Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XOGTA RASMIGA AH QARAXII CAAWA KA DHACAY MUQDISHO IYO KHASAARAHA HORDHACA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 56

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Місяць тому +5

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin.yaa Rabbi badbaadi umada ku nool muqdisho Amiin yaa Rabbi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 Місяць тому +2

    OMG ilaahoow shacabkaa muqdisho u gargaaar mar walbaaa dhib ayaaa haystaaa subxaanalaah 😮😢😢😢😢

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 Місяць тому +3

    Subxaanallaah intii dhimayay Allah ha u naxariisto inta dhaawaca aha Allah ha u booga dhayo

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Місяць тому +3

    Alle haunaxaristo inti dhimaday inta xanunsana alle hacafiyo❤🤲

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Місяць тому +4

    Ilahyow unaxario dadki KU dhintay qaraxa

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому +4

    Ilahay umada ilaali o hafid inshallah

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 Місяць тому +3

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay haw naxariisto
    Intaa ku dhimatay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +4

    war iskah kiciyah xasan moryan iyo villa family waxaa idin Qarxinayah waa xabashi iyo Argagixisadah u hogamiyo xasan moryan

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowladi bahalodey fashil tan oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza sanbolshe argixisada damajid qarax waxa laga so ababuley madaxtooyada iyvilla somaliya aya ka dabeysey cawa qaraxi ka dhacey hotel aljazira

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Місяць тому +3

    Allah ha unaxariisto inta dhimatay

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 Місяць тому +2

    Balwan qaraxa ka dhacay top coffee waa lagu dhamaday dad aad u badan ayaa ku dhintay oo ku dhaawacmay

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar Місяць тому +5

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Місяць тому +2

    Alaahu akabara Alaahu akabara. Inata kudhimataya Ilaahay hau naxariisto inata kudhaawacanty Ilaahay hacafiyo. ee dhinacakale waxalamaraya 2024 ee somaliyeye isadabaqabo sidanaxal mahaha ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm Місяць тому +2

    Inaalilahai wa inaa illayhi rajacuun illahow inti ku naf wayday u naxariiso inti ku dhawacantay cafimad deg deg aha naf iyo malbaeheladi dadkasi samir iyo iimaan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +2

    Ameen

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Місяць тому +1

    Ina lillah waina illey rajicuun. 😢😢😢inti ku naaf waayey Janada Allah ha ka warabiyo.

  • @a.j2428
    @a.j2428 Місяць тому +1

    ILLAAHOOW U NAXARIISO INTII DHIMATAY INTA DHAWAACANA U BOOGO DHAY AAMIIN YAA RABI

  • @user-jn6ih7fu5e
    @user-jn6ih7fu5e Місяць тому +2

    Allaha u wada naxariisto

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому

    Alle ha I naxariisto inta dhimatey inta dhawaca ale ha u boog dhayo

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Місяць тому +1

    Inna lillah wa Inna ilayhi raajicuun. Allah ha u naxariisto inta ku dhimatay. Inta ku dhaamacmay Allah ha gargaaro.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Місяць тому +2

    Amiin yaa.allah

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 Місяць тому +2

    Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Місяць тому +2

    Amiiiin yaa rabi

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar Місяць тому +3

    Amiin amiin amiin

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino Місяць тому

    Ameeen ameen ameen

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +2

    aamiin aamiin

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe Місяць тому

    Inalikahi raajucun illahow inata ku dhimataya Allah unaxarisaton inata ku dhawaaca Allah uu boga dhay illahow soomaaliya Allah ka Saro dhibaka illahow aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @akisheharara
    @akisheharara Місяць тому

    Allaha u naxariisto intii xaqdarada lagu dilay, Illaahoow aduun iyo aakhiro ku cadaab cadowgaas, mida kale Balwaanoo qolka aad fadhido wuu yeer yeeraayaa (Codkaada ayaa soo noq noqonaayo)waxaan filayaa in uu faaruq yahay, hadaba derbiyada ku dheji brakado ama kartoono si aad u yareyso salamanca soo noqnoqanaayo. Waa uun iga waano iyo wargelin

  • @cabdiraxman1565
    @cabdiraxman1565 Місяць тому +1

    Ina lilahi wainna ilayhi rajicun

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty Місяць тому

    إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
    We belong to Allah and to him we will return.
    😢😢😢😢😢

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn Місяць тому

    Allah Una xaristo inta Ku dhimatay masibo weyn weya inta dhawaca allah cafiyo 🤲

  • @yaasirismaacil-di4kx
    @yaasirismaacil-di4kx Місяць тому +3

    😭😭😭🤲🤲🤲

  • @saed404
    @saed404 Місяць тому +1

    Khawaarijta nolol ma idiin rabaan soomaaliyeey ee meeshii khawaarij ku aragtaan toogta waa cadow wasqaan oo diin shaqa ku leheen .

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Місяць тому +1

    Hawiyow shacabka hawiyow sidan sima,aha kakaca meesha hadaeanina hanadadina lalaynayo😢

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo Місяць тому

    Ilaahayoo unaxariiso marxuumiintaa eheladoodiina sabir iyo iimaan sii dhaawacana alle habooga dhayo isagaa awoodee

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo intiilu dhimtay axxxxxxx yaa allhu

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i Місяць тому

    Waa qarax siyaasadeeysan waxaa soo diyaariyey rag raba ineey xasan sheq ku faciliyaan raba

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Hadiyado_iphone
    @Hadiyado_iphone Місяць тому

    Waa cajiib walaahi dowlada maalin walbo waxaydilayaan dhalinyarada ugu yaraan makinkii afar ilaa sadax dhalinyaro wax bartay wadar ahaan isbuucii 21dhalinyaro ama 26dhalinyaro isbuucii oo aan cidna wax u qabaneynin oo kaliya lagu soo koobaayo ilaahay u naxriisto hada al shabaab waxay wadar ahaan udilayaan dhalinyarada oo si bareer ah waayo waxaa larabaa in geerida dhalinyarada la kordhiyo waana target larabo in lazuuliyo dhalinyarada ma ogtahay dhalin yaro in ay dhintaan sanad walba dhalinyarada sida cad loo dilo in ay dhaaftay celcelis ahan bishii 96 sanadkii 1152 dhaliyaro oo wax gal ah alow ina amaanso 😢😢😢

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Місяць тому

    Xasan xabalafur ilaahay waxaan kuu barinay inaad ifka caamiye ku socon ciidankii qaran cadowgaa uloogtey dalka na hirshabeele maha e intii cadow baad usoo banayey muduloodkiina hubkii cidamada uqaybiyey muduloodna damiir male xabad hal doolara bay kuu qudhun waayeen

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Місяць тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر لها واسكنها فسيح جناتك يارب العالمين أللهم امين يارب العالمين 😢😢😢😢😢😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Allaha unaxariisto amiiiiin yarabi 😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому +1

    Oo hadii Ciidamada Marka la laayo oo lawada shirqoolo dagaalada ay kula jiraan Alshababka iyo Markii hoteelada Ay qaraxyo iyo dil ka Geesato Dowlada Sababta ay uqariso Maxey Tahay layaab waaye Walaahi Damuljadiid yaan ku aragnay

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Місяць тому +1

    War la yaab leh ayey noqon doonta Ispeeyn iyo ingiriis--Barsiiiloona. Ispaanishki oy Ciyaartoy da Aduunko dhan kuwii ugu horeeya dunida ku jira waxa la Yaab in igiriiiiis Fiinaale la yimaado ?? War la yaab leh.

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 Місяць тому

    Yarki miisha joogay ba xale ila soo hadlay. Asaga bad baday. Yarki la fadhiye geryoday 😢. Inaa lilahi wa ina ilehi räjicun

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Місяць тому

    Dabku markuu kaco waxaa la jaraa electriga waayo waxa fidinayaa waa korontada iyo gaaska labaduba waa khatar markii dab kaco

  • @mrali3601
    @mrali3601 Місяць тому

    Salamaat min kuli aafat, Somali yey cadow ga inaku dhex jira oo wata qorshe inu ina cirib tiro aynu iska qabano

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому

    Axaxax😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xaliimomaxamed1564
    @xaliimomaxamed1564 Місяць тому

    ilaaw umada ugar gaar

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому

    Waa.gumaad.musbo
    Haku.dhacdo.wixii.saaas.yeelay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Місяць тому +1

    Waa itopian ayaa qarxiyay oo dawlada ushaqeey

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Місяць тому

    Ciyaar in ladaawado waa khalad lkn waana dhaqan gaalo ilaahy hawnaxariisto

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355 Місяць тому

    Soo looma faran farmaajo awalba kuwii qadijirey farmaajo markey xassan lasii shaqeyn doonin ayey umsdii bas bi inayaan xassan wuu ku fashimey siyaasad iyo hogaanba waxba kamayaqaano

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Місяць тому +1

    Ameen