ANIGA HADA NIN MA RABO WILAL IYO ODAYAAL AYAA SOO WACAY WAYNA KU DAMISAY MUQAALKA SOCDO....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk 24 дні тому +1

    adkaatay xaliimo kasto laso furay faarax soomaali haku mashquusho faarax soomaali waan kala tagnay amaan waxaan aheyn uma haayo waan dhalay woiladhashay wo idhalay alx faarax isnot esay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nabad659
    @Nabad659 26 днів тому +3

    dumarka weynala dhashen wan dhalney wey no dhaxen wey na dhalen xalada si kale wax halo matalo mahadsanid wa ra,yigeyga

  • @maxamedsalad8274
    @maxamedsalad8274 26 днів тому +3

    Kkkkkkqoftan ayada dhamatey
    Waxey kudhibtaa ninkii

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 25 днів тому +1

    Dhalinayro shaqeesta wlhi waxaad heli doonta naag quruxdeeda qurux dhaaftay janada ilaahay hana wada geeyo

  • @ahmedhonest733
    @ahmedhonest733 25 днів тому +1

    Jakarta wuu ku adkkeyey wllhi waan kutaaagiraaa zxp

  • @MaxamedcaliCumar-l2q
    @MaxamedcaliCumar-l2q 26 днів тому +2

    War qoftaan maxey isku xaya siinee oo saan isga dhigee waaba single mather agaaa

  • @mohamedhussein7521
    @mohamedhussein7521 24 дні тому +1

    Afka Cali ayay Tilmamte

  • @rahmooshambbuuni2348
    @rahmooshambbuuni2348 25 днів тому

    Fahima gbr wlshey qof aad iy aad u qalbi fcn m.a hormar iy guul ku rajana

  • @MOHAMEDHASSAN-xf2py
    @MOHAMEDHASSAN-xf2py 26 днів тому +2

    Waxaa qalad ah nocaan Oo kale inaad meel keento mid kale ayada Oo calool qashin leh Oo jir wada baruur ah ayee nin somali cayne ku la dhashay Oo guriga u joga Oo xusulad dhadher waxa ka dheh heee

  • @SacdiyoMacalin-m2k
    @SacdiyoMacalin-m2k 21 день тому

    Fahmo waaku wadanaa😂from Xalimoooooooz😂

  • @shahaadboyshahaadboy2405
    @shahaadboyshahaadboy2405 25 днів тому

    Wax ina ku dhaho wa igu ceeb gabarey lkn ogaw ninkan nin ku noqon maa somali boys wa u bahanthy ilahay nooma ka bahsho wana ognahy waxan wa isla og tihin kuwa kuso wacaa wa wada balanteen naga daya cayarta caruur manihine

  • @SalahSanaag-ur8do
    @SalahSanaag-ur8do 25 днів тому

    Duq dhamaatay oo caan raadinaysa

  • @user-yw2zv4jo3g
    @user-yw2zv4jo3g 24 дні тому

    Marki lagu dhaho nin kurabo maleh wasidan

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 24 дні тому

    Dadka intoda mnta qalbiga wada gubanaya war walalayalow ilahay isku xidha wad xasilaysano wxba wayimaysane subxanalaah wa maxay adunkan wareray 😂😂

  • @najma649
    @najma649 25 днів тому +1

    masha allah caadi maha waa gabar caqli badan

  • @ceelhindiwatersupply7154
    @ceelhindiwatersupply7154 25 днів тому

    Mansha allah lkn taliye doonadan aniga xirir marabo waqtiga maka luminayi iguso qawo😢😂😅😊

  • @housseincahil3309
    @housseincahil3309 25 днів тому

    Tani ninka raba wa kuma horta folxumo cajus

  • @EnabMoussa
    @EnabMoussa 25 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂😢

  • @souleimanfarah642
    @souleimanfarah642 25 днів тому

    Ilaa hadda walal Jakarta waxan ka sugeynaa Maria harlin kursiga kusoo dhawee

  • @AbdimajidMahdi
    @AbdimajidMahdi 24 дні тому

    Yabka yabkisa naya horta muraayad ma isku egtey😂

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 25 днів тому

    Yaaab 😂😂😂 iyadu muraayad ma isku eegtay 😂😂😂😂and 😂

  • @wabaxa
    @wabaxa 26 днів тому

    Jakarta please MARKA AAD QOFKA WAREESANEESO SU.ASHA SUG INTA OO KA JAWAABO
    MAR KASTO WAADKA DHAXGALEESA KADIB MARKA AAD ADIGA SUAAL WEYDIISO
    PLEASE IS BAR IN AAD QOFKA DHAGEESATO

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 25 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @AbdimajidMahdi
    @AbdimajidMahdi 24 дні тому

    Tan folxun maxa lagu falii

  • @housseincahil3309
    @housseincahil3309 25 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk tani miya rag so waqayan Allah akbar

  • @donkhalid9974
    @donkhalid9974 25 днів тому

    Fahma Fabulous sas has galin qalbi

  • @UmuCabiir
    @UmuCabiir 25 днів тому

    Naag nooL wy jh ❤

  • @Aadane1
    @Aadane1 26 днів тому

    Hadaad Ajnabi aaday dumarka somalyeed ma matali kartid

  • @user-zr4ex2zo7s
    @user-zr4ex2zo7s 25 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @saadiyaahmed-uh3qn
    @saadiyaahmed-uh3qn 26 днів тому

    Hhhhh wllhi gabadhan wa aniga camal

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 26 днів тому

    Riwaayada baa la jilayaa

  • @mubarakchannel2021
    @mubarakchannel2021 25 днів тому

    Maria harlin so qabo

  • @ApdiaziizIssackMukhtar
    @ApdiaziizIssackMukhtar 26 днів тому

    Nag walbo oo garob ah wilsha afka ha ku so tagto😂😂waxa bare hadana wa ka gosane waxa bartay si qof yahay judanka u eeg 😂😂

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 26 днів тому

    Weey lasoo heshiise balaayada foosha xun yaa rabo

  • @MiirWaaq
    @MiirWaaq 25 днів тому

    Nag aad u xun oo weliba is cajabisay ayaa tahay