Waxan ahay reer hirshabeele aadban u jeclahay heestan iyo buntlland guulesta waligiin ninka heestan curiyay o qaday wadaniba tahay nolow cali thanki you so much 😍
Wadani maahan ee waa qabiilayste weyn. Wadani waxaa layiraa nin aan dalkiisa kala soocin oo hal ka dhiga balse ninkani maro yar qolada uu ka dhashay samaysay ayuu innoo amaanayaa
qofkii wadani ah oo hestan dhagaysta wale wuu jir dubaaxshayaa axyaa wadani im from khatumo and i love this song iyo puntland somaliland jubaland koonfurland all somalia nabada allow wadanka nooga dhig
Puntland waxay ku taala geeska afrikada saxda ah waxay dhul ahaan ku fadhidaa 212.510km2 waxayna ka weyn tahay dowladda badan oo caalamka ah sida Ereraria,jabuuti,malta,denmark,Somaliland,Belgium,holland. laba kuuriya.runtii Puntland maaha meel la yaraysan karo waxay u tagan tahay Midnimada Umada somaliyed waana meesha kaliya ee qarannimadii umada somaliyeed taalo.cadowga Puntland ha dhaco somalina ha israacdo federalkuna ha jiro.
one of the most breathtaking song that i ever heard,,,Oo loo qaaday dhulkeyga hooyo UGUD PUNTLAND..nooloow cali xassan warsame,aad iyo aad baad ugu fara yareysatay heestan.
Heestan waxan moodi jirey in calanka somalia leeyahay Beautiful song Rabaw cabsidaa baan cidla u fadhiyaaye Somaali ha ciilin 😢😢😢 Love from Burco Togdheer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wan idin salamay reer puntiland wlh wan ilmeeyaa markn maqlo dagaalka lagu hayo reer puntiland wlh ka xumadaa waxn ahay reer muqdisho wan jecl ahay inaan booqdo puntiland inkasto ka soo jeedo konfurta gaalkacyo lkn taa ima cabsi igalineyso dhiigaygaa tihiin miyaa SaaS kun dhintaa ano tagin mar puntiland Allow puntiland waa amaanadada cadowgooda ka qabo
allow dhowr dhamaan dhulkeena somaliyeed viva puntland im from muqdisha u duceeya in walalayaal casimaddena in eey nabad waarta hesho si aan iskaashi wada buuxa u helno iyo midnimo one love my dadkeyga somaliyeed meel walbaba
it was july 1995 markii iigu dambaysay puntland laakiin walaahi waa u xiisay, waliba markaan arko this kind of pictures is more emotional .. this is cool i am realy proud to be puntlander..
# awal abdilahi mahadsanid nin wax garada baad tahaye ilhay ha Ina wada xafido somaliland puntland Somalia ugadeenya Juba land iyo intaan ka tegay oo afkaaga somaliga ku hadsha aad ban u jeclahay inay helaan hor Mar bless u bro👌👌
sxb igaa rali noqoo anigaa rer puntlan baa ahaay from mudug alaah dhulkaa muslinkaa dhaan nabaad hagadiguu dulkaa muslinkaa hadhuu nabaad nuquun puntlaand mxee shigisaa alaah and rasuluhee frist bro all muslim land over the world bro
30sano ka hor waxay ahyd gaari waa meel aan nolol weyn ka jirin 30 sano ka dib maanta waa puntland waa meel nolol la isku halyn karo ka jirto Reer puntland waa dad dowladnimada jecel hormuudna u ah Kaalin weyna ka qaatay dhismihi dowlad somaliyed iyo midnimo Puntland waa hooyadii somaliya Oo xaqiiq ah Halka ay maanta marysana waxy u bahanthy in horay looga socdo
puntiand waa dowlad ad iya ad uu weyn soomaalia badankeed inti uu burbur sana waa ey dhisned puntland haadaba saan uu nahay reer puntland waa an xoorobirabnaa puntland haa noolaato abiidkeedna hajiirto kuudayo puntland kuudayo sideey bilicdeeda taahay
My beautiful mom is from Jubaland, my strong and wise father is from Puntland, and I dearly love all of my beautiful somali people!!. qabiil wax noo ma tarayee, aan qaran la yaqaan dhisano
Viva My 🇸🇱 puntland from labida gaatama burco agteeda . Nin dhulbahanta oo siciid hartiya💪🏾🇸🇱🇸🇴👑 viva harti darood . Oo dhan , majeerten harti , warsangali harti , dashiishe harti , kaskiqabe harti , dhulbahante harti , iyo carab salax harti . Marka adeer harti baa somali oo dhan ka badan . Waana reer kaliye 6 gobol somalia dega , geeska afrikana daroodba wax laga waydiya ooba iska leh . Sidaasoy tahayna somali ay #xoreeyan mooyane somali waligood MA gumayn
Waxan ahay reer hirshabeele aadban u jeclahay heestan iyo buntlland guulesta waligiin ninka heestan curiyay o qaday wadaniba tahay nolow cali thanki you so much 😍
Hiran iyo beledweyn waa garabkena midig love hirshabeele
Mahadsanid abaayo
We are one sister👍
Wadani maahan ee waa qabiilayste weyn.
Wadani waxaa layiraa nin aan dalkiisa kala soocin oo hal ka dhiga balse ninkani maro yar qolada uu ka dhashay samaysay ayuu innoo amaanayaa
@@shiilalle 😂bow hduu amaanayana tuula ksta maro waa leedahe amano taada dee ka xun cadiya the ma cid qabyalad ku caayi Oo ku caraabin
Waxaan Ahy Somalilander Waana jeclahay Reer Puntland Gop Gopi Dhashay Sxpyaal Allaha Idin Dhaafo
Abdisamad Ilciro anaguna sidoo kale waan jecelnahay walaaleheen somaliland
Waan idin jecelnahay boowe annaguna haddaad tihiin reer somaliland ina maxamed salaad shire daaroodoow🤣🤣🤣🤣
We love u ❤ too darling
Abdisamad Ilciro
wll maan runta isku sheegno😀😀
😂maxaad ku jaceshahay saxiib
Heestan markan dhagsanayo waxan dreemaa inan ahay naag puntlander oo waliba dhiiga puntland uu kujiro xaada ikacda wan jeclahay calankyga wlhy intey nooshahy naag ano kalaa intan rageena la Gaarin calankeenu dhulka kum dhacayo viv puntlan😭❤
Amiin wllo 😙😙
Barma Girl naag nool guulayso baaye..❤️❤️❤️
nasab kamila tahy byo
Puntland = Nabad.
Puntland = Qaranimo.
Puntland = Horumar.
Puntland = Dadnimo.
Puntland = Ilbaxnimo.
Puntland = Wada noolaansho.
Puntland = Karti.
Aloooow Puntlandeey ku daa oo kor kuu qaad.
ViVa The land of Punt.
11 sano ka dib ma nooshahy wall😮
Anigo ah nin reer galmuduga wn u qiray puntland horumarka walalaheen horumar wacan🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘👏👏👏
ANIGO kasoo jeeda SOMALILAND, wlhi hadana heestani qalbiga ayay I taabatay nabad ku waara walalahay puntland iyo dhamaan Somalia from SOMALILAND 💚🤍❤️
I’m Still listening This Patriotic Song, 08/10/2023, Beautiful Song 😍 What a Great lyrics and Beautiful voice. Thanks for posting!!!
waxn ahy reer Somaliland. hargeysa. wllahyga reer puntland hadanu shacbka nahy wan idin jecelnahay. siyaasadana allaah hyno wanaajo dhexdeenna
Amin amin amin We love #puntland from soomaliland 😍😍😍
Aaaaaameeeeen
Thnks wlo anigaba wan jecelanhy rer Somaliland
Aaamin wl qli sido kle wn idin jclhy
Noolow walaal rabi ha idin siyaadsho nabada idinkana somalida shacabka isma nebca wlh
My homeland puntland ilaahow wax dhiba hareer ka mari puntlander from galkcyo mubarak farabadan 🇸🇱🇸🇱❤❤
💚Butlaanda✅waa jirkeena jiritaangeedana ,waa jiritaangeena💕frome muqdisho😍👏👉👍
waxaan ahay reer galmudug jiritaankeyga iyo jiritaanka dalkeygaba wuxuu ku jiraa jiritaanka putland noolaada walaalayaal
Najka Nur woow! I am PUNTLANDER THANKS
Sido kale all sare
Najka Nur bro wa sa shekte Somali dhan makala marman Illahay hanamideyo kurtikeen I.A
Najka Nur Thanks
Najka Nur mhdsnid
Reer puntland waxan alle idiinka baryaya nabad horumar bashbash iyo barwaaqo wllalayaal aamiin #fromsomaliland
Anigu waxaan soomalia 😚
we love #puntland from soomaliland 😍😍😍
Aamin sido kle walahy reer Somaliland
Sidookale idinkana bro
Love puntland from somaaliland
qofkii wadani ah oo hestan dhagaysta wale wuu jir dubaaxshayaa axyaa wadani im from khatumo and i love this song iyo puntland somaliland jubaland koonfurland all somalia nabada allow wadanka nooga dhig
Darwishas
love you too my dear
Darwish Khatumawi wa runta wll qali I'm from garissa and i like this song one love somali weyn
Darwish Khatumawi heestan waxan UA-cam ka radinayay waqti dher cawa ayan helay marke shanad ayan dhageysanaya runti wan ilmeyay somali is jecel oo isuu calol xadhan alle hanaga dhego amin
Darwish Khatumawi thanks walal
Inaadan Cidloon ba Cadkeyga ku siiayay Cawaale Ha ooyin 🇸🇴🇸🇱😍😍✊🏼✊🏼
Walahi waan qiirooday. Puntland waa mesha kaliya sharafta somalia iyo mid nimada kor u haysa. Guul reer puntland idin leeyahay. Love ftom muqdisho
"Inaadan cidloonbaan kuusiiyay cadkaygee cawaale ha ooyin😢"
From darwiishaland ssc buuhoodle cayn somalia wiilka harti ee suuj iyo garmaal difaaca kaga jiray si dadkiisu nabad uguladaan maanta sool sanaag iyo cayn ay garabka iskuhayaan walalkiisii shalay ay wada dhimanayeen ❤
I'm still listening to this song 17/04/2020 and I'm proud to be puntlander.
Big love from Calgary Canada.
I'm 2022
Im listiing 2023 also me puntlder
Kama daalo dhagaysiga Heesta #calankayga #Puntland 😘😘😘 #puntlandnimadu Haday kugu dheer tahay #Like #isaar👍👏👏💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Inaadan cidloonbaan ku siiyey cadkeyga cawaale ha ooyin Viva somalia Viva puntland Viva mudug Viva galkacyo Viva xaafadeyda israac
viva Prince Saddy nooloow ina adeer salaan sare ✋🌷
أنا واخوي دحوم mahadsanid Walal Allah haku xifdiyo
Xaafadaydii🇺🇿❤️
@@indhouroon5649 isku xaafad baan ahaan jirnay
@@saddymoha6777 haah wlle
Wow viva putland from cabduwaaq
Xanan Diriye viva beesha sade daarood
Love from boosaso puntland
Cabduwaag guul we love you💚💙💚💙💙💙💙💚💚💚💚
Mahadsanid
Mahadsanid imbadan
Yaa ila dhagaYsanaYa 2018 puntland👉❤
mohamed mahdi ,
Aniga 3/9/2018
😂😂hapeen iyo maalin zxp gamadaalo dhagaysigeeda wallahi❤❤
mohamed mahdi 2020 dhagyzan alpaha dum💔
Dhulgii uduga puntland walle gobonimo gurigiina bay taalaa . Salaan walaaltinimo iidiin soo diraynaa from SOMALILAND
Thanks we all one family. They divided us😥
@@cabdullaahiismaaciil5708 sidoo kale walaal
im proud to be a puntlander alxmd from galkacyo somalia 2019 >3
calankii puntland baa ku yaal cirif kaga afka kuma go'o abwane viva dhulkan ka bermow
asc dhamaan umada somaliyeed iyo shacabka putland horta anigu waxan ahay somaliland laakiin abwaan ali hassen warsame heestan midhaha xigmada laxanka iyo musiga wuu ku farayaraystay ilaa xad
aad baan kuu salaamay
abwaan
ala yaa salimag ilaahay ha ku xafido if iyo aakhiroba shacabka putland na waxan leeyahay murtidaa heesta ku jirta fuliya
awal abdilahi said ayaanle
waa kaa qaad nay salaanta walaalkeen qaaliya waa tuntaa wuuku fara yaraysnay hadaa nahay shacabka reee soomalia gaar Ahaan puntilnd waa inaa fulibo Abwaanku waxuunoo sheegay
Damn, respect for this man. he is impressive.
Puntland is Something to be proud of it.
Right ✅️
100%
Weight house ka Somalia iney tahay Puntland cidey ka qarsoontahay malaha from jubaland idinka soo salaamayaa my people and also my region
Puntland waxay ku taala geeska afrikada saxda ah waxay dhul ahaan ku fadhidaa 212.510km2 waxayna ka weyn tahay dowladda badan oo caalamka ah sida Ereraria,jabuuti,malta,denmark,Somaliland,Belgium,holland. laba kuuriya.runtii Puntland maaha meel la yaraysan karo waxay u tagan tahay Midnimada Umada somaliyed waana meesha kaliya ee qarannimadii umada somaliyeed taalo.cadowga Puntland ha dhaco somalina ha israacdo federalkuna ha jiro.
Sax
Aamiin aamiin walaakay 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💭💚
Aamin wlal mahad kaga gaadho xogta aad no gud bisay ✌️💪💪😍
Sxb ma nooshahay commentgaan waxaa kuu qorayaa after 11 years
@@Abdiwadud_Fanig 😂😂😂😂
Maaash alaaah Cali putlaad nolow Nin calan hees u qaday oo ka hees mcn ma araf
Heestan markaan dhagaysto ilmaa iga timaado runtiiPuntland guul iyo gobanimo😍
Walahay kulamid ayaan ahay walashiis. Ilaahow Somalia midey oo kayeel kuwo quluubtoda laiskumariyo burcad insha'alaah.
Waxaan Ahay Nin Reer ceelbuur Ama Reer Dayniile Ah waxaan Jeclahay Walaalahayga Reer Puntland Nabada Allaha idin siyaadsho
Mohamed Arale amin wlle dhulkena rabbi hynoo hgajiyo
Qiiro Allow somalida caymi puntlan guri gobeed Allow idin dhawr idin xifti horumar caweele ha CID loon 😭
❤
😟💖💖💖💖 aad ban ujeclhy Heestan I'm From PUNTLND Ilaahow Somali isku doob 😢Aamiin
Boqorada Puntiland Hodan Sharaf amiin nasabey Allah Somali ha isku duubo
Amiin abaayo
Ilhaygii puntlnd iga beray casi kuguma ihi say m.a puntlnd socotoo dhaqaaqday🔥❤🇸🇱✨
my favourite fanaan ❤ iyo dhulkeena hooyo puntland ✌✌✌🏞🏞🏞⛱⛱🏝🏝🏡🏡🏡🕌🕌🕌
Puntland 1👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💚💙💚
Waxan ahay marexan wa jeclahay putland dhulkii uduga ilahow nabada iyo barwaqada u siiyadi rer putland😍😍
Puntland is yours brother
my people in GEDO ❤️ dhiigu biyo maha.
Kuwa dislike saray iyo kuwa saridono, Allaha cuqdada idinka saro. Viva hooyo iyo aabe.
ahaaah lipaaah alllow kasaaar cuqdada
ayub bashir masha allah 😍😍 heestan qofki ka hor yimada wadabi maha markan maqlo on dhegwsto wlhi ilmo iga soo daadato I love somaliweyn
ayub bashir 😍😍😍
masha, alh. puntland. Somalia ilh aya umaqan waxan wakabaxeyna sacad ayeleyihin. madhera insha alh.. gul Somali weyn. from mqdisho
Viva Casimada Barakaysan ✔🇸🇴
Allaw Somalia israaaciii😢😢😢😢😢😢😢nabad waarta wadan kaygiiyoow 😢😢😢😢😢😢
Amiin ya rabi
one of the most breathtaking song that i ever heard,,,Oo loo qaaday dhulkeyga hooyo UGUD PUNTLAND..nooloow cali xassan warsame,aad iyo aad baad ugu fara yareysatay heestan.
Heestan waxan moodi jirey in calanka somalia leeyahay
Beautiful song
Rabaw cabsidaa baan cidla u fadhiyaaye Somaali ha ciilin 😢😢😢
Love from Burco Togdheer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
still I'm watching 2019.
waaan jiricoodaa runtii
PUNTLAND ilahow balaayada hareer marin guul io gabanimo 🇸🇱♥️♥️🥰
Amiin wllo
From bmbf love ❤️
Hemskas oo putland waxa aad nagu hanblyeeynayaa waa somalind wllhy billlahy qofka xasidkaa nabad Ma hello aad baan idinka mahd Celin we love somalind♥️👀💚
Wan idin salamay reer puntiland wlh wan ilmeeyaa markn maqlo dagaalka lagu hayo reer puntiland wlh ka xumadaa
waxn ahay reer muqdisho wan jecl ahay inaan booqdo puntiland inkasto ka soo jeedo konfurta gaalkacyo lkn taa ima cabsi igalineyso dhiigaygaa tihiin miyaa SaaS kun dhintaa ano tagin mar puntiland
Allow puntiland waa amaanadada cadowgooda ka qabo
Moha Deick sxb anaguna wan jecelnahay somali oo dhan dhulkaas wa nabad cid cid lahadasha majidho. Dagaalka nalagu hayo wa fedaralka maxaad u doonysan iyo somaliya inan rabno inay istaagto kii yimAdaba dagaal bu nagu soo qaada. Hada waxayba bilbeen in siyaasinta reer puntland l bartilmaamsado oo been iyo lagula dagaalamo rag iska dhigaya wadaniyiin xagee jireen markii dalka aanu badbaaadinay markii lacagta shacabka lagudhisayay dawladii tfg ee cabdulahi yusuf sababto ah waxay ahayd asaaski dawladnimo. Manta aya caruur dhibta laga soomaray aan ogyn anaga nacayayan oy naleeyihin dalkay duminayaan. Intay is ohiyan qiira isgaliyan shalay xagee jireen markii dalkan loo dhimanayay.
allow dhowr dhamaan dhulkeena somaliyeed viva puntland im from muqdisha u duceeya in walalayaal casimaddena in eey nabad waarta hesho si aan iskaashi wada buuxa u helno iyo midnimo one love my dadkeyga somaliyeed meel walbaba
Amiin wllo
Amiiin yaraabi ilahoow muqdisho nabaad buuxda siii.
From sanaag somalia 🥰🇸🇴
Dhiiga biyoh maaha puntlnder❤🇸🇱🥰🥰❤❤💪❤
it was july 1995 markii iigu dambaysay puntland laakiin walaahi waa u xiisay, waliba markaan arko this kind of pictures is more emotional .. this is cool
i am realy proud to be puntlander..
Ya dhageysanaya 1 August 2019, 21
Guuradi Aas - aski Puntland
Sanadguuro wacan viva Puntland ❤️❤️
Waa heesto kaliyoon la jiriricoodo markaan dhagaysto
Waa heesta kaliyoon ka xiiso dhicin aan daqiiqad dqiiad usoo doonto
PUNTLANDER❤💪🏾
Wali Waan lahayaa this song
🤛walaan cadowgaagu cabaar kuu
Ladaynee caloosha ku hayso🤛🤛
Cidiisa udgoon ba adunka ku caanee🇸🇱 jecliya dhulkayga ❤
Inaadan cidloon baa kusiiyay cadkeeyga Cawaale ha ooyn❤️❤️❤️ Allow hormar sii dadkeyga iyo dhamaan Soomaliya naxariisti janno siini halyeeyadii aad oofsatay
Putland my home caming soooooon😭😭😭😭garoowe🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
you tube ma so galo ilaa wan dhagaystaa heesta calanka viva puntland ❤❤❤
Calanki puntland baa ku yaal cirifkaage cawaale ha ooyin, cadaanka kuyaalba caaniyo nabad weeye.
waa hees wadaniyad ku dheehan aad iyo aad ayaan u dhegeystaa. waa hees aad ku qiiroonaysid iyo abwaan maanshaa allah ah.
# awal abdilahi mahadsanid nin wax garada baad tahaye ilhay ha Ina wada xafido somaliland puntland Somalia ugadeenya Juba land iyo intaan ka tegay oo afkaaga somaliga ku hadsha aad ban u jeclahay inay helaan hor Mar bless u bro👌👌
Ilaahow nabad ukeen Puntland, Khaatumo, Jubaland, and Ogadenia.
Ilaahow cadowgooga jabi.
Ilaahow walaal isku xiran kadhig.
Ilaahow dhulkeenii quruxda badnayd nagu celi.
Aamiin yaa rabi.
QGprincess amiin
sxb igaa rali noqoo anigaa rer puntlan baa ahaay from mudug alaah dhulkaa muslinkaa dhaan nabaad hagadiguu dulkaa muslinkaa hadhuu nabaad nuquun puntlaand mxee shigisaa alaah and rasuluhee frist bro all muslim land over the world bro
cadawgaa waa gaal maa ahaa somali maa ahoo caraab mahoo waa gaal alaah hajabshoo
QGprincess
👏👏👏👏👏👏👏👏👏✋🌷
QGprincess
ameeen
Heesta markan maqlo dhiiga idhaqaaqa marku lagu ciile colaad kugu raagtay guulaysta dadkayga ❤️🥰 i am proud my puntland 🥰❤️
We love Puntland from somaliland
Viva somaliland wlla jira Hargeisa igu so dhaweeya
@@puntlandforce6383 thanks
Sido kale walaalo❤
love this song.... wadani to tha fullest... long live Puntland...
Puntlandirnimadu waa hibo ilaahay bixiyyo qofkii ilaahay ka dhigay reer Puntlnd Rabbigiis haku shugriyo
30sano ka hor waxay ahyd gaari waa meel aan nolol weyn ka jirin
30 sano ka dib maanta waa puntland waa meel nolol la isku halyn karo ka jirto
Reer puntland waa dad dowladnimada jecel hormuudna u ah
Kaalin weyna ka qaatay dhismihi dowlad somaliyed iyo midnimo
Puntland waa hooyadii somaliya
Oo xaqiiq ah
Halka ay maanta marysana waxy u bahanthy in horay looga socdo
Masha allah manta horamarkii waa sii labo jibaarmay nabad iyo hormar baa ka jirta putland waxaana noqonay dadkii ugu horeeyey oo soomaliya oo shacabkeedu dekad dhisto insha Allah guulo badana waa rajeynaa iyo nabad
Qaloocon gang bicidyahanimo hawaarto and love this song
Calankii Soomaali Baa
Cirifkaa Ku Yaale
Cawale Ha Ooyin
Soomaaliya Ha Noolaato
Hadeer ba wanaba dee allow noosiyaadi nabada puntland mash allh mash alh
Amin
puntiand waa dowlad ad iya ad uu weyn soomaalia badankeed inti uu burbur sana waa ey dhisned puntland haadaba saan uu nahay reer puntland waa an xoorobirabnaa puntland haa noolaato abiidkeedna hajiirto kuudayo puntland kuudayo sideey bilicdeeda taahay
My beautiful mom is from Jubaland, my strong and wise father is from Puntland, and I dearly love all of my beautiful somali people!!. qabiil wax noo ma tarayee, aan qaran la yaqaan dhisano
We love you guul
Heesta waa jeclahay Ree majidho noolaada from SooMaaLi GaLBeeD Karamardha 🇸🇴❤
Hhh
Wllo siido kaalla noolaada from boosaso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Majidho hhh wlhay waad igaa goslisay wllo
Waan idinka guddoonnay Reer Qudhac iyo Reer Siidhow(Oomo!).
Yaa ila dhageesanaya 2022 heestan like saara bal
wallaan cadowgaagu cabbaar ku ladayne caloosha kuhayso masha allah walle waa hees qofki wadani ah uu dareemi karo
wooow cali xasan cali puntland aad baad ugu mahadsanthay heesta aad bulshadaada usoo sameesey runtii puntland way tagtaye hala tiigsado
somalida waa inay hoos yimaadaan puntland oo ay wax waydiiyaan waayo puntland waxaa ka dhashey ragii syl sameeyay ragii dhiigooda u hurey in dalka aan lakala goyn hadana faroole wali wadadii buu hayaa viva faroole
Wlhi heesta marka aan dhagaysto ilmo ayaa igu soo istaagta from somaliland waxanan ula niyaado calanka wadankayga
1da aug 2019 ❤ puntland hooyada fedaralka
Guuuul samaliya alle hays ku keno umada somaliyeed oo dhibta alle hasaro amiin
Axmed Xidig aamiin yaa rabbi
Ayadoo qoraala noo soo geli heestaan reer puntland iyo soomaali weynba nabad ku waara sanado badan inshllh 💙💭💚 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Anigaa soo dhigay ayadoo qoraal ah, bro.
waa hees aaad uqaaaliya iskuduubnaada all puntland horumarkiina wada dowlada dhexena lashaqeeya guul soomaliweyn kale danbeeysa is ixtiraamta
Habalayo seediyaal
1da agoosto 2018 qof dhagysanayo hduu jiro like ha iisaaro 💙💭💚
Waa maxamud oo joga dalka Iran puntalnd long live
Viva My 🇸🇱 puntland from labida gaatama burco agteeda . Nin dhulbahanta oo siciid hartiya💪🏾🇸🇱🇸🇴👑 viva harti darood . Oo dhan , majeerten harti , warsangali harti , dashiishe harti , kaskiqabe harti , dhulbahante harti , iyo carab salax harti . Marka adeer harti baa somali oo dhan ka badan . Waana reer kaliye 6 gobol somalia dega , geeska afrikana daroodba wax laga waydiya ooba iska leh . Sidaasoy tahayna somali ay #xoreeyan mooyane somali waligood MA gumayn
Daariq Ahmed 🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Inader nolow nasab ba tahay
Libaax libaax dhaly
Alx iam puntlader 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤
fadlan rate garee hadii aad ka hesho heestaan...LIKE ku dhufo.
mahadsanidiin
Who is still listening to this beautiful flag song 2016 viva putland # putlander
me
2018 here
Me to
waan ooyaa markaan dhageeysto heestaan
dhabtii mr walboon maqlo wn jiriricoodaa
mashaa allaaah walalahay puntiland sanadkan 2020 farxada waan idin la qabaysanaya farxadiina waa farxadayda viva puntiland
31-May/2020..
haddaad timaaddo halkan 31-May-2024,, ama 31-May/2030 Fadlan Like-ta ama Reply-ga igu soo salaan 👊
Intaas inta kadhexaysa codayntu waysocon 😊☺
Dhulka uduga my dhiiiigga wn ku dharta wlahi viiiiivva somalia hoyada somalia puntlnders slan kal iyo lap iga hoooyl😍😍
Walalaheena rer qardho haloo duceeyo in dhibka rabi ka dulqaado
Haye sister😭
2020 inta ila daawanysa farta taaga.... viva PUNTLAND❤️🇸🇱✅
rabow cabsidaa baan cidla u fadhiyaaye soomaaliya caymi waaaaaaw heestu inaba caadi ma ahan wadanimo ayaa ku dheeehan walaan cadawgaagu cabar ku ladeene caloosha ku hyso msha allah soomaaliya guul baan ka filaynaa wakhti xaadirkan isha allah xassan shiikgow xila wabatee bal wax qabadkaaga badi baan ku leeyahy cawaale la amaane iyo bulshadabee inuusan kaligii ahayna loo sheegyee adigu bal u sii maciin puntlan iyo soomaliya waa isku mid dadka kla soocayow qabyaalada joojiya adeer yaaaaah
Calankii Puntlandbaa cawaale ha waayin. Viva Puntland viva Somalia
Mansha Allaah sàan reer puntland u nahay fanaanka waa noo hagar baxay thanks Bro viva puntland Allow dhowr hadiyo jeer
2023, yaa daawan Like ku qabo.😂
Heestaani waa hees mar walba mudan in la dhagaysto.
This is the best song! It truly represents this beautiful Puntland Flag..
Viva puntland❤
Horaa loosocon inshlh
Guul dalkeyga io dadkayga
Dhulka uduga Allahayoow barakee.
Wanan jecelahay walalahay reer puntland ku nolada sharaf iyo ciisi iyo nabad iyo caano
Heestan markaan dhagaysanayo waan ooyaa ilaahay wadanka oo dhan nabad hka dhigo weliba caasimada wadankeena somaliyeed
We love puntland 💙 ! Happy 20th birthday
Viva Somalia casumada ilahay nabad haka dhigo ameen I am from puntland