caawiyo way xanunsantahay hadan ku arkya ifrax BA so galisay u kac Mariya

  • @naciiimo8424
    @naciiimo8424 2 роки тому +7

    Alabta ukunta iga gadan m.a 🥰🥰

  • @nasraabdi7019
    @nasraabdi7019 2 роки тому +3

    Masha alah Adna makeup nosogali

  • @saynabxandule1983
    @saynabxandule1983 2 роки тому +1

    Mnsha Allah abaayo Allah haku barakeeyo gacantaadaa
    Noosoogali maykb

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 2 роки тому

    Msha allh Msha allh abyo noosobad mahadsanid

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 роки тому

    MashaALLAH You are beautiful

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 2 роки тому

    Masha allah abayo adna henna

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 роки тому

    Masha alah qurux wlhi abayo shukran yaqey aqwan wan samena igu halay noso badi

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 роки тому +8

    Makeup fudud ood TikTok ku tuurankartid kulahaa adnaay anagu TikTok ma isticmaalnee kaa nagadaa🤣🤣🤣

    • @sowdobeauty
      @sowdobeauty 2 роки тому

      Barashada cilaanka hada jeceshahy iso booqo

  • @farxiyomaxmoud6695
    @farxiyomaxmoud6695 2 роки тому

    Asc.. Masha. Allah

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 роки тому

    Insha allah

  • @abshiroaxmedmohamed2454
    @abshiroaxmedmohamed2454 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @fatimabarre3739
    @fatimabarre3739 2 роки тому

    Mashaalah wll make up ka so same

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому

    Masha allaa adna xabiibti 🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹💞💞💞👍

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 роки тому +1

    Adna qurux thanks qali lkn waxaad naga soo dhista gacmaha iyo lugaha vedio gan vedio ga xiga insha allah

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 2 роки тому +1

    Mashal Allah

  • @roodamuuse5971
    @roodamuuse5971 2 роки тому +1

    Adna abayo cilan noosoo gali isha allh

  • @khadiijoabdulaahi7727
    @khadiijoabdulaahi7727 2 роки тому +5

    Mekab noso gali plz abaayo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 роки тому

    Maasha alaah Abaayo

  • @zalmiitahupdiweli4947
    @zalmiitahupdiweli4947 2 роки тому +3

    Adnoy waan jeclhy makeup ka hadana ma,aqàan plz iga zoo dhiz adoo nAtuzinaayo waxa lamarzanaayo magcyadooda🙏

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 2 роки тому

    Masha Allah

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 роки тому +2

    Chanalkan beauty so gali abyo io routine days ka 😍🥰

  • @fathiaa.salaam9617
    @fathiaa.salaam9617 2 роки тому

    Ino so gali makeup Mid simple ah
    Alle gacmhga hgu barakeeyo mcnto

  • @maariaahmed7779
    @maariaahmed7779 2 роки тому

    Shukran qaali👍🥰

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 2 роки тому +2

    Adna abayo qof oil face ah xasaasiyadna qaba ma marsan karaa ukunta❤🤔

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому

    Manshallah 😍 👌

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 2 роки тому

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️

  • @halimaarab9249
    @halimaarab9249 2 роки тому +4

    Make upp 👍

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 роки тому

    #Adna #Xubi Alleh hku Barkeeyo huno ❤

  • @xabsoxaaji4466
    @xabsoxaaji4466 2 роки тому +1

    Anaa uho reeyo

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 роки тому

    Simply make up noso samee next vedio

  • @nasroxasan9647
    @nasroxasan9647 2 роки тому +1

    Abayoy gabadhi kawsar laki xagey aday idinka daris ahaye

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 2 роки тому

    Maasha allaah

  • @maandeqcllaahi1495
    @maandeqcllaahi1495 2 роки тому

    Masha allaah ❤️❤️

  • @zahramaxamed3895
    @zahramaxamed3895 2 роки тому

    First comment

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 роки тому

    Mnsh allah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allaha

  • @umibaazi9336
    @umibaazi9336 2 роки тому

    Asc adna iskarab ka coffee ga wahan maqlay wujiga wu cateya run miya aboyo mahadsanid jwb🥰🥰

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 2 роки тому +2

    Abayo suniyaha heeska marin ukunta markad fiiqeso beykaa racayan timaha intakale waa ok lkn suniyahaka ilali

  • @munacaday9267
    @munacaday9267 2 роки тому

    Abayo makeup plz and plz

  • @ayaancabdulahicabdi9677
    @ayaancabdulahicabdi9677 2 роки тому

    Make up nosogali xppti🥰

  • @bureeqodahirahmed2981
    @bureeqodahirahmed2981 2 роки тому

    Make up

  • @user-vg3vx5jf1k
    @user-vg3vx5jf1k 2 роки тому

    Abaayo jirka gacmaha lugaha maxaa ku qurxisataa nalaso wadaag please abaayo

  • @saharaadan7380
    @saharaadan7380 2 роки тому

    Kaa ma israbba habibty

  • @elmaaz_2745
    @elmaaz_2745 2 роки тому

    Nosogali xbbti waan u bahnaa

  • @muuna8
    @muuna8 2 роки тому

    Haa ukunta waa cajiib

  • @hafsah972
    @hafsah972 2 роки тому +1

    Adno abyo maska duhusha iih qof dry ih maistacmali kra iga sojabab

  • @raxmaxasan218
    @raxmaxasan218 2 роки тому

    Adna dhiig rooka ka soo dadal apyo mcn🥺🙏

  • @AbirRami-fe4wl
    @AbirRami-fe4wl Рік тому

    As wr wb abayo aniga wajiga hasasiyo qaba

  • @user-yg3lc7sr9d
    @user-yg3lc7sr9d 2 роки тому

    abayo wax wajiga leesho kadhegayo so samiy

  • @Saam143
    @Saam143 2 роки тому

    Make up simple noso gali abayo

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 роки тому +1

    اسلام عليكم ورح مةالله وبر كاة

  • @nastehanawal4083
    @nastehanawal4083 2 роки тому +1

    Noso Gali simple makeup

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 2 роки тому

    M.a abyo adnaay ukunta hdaa xasaasiyad ku qabtid mxaa la sameenaa hee

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 роки тому

    Adna please abaayo nosooobadi waxyabaha laysku qurxoyo inaaan is qurxiyan rbaa gacmaha madmadw kulehay 😭😭😭

  • @ayaandhowrsanofficial4314
    @ayaandhowrsanofficial4314 2 роки тому

    Ana makeup rabo abyo

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 2 роки тому +1

    Meek up soogili

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 роки тому

    Simply make up noso geli wll

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 роки тому

    Gacmaha wax lagu cadeeyo to nosooooo sameee plz abaaayo

  • @umumohamedumumohamed4167
    @umumohamedumumohamed4167 2 роки тому

    Adna quruxey plz make up fudeed soo gali

  • @rihaamweyrax6478
    @rihaamweyrax6478 2 роки тому

    Adna abyo make upka noosoo gali walipa marka fondishionka la mariyo wajiga faruurac ama nabaro haday kuyaalaan soo baxayaan marka waxa lagu qariyo noo soo sheeg

  • @umuxaawo1402
    @umuxaawo1402 2 роки тому

    Asc adaa ad maxaa kaloo raadinee

  • @Aphyt
    @Aphyt Рік тому

    Abayo Adna wajiga maxaa marsataa

  • @khadraabdirahman6333
    @khadraabdirahman6333 2 роки тому

    nosoo gali qli make upka plz

  • @honeyinahassan5967
    @honeyinahassan5967 2 роки тому +1

    Waxas waa xasasiyo ee wajigag u nax anig ku qaldamay oo hospital u galay iga tag alow ukun wajigeyga ha iga marin

  • @zaraquen130
    @zaraquen130 Рік тому

    Adno abayo nabar iga soo baxaya
    Kadib wax madow igaga taga
    Markan kasoo saarona meesha way i dalooshmy iga caawi plz 😢

  • @fadxiyamuxumed561
    @fadxiyamuxumed561 2 роки тому

    nosobadi wll

  • @aminasahra7637
    @aminasahra7637 2 роки тому

    Adnaa noso gali make epka

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 2 роки тому +4

    Adana abaayo su aal ayaan raba plz iga soo jawaab wlshen nasra abtidoon iyadoo xanuun san ayaa igu dan beesay iga soo jawaab

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  2 роки тому

      Illaahey caafiyo 😢

    • @hafsahassan3984
      @hafsahassan3984 2 роки тому +2

      Ismahan dahir Status kedah ka firi abyo we ronthy

    • @Hoodo121
      @Hoodo121 2 роки тому +1

      @@hafsahassan3984 shukran wllo waar arkay

    • @hafsahassan3984
      @hafsahassan3984 2 роки тому

      @@Hoodo121 ada mudan abaayo

  • @fadumoxasan5653
    @fadumoxasan5653 2 роки тому

    Nosogali meg abka abyo

  • @user-dq2tr5sf4q
    @user-dq2tr5sf4q 2 роки тому

    هههههههههههههههه احبك ادنا

  • @yarkabwouydejunior8087
    @yarkabwouydejunior8087 2 роки тому

    Wajigaga hore ayuu u cadaa siden kugarani karnaa

  • @farhiyahassan8614
    @farhiyahassan8614 2 роки тому

    Abayo dadka wajiga salida leh wixi u fican inoso gali inshaallah qofka wajiga salida leh ukunta mu marsan kara

  • @fitaaxbare8605
    @fitaaxbare8605 2 роки тому +1

    Adna wlshy marar bdn ka codsaty itix kali baliisha isha sida lo isticmalo io biyaha laku dhaqo kuwa ugu fcn vedio nooga so same balisha oraginal io copy so malaha kaso hdl abayo

  • @nurtomoalin385
    @nurtomoalin385 2 роки тому

    Abyo anoo xasaasiyad qabo ma isticmaali karaa ukunta

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 роки тому

    Wooooooooooow maasha Allaah abayo Adna xabibtii shukren qurux 😍😍😍😍😍😍💘💘💘💘💘💘💖💖💖👍👍👍🙏👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @Zamzamsack
    @Zamzamsack 2 роки тому +1

    Abaayo lanbarkaaga ma heli karaaani

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому

    Abaayo make up la aanta ku qurux badan tahay masha Allah make up wejiga haleya iska daaya

    • @falhadohassan6185
      @falhadohassan6185 2 роки тому

      Abyo midka madow ay marsate magicisa ugu cawi hada kaseyso iyo wuxu tarayo wajiga wax cara ahan kaleyahy ooo tush tush yar

    • @mulkisiciid1442
      @mulkisiciid1442 2 роки тому

      @@falhadohassan6185 mcny hadad kuwado waxa madow ay hada marsanaysay waxa ladhahaa cosmo face mask iskaraab waaye xapipti

    • @falhadohassan6185
      @falhadohassan6185 2 роки тому

      @@mulkisiciid1442 shukrn xbbti

  • @abusahraaxmed2563
    @abusahraaxmed2563 2 роки тому

    Adna wallaalo maxa wejiga kumarise ukonta Mac miyaa

  • @fadumoadanfadumo1254
    @fadumoadanfadumo1254 2 роки тому

    Abaa ani waxaa ubhnhy madmadoga undhah

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 роки тому

    Wcs

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 роки тому

    Horta cadaanta ma quruxbaa?

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 2 роки тому +1

    Abyo indhaha hostoda mad Madoga wax ufican nosogili

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 роки тому +1

    Make up soo geli wll

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 2 роки тому +3

    Ala adnooy abayo ani haaro ayaa nafta ii keenay wlh wax anku sameyo magaranayo iga cawi hadii ad heesid haar wax udawo ah qeer ale haku siiyo

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 роки тому +1

      Ani xitaa indhaha hoostoda madow

    • @daganqaaliinamaxamed5856
      @daganqaaliinamaxamed5856 2 роки тому +3

      @@nimcaaliwaceys8484 shivanya marso gabar haar saaid ah lahayd xitaa dhaqtar ka daashay shivanya baaka qaaday haarti

    • @ayaanmahad9054
      @ayaanmahad9054 2 роки тому +2

      Seven herbal marso mida birimada ah abaayo

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 2 роки тому

      @@ayaanmahad9054 wlashey waxasoo dhan wanku dalay majiro malah shay ladhoho wuu uronyahay oo anan marin ilahey meel dhow ha isoo dhigo dawas

    • @ayaanmahad9054
      @ayaanmahad9054 2 роки тому

      @@xamdicabdulahi3802 aamin abaayo
      Wuu kaa ba aa insha allah

  • @ayaanxuseen8919
    @ayaanxuseen8919 2 роки тому

    Waba ukun waji cadeneyso adunyo

  • @saabiqasadiiq9853
    @saabiqasadiiq9853 2 роки тому

    Adna xbbti suniyaha sida loo sameeyo nosoo gali si aan kaga faaideysano

  • @fartuunabdifatah132
    @fartuunabdifatah132 2 роки тому

    Markaa ukunta marisya waxaa ku dhajisay waa maxayna

  • @simranabdullahi7724
    @simranabdullahi7724 2 роки тому

    Kan ad umaleysa dhuxul lashiday sawr ahan notusi insha Allha

  • @asiyaahmed417
    @asiyaahmed417 2 роки тому

    Ka madow naa tus qali

  • @nawaalmahamed9696
    @nawaalmahamed9696 2 роки тому

    Noso gali adna mekapka

  • @user-sm5uu9kp7p
    @user-sm5uu9kp7p 2 роки тому

    M.a adno abaayo aniga mardhow guur keyga ayaa dhqcaayo marka waxyaalo aan isticmaalo ayaan rabaa aniga weligeyga waxyaalo wajigeyga ma marinin marka waxyaalaha xiliyada guurka lamarsado iiso sheek please abaayo🥺🙏

    • @asmomohamed6920
      @asmomohamed6920 2 роки тому

      Alabta lysku dhaqo UA-cam io tik tok ba wka helysa qli

    • @user-sm5uu9kp7p
      @user-sm5uu9kp7p 2 роки тому

      @@asmomohamed6920 ok abaayo mahad sanid alaabta laisku dhaqo bes lee sooma qoraayo

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 2 роки тому

    Ka 2 aad magaciisa mad shegin