Hadii Xasan sheekh iyo Wiilka Hargaysa kayimid baadi karaan Ganacsatada Xamar waanu arkaynaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 дні тому +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 24 дні тому +2

    Horaa loo yiri inaa riyooto inaa seexata ka horayasa 😉

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 24 дні тому +2

    RABI tALO ku filan inshaaalh

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 24 дні тому +1

    Amiin ya rabi

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 23 дні тому +2

    asc xamar waxaa xakuumo hargeeso

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 24 дні тому +4

    Wallaahi tan waa mid noo dambeysey sorry waxaase ila haboon in lagu jahaado gaalo madowdan ummadda baabi isay wallaahi srry😅😢😊

  • @Umo580
    @Umo580 24 дні тому +2

    REER MUQDISHO XASAN HAISKAQAB TEEN HADEEKALE SASAAD NOLOXUMO KUJIREESAN

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 24 дні тому +2

    Dhibka ayaga shaqeystey haka caban bada

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 24 дні тому +2

    Soomaalyeey u fiirsada qofbaa comentiga ku jira oo Hawiye mar caynaya..mar kalena Daarood caynaya waa isla hal qof munaafiq ah oo raba inuu isku diro umadda walaalaha ah..waa ku fahanay Oromo urtooy..😂😂😂

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 24 дні тому +1

    illaahaay daalin uma gargaaro illaahay iikaamaqli maayo oromooy

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn 24 дні тому +1

    NINKAN HARGEYSA KA YIMI BULSHADA IYO DAWLADUU ISKU DIRAYAA SI DAWLADA HAWIYE U DUNTO

  • @saleebaanweris3992
    @saleebaanweris3992 24 дні тому +1

    Hawiye.kaca.maxa.kadambeeyey

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn 24 дні тому +1

    HANTIDA XAMAR TAALLAA WAA INAY GASHAA GACANTA DAMUJADIID. SI XUKUNTKOODU U SOCDO

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 24 дні тому +1

    WLL BALWAAN MAAMULKA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE UU MAAMULO OO KALE WAA KEE? MAAMULO AASAN KA WARQABIN MIYUU MIYUU CANSHUUR KA QAADI KARAA? CANSHUURTUSE MA ISKA QAAD BAA? SHACAB AAN WAX LOO QABANAYNIN SIDEY CANSHUUR U BIXIYAAN?.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 24 дні тому +1

    Waxaa kadanbeeya guryo ayuu wasiirku kubdhisanayaa hargeyso waxuu kaloo rabaa in uu kalacag aruursamayaa xamar aawey ganacsatadii hubkooda iyo dagaalke kulanjireen madaxdii hore

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 24 дні тому +1

    Wasir hawiya udhiba oo dadka ka naxaya

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 24 дні тому +1

    Iska Soo erya tuugta

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 24 дні тому +2

    Ninkan wasiirka sheeganay , waxuu rabah, inuu dagal ka dhaco. Si waqooyi galbeed u sii jirto ooy wadan u sheegtan. Miyey ilooben lugoyadii uu Cumar carte qalib galiyay xiligiih Cali mahdi & dagaalkii dabo dheeraday. Xasan aqli ma jireh magalada ka gaara

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 24 дні тому

      War wasiirka maxaad ka rabtiin, waa shaqaale la amrayo. Xassan tuug maka cabsaheesiin!?