Hargeisa" Gabadh Kufsi Iyo Jidh Dil Loo Gaystay U Geeriyootay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Hargeisa" Gabadh Kufsi Iyo Jidh Dil Loo Gaystay U Geeriyootay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 458

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 3 роки тому +20

    Xaqa alla ha iftiimiyo

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 роки тому +2

      Amiin amiin mahadsanid Timirtii Janada

    • @bkoryalwhile4870
      @bkoryalwhile4870 3 роки тому

      @@Bulshotv if me ever L
      Uuiul
      Let love lmllllmlmmmmmo our
      Oop only pday pday opportunities polo
      Uu
      U

    • @user-qg2fl2vw2w
      @user-qg2fl2vw2w 4 місяці тому


      P​@@Bulshotv

    • @dekamahamud3919
      @dekamahamud3919 4 місяці тому

      ​@@Bulshotv❤❤❤❤i6399

  • @alihaybe1201
    @alihaybe1201 3 роки тому +9

    13:23 odayasha waxaas oo kale inantoodi lagu sameeyay ee kufsi iyo dil laysugu daray haday mag ka qaatan iyaga ha laga aar koosto wallahi

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 роки тому +43

    Waa in nimankaa loo toogtaa waa budhcad waa budhcad waa in shareecada Islaamka la mariyaa.

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 роки тому +19

    inalilaahi waa inaa ilahyhi raajicun tuugta tuugtu dhashay waa in nolosha lagu guba

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 3 роки тому +24

    Habluhu waaba imanaay raacin basaska kaligood nimanka yaan laga hadhine ee sharci hala marsiiyo.😥😥😢😢😭😭😭

    • @zakihussein9147
      @zakihussein9147 3 роки тому +5

      Sharci baa tidhi waa dil qisaas ah weliba waa in laga faraxashaa kuwan bahalo weeye kuwan bili,aadan maaaha

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 роки тому +21

    Waxanu waa shaqooyin abaabulan oo laga danbeeyowaxan waa in la iska qabto wey is wada garaneysaa hargeysi waa laga danbeeyaa waxan waa soomaliland biis gacmaha is qabsada iska qabta waxa waxan sameynaaya

    • @ibtisaamg3950
      @ibtisaamg3950 3 роки тому +2

      Taan iyo arimahaan maqlayaye Qatar ba lacaag ku bixisaye si somaliland u burburto lacagtaso fahad yasin laso mariyaye waxan kalo lasiyabaye arimihi putiland lagu yaqanaye hargeisa lagaso shegayo subxanallaah faragalin ba laynagu hayaa ilgaara haloyeesho 😥

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому +5

      @@ibtisaamg3950 kuwa puntlan ka dhaca ama koonfur ka dhaca yaa ka danbeeya iyagna tan kale ma.dawlad dhanbaa gabadh halagu kufsado oo hala dilo lacag ku bixinaysa cuqdad baa idina idin biyo dhigtay waxani soomaaliyoo dhan way ka dhacdaa

    • @hamdiabdikadir7483
      @hamdiabdikadir7483 3 роки тому

      @@ibtisaamg3950 caaaac somalia ku khafiiif hadaad somalia tahay naaa ina faqash furuq iyo fanto heega oromo

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 3 роки тому

      @@ibtisaamg3950 somaliland wa smearing waxaa la leeyahay kuwa waxaasi ka dhacaan ha la mid noqoto allow cadowga somaliland naga qabo

    • @daniistecaqlileh482
      @daniistecaqlileh482 3 роки тому +1

      @@FaadumoArdo oo hadaba soo dadkiini maaha waxa sameyey tan sxb ma cid kale ayaa idiin timidna

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 роки тому +33

    Waa arrin cajiiba hala toogto 2 ninba si ay ugu quustaan cid dambe oo inoola timaada dilkaa foosha xun

  • @idirisjaamacaxmed1974
    @idirisjaamacaxmed1974 3 роки тому +27

    INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 3 роки тому +33

    إنا لله وإنا إليه راجعون .
    Waa in degdeg wax looga qabto mujrimiintaa jariimda foosha xun inanta yar u geystey 😭😭😭😭😭

    • @nasramoalim820
      @nasramoalim820 3 роки тому

      Waxan maqli jirey geeridi galbeed laga sheego gundahaaga kadey

    • @abiesaad3993
      @abiesaad3993 3 роки тому

      Fusiriwtuektjieuriwtjdjsutoqruaiyueoeudieutjdsiht1jriofjrJudurqurueueusairurydjdufhsusisideueidifufhfurwiqoureiisirirridierueiesieieieieiqozkrjrjufhfureisiwiwiaisoaoaosisisisieiqdjduffufjrurdieiseididoidisi

  • @nadiraomar3225
    @nadiraomar3225 3 роки тому +22

    Allah h unaxadiisto inants 🤲🤲😭😭

    • @abiesaad3993
      @abiesaad3993 3 роки тому

      Qwertyuiopasdfghjklzcvbnm

    • @abiesaad3993
      @abiesaad3993 3 роки тому

      Diideuriidhwhfrjfueuddurjsisshehejdjwoerkfjejajdjsjsjdfjeiwporotutidkfjgjdmsnfufjeejejskeieksdoeirrirufurjejeirfuffjrjrjrfjfjfjrjrrjrjrirjrdjeijtirjfejdjdifjjffjeirjekrieeikreioerjjrriffjfhfjejeirieorirkeiriekeirfirjru

    • @abiesaad3993
      @abiesaad3993 3 роки тому

      😰😰😰😰😰

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 роки тому +8

    Inaaliaahi wa inaaliaahi raajucuun ale haunaxariisto ayada iyo intii ka horeysay ehelkii iyo qaraabadiina samra iyo iiman saadiqa ale hakaasiyo aamin yaarabi

  • @mabaxayijr1285
    @mabaxayijr1285 3 роки тому +3

    Iyado mama kuledahay xamar un kamaqli jirnay dulqaata hee😖
    Gabartas alla hau naxaristo😰

  • @abdiaya2794
    @abdiaya2794 3 роки тому +3

    Allah ha unaxariisto. Dumaroow iska xoreeya kuwan dowlada sheegta ee la inigu hoos dilay. Dambiilayaashu waa dad badheedhey waxay ka faa'iidaysanayaan nidaam xumada, cadaalad darada meesha taala.
    Nimankasi waxay ogyihiin xukun qarqooshka iyo qaraabo kiilka laga isticmaalo.

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +6

    Ragii soomaliyeed qaarkod dad cun noqdeen melay joganba aminad malaha😭😭😭😭😭😐

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 3 роки тому +1

    Gacan ka gardaran baa dishey alle naxariistii janno haka waraabiyo aamiin aamin qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdey marxuumadu Samir iyo iimaan alle haka siiyo aamiin aamiin

  • @isxaaqsomaliland2898
    @isxaaqsomaliland2898 3 роки тому +9

    This is ceeb wallahi my heart is broken😭💔

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac18 3 роки тому +4

    Si jees jees ah buu u hadlay baslahu intuu gabadh dhan jiidhay xukuumadu waa in ay adkaysaa sharciga muwadinita dheel dheesha lagu dilayo

  • @khadradagan5618
    @khadradagan5618 3 роки тому +15

    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

  • @aminamaxamud9779
    @aminamaxamud9779 3 роки тому +5

    Inaalilaahi wa inaa ilaahi rajucuun subxanalaah allaw na badbaadi alle ha unaxaristo

  • @idirisjaamacaxmed1974
    @idirisjaamacaxmed1974 3 роки тому +13

    ARXAN DARANAA WAXAAS WAA WAXYAABO CUSUB GAAR AHAAN HARGESA DHAGAX HALAGU DILO KUWAA SABABSADAY FAL KAA FOOSHA XUNLE

    • @isxaaqsomaliland2898
      @isxaaqsomaliland2898 3 роки тому

      Wallahi wan kugu racsanahey dhagax wa in lagu dilo

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 3 роки тому

      Haday guur hore u riteen, waa sida xaqqa ah ee in loo dilo aytahay. Ama انما جزاء الذين halagu qaado.
      Isdhaaf lug iyo gacan ah intaan goyno aynu deyno ha noolaadaane.

  • @abdiazizaliwarabeh926
    @abdiazizaliwarabeh926 3 роки тому +1

    Inani inay gurigooda kabaxdo habeen 9:00 kii habeenimo kaligeed dhibkaasaay leedahee hablaha la hala ilaaliyo

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 роки тому +18

    حسبي الله عليهم ونعم الوكيل ونعم المولي أللهم ارحمها واسكنها الفردوس الأعلى امييين يارب العالمين.

  • @maxamed956
    @maxamed956 3 роки тому +1

    Aamiin aamiin aamii

  • @museali2940
    @museali2940 3 роки тому +5

    انالله وانااليه راجعون اللهم ارحمها وأسكنها الفردوس الأعلى

  • @ayaanmaxamuud7784
    @ayaanmaxamuud7784 3 роки тому

    Alle ha unaxariisto wll

  • @munamaxamed869
    @munamaxamed869 3 роки тому +12

    wllhy sheekadii reer soomaliya ayaa nagu soo socota ilaahaw naga hay😭😭😭😭😭😭

    • @mboyz7339
      @mboyz7339 3 роки тому +3

      Doqonimada iska dhaaf xamar ha ku cararine doqonyahay xaqa dumarka u hadal

    • @jamuriyadabarakaysan1858
      @jamuriyadabarakaysan1858 3 роки тому

      Copycat aya ina so galay subhanallah

    • @munamaxamed869
      @munamaxamed869 3 роки тому +1

      @@mboyz7339 meel kleh kamay iman qliyeey kuma caayayo anuu waayo ilaahay ayaan ka baqanayaaa ee wllo meel kleh kamay iman sheekadani

    • @mboyz7339
      @mboyz7339 3 роки тому +2

      Sorry walaashey Anuu gabadh reer hargaysa ah ayaan ahay laakiin wadan kasta Nin xun uu jooga Caf iyo musaamix qaali.

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 3 роки тому

      Oo adigu miyaad difaaci kartaa xamar waa la ogyahay inay tani joogto u tahaye

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 3 роки тому +4

    𝙍𝙖𝙜𝙜𝙖 𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙡𝙖 𝙘𝙖𝙛𝙞𝙣𝙞𝙣 𝙣𝙞𝙤 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙮 𝙖𝙧𝙧𝙞𝙣𝙩𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙠𝙖𝙟𝙞𝙧𝙖𝙖𝙣🤔🤫

  • @cabduqaadir9659
    @cabduqaadir9659 3 роки тому +6

    Darawal iyo kirishboygiis ilen wakasiman yihin ciyal suq nimada meley joganba

  • @ciisetooneY3104
    @ciisetooneY3104 3 роки тому

    Ragii dumarkiibay usoo jeesten ilahay waxan ka baryayna inuu naga qabto cadowga na u gadhsanya😭😭😭😭😭😭😭alle how naxaristo

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 3 роки тому +7

    انا لله وانا اليه راجعون الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويصبر أهلها

    • @najahcizmancizman6124
      @najahcizmancizman6124 3 роки тому

      إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناتك

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 роки тому +9

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 inaalillahi wainaa ilayhi raajucuun

  • @hddaivik
    @hddaivik 3 роки тому

    Ilahey ha unaxariisto

  • @apdijabbar.mohameth293
    @apdijabbar.mohameth293 3 роки тому +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون آلله يرحمها ويدخل مثواها في الجنة 🤲

  • @quruxabdi8465
    @quruxabdi8465 3 роки тому

    inaa lilaahi wainaa ileyhi Raajacuun. Allaha u naxaristo gabadha xaqeeda Allaha soo ifiyo 😭😭😭😭😭😭

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 3 роки тому +3

    قال اللّه تعالى
    ولكم في القصاص حياة يا اولي الألباب لعلّكم تتّقون.
    Hala dilo nimanka xunxun. Dil aan ka noqod laheyn waliba.

  • @maxamednuur6067
    @maxamednuur6067 3 роки тому +1

    Sumxana ALLAH ma dhaqankii xamar baa inasoo galay 😭😭😭😭

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 роки тому +10

    أنا ناله و انا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر ها وادخلها في الجنة الفردوس الاعلى
    Dawladu waa inay sharciga marisaa nimankaas bahalaha ah

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 3 роки тому +1

    ina lilahi wa ina ilayhi raju cun ilahay naxariisto jano haka warabiyo amiin amiin amiin amiin amiin waa inlo qisaaso waxa duliga

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 3 роки тому +9

    Waar mooryaanta yey ina sadhayne sharciga hala mariyo inantana ilaahay hawnaxariisto

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 3 роки тому

    Inaa illaahu wa inaa ileyhu raa jicuun ilaahay marxuumada ha u naxariist qoyskeediina samir iyo iimaan haka siiyo dhiiguna isma qariyo dhagar qabayaasha ilaahay ayaa kashifi doona insha Allah.
    Dumarow waa aragtaan sida wax usocdaane murxim la,aan hasoconina

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 3 роки тому +16

    Marxuumadaasi waa inay cadaalad heshaaa

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому +1

      Walal iyadu xaga ilaahay ayay ka heli laakiin ehelku cadaalada ha helaan waayobiyadu ma ogaba wixii aduunka ka dhaca dadkii aakhiro ayay noqotay insha allaah janatul fardowsa

  • @zakioffical7888
    @zakioffical7888 3 роки тому +1

    HINDA JAAR AYANU AHAYN AQALKA AY KUSOO SOCOTAY AYAN ISKA SOO HORJEDNA WAXAN KEYAHAY XA QEEDA LOO DHICIYO 😩😩

  • @craxmaanmaxamuud734
    @craxmaanmaxamuud734 3 роки тому +18

    Ilaahay musiboyinka hanaga hayo amin / kuwii falka geystay waxan baaq uga dirayaa in ay xukumadu wajibaadkeda ka gudato

  • @nawaalsimanpea
    @nawaalsimanpea 3 роки тому

    Ax ax ax alle ha unaxriisto alle qabriga ah uu wasici aaamiin yaa rbi

  • @nasriinxasan2692
    @nasriinxasan2692 3 роки тому

    Ilahay haka abaal mariyo kuwaa miskiinta saa ugalay alle idinma naxariisto

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 роки тому +1

    Lkn NAFKASTAA GEERIDA WAY DHADHAMIN SI KASTOO AY UDHACDO BA 😢😢😢😢

  • @abdiwaasadjama4069
    @abdiwaasadjama4069 3 роки тому +7

    Dulmigu meeshuu ku bato wa meel baa ba aysa

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 роки тому

    Allah a u naxriisto

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 3 роки тому +2

    Aawey raggii inantu la dhalatey ama dhaley, waxaan jeclaan lahaa masuuliyiinta dawlada ikahadlaan oon ka maqlo afkooda warkan
    اِنّا لله واِنّا اليه راجعون اللهم يرحمها

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +2

    Yaa isku aminaba gaadhi lapo nin saran yihin oo cidkalle saarnayn lkn sacada qornayd

  • @maxamuudcabdi8009
    @maxamuudcabdi8009 3 роки тому +12

    Hala raaciyo cidii gaysatay
    Allah yarxam

  • @idirisjaamacaxmed1974
    @idirisjaamacaxmed1974 3 роки тому +14

    CEEBEY TACAAL AKHAS CALEEG
    WAY DULAYSANYIHIIN KUWAASI WLLHI

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 роки тому +3

    Subxanallah ilahay hoyadan qalbiga hauqabojiyo iyo ehelka dhaman 😭

  • @basheabdilahi6174
    @basheabdilahi6174 3 роки тому

    waa geeri xanuun badan cid kasta taabatay ilaahay habu naxariisto Samir iyo iimaan haka siiyo familygiibiyo ehelkiiba

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 3 роки тому

    Alle naxaristi jaano haka warabiyo Aammiinnn

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 роки тому +4

    Allah ha unaxariisto gacan kudhiglihi allah haso qabto😭😭😭

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 3 роки тому

    Ilahow unaxariiso miskiintaa cadaaladana alha umariyo

  • @byhuusilac3225
    @byhuusilac3225 3 роки тому

    Waaa in la dilo sida ugu dhakhsaha badan

  • @fathiaibrahim6651
    @fathiaibrahim6651 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto marxuumada. Ragaas tiirka Hala geeyo dayusinta

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 3 роки тому

    ALLAHunaxariisto

  • @zukhraabdirahman4700
    @zukhraabdirahman4700 3 роки тому +5

    Subxannallah sidani wx la eegan karo maaha basaslayaashi way sharaf dhaceen😡Allow unaxariiso ehelkeedana qalbiga u adkee😭😭

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 роки тому

      waad ku mahadsantahay Faaladaada Sidaad bulshada ula wadaagtay.
      Zukhra Abdirahman

  • @khadroqaali5965
    @khadroqaali5965 3 роки тому

    Subxanalaah ilaah xaqa ha soo ifiyo

  • @barwaqoibrahimawil4206
    @barwaqoibrahimawil4206 3 роки тому +1

    Alle naxariistii Janada haka waraabyiyo😪😪

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому

    allow u naxariisto

  • @filsanali8245
    @filsanali8245 3 роки тому

    Waa geeri fulxun halo dilo wayo barina guwa kele ayaay cuni calamo Ale haka muujiyo wixi haweenka dhib kadiida yanay magta qadan 😭😭😭😭

  • @hurt3094
    @hurt3094 3 роки тому +1

    Subxanallah cadawsanaa ilaahay haw naxariisto marxuumadaas ilaahaw cadaabta ka abaal mari ragaasna

  • @khaalidjamac2735
    @khaalidjamac2735 3 роки тому

    ilaaho unaxriisoo

  • @farxaancumar2731
    @farxaancumar2731 3 роки тому

    Ilahay waxaanu ka baryeynaa janatu fardawsa ka waraabiyo

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 3 роки тому

    Waa in sharciga laa horkeena raga dambiga galay in sharciga lamariyo weeyan

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 роки тому

    😢😢😢Niyow waligii buu jiray kufsi lkn dilkaas ayaa ah wax cusub😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 3 роки тому +1

    Alle hawnaxariisto hinda

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 роки тому +1

    Knowledge people Always Insha Allah Go to Work Hard.

    • @abiesaad3993
      @abiesaad3993 3 роки тому

      Tipeoetityiidkgjjkrpaqwertyuopasdfghjklzcvbm

  • @mumtaasyousef4725
    @mumtaasyousef4725 3 роки тому +1

    Cadaalad ha helaan dumarku, hala dilo ninkaas iyo wixii la mida.

  • @apdiazizmohamed6774
    @apdiazizmohamed6774 3 роки тому +7

    Marxuumadu intey Leekeedna.!?

  • @averyj5446
    @averyj5446 3 роки тому +1

    Somaliland Busaska waa in company laga iibiyaa oo gacantan shaqsiyeed laga dhex saaraa sida shaqaalaha ka sheeqeeya basaska loo baadhaa anshaxooda iyo habdhaqankooda. Sidan dalka kuma soconayso

  • @Hakammed
    @Hakammed 3 роки тому +1

    Alle ha U Naxariisto Marxuumada Nimankaas hala Qisaaso si aanay Dhacdadani Dib inoogu Soo Noqon

  • @Fatima-po6qo
    @Fatima-po6qo 3 роки тому

    😭😭😭 kufsi iyo dil aa. 😭😭ilaahaw u naxariiso Amiin

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 3 роки тому

    Ilaahay haw naxaristo

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 4 місяці тому

    Waanka xumahay in gabadhaas ladilay lakufsaday wiilashana sifican haloo baaro waayo gabadhan waxa dhici karta markey kahartay Baska iney masiibada kudhacday allaha u naxariisto walaashen qoyskeedana Samar Haka siiyo amiin

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 роки тому +3

    Waa ehlu janno
    Waa diiday in la fara xumeeyo
    Waa in la deldlo nimankaas

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 3 роки тому

    Inaalaahi waa inaalaahi rajucuun Allah naxirsto marxuumada Allah qabriga ha waasiciyi Allah jandisa ha ku casuumo ehelki iyo qaraabdi la baxaday sabir iyo imaan saaadiqa ha la siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ya rabbii

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 3 роки тому +14

    The citizens of Somaliland needs to stand up and rally together in order to prevent this cold calculated crime never to appear again and those coward' s needs to face the full force of the law

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 роки тому

    Subhanallaah

  • @mboyz7339
    @mboyz7339 3 роки тому +5

    أنا الله وانا اليه راجعون

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 3 роки тому

    Alaah ha naxasiirto eheladedina samir haka siyo .
    Dhibta jirta basas albaabka ma xidhaan dadkuna waxay fadhiistan kursiga ku beegan so waxa suragala in ay kadhacday balse warkani macada Allahu Aclam

  • @maryamadahir1199
    @maryamadahir1199 3 роки тому

    Ilaahay Ha Unaxariisto. Nimankii Waasoo Dhigteen Oo Dagaal Cadoowtinimo Beey Dumarkii Kuhayaan. Reer Soomaaliland Oo Mardanbe Maamul Goboleedda Kale Ama Koonfur Kufsi Kucaaynayo Yaanan Arag. Hargeeyso Dadka Ma Siddaan Beey Unoolyihiin? Waaxay Jiingadaha? Masaaakiiin

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 роки тому

    Niyow anigu erayga kufsi ayaaban ka khajila ragna dumar bay kufsan oo xoogi Allaahu Akbar 😢

  • @huseenmohamed7305
    @huseenmohamed7305 3 роки тому +1

    Intii falka ka damaysay haloo
    Qisaaso walaahi

  • @cawaleabdirahman2604
    @cawaleabdirahman2604 3 роки тому

    Allaha ha u naxaristo ragan wa in sharciga la horkena inanta waa in ay cadaalad hesho

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 роки тому

    ILaahay waxaan u baryeynaa Hinda naxariistii jano waxani kamay dhici jirin Hargeysa kufsi iyo dil waa ila dilaa nimankaas

  • @MRRR-kn1hb
    @MRRR-kn1hb 3 роки тому +2

    inshalah waa in ladilo kuwaasi rag maah

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 3 роки тому +1

    Alle haw naxariisto inantaa intakale na waxaan odhan lahaa feejignaada oo dhubuqdhubuqda iska daaya dunidu tiihore maaha raguna ragiimaahe

  • @razak1350
    @razak1350 3 роки тому

    Ilaaheey ha u naxariisto gabadha wax walba xamar kula soo rafto isaaqlaanoow

  • @xamdamuusecali9378
    @xamdamuusecali9378 3 роки тому

    Ha allah unaxariisto hooyo macaan

  • @ubaaxcabdicali9557
    @ubaaxcabdicali9557 3 роки тому

    Alle how naxariisto marxuumada

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 3 роки тому +3

    Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah ilahow nagaqabo cadowga

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому

    Ax ax ax Allah ha naxariisto walaashen ina lilaaah wa ina ilaayhi rajacuun ku wadilay gabadha sharciga ha lamarsiyo family kii Samir iyo imaan ax ax axax

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 роки тому

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi rajucuun. Ilaahay ha u naxariisto ehelkeedana ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo! Waa dhacdo naxdin badan . Ilaahay hasoo qabto waxa waxaa geystey.

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 3 роки тому +2

    Subxanallah ilahayow amuuraha sahal🤲🤲😭😭😭