Dhiigyacab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 199

  • @zakariyeg2521
    @zakariyeg2521 3 роки тому +39

    100k baad u qalantaa taliye
    JOOJIYA like ta iyo subscribe ta aad ku RAADSANAYSAAN nabiga scw

    • @rodaomar4445
      @rodaomar4445 3 роки тому +2

      Waa runtaa illaahay hasoo hadeeyo group komantiga ku tuugsanaya iska daaya diinta lagu qaraabanaayo

    • @monamariin750
      @monamariin750 3 роки тому

      Waliba milion

  • @iamdarboweyne8926
    @iamdarboweyne8926 3 роки тому +24

    AHMED ABDIAZIZ IBRAHIM shimee kugu danbeysay inaad iisaartid LOVE waqti kuma qaadankarto SAAR

  • @abdiladifahmed8053
    @abdiladifahmed8053 3 роки тому +21

    7:32 qalbigaa kadareeemay runtii hadalkaas ilove u pro Hamaada ❤💯💯💯

  • @teddyboy1517
    @teddyboy1517 3 роки тому +14

    pls love ii sar o dheerow anaa ugu horeya manta e❤️

  • @barakaat728
    @barakaat728 3 роки тому +3

    Ugaas wlhi videos tayo leh soo upload gareesa
    Waana channel ka galiya ka duwan qaabka wax soo jeedinta Somalida kale walalkey nolosha kuma ciisho insha allah hadafka ka lee dahay UA-cam waa garesa
    Awdheere malmahan ayeeyo ma aragno kkk

  • @juweriayusuf3342
    @juweriayusuf3342 3 роки тому +5

    M.a wllkey wax badan baan kaa faiday waxanah ahy new friend kaga lkn anoo background kaga fiirinaayo aanba arkay qoray ama hub awoow salax wxy ahaato aqoon tada wax bdn ayeey ii tartay thanks

  • @playmovies8209
    @playmovies8209 3 роки тому +10

    Wllo anaa first fadlan pin ii dheh
    Qof kii uu ku horeeyay ee kugu hambalyeey 11k waa aniga
    Waa San islehay

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 роки тому +9

    Already take my notes, thanks yaa akhiii😍😍😍 for the beneficial information.

  • @kingvlogs.
    @kingvlogs. 3 роки тому +2

    doqoni kuma salaanto haday ku salaantana kuma soo martido haday kuso martidana kuguma fogaato mr.hamada ibrahim

  • @higlo12
    @higlo12 3 роки тому +8

    OWDHERE NAKHALKHALISAY LOVE SARI MEYSID 47s BAAN KUUQABTY🤚

  • @fatoomsaad9916
    @fatoomsaad9916 3 роки тому +1

    فعلا اغلب الاهل ما يصدقون عيالهم اللى تعرضوا الى التحرش الجسدي او اللفظي ،،،، المصبية الاعظم يقولوا عيب لا تتكلم 🤫 علشان نصيبك ما يخرب او سمعتك ماحد يتكلم عليك
    للاسف مافي دعم نفسي او جسدي 😒😒😒 اضعف الايمان كلمة طبية صعب تحصلها

    • @zacknour3988
      @zacknour3988 3 роки тому

      Kalmad kastaad tiri aad baan kuugu raacsanahy walshay gacaliso, waa mushkilad aad u balaaran ee ka jirta bulshadeena soomaaliyeed iyo bulshaadka carbeed. Qoftii dhibka loo gaystay (الضحية) ayay aamusinayaan isla markaasna u diidayaan inay cabirto ama ka faalooto dhibkii ama taxarushkii loo gaystay.
      Arrinka noocaas ahna waxaa ka dhalanaya suaalo aad u muhiim ah isla markaasna waxaan ka shakinaysaa bulshadaas akhlaaqdooda, dhaqankooda iyo mabaadi'dooda, intay ahayd qoftii mustadcafka ahaayd inay garab galaan, difaacaan xaqeedana usoo ciliyaan, isla-markaasna kahor istaagaan dhurwaa kasta oo isku daya in sharafteeda faraxumeeyo bay qoftii maskiinta ahyad kusoo jeesanayaan, taasna waxay dhalisay in dumarkeena ay iska qarsadaan dhibaatooyinka kala duwan ee loo gaysto.
      Runtuu buslhadeena soomaaliyeed iyo bulshaadka carbeed waa meelaha ugu xun ay qof dumar ahi ku noolaan karto waa bulshaad Dukuuri (ذكوري) mutakhalif ah nolosha qofta dumarka ahina aan u xisaabsanayn.

  • @dekamahmoud4832
    @dekamahmoud4832 3 роки тому +1

    Waxa loga hortagi kara in cisab lo sameyo yacni (cisabo gabdho only ah)
    Cisabadas oo an wax cafis ah uu sameynin ninki ku qaldama birimageyda sida( wayelka caruruta iyo gabdhaah yar yar) wlhi xal kale malahan 😡

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 роки тому +1

    War nio hedhe xamada wallahi barnaamij mug leh baad ka hadashay, war ninkan aad halooguso xidho asxaab wallahi aadbaynu ugu baahanay in somaalidu waxbadan la fahansiiyo
    Aadban saaxiib kugu mahadcelinaya

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 3 роки тому +7

    Qofka dislike ta v
    Bixiyay ma waxbuu kufsan rabaa😂😂

    • @mohamedmuuzemohamed4632
      @mohamedmuuzemohamed4632 3 роки тому +2

      Wllhi waad iga qoslisay hhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂 hortu dadku iskumid maaha dadku waxay ukalabaxayaan qaar kahelay iyo qaar kahelay adiga 5 forood sidayna uwada sinayn ayana usinayn dadkuna hhhhhhhhhh 😂😂😂😂

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 роки тому +6

    Wcz masuul guul iyo gobanimo insha allh
    Inta iga dambeyso like anaa ugu horeeyo

  • @abdifatahhassan8999
    @abdifatahhassan8999 3 роки тому +1

    10 ka dislike ta ku siiyay tolow ma qabiilka labadaaas nin bay kaso jeedan ileen somalidu wa dad yaablehe 😂 awdhere dadkeena la yaab bay leeyinn

  • @mownabad2487
    @mownabad2487 3 роки тому +2

    Kalay adi madashid miya anaba dalay pr0

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 роки тому +5

    Qaraxii 26/11 ee India kasoo hadal 😥👏

  • @cabdiwali8205
    @cabdiwali8205 3 роки тому +4

    The one and only legend unoolow cadowgada bro 🇸🇴oo idil kugu faanayan maanta

  • @Sheekhmuse
    @Sheekhmuse 3 роки тому +1

    Ar saan iga dhaha Waan soo orday markaan maqalay Mawduuc xasaasi ah

  • @najuumcabdifaarax988
    @najuumcabdifaarax988 3 роки тому +2

    Muuqaalka xiga ugu soo hadal qaabka is difaaca . Qodabka ugu danbeeye aad ka dhawaajise wlhi waa important plz🥺😔

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 роки тому +4

    ‏اللهم احفظ بناتنا وبنات المسلمين يا رب🙏

  • @ahmedqani3195
    @ahmedqani3195 3 роки тому +5

    Awdheere you have a talente
    Go forward bro

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 3 роки тому +2

    Beryahaa waan maqnaa, waa ii farxad in 1.5 like helnay. Guuleyso anigu macmiil qadiima ayaan ahaa

  • @maahirali7932
    @maahirali7932 3 роки тому +2

    Wlhi pro beenta maaha ilhaa haka qabto umada muslimiinta oo dhan 🙏

  • @hamseomar4501
    @hamseomar4501 3 роки тому +3

    I have wondered the way that you presenting your topics 💕 just a fan of you bro 💪 keep it up 👊

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 роки тому +3

    ‏اللهم نجينا من شر الإنسان

  • @mohainawacane9777
    @mohainawacane9777 3 роки тому +1

    Si wadajir baan u wada koreynaa

  • @hodan6643
    @hodan6643 3 роки тому +1

    Ninaa yaabinaa waayaabay dhahay🙄

  • @mohamedabdirazak4567
    @mohamedabdirazak4567 3 роки тому +1

    Creepy

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому +1

    Asc ✋🏾🥰wLalo mnta kuguso biirey Nin wx badan og bad tahay 💎

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 3 роки тому +1

    Waryaadha somali maxamed

  • @zad00zed
    @zad00zed 3 роки тому +2

    Maku soo gaadhay fariintaasi emailka

  • @احلامبدوننهاية-ل1ذ
    @احلامبدوننهاية-ل1ذ 3 роки тому +1

    Intee aadayna saaxiib

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 роки тому +3

    ‏والله كلامك صح الله يحفظك يا أخي

  • @salmahari6066
    @salmahari6066 3 роки тому

    🛑 Maar hore ayan is Baarey chromosomen keyga 21 Waa yare jiis yacni cirif aya go’aan waxa ii shegen iin mocodey 3 am tii 4 dhibato xoog weyn so gartey kufis ama adoonsi adi waxa weyn tii aya igu wacan aniga iyo ciyalkeyga si fudu ayu stress ama depressie nogu dhici kara Marka ka waxa diil mahen kii laxumey siguna chromosomen kiisu wu dhawacma ‼️

  • @idmanyahye7243
    @idmanyahye7243 3 роки тому +2

    Niyow owdheere waan kuu xiisay

  • @mohamoha6198
    @mohamoha6198 3 роки тому +2

    I watched this video today
    And i learnt a mysterious lesson

  • @khadraabdulahi2214
    @khadraabdulahi2214 3 роки тому +1

    1:26😥😥

  • @mustafemurre1389
    @mustafemurre1389 3 роки тому

    Cilmi iyo aragtiyo science oo waqti iyo dadaal baadhis bdn ah aad gelisay ayaad si fudud oo Entertainment ahaan ah xata lagu caajisaynin noogu so gudbisa
    Dad bdn oo adigoo kale ah kobciya maskaxda jeclaysiya dhalinyarada waxbarashada cilmi baadhis iyo akhrisba wan u bahaanahay
    Macalin lagu caajisayo waqtigan way adagtahay in wa laga barto
    I'm just going to call u Mr teacher dheerow

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 3 роки тому +2

    Awdheere qalbiga kaa salaamay ugaas

  • @abdirisaqadam5990
    @abdirisaqadam5990 3 роки тому +3

    17 daqiiqo bad soodahday Mr Owdheere

  • @saahindarajo184
    @saahindarajo184 3 роки тому

    Ma la is dhihi kara Arsinal qebta ''Amygdala ''aa laga Garafeyey
    Ilen nin Uso baxay inu dhinto wax cadi ah mahand

  • @osmanofficial1776
    @osmanofficial1776 3 роки тому

    Yooo waa wax fican balse waxay bana dhibatoyinka lagu lifaqa qadarka iyo waxyale iblayska waa hubal in u cudurkasi jiro balse bulshadena inda qaba waxa ka badan inta iska yelaysa waxan inila wadagaya qiso Yar will aya gadhi waday isago ad u sii garanayn balse wu haysta lesan kadib waxa u jidhay qof kulaha qof awod badan aya shokanti ku duway balse gadhiga isaga kaliya aya sarna wakas nuca oo midhan aya iska jira oo dambiyadoda qiranayn .

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 3 роки тому +1

    Atoore

  • @abassizze5621
    @abassizze5621 3 роки тому

    Maxay tahay awdheere waa daciiftay videosha soo badi hadii kale ayeeyaa kuu sheegayaa
    You do any think
    Never give up

  • @zakiaddeh2422
    @zakiaddeh2422 3 роки тому

    Awdheere wan ku wataa Hore usoco akhiii Nolosha Farxad badan bn ku rajaynayaa

  • @c58pro50
    @c58pro50 3 роки тому +1

    Q9dobka 4:52
    Curi xaafadeena imaado dadka kama cabsado yaanyuuradana wuudilaa mid yar iyo mid wayn qofkasta oo ka agdhawaada ama agmaraayo wuxuu isku dayaa inuu ladagaalo ama iska difaaco isagoon wax cabsi ah aysan kujirin hamada thanks dhibka curiga heesto ayaa ifahan siisay

  • @iamscoup647
    @iamscoup647 3 роки тому

    Lph labada nin qabrigooda shalaay agmarayay ano xabalaha bosaso jooga waa ku dayen ragaZ peace and love 🥰

  • @yaasiincadde1661
    @yaasiincadde1661 3 роки тому

    Y chromsome waa Kan kala Saara ragga iyo dumarka kuwa qaniisiinta oo amiin sanaa raga ama dumar kii uu urabo ayuu iska dhigaa ma aha taasi ,awooda allah wax lasoo koobi karo ma aha

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 3 роки тому +3

    What took you forever bro

  • @abdihassan1977
    @abdihassan1977 3 роки тому

    Kuwa is qarxiyo psychopath ee qabaan mala dhihi karaa Ustaad?

  • @AarkaDunida
    @AarkaDunida 3 роки тому +1

    Hamaada waa macalin. Manshaallah. Keep going bro 1m subscribers iyo inkabadan baad u qalantaa bro. Video ga dadaalga aad galisay way ka muuqataa bro. Hala share gareeyo walalkeen.

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 3 роки тому

    Bowe mcn doqoni kuma salanto runta kugu jeclhy

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 роки тому

    Aadban oga xumahay in gabdhas miskinta ah in dhib intaa la eg la garsiiyo, gabadh wan dhalay,

  • @nurroble8233
    @nurroble8233 3 роки тому +2

    WALALKEY RUNTII ADIGA WAXAAD KUFUCAN TAHAY MACALIN SOMALI AH WALAKAY SABAB MAXAA YELAY HADALKAGA AYAA SOOJIDASO AYEE LEYAHAY MASHA ALLLAH

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 3 роки тому

    Waxd tahy shakhsiga kaliya ee aan fikiradiisa si toos ah aan u qaato waayo si cilmi yaysan ayaad u hadashaa

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 роки тому

    Dadkan Noocan ahi way soo badanayaan runtii intay hablaha sharaftooda ku ciyaaraan ayay hadhawna dilaan.

  • @Abbas_playz
    @Abbas_playz 3 роки тому

    Somali qbiil dip u dhigy odayaal un baa soo gali doona car ila eega si walba oo dil loogu xukumay

  • @mullinyow9897
    @mullinyow9897 3 роки тому +3

    Inaa ilaahi waa inaa ilahi raajucun🤲

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 3 роки тому

    Cajiib allhow ka qabo umada xawayanada ku dhex jirta😥👈

  • @Sheekhmuse
    @Sheekhmuse 3 роки тому

    ILLAHEY HAUNAXARIISTO WLLHI WAAN KA DHAXAY 😥😥😥

  • @ahmedcolow1238
    @ahmedcolow1238 3 роки тому

    Caawa mowduuca aadbu ugululaa mida kale ragow dumarkiina uhiiliya

  • @sabbnork
    @sabbnork 3 роки тому

    abaayoi hawar warin qofkii kumaago intaa qapto aa majiijineenaa

  • @ahmedfiidow1297
    @ahmedfiidow1297 3 роки тому +2

    Awdheere maanta waa xanaaqday 😨😨
    Allaha naga qabto dareen laawayashaas😡

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 роки тому

      Iga raali noqo wll lkn wax laga ciishoodo waye 🙏🏽

  • @juweriamo1494
    @juweriamo1494 3 роки тому +2

    Masha allah keep going wll

  • @bahjabbahja2203
    @bahjabbahja2203 3 роки тому

    Laa ilaha ilal laah🤨😱😱😡😡😡😡

  • @dkgamer6581
    @dkgamer6581 3 роки тому

    Ow dheere wanku wata lkn cwa wad iga sasisay arman riyoda 🤣

  • @usaamemahdi1682
    @usaamemahdi1682 3 роки тому

    awdheere kasoo hadal dul dagida mars oo bishan news ku baahsan

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 3 роки тому

    5.6k baan ku soo biiray 100k
    Baan sugaynaa ha is dhiibin

  • @najuumcabdifaarax988
    @najuumcabdifaarax988 3 роки тому +1

    Haddii la ogyahay iney jiraan waxn soomaheyn in laga taxadaro ama ka hortag laga sameeyo dadka nuucaanaa

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 3 роки тому +1

    Muqalkaaga markaan dawanayo buug iyo qalin📝 hore isoo qaata thank u bro

  • @khadiijaabdirashiidaadan5240
    @khadiijaabdirashiidaadan5240 3 роки тому

    Aw dheere caawa kurbaa noo shiday😪😪

  • @anisaosmanabdi4405
    @anisaosmanabdi4405 3 роки тому

    Dhalinyrda ada uso baxay really si caqli gal wax ugu shegta 💯✌ sidkle meshan wxa daremy ine dumarka kuyar yihin wxa kamid ahy hablaha kugu xiran dadka iga baro sxb fv I tahy 🤩

  • @dharmaalehassan8250
    @dharmaalehassan8250 3 роки тому +1

    Zhp Awo dhereh ayeyodah medahy noh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fayzalfazion8290
    @fayzalfazion8290 3 роки тому

    Wll xamaada inter pol vedio noga sodiyaari

  • @jamaalfankaofficiall8141
    @jamaalfankaofficiall8141 3 роки тому

    Waxaa nasiib daro ah in ragga weli la toogan ax😪😪

  • @abdarazakahmed3434
    @abdarazakahmed3434 3 роки тому +1

    Wow this is amazing i watch some psycho movies i was not expecting that we have psycho people we can help them

  • @mohamedcali548
    @mohamedcali548 Рік тому

    Mid baa jirta khatilinta inayjiman leyihiin

  • @Omar_updi
    @Omar_updi 3 місяці тому

    50k coming soon

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +2

    Awdheere MahadsaniT

  • @proffcuukeabdinasir459
    @proffcuukeabdinasir459 3 роки тому

    Hamada ibrahim

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 роки тому

    Waraa ninka magaciisa kali sheeg, shiikhaal nooga reeb, mise innaga dhanaa dagaal nagu wadaa, sxb cida noo dhaf magaceda,

    • @newname5000
      @newname5000 3 роки тому +1

      Wiilka asaga shegtay magaca ninkii kama uu wado xumaan marka qalad ha ufahmin

  • @caderashid9188
    @caderashid9188 3 роки тому +2

    Keep going my brother 🙏 💪

  • @Adamabdalla252
    @Adamabdalla252 3 роки тому

    Thanks man

  • @ibnugahayr7693
    @ibnugahayr7693 3 роки тому

    Aw dheere

  • @Gobsr
    @Gobsr 3 роки тому +2

    Warbixin Cajiiba.

  • @rashkapoi4044
    @rashkapoi4044 3 роки тому

    Keep going

  • @nuradinyuzuf1158
    @nuradinyuzuf1158 3 роки тому

    Waxa tahay zo jeediye fiican

  • @mosalat22
    @mosalat22 3 роки тому

    Today I am 1 one

  • @salahabdullahi8447
    @salahabdullahi8447 3 роки тому

    Long time bro

  • @zaamkeyzaamkey7315
    @zaamkeyzaamkey7315 3 роки тому

    Walhi xaqiiqda ka hadashay walaal

  • @sharuuyoung8726
    @sharuuyoung8726 3 роки тому

    My brother 🥰

  • @ibraahimdholacase236
    @ibraahimdholacase236 3 роки тому

    WCS ZHP HAMAADAH WAAKU WATAA ZHP

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 3 роки тому

    Waan kasoo daahay muuqaalkan

  • @juujuugames3980
    @juujuugames3980 2 роки тому

    Thanks

  • @youtupekeynuur5943
    @youtupekeynuur5943 Рік тому

    Amaalee cudurkaan qabaa

  • @cabdullahicabdicisman6023
    @cabdullahicabdicisman6023 3 роки тому +1

    Owdheeere
    Maalmahan waa Lagu Waa Saxiib

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 3 роки тому +1

    MashAllah wllka ku wataa inshAllah kheyr umuuraha Alle ha sahlo yaa rabbi 💙

  • @fatoomsaad9916
    @fatoomsaad9916 3 роки тому

    🥰😍🥰😘