Abwaanka Yusuf Shaacir Allah SW haku xafidoe haku barakeyo Ammiin Ammiin Ammiin Yarabi مشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚
Allahuma Ameen, Allah ha aqbalo dua hooyo, My hooyo mcn iyo Aabo mcn iyo Dhamaan inta hooyo iyo Aabo dhintey Illahow Qubuurtooda ka yeel beer ka mid ah beeraha Jannada Ameen ya Rabi
Hooyo Qalbi Mcn Allah haku xafidoe haku barakeyo Adunkana jano wasica tamma cimri dherer cafimad wasica barakaysan irzaaq wasica nuur iimman amni iimmaan wasica karamo cisi sharaf Raxmad iyo Rali ahaansha illaahay hakugu nooleeyo, akhirona Janoyinkiisa Firdowsa Aclla hakugu irzaaqo hooygaga haka yeelo Rabigena Raxmanka ahi Hooyo Ammiin Ammiin Ammiin Yarabi yaaRaxmaan yaaRaxiim Ammiin Ammiin Ammiin Yarabi اللهم صل على محمد وال محمد كماء كماء صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وال محمد كماء بركة على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد صلى الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله ونشكر الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚💚
Ilaahaw hooyaday u naxariiso Nadiifo faarax bare waxaan ahaa yatiin aabihii waayay angooo uurka hooyaday ku jira qoys ahaan iyo qabiil ahaan wuxuu ka dhahay dadka ugu dhaqan xun soomaalida waxay noo gaysteen aniga iyo hooyaday sixir xanuun badan markii danbena way u dhimatay Allah ha I naxariistee by:Cabdi qaadir qaylo wayne
Hooyo aduun iyo aakhiraba alha ku xifdiyo❤
Ilaahow hooyadey Anoo xajka geynin Ha iga qaadin Adoonkaaga ayaan ahaye 😢😢
Allahuma Aamiin
Amiin hooyaday macaan iyo dhamaan inta hooyo geeriyotay Rabbiyow u naxariiso oo janatu firdows al aclaa ku sug 🤲😥😭💕🌱💕
Hooyo mcn waan ku jeclahay allow inoo xafid hooyooyinkeena aakhiro iyo aduunba yaa Allah waan ku jeclahay hooyo mcn ❤ ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🤲🤲🤲❤❤❤🥰🥰
❤ilhaayow hoyadey mcn xaajka 100 jeer aan geeya, cimri deer iyo cibaadho fcn iyo caafimad ogu deeq , lixdeda lixadna ubarakey amiin yaa Allah. iyo hooyo walbo inshaAllah ilahow ino xafid hooyo mcn , Allahuma sali cala sayidina Muhammad(scw)❤
Aamiin 10000000000000000000
Aamiin
Hoyo qali rabi haku ilaaaliyo aaakhieiyo aduunkaba amin cimri dheera ale ha ku siiiiyo amin💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Abwaanka Yusuf Shaacir Allah SW haku xafidoe haku barakeyo Ammiin Ammiin Ammiin Yarabi مشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚
Maan sha Allah abwaanka yusuf shaacir
بارك الله فيك يا أديبنا
Alleh hooyo mcn Ha xafiido meelkaztoy jiirtoy intii hooyo ka dhimtay Alleh ha unaxriisto
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه الكرام أجمعين يارب العالمين ❤️❤️❤️
Machaalh abwaan igu qali ah sln sare from djibouti
Hooyo mcnto alla ha kuxifdiyo aduun iyo aakhiraba
Hooyo mcnto wad noo ducaysay waadna najeceshahy waana kujecelnhy ilaah inama kala wado hooyo mcn wan kujeclhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilhy hooyo mcn ha ii kaa daayo caafimd qab iyo cimir dheer ilhy ha inku kulmiyo waan ku jeclhy hooyo mcn
Mansha allah
Alle haydaayo hooyo iyo aabo
ilaahayaw hooyaday iixifdi aduun iyo aakhiraba
Maangudan xaqaygii xajka hooyo maan geeyn❤yaa rabi 🤲🤲🤲
Rabbiyow intii Hooyo ka geeriyootay u naxariiso Yaa rabbi Hooyo mcn Cimri dheer iyo caafimad isii Aaamiin yaa rabbi Allow inoo aqbal waalidka ducadiisa qasataan Hooyo yaa Allah 💖 ❤❤😘😘😘❤
hooyo adun oi akhiro ilahay haku dhawro💋💋💋💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💞
HOOYO ILAHOW ADUUN IO AQIRO KU XIFDI😭😭🤲
MASHA ALLAAH ALOW DUCADA WAALIDKA NA WAAFAJI OO NOO AQBAL ALOW HABAARKOODA HANAGU RIDIN AMIIN ALOW DUCADA WAALIDKA NOO AQBAL AMIIN YAA RABI AMIIN AMIIN
Ilhow hooydy mcn icafi
Amiin
AMIN walshay 🤲🤲💔
Amiiiin wll
@Naciima niyad hooyo xldeda kwrn abaaayo
Aamiin illaahayw
بارك الله فيك يا أخي الكريم يوسف شاعر وجزاك الله خير الجزاء
Allahuma Ameen, Allah ha aqbalo dua hooyo, My hooyo mcn iyo Aabo mcn iyo Dhamaan inta hooyo iyo Aabo dhintey Illahow Qubuurtooda ka yeel beer ka mid ah beeraha Jannada Ameen ya Rabi
Janatul dunyaa ❤💋🤱
Rabbi ha inoo dhawro hooyoyinka 🤲💋
Inta dhimatayna alle ha unaxariisto 🤲
Hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a❤abwaan alaah haku barakeeyo❤❤
Mchalh Apwaan Yuusuf Zhaacir Alle cimriga hakuu Dherayo
Amiin
Baraka Allah Tabaaraka Allah
SOOMAALIYA HAA NOOLATO SOOMAALIYA HAA IS RAACDO SOOMAALIYA HAA MIDOOBAAN 🇸🇴. SOOMAALI HEESHIIS AH DUUNIDA ODHAN NAA LAA HESHIIS AH RAMADAN KAREEM ALLAH YAA CIIZAAK UMADA ISLAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA AH MARKASTA IYO MEELKASTA IYO GOOBKASTA AAD DUUNIDA ODHAN AAD JOOGTAAN GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIGIIN AMEEN AMEEN AMEEN. SOOMAALIYA HAA NOOLATO 🇸🇴
Hooyo Qalbi Mcn Allah haku xafidoe haku barakeyo Adunkana jano wasica tamma cimri dherer cafimad wasica barakaysan irzaaq wasica nuur iimman amni iimmaan wasica karamo cisi sharaf Raxmad iyo Rali ahaansha illaahay hakugu nooleeyo, akhirona Janoyinkiisa Firdowsa Aclla hakugu irzaaqo hooygaga haka yeelo Rabigena Raxmanka ahi Hooyo Ammiin Ammiin Ammiin Yarabi yaaRaxmaan yaaRaxiim Ammiin Ammiin Ammiin Yarabi اللهم صل على محمد وال محمد كماء كماء صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وال محمد كماء بركة على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد
صلى الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله ونشكر الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚💚
Aamiiiiin ya ALLAH aduun IYO aakhiraba ALLE Haku xifdiyo hooyoo mcne
Masha allaah wlhi waa jeclaaday
Maansadaan
Amiin ya Rabalcalamiin Allow hooyo khayr sii aduun iyo aakhiroba
Hoyo alle haxfdk akhhiro iyo adunpa aniga albabka iskakayfuraba waxan dhaha waa ducadii hoyadag
Waxaa layabanahay Dadka dislike👎 Saaray Video ......Meysan Hooyo Dhalin....🤲😔😥😢
Subxana,allah waa caasi waalid kuwas
Mash alllah
Abwan Alle cafimdka iyo cimrigba haku daayo
Xaqa waalidkana Alle hyna gardsiyo 🙏
Aamiin aamiin
Yaa rabii ilahow hooyadey unaxariiso amiin
Allah hooyo janodiisa haku casuumo
Maashaa Allah
Ilaahaw hooyaday u naxariiso Nadiifo faarax bare waxaan ahaa yatiin aabihii waayay angooo uurka hooyaday ku jira qoys ahaan iyo qabiil ahaan wuxuu ka dhahay dadka ugu dhaqan xun soomaalida waxay noo gaysteen aniga iyo hooyaday sixir xanuun badan markii danbena way u dhimatay Allah ha I naxariistee by:Cabdi qaadir qaylo wayne
Masha allh Allow hoyaday iidaa hana idilin anigona xajka geyn Aaaaaaaaamiin
Alla ha ku barakeyo abwaan
Haa walhi masha alaah ❤❤❤🎉
M.a alla yaa hooyo ka naxariis badan
Hooyo kadaali maayo inan cagaha kaa dhunkado❤❤❤
Allow yeesan waalidkeen ina habaarin
Aamiin aamiin 😭😭😭😭😭😭🤲❤
Aamiin Yaa Rabii....🤲😔
Hooyo mcn
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍
أللهم أرحم لوالدينا رب ارحمهما كما ربياني صغيرا 😢❤
mash aalah ilahow. hooyo janad xisaab laan ku geli
MashaAllah
ALLAAH HA UNAXARIISTO WAARIDIINTEEN AMIIN YAA RABI
Amiin Amin Amin Amin yaa rabi😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲
Familyyyyyy Familyyyyyy systems familyyyy.
Masha allah
Wlhi waa noloshayda
Markastoon aduunyada tan ka quustay naco
Waxaan xasuustaa inay ii noolyihiin Hooyo iyo Aabe
Inaan haysto wixi aduukan ugu qaalisanaa
Markasan isku qanciya inaan halna iga dhinayn oo dareema
Ilahow ii xifdi oo ii ilaali😥😥😥
Hooyooy La’aantaa
Aduunyadu Hubaashii
Habeen kama baxdeenoo
Iftiin Lama heleenoo
Dadku uma Hayaameen
Dayax heego Joogoo
Sida haad Haad ma Fuuleen
Xidig hawd Ka lulatoo
Hawo Laguma Gaadheen
Hubka Laguma tuureen
Cirka hirar Ka muuqdoo
Ruuxaad hagaysiyo
Usha nimaad u haysaa
Hilintoosan mariyoo
Ka habaabi maayee
Hooyooy adoomuhu
Halkay maanta Joogaan
Adigaa u horseedee
Intaad hanad xambaartee
Haaneedka siisee
Horaadada jaqsiisee
Habtay baan xisaabiyo
Tiro Lagu helaynine
Markaad aan nin hiiloo
Laga baqo heshiisiyo
Halyey diran dhashaabaa
Hooyo Lagu xasuustaa
Marka aad nin hoo loo
Marti hagar ka gelinoo
Gurigiisa habaq Luhu
Isku soo haleeyoo
Hayntiisa quudhoo
Hor ILAAHAY geystiyo
Lama hure dhashaabaa
Hooyo Lagu xasuustaa
Marka aad nin himilada
Hilin toosan mariyoo
Hir markii La gaadhaba
Ku Labaad hilaadshoo
Haga maatidiisoo
La HIIGSADE dhashaabaa
HOOYO Lagu xasuustaa
Marka aad nin Hoogiyo
Ka hortaga dagaalkoo
Dabka hura baqtiiyoo
Xaqa hoos u Eegoo
Garta hubin yaqaanoo
Halista iyo COLAADAHA
Ku HAGOOGTA dhiigoo
Dadka kala hagaajoo
Kala hage dhashaabaa
HOOYO Lagu xasuustaa
Markaad hoobal CAANIYO
sacabka iyo HEELADA
Labadaba Hagaajoo
HINDISAA farshaxanoo
HABDHACA iyo LUIQDABA
RABBI hibo u siiyoo
HAWRAARTA maansada
Heensayn Yaqaaniyo
Hal ABUUR dhashaabaa
HOOYO Lagu xasuustaa
Dummar iyo haweenbaa
Nolol lagu hawaystaa
Kuwa Lagu hamiyayee
Sida HAWD caleen weyn
RAG u wada HAMUUMEE
ISHU halacsanaysaa
HABLAHAAGA Weeyee
marka GUUR La haybshee
Gabadh heego dheeroo
Hoobaan La moodoo
Karti iyo Hub qaad loo
QURUXDANA Ka hodanoo
HUFAN Laga Aroostaa
HOOYO Lagu xasuustaa
HOOYOOY La'aantaa
Higaad Lama Barteenoo
HOOYOOY La'aantaa
Hadal Lama kareenoo
Ruuxaanad Habinoo
Koba aanad HEES iyo
Hoobeey ku sabinoo
Hawshaada waayaa
Hana qaadi maayee
HOOYOOY taftaadaa
DUGSI Laga helaayoo
HOOYOOY dhabtaadaa
Hurdo Lagu gam'aayoo
HOOYOOY dushaadaa
Nabad Lagu helaayoo
Waxa Lagu hal maalaa
HOOYO Ababintaadee
HAYIN Lagu badhaadhaay
HOGOL Lagu Qaboobaay
GOGOL Lama huraaneey
DUGSI Lagu hirtaayeey
HIDDO Lagu Arooraay
Intaad HOOYO nooshay
Hambalyiyo Salaan baan
HANTI kaaga dhigayaa
Hamrashiyo xaq dhawr baan
Dusha kaa huwinayaa
HOOYO dhimashadaaduna
HOOGAYGA weeyoo
WELIGAY hogaagaan
Ka dul HEESAYAAYOO
HIYIGA iyo Laabtaan
KUGU haynayaayoo
HENGEL baan u xidhayaa
INTA haadka DUUSHIYO
GIDDI habar Dugaagee
IFKA hibbo ku NOOLOW
AAKHIRO Halkii ROON
HOOYO AAKHIRO
HALKII ROON
HOOYO AAKHIRO
HOYGII JANADA
IYO HALKII ROON
________________________
HEESTA HOOYO WAA HEEATA UGU
QAALISAN GUUD ahaan heesaha Oo dhan
Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta.
ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲
Waa maskaxdii muhindiska badnayd
ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan
ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi
Ma garanayo ABWAAN La milgo
iyo maamuus Bini'aadanimo iyo
Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna.
Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII
IYO martabadii HADRAAWI
Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo
QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY
QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA
MA JIRO MANA JIRI DOONO.
Waxaan u jecelahay sidii aynu ifka ugu jeclayn
maalmihii iyo wakhyiyadii uu inala joogay
ma filayo qof soomaali ah oo abwaan
hadraawi neceb ama aan jeclayn
Inuu aduunkan korsaaran yahay
Qofku markuu wanaagsan yahay
Waxaad ku garataa UMADIISA ayaa
La jeclaysiiyaa Alle sw marti la jecel yahay
Aakhiro hawga dhigo dambigisana
Alle sw isagaa awood lehe haka dhaafo.🤲
Mashallah
Saddex jeer xadiiskii
I xujeeyay baad tahay
Amiin Aamiin 💜💜💜💜💜💜
Hooyo macaan
Mashaallaah wa gabay aad uqiimo badan
Alxamdulilah
amiin yarabi
😭😭Hooyo qali
Ceeblo cadayyareeyna waa layiraah tii haweendumaar kujirtayba tantan baan ta ahay.cadceeddumaroo lagufareeeeey qaasatan hablaha khayryaashay waan dhaafaaba .Familyyyyyy Familyyyyyy systems.saabiriineeeeey
Aamiin ilaahow hooyo u danbigaaga dhaaf
Hooyo
Odaygan ad ayan walahi u jecelahay Waxan rajaynaya in u Allah malin labadayaddo wada wanagsan inakulmiyyo.
Xaasadyareey ooridumarooo bahbahbah bahyareey bahyareey iyoiyo
AMIIN
Mash allh
MoM love ❤
Illahaw hoyadey cimriga udheere😢
aamiin yaarabi 🤲🏽🤲🏽🥰🥰
Mn sha ALLAH
Maa shaa Allaah ✅ n ❌
MaaShaaAllaah ✅ n ❌
🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘
❤❤❤❤
Amiiin amiiin
Amiin magac
Aammiin ✅
Aamiin
Iyaaaaaaaaaaah.
Hooyadu waa lama huraan
gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad yareey
Amiiin
Ialhow hoyadey idaaa😢
Dhuldhul carosan.yartayarta
Yaaawaaaaye, gabadha gabadha khatraaaayqaranyartaaanaa tanaa cadceed dumaroo cadayyareeydaataanaa marwa yar ooricadayyareeydumaroo waan uwataa naaaaagodumaaarhaweendumaar tii kujirtayba qaasatan hablaha khayryaashay waan dhaafaaba.yartayarta
Xxx alloow unaxariiso hooyo iyo ayeyday iyo ayeyooyin odhan iyo hooyoyin
A.n.x.r.s hooyo
Dadkugu kuu xegaal noqoy
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Amiin Amiin
Ascmmmmm was not a major component
😂😂😂😂
89
e
M.a❤abwaan alaah haku barakeeyo❤❤