Hargeisa: Booliska Oo Gacan Ku Dhiigle Baxsad Ahaa Qabtay Iyo Hawl Galadii Udanbeeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 роки тому +13

    Mashalllah good job's ciidanka policeman midigtiinu ha shaqayso guulsta geesiyaasydi

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 3 роки тому +3

    Mansha allaha good job 👏

  • @qaloociyeman805
    @qaloociyeman805 3 роки тому +12

    Masha allah cidanka qaranku aad ayu u dadaalaya mar ay so qabtan khamri iyo mar ay so qabtan tuugada guul😍😎

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 3 роки тому +2

    Masha alah ilahay haydin Xafido Well done 👏 police ku 🚔 intaa waa hegan walee

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 3 роки тому +3

    Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaaaaah Rabil caalamiin mar hadii Alle noogu hibeeyay ciidan shaqadooda u daacada Alle ha idin fudaydiyo hawshiina mid aakhiro iyo mid aduunba Rabbi ha idin karaameeyo ciidankayvoow💚🗨❤

  • @ahmedmohamedabdalah5138
    @ahmedmohamedabdalah5138 3 роки тому +10

    بارك الله فيكم يا جهاز الشرطة ورئيس العام لشرطة الجمهورية الجنرال محمد آدم حفظه الله تعالى ورعاه

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 роки тому +2

    mansha alaah guuleysta saxiibayaal

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 3 роки тому +6

    Booliska somaliland waxaan ka sugaynaa gacan ku dhiiglihii dilay walaalkay, muddo raadinayno fadlan noo soo qabta

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 роки тому +6

    Masha Allah Allah haydin xafido

  • @xirsijibriil8928
    @xirsijibriil8928 3 роки тому +3

    Masha'allah guulaysta

  • @diiriyecabdi6994
    @diiriyecabdi6994 3 роки тому +1

    Masha alah Ciidanka police Alle hadaayo

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 3 роки тому +9

    Machaala noolaada vive les polices Somaliland ❤️💪💪💪

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 3 роки тому +2

    Mansha Allah guul guul guul somalind

  • @ahmedzaki7797
    @ahmedzaki7797 3 роки тому +3

    Masha Allaah Polis wax ku amaanya in ay shaqdoodi si fican u gudanyaan taariikhdu markay ahayd 26/10/2021 wax la iga xadhy laba mobil oo IPhone X wax hasha ku guulasty saldhiga Poliska new hargysa gaar ahan Askari ka tirsan magciisan yahy c/risaq shaqdiisn tahy oobiga iyo baadhista waxan lehay halkaa ka siiwad shaqd dad waynha u hysaan 👍👍

  • @fadumosuleman9654
    @fadumosuleman9654 3 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله ربنا معاكم اللهم احفظ هذا البلد آمن و أرزق اهله من الثمرات يارب العالمين

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 3 роки тому +3

    Masha aallah ciidanka boliiska jamuuriiyada somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 роки тому +2

    Mansha alaah ciidanka bolisku way dadaalayaane alaw daa

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 роки тому +2

    MASHALLAH GUULAYSTA GOOD JOB KEEP UP THE GOOD WORK
    👍

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 роки тому +3

    Mshaaa alh policeku shaqadiisii wuu haystaa

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +3

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.....

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 роки тому +1

    maansha alaah ilaahy ayaa
    suurta gashay 👍👍👍👍👍
    👍👍👍👍👍👍👍

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 3 роки тому +2

    Ilaah haydin garab galo ciidanka police.
    Shaqo muhiima ayaa noo haysaan

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 роки тому +2

    Illaahay ha dhawooro police soomaaland geesiyaal

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 3 роки тому +2

    Mashaalaah ciidanka shaqadiisii uyuu hayaa

  • @faysalhassan7500
    @faysalhassan7500 3 роки тому +4

    Mashalah cidankapoliska

  • @ahmedabdillahi4439
    @ahmedabdillahi4439 3 роки тому +4

    Allaah ha xafido ciidanka poliska Somaliland noolaada

  • @abdiazizhussein696
    @abdiazizhussein696 3 роки тому +1

    Good job

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 3 роки тому +1

    Hamblayo police Musa shani keep da good work

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 роки тому +1

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan Allah ha idena barakeyo ciidanka police shaqo wacana aya qabtena Allah garabkina hagalo guuuuuleysta garabkina Allah ha galo guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul mansha Allah tabarikalaha 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdirahmandheere8465
    @abdirahmandheere8465 3 роки тому +1

    QAADKA /XASHIISHADA IYO KHAMRIGA AMA HALA WADA DAAYO AMMA SI ISKU MIDA HALOOLA DAGAALAMO DHAMAAN WAA MUKHADARAD OO WALIBA QAADKA AYAA U XUN.

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 3 роки тому

    Haa, waa sidaase, Mahad keliya in loo naqo Ciidamada Qaranka kuma fila ee waa in wax loo qabto sida kordhin mushahar, guriyey (hoy ay galaan) daweyn bilaash ah iwm. 🙏✌️👍💪🌷🌷🌷

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 3 роки тому +1

    Mansha allah guul

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +1

    Maashaa Allaahuye reer somaliland dawlad iyo dad-Wayne dad laga lug baxayo maaha oo cadaw doceed iyo cadaw dhisheeyaba qabqabte oo way quusiyeen, waa dad ilaahay u hiiliyay oo ku guulaystay hadafkoodii kana midha dhaliyay tacabkoodii, waana wada heegan iyo gaadh buuxa oon geestay kaa jiraan cadaw kaaga soo dhicin, sidaa daraadeed hanbalyo hanbalyo hanbalyo reer somalilandoow cadawgiin ha jabee il iyo cawriba la'aada oo noolaada insh tacaalaa intay nololi jirto,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,

  • @cadomedia
    @cadomedia 3 роки тому +1

    Mashaa Allah cadowgiin ha jabo aad iyo aad ayaan u hambalyeynayaa hawsha ay qabteen police ka somaliland 24 saac kudahod iyo heeganka ay ugu jiraan habeen iyo malinba inay shacabkoda ka difacan cadowga allaa yacisak 100% waanu idiin ognahay alle ha idin barakeyo SOMALILAND ALLOW DHOWR

  • @faysasagalcaydiid2807
    @faysasagalcaydiid2807 3 роки тому

    Guul

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 3 роки тому

    Illaahay haydin xafido dhamaan ciidamadayada lakin anigu talo ayaan hayaa ku saabsan daroogada khamriga iyo xashiishada waxan odhan lahaa qofkii lagu qabto degdeg haloo toogto gaadhigana hala gubo si degdega waayo dadku kal baqday leeyihiin waxanina ka badan baayac mukhtar daroogo ee waa duulaan la rabo in laynagu baabiiyo markaa dawlada iyo maxkamada iyo wax garadka iyo culimada waxan leeyahay ama talo kale oo waxan lagu suuliyo keena ama taladaydaa qaata insha allaah

  • @abdihasanmuseabdibudhle8637
    @abdihasanmuseabdibudhle8637 3 роки тому

    Hambalyo
    Geesiyaashi 2aadee
    Dalkeeniyo dadkeenoow
    Alle weyne (swt) garabkiina hagalo qalbigana diinta haynoogu sugo

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 роки тому

    shaqqo heeer sarre ah

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 3 роки тому

    masha allaa masha allaa somaliland guul

  • @abdiwahaap6347
    @abdiwahaap6347 3 роки тому

    Bolisku way shaqaynayaan Lakin waxan odhan lahaa wixii kootarabaan hala qabto intayna magaalada soo galin

  • @maxamudcabdi8985
    @maxamudcabdi8985 3 роки тому +2

    Maasha allah ciidanka booliisku way shaqaynayaane hallaysgarabtaagi oo shacbigu hallashaqeeyo soomaalilaan guul

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 3 роки тому

    Good job shacabkuna hala shaqeyan policeka shacabku wa indhaha policeka

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 роки тому +1

    Dadkan wajidooda dadka ha la tuso si ay uga caagaan, why hadii la tuso wajiyadooda way biqi lahaayeen

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 3 роки тому +2

    Ciidanku amaan buu mudanyahay waa in abaal marin lasiiyo

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 3 роки тому

    Waa ilaahay mahadii mar haddii maanta ay ciidaanka ilaali aya nabad galiyad, booliska waa saxiib ka nabad

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 3 роки тому +3

    Shaqo qarran

  • @HRU20
    @HRU20 3 роки тому

    Boolisku waa dadaalayaa se qaadku intuu jiro mukhaadaraad waa jirayaa..

  • @xaawokiin1266
    @xaawokiin1266 3 роки тому

    Quran

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 роки тому

    Qaybta barigu Abaal marin ha la siiyo fiican jeebka u qooya si ay qaybaha kalana dardar u muujiyaan

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 3 роки тому +2

    Wad dedalaysan siwacan waliba qamriga alee hainaga qabtee

  • @bashman345
    @bashman345 3 роки тому

    Guulaysta geesiyaashadayada

  • @hamzeofficial6728
    @hamzeofficial6728 3 роки тому

    maaash Allaaah Bolicka somaliland

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 3 роки тому

    Tuugta iyo Budhcada daroogada ka ganacsanaysa, Wajiyadooda Ha la soo ban dhigo, taas ayaa kaga daran xabsiga, tuugta kalena way waantoobi doonaan. Yaan la qarin wajiyada danbiilayaasha

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 3 роки тому

    Dadka khamiriga soo galiya ayaa khasaare weyn kala kulmaaya booliska somaliland oo gacan bira ku qabanaaya tatiko kasta oo ay doonayaan iney ku soo qariyaan khamri ay soo galiyaan jamuuriyada barakeysan ee somaliland
    Bal se kuwa cadaystay qamriga ayaa ku talo jira iney ku dhexsameeyaan qamriga somaliland gudaheeda yagoo adeegsanaya dad khibrad u leh khamri sameeynta si dhow ha ula socdo booliska somaliland
    Salaan sare bulshada somaliland dhaatood

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 3 роки тому

    Msh policeka

  • @maxamuudcabdi8009
    @maxamuudcabdi8009 3 роки тому

    Allahaow naga badbaadi
    Drugska

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 роки тому

    Police ka soomaalidand way sharaf dhaafeen abaal gud ayay u qalmaan
    Guryo ha loo dhiso caruurtoodana
    Wax barashada bilaash ha looga dhigo Inshaalaah.
    Ilaahay janatulfardawsa acla ha idinku abaal mariyo aduunkana dhib idinma tuso police kayaga sharafta leh

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 роки тому

    iidoorka khamri jecela macala naagihi ba ka ganacsanaya khamriga war reerka khamri maxa laga siiya

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 3 роки тому

    xasbunalahi wa nimcal wakiil illahayow umadaada islaamka ah ka qabo umadan dadka halaagaya ee maalin walba khamrika iyo waxa lamidka

  • @saadoducale8214
    @saadoducale8214 3 роки тому

    Qabta wixii musuq maasuq dalka ku wada idinkana cadawga rabbi haydinka qabto

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 3 роки тому

    Ciidanka qaranka somaliland ee jiidda hore ee tukoraqeed waa in ay qabtaan 24 sacadood

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 роки тому

    police ku intay kala baxaan ee ay cabaña ayaa ka badan intay dadka iyo camarada tusaaan waana police ah qawda maqashii waxna hau qaban dadka beenta ka daaya..

  • @muusemaxamed2342
    @muusemaxamed2342 3 роки тому

    Ciidanka saldhigaa jooga ha la dalacsiiyo min hal derejo

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 роки тому

    Ninka wajigiisa please na tusa si umadu u garato dadka kalana cashar ugu noqoto ha qarinina wajiyada dambilayasha

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 роки тому

    Bisanka waxano qamra ah maxa weeye

  • @maxamedaxmed5501
    @maxamedaxmed5501 3 роки тому

    Police ka arabsiyood taliye way seexdeen

  • @abdiamare6487
    @abdiamare6487 3 роки тому

    Waar heedhe intaad policekan shaqadoodo foosta gunta ka doloosho hambal yeenaysaan waxaad noo sheetaan sharciga wadanka u yaala khamirgan iyo maandooriyan maalin walba soo galaaya ma hal sanoo xadhigabaa ma laba sanaa anigu 10 ilaa 15 sano oo aan iib lahayn baan u jarilahaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 роки тому

    Ciidanka boolisku way shaqayanayaan

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 роки тому

    Aad baad u mahadsantihiin, dalka Somaliland ammaankiisa Allah ka sokow idinkaa haya, noolaada. Inta dhallinyaradu shaqo la'aanta baahsan haysato way fududahay in dambiyada yaryar ay galaan ( betty crime), dhinac walba halaga dédalo

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily2385 3 роки тому

    police somaliland shaqo kale ma laha miyaa....mar walba waxaad arkeysaa askar quraarado khamriya dul taagan ...waar shaqo kale qabsada khamriyar haku mashquuline.dadka lehna u ciliya waxooda...taasina waa waxa la inoo aqoonsan waayey

    • @khaalidbinuwaleed8103
      @khaalidbinuwaleed8103 3 роки тому

      Subxanallaah ilahay miyaadnad ka baqayn

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 роки тому

      Noca khamriga laga qabtay bad tahay miyaa sibad u xanaqsantahye

    • @hamzacabdi6907
      @hamzacabdi6907 3 роки тому

      Dalku inu isku duban yhy wad argtan m.a gul wllo💚🤍❤🥰🥰🇩🇯🇩🇯🥰