Maxaa Ka Danbeeya Geerida Sh. Maxamed Rashaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2012
  • Maxaa Ka Danbeeya Geerida Sh. Maxamed Rashaad

КОМЕНТАРІ • 195

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 4 роки тому +5

    Waxaa hubaal ah shiikh Mahamed in aan kheyr kaa dhageesaneeynoh walee alle ku qadin ma yaho 😭Gadaashaa alle nama fidneeyoh Rabi janadiisah ha kugu casumo 🙏🙏🙏

  • @naciimamaxamed2370
    @naciimamaxamed2370 7 років тому +13

    rabiyow unaxariiso oo qabriga u nuuri rowda minriyadul jannah uga dhig asaga iyo dhaman culumadena amiin😢

  • @zaakiryare4818
    @zaakiryare4818 6 років тому +9

    اللهم انا نسالك حسن الخاتم sida sheekhèenii sheekh maxaned irshaad isagoo carafo taagan ayay naftu kabaxday الله اكبر الله اكبر

  • @mastabouy6995
    @mastabouy6995 6 років тому +11

    Ilahow unaxariiso asago kalane igadhig amiin amiin amiin

  • @maryanmanshaallahjama1820
    @maryanmanshaallahjama1820 7 років тому +12

    allow u naxariso sheeq maxamed janadaada ka warabi amiin yaa allah

  • @nadirobashir5902
    @nadirobashir5902 5 років тому +2

    Ilaahow hanoon baan ku waydiisanay amiiiin

  • @abdiwahidisaac2481
    @abdiwahidisaac2481 6 років тому +1

    Allahayow camalka noo qurxi allow ku naxarisa shikh mahamed

  • @mohamedabdi9926
    @mohamedabdi9926 7 років тому +8

    Raximuhu Allah shiiq Maxamed rashaad anagana Allaha naga dhigo kuwii u diyaar garobo geerigaa
    Allaha ka abaal mariyo yoomul laa yan faco maalun waa banun illaa man atallah bi qalbin saliim amiin yaa rabi

    • @luulmacalin8348
      @luulmacalin8348 5 років тому

      Mohamed Abdi. Aamiin walaalo ilaahay inagana gadaalkiis nama fidneeyo waqtigaan aan la noolnahay fitnadii waxay gaartey (99/100) allaah waxaan waydiisanaynaa inuu nagu daro kuwa uu ugu bishaaraynayo janno aan cadaabi kahorayn aamiin iyo aragtida allaah oo nimcooyinka jannada u wayn aaaamiiin yaa Allah

    • @caashodhabancad2814
      @caashodhabancad2814 5 років тому

      Ameen❤❤❤❤

  • @fadumasheikhabdi9561
    @fadumasheikhabdi9561 7 років тому +2

    illahu u naxrisiy asga iyo intii islam a ah abahay ugu horeyo illah ja la warabiy wadiga raxmada allahuma aamin

  • @maryamahaaji6958
    @maryamahaaji6958 8 років тому +22

    Allow unaxariiso unawaasici qabriga...Allahumma aaaaaaamiin
    اللهم ارحمه يا رب العالميين

  • @matasafarconstruction9299
    @matasafarconstruction9299 6 років тому +5

    Yaa rabi unaxriiso sheeka iyo inta muslimiinta dhamaantooda

  • @Indhooss
    @Indhooss 3 місяці тому +1

    ilaho unaxariso sheekeenii ficna iyo daman muslimentena amin ya rabi

  • @abdigisaadheerka149
    @abdigisaadheerka149 6 років тому +5

    Alaaha unaxariisto shiiq maxamed inti muslima

  • @fartunahmed8610
    @fartunahmed8610 7 років тому +8

    allow unaxariiso sheikh Maxamed rashaad illahey dartis Ayan u,jeclahey illahayow jannada nagu kulmi illahey unaxariso asaga iyo dhaman muslimita

  • @nastexamaxamed8777
    @nastexamaxamed8777 6 років тому +4

    allow kuuu naxariiso

  • @muniirkhani291
    @muniirkhani291 6 років тому +8

    Ilaahay haa u naxariista amiin yaa Allah

  • @ninadag9144
    @ninadag9144 8 років тому +9

    ilah kheyr iyo jano ha kugu badalo jasakumalah sheekh maxamad rashaad

  • @alabaasomar8931
    @alabaasomar8931 9 років тому +2

    Allhayow inaga dhig kuwa ku cimraqato ajar iyo xasanad ka sii sheikh

  • @saabiriiniimaan4176
    @saabiriiniimaan4176 9 років тому +2

    Subxaaanalaah ilaahey hau naxariisto sheekhena

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 5 років тому +2

    Alaaha u naxariisto sh maxamad rashaad

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 4 роки тому

    Allaha u naxariisto sh Mohamed Rashad Alow janatul firdows geey yaa raba caalamiin

  • @bbelove285
    @bbelove285 6 років тому +1

    Masha allah alle haku naxariisto anagane alle namafidneyo

  • @TheFayH
    @TheFayH 10 років тому +8

    allaw janatul fardowso kusii aamiin yaa rabi.
    allaw gadaashaa hana fidneyn aamiin yaa rabi.

    • @muhumedburale8278
      @muhumedburale8278 6 років тому

      اللهم ارحمه رحمة واسعة يا ارحم الراحمين

  • @muya556
    @muya556 11 років тому +1

    Ilaahay naxariistii jano ha siiyo Sh Maxamed rashaad aamiin

  • @sulexaadam9017
    @sulexaadam9017 9 років тому +3

    Allah ha u naxariisto sheikh m. Rashad

  • @ahmedabdi1808
    @ahmedabdi1808 8 років тому +6

    Ilaahay ayaan u waydiiney inuu janadiisa geliyo Sh Maxamed Rashaad

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab 6 років тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @muxiyadiinaaden1466
    @muxiyadiinaaden1466 8 років тому +4

    alaha kuu naxariisto janatul fardoosa hakugeeyo amin

  • @drcusmaangaabowibraahim7738
    @drcusmaangaabowibraahim7738 6 років тому +2

    Walaal eebe haku xafido

  • @mohamudhaaji3797
    @mohamudhaaji3797 5 років тому

    allow kuu naxariis janatulfirdowsa ku gee shq maxmed rashaad allah ayaa kuu nimceeye qeyr ayaa katagtay

  • @yasinabdi1718
    @yasinabdi1718 7 років тому +4

    Alla yarxam sheikh Rashaad Allaha SWT ha u naxaristo

  • @dekadagan4596
    @dekadagan4596 4 роки тому +1

    😭😭😭😭Allow unaxariiso oo dhanbigiisa dhaaf anagana nooga daba naxariiso yaa Allah Aamiin

  • @likionjeese1383
    @likionjeese1383 11 років тому +3

    AAAMIIN
    anagana Khaatumo Suuban Allaha na siiyo

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 Рік тому

    Allah ha unaxariisto sh maxamed rashaad janatul fardows allah haku arzaaqo
    Aamiin aamiin aamiin

  • @mohamedsharif2809
    @mohamedsharif2809 9 років тому +1

    Ale hakunaxaristo janadii fardawso hakugu bishareyo sheikh

  • @umumaida5085
    @umumaida5085 7 років тому +3

    illahayow unaxariiso sheikh Muxamad Rashaad janatul firdows kawarabi

  • @walalahakheyrkajecel2151
    @walalahakheyrkajecel2151 4 роки тому

    Ilahayow u naxariso 😥 yaribi qabriga u wasici allow nagu kulmi janatul firdows yaa rabi allow dadka wan wanagsan salixinta nagu dar naxaristadada nogu dar camal aan ku garno dadkas ma heysano ilaa naxaristada moyee yaa rabi🤲

  • @falisjama9538
    @falisjama9538 7 років тому +5

    illahay ha u naxariisto sheekha horuu u shaqeystee

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 Рік тому

    llah ha unaxariisto sh maxamed rashaad janatul fardows allah haku arzaaqo
    Aamiin aamiin aamiin

  • @SamaaleMaxamed-mr1pk
    @SamaaleMaxamed-mr1pk 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢 allow khatumada khayr noogu khatim Ilaahow adigaa noo Ilaah ah

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 6 років тому

    ilaahayoow u naxariiso sh mohamed rashaad iyo waalidiinteena iyo dhamaan muslimiinta dhamaan. sh Mohamed Rashaad AUN Aamiin

  • @midnimo4685
    @midnimo4685 8 років тому +2

    ilaahow kuu naxariiso yaa rabbi qabrigiisa u nuuri

    • @abdiazizali474
      @abdiazizali474 7 років тому

      allaha Ku naxaristo shiikh Maxamed rashaad

  • @battlecast.ck4105
    @battlecast.ck4105 6 років тому +5

    Allaah ha unaxariista sheikh maxamed

  • @farhiyamaashallahsacid7287
    @farhiyamaashallahsacid7287 7 років тому +6

    Illaahayaw ku. Naxaristo qabrigana u wasici

  • @ugasbashir3492
    @ugasbashir3492 6 років тому +5

    eeeeboow unaxariisto
    shiikh maxamed Rashaad iyo muslimiinta oo dhan

  • @daganaxmed2417
    @daganaxmed2417 6 років тому +3

    Rabiyoow u naxariso

  • @sharmaakemaxed1076
    @sharmaakemaxed1076 2 роки тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على عبدك ورسولك ونبيك محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @maxamedsaciid7492
    @maxamedsaciid7492 6 років тому

    Ilaahow u naxariiso sheekheena Maxamed rashaad

  • @mariamahmed5173
    @mariamahmed5173 4 роки тому

    Ilahey qabriga haku wasiciyo janada, janadii firdows kuwa ku kulma ilahow naga yeel, anagana gadashaa nama fidneeyo wa jazaka Allahu kheiran sheikh

  • @nawalmohamud5455
    @nawalmohamud5455 4 роки тому

    Ilaahow janatul fardowso kugu bishaaree khayrkad katagtayna abaalkiisa kusii yaa rabbi

  • @mohamedyussufmohamed7472
    @mohamedyussufmohamed7472 7 років тому +5

    ALLOOW KUU NAXARIISO SHIIKH MAXAMED RASHAAD JZKLLH KHEYR

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 7 років тому +3

    ilaaho sheekh unaxariiso Amiin Amiin Aamiin

    • @nuurhassan7105
      @nuurhassan7105 7 років тому

      ilaahow hanaatu firdowso kaawaraabi yaarabi ilaahow qof walba oo Muslim ah u naxariiso yaarabi yaa raxmaan

    • @nimcoabdi3969
      @nimcoabdi3969 7 років тому

      farax farax

    • @rukiaiisa2726
      @rukiaiisa2726 7 років тому

      Nuur hassan 0

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 8 років тому

    Allah Naxariistii janno Alle haka waraabiyo Sheekh Maxamed Rashaad iyo dhamaan Culimadii Dhimatay Allahuma Aamin

  • @sheqmxamedamiin5638
    @sheqmxamedamiin5638 6 років тому +2

    Alow Ku naxariso amin

  • @faridomahamed9988
    @faridomahamed9988 8 років тому +3

    mansha Allah ilahow ku naxariso o janadul firdowso ku ku bishare shiq sarafda badanayo

  • @hassanabdi3807
    @hassanabdi3807 7 років тому +4

    masha allaah sh maxamed rashaad

  • @maxamaddeeq9826
    @maxamaddeeq9826 5 років тому

    Alloow U Naxariiso Sheekh Maxamad Rashaad , Janadii Fardoowsa Alloow Gali xisaab la'aan.
    AMIIN amiin amiin yaa Allaah

  • @sacidoaliwarsame1816
    @sacidoaliwarsame1816 6 років тому +5

    ilaahow unaxariiso

  • @asiaali6303
    @asiaali6303 10 років тому +2

    illahey haa unaxaristo

  • @maxamedaqwaanka3439
    @maxamedaqwaanka3439 8 років тому +4

    ilaahow kuu naxariiso yaa sheekhnaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 місяців тому +1

    iLaahay.ha.Unaxariisto.AmiiN

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 років тому +6

    Alle haku naxaristo janada Alle haka waraabiyo

  • @mamasafachannel
    @mamasafachannel 8 років тому +5

    illaahay naxasiirtada kawaraabi aaamiiin aaamiiin yarabi

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 років тому +2

    ilaahay ha unaxariisto sheekha inagana ilaahay nama fadmeeyo

  • @molidhassan3059
    @molidhassan3059 6 років тому +5

    illahow unaxariiso

  • @saeedabdi3816
    @saeedabdi3816 5 років тому +2

    Ilaahow U Naxariiso

  • @safisheekhfarah3549
    @safisheekhfarah3549 8 років тому

    i love this quran mansha allah i love to listen to it very much 100% love it i love it it much i love this sheekh maxamed rashad mansha allah

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi7381 5 років тому +2

    Raabi ha u naxariisto 😢😢Angana ha noga dabo naxriisto

  • @user-mu9vm4jw8t
    @user-mu9vm4jw8t 7 років тому +4

    aamiin yaa rabi

  • @alibodaaye5193
    @alibodaaye5193 8 років тому +3

    ilaahey unaxriso mumada😍😍

  • @samiiroabullahihajisamiiro4510
    @samiiroabullahihajisamiiro4510 8 років тому

    Ya Allah janada Guri kaa sii ilahow dambigiisoo dhan dhaaf ilahow naarta ka badbaadi dhaman muslimiinta iyo aniga

  • @KaAflax
    @KaAflax  10 років тому +5

    Fadlan Nashri o u gudbi wallahaga muslimiintaa si ay uga faa,iidaysataan Muxaadarooyink Iyo Duruusta Cusub youtube ~ ua-cam.com/users/KaAflaxvideos
    Please subscribe to our channel
    Like • Share

  • @mohamedamin3598
    @mohamedamin3598 8 років тому +1

    SubhanaAllah. May Allah grant him Jannah.

  • @asiaali6303
    @asiaali6303 10 років тому +1

    hay

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 3 роки тому

    Alle haku xafiido sheeq🤲❤️Amiin Yaa Rabi

  • @fadumodirshe4204
    @fadumodirshe4204 7 років тому +4

    Aloow unaxariiso oo danbigiisa dhan dhaaf yaaaa Alaah

  • @luulmacalin8348
    @luulmacalin8348 5 років тому

    Ilaahoow jannatul firdowsul aclaa ugu bishaareey annagana gadaalkiis hanna fidnayn. Aamiin yaa allaah

  • @noneofscared
    @noneofscared 9 років тому

    Ilaahoow Jannah ku arzaaq sheekh Mohamed Rashaad

  • @wadaniga
    @wadaniga 3 роки тому

    Maasha allah waa sheekh khushuuc badan, oo ilaahay dartiis u ooya, hadde waliba dad ka uu ka dhashayna waa soomaali waa reer qalbi dhagax.

  • @liibaannur3428
    @liibaannur3428 8 років тому +1

    Ilaahayow Jana fardoso ka waraabi

  • @abdullahimikail5708
    @abdullahimikail5708 7 років тому +4

    ALLOW KU naxariis sheeq maxamed jazakaALLAHU kheyran ...

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 7 років тому +6

    Alle hakuu naxariisto Sheekh Maxamed irshad

    • @ifrahyusuf2816
      @ifrahyusuf2816 7 років тому

      Sideeda Albaab ee janada alle ha kuu furo Aaaamiin

    • @wacditv4599
      @wacditv4599 7 років тому

      ifrah yusuf amin amin amin ya Allah

  • @abdikadirmohamud7709
    @abdikadirmohamud7709 7 років тому +2

    alaha kaa ajar siiyo sheekhow

  • @farxaankaahin2526
    @farxaankaahin2526 6 років тому +3

    Ilaahow janatul fardowz al aclaa gee.aaaaammmmiiiiin.

  • @jaamayare1732
    @jaamayare1732 6 років тому +3

    رحمه الله

  • @ayuubjama5688
    @ayuubjama5688 4 роки тому

    Rabbi naxariista ha siiyo

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 7 років тому +5

    illahow u naxariiso

  • @saynababdinasir3374
    @saynababdinasir3374 6 років тому +1

    Ilaahay hakuu naxariisto

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 6 років тому

    waxaan u marqaati furayaa sh waa only sh somali aan la kulmay isla shaqaynay wali anoo wuxuu aaminsan yahay ka fogaa waqtigaa. waqti adag somali ku jirtay waxaan xasuustaa dhoola cadayntiisa iyo shaqadiisa badnaa... waa genuine waxaa kaaga marqaati kacaya wuxuu ku dhintay asagoo gutay xajka ilaahay ku waajibay.

  • @KaAflax
    @KaAflax  11 років тому +2

    Aamiin Aamiin

  • @xubiabdulahi7470
    @xubiabdulahi7470 7 років тому +10

    illahow unaxariisto asaga iyo intii Muslim ah amiiin yaaa rabi

  • @Hassan-gd2dk
    @Hassan-gd2dk 7 років тому

    illaahay haku naxariisto janatul fardawza illahay jaar nabi muhamed hakaga dhigo insha allh😙😙

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 4 роки тому

    Ilaahay ha U naxariisto AAMIIN Yaa Raabi

  • @ahmednorsabriye8059
    @ahmednorsabriye8059 5 років тому

    Alle yarxmo sheekh rashaad

  • @osamaabdirazak4985
    @osamaabdirazak4985 8 років тому +4

    masha Allah

  • @farduussalaxaayanle3698
    @farduussalaxaayanle3698 6 років тому

    Allah yaa arxamu sheekh

  • @abdiqaadiraideed7209
    @abdiqaadiraideed7209 8 років тому

    ilaahay haku naxariisto ilaahay sheekh mohamed rashaad anagana hanooga kaa daba naxariisto

  • @munosamatar2766
    @munosamatar2766 4 роки тому

    Allha una xariisto wuxuu ka tagay khatr aan wali dhagaysano alx

  • @ahmedhassangacal2563
    @ahmedhassangacal2563 9 років тому +2

    masha allah

  • @hassanmohamed8085
    @hassanmohamed8085 4 роки тому

    Allaah ha unaxariisto