Kacaanka Dowlada ( 1/2 )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad halkaan mar waa u gambineyna 🙌🏾♥️🤣
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 341

  • @engyahyeahmedabdisalam8618
    @engyahyeahmedabdisalam8618 3 роки тому +63

    Aw dheere anaga hadal baa naga dhexeeya . Waxaan kaa codsanayaa inaa hal muqal oo ku saab san habka ugu fudud oo loo baran karo luqadhaha english/arabic language thanks next video

  • @derowchannel2975
    @derowchannel2975 3 роки тому +87

    Ninkaan waanba u xiisaa wlhi legend yaa dalka nooga dhiiba xamada hadaa igu raacsan tahay love ii saar

  • @kafiiomar4447
    @kafiiomar4447 3 роки тому +28

    The only UA-camr who makes my day . Sxp video yatha noso bathiyo pls

  • @dunats6679
    @dunats6679 3 роки тому +34

    Bes iga dheh madaxa ixanunay👊 ilahay nabad hanoga dhigo wadankena 😢 hurdada ilah hanaga kiciyo🤗

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 3 роки тому +28

    Mar isawir anoo saan eh, saas eh 😂😂😂
    Funny man
    Dadaalkaga caajis allaha ka bi,iyo bro

  • @hafsoabdiwahid9995
    @hafsoabdiwahid9995 3 роки тому +14

    May Allah bless u and increase the knowledge that you hv💕proud of you wlal🇸🇴hope to learn from you 🙂

  • @rojojr1540
    @rojojr1540 3 роки тому +26

    Am so proud of you bro keep dat going.♥️♥️

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 роки тому +15

    Sxb mahadsanid sxbow muuqaal ka soo samey sxb dalka adi joogtid ee Finland
    waxa maqalay in wax barashada aduunka ugu wacan in ay dalka Finland tahay

  • @bahalkumar7909
    @bahalkumar7909 3 роки тому +11

    channelka cilmi badana ka fa'iday thanks legend keep going 🙏🏻

  • @mohamudabdimohamed2642
    @mohamudabdimohamed2642 3 роки тому +7

    awdheer waa kusalaamy video kasoo sameey please mowdhuucydan qaar
    1:dgalki vitnam iyo america
    2:dgalki carbta iyo israil
    3:ama waxa loo yqan feminisam
    Hdaa codsigeyga tixgalinaysid kasoo hadal teeda kle ayeeyo manoshhy 😊

  • @hafsaali3524
    @hafsaali3524 3 роки тому +8

    🇪🇸halmar maclumat Spanish noso duub adeer 🤣🤣

  • @D_A_L_M_A_R
    @D_A_L_M_A_R 3 роки тому +2

    Ow dheere 1muqal naguma filna ee 2 kaso dhig isbuuci 2 muuqal ok wye

  • @jaale4378
    @jaale4378 3 роки тому +6

    Saaxiib macan rajada aad wadankaaga hooyo kaleedahay in aad gaarsiiso gaarsiii dalku maan ta wuxuu ubaahanyahay maskax maal,waxaana muhim ah in aad baratid dhamaan cilmiga bada dhulka taariikhda iyo cilmiga hawada, waxaan nahay dowlad african ah oo hadana garan la meesha ay usocoto siyaasada soomaaliyeed😓😓😓😓😓😓😓😓🙁🙁

  • @mohamadahmed1669
    @mohamadahmed1669 3 роки тому +8

    وآلله عيونى دمعت انقهرت من الوضع في بلادي بس ان شاءالله راح نكون اقوا يعطيك العافية أخوي حماده 🇸🇴⚘🇩🇪

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 роки тому +2

      ان شاء الله. الله يسمع منك ي خويي

  • @theqodax
    @theqodax 3 роки тому +7

    Why, why, why you not replying my Email? Is that reer magaalnimo? Kkkkk

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 роки тому +2

      🙌🏾🤣🤣

    • @dhadonyj1776
      @dhadonyj1776 3 роки тому +1

      @@hamadaibrahim7424 😂

    • @theqodax
      @theqodax 3 роки тому

      @@hamadaibrahim7424 waxaas dood baan ka qabaa, dhowr qodob ayaan kusoo direy.

  • @yaxya5131
    @yaxya5131 3 роки тому +2

    Isbadal ayan arka xagga lightingka iyo colorka lakin wxad moda hal dhinc inu iftinka ku yaryahay, bal iftinka isu balance gare owdhere inkasto dhankas an ku ficnen lakin intas iney ka dhiman thy muqalkaga ayan daremaya.
    Hadi an uso noqdo muqalka xogtisa, waxa ad i cajabiyay point ad u muhim ah oo ah uma bahnin siyaasi khibrad dheer leh si hormar u no garsiyo, lakin keliya wxan u bahanahy dadnimadi siyaasiga iney so laabato. Wana mid xaqiiq ah, umalayn mayo cilmi iyo aqoon iyo khibradba ine ku yartahay siyasiyintena somaliyed lakin, dadnimadii ay eber tahay, xata wan ka xishonaya inan dhaho eber hadiiba ay jirto tiro eber ka hoseysa wan sin lahaa. Naxariista eebbe lagama rajo dhigo, hadii an nahay shacabki masakinta ahaa wali iska dhiibin mana isdhiibi doonno, mar un wan rajayn in dadnimadi siyaasiga ay dib uso labato inshaallah.
    Owdhere marka hore, wan ka xumahay waxan u malen muqaladada xasasiga ah unba comment kaso dhiba, lakin mahan muqaladda kale inanan dawan oo an like sarin.
    Muqalada nocan ah wa kuwo raja gelinaya dhalinta dawata channelka. Inadan ka cajisin ayan rajynaya samayntooda.
    Salaamullaah

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 роки тому +2

    Hala yaabin waa akhir zabaankii
    Masakinta o ku tartamaya foqyo dhadher iyaga iyo carabta

  • @sihaamali5326
    @sihaamali5326 3 роки тому +3

    اليس منكم رجل رشيد

  • @suhaib3396
    @suhaib3396 3 роки тому +4

    Wllhi markaan arkay wadankena wan xishooday🤐🤐

  • @abdiladifahmed8053
    @abdiladifahmed8053 3 роки тому +2

    wallahi su,aal.waxaad weydiisay eeysan kawada jawaabi karin 😰😰😰

  • @nimanahmed8465
    @nimanahmed8465 3 роки тому +1

    hamada thank you very much to you and I appreciate your video Horo U soco walakey
    what can you talk about war on 5G

  • @Shabi7m
    @Shabi7m 3 роки тому +2

    Oww Dheeree Su’aasha luuqada Qalaad aa nooga dhigtay muga..? In kastoo aanan Siyaasi eheeen

  • @axmaamoha614
    @axmaamoha614 3 роки тому +2

    Sidii aad kutimid finlada soo saar awdeere hadii kale ayeyo way xaqee

  • @daauud77
    @daauud77 3 роки тому +2

    Owdheere waad maahsantahay
    Please waxaad mowduuc faahfaahsan nooga soo diyaari self education iyo tusaalayaal fcn iyo wax aad adi isbartay please ka soo hadal
    Doqoni kuma salaantee

  • @ibracade3827
    @ibracade3827 3 роки тому +2

    Sxb wllh waan kugu xiranahy moqaal kaga waan ku farxaa🥰🥰

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 3 роки тому +1

    Waxan joga wadan Europa kamida waxan cuna malin kasta sabayad laga kenay Singapore. Waxa is dhahayba mar mesha snp ma u guurtaa ad waxlee un cuntide lol 😻❤️🤣

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 роки тому +4

    10:36 Awdhere Hadii aa dalkii Hooyo isku keento oo aad qof walbaa qanciso waxaad sameeysay wax aan qof waligii sameynin #Nobel_Peace_Prize 🏆
    wax kawene waad heleysa hee de Dalka ukaalay adaan ku doranayee wax ka qaboh Welcome✋💯🙂

  • @yasseralinour3139
    @yasseralinour3139 3 роки тому +1

    Waxa kaa codsanaynaa inaad kasoo hadasho shaqsiyada tom shelby ee actorka callian murphy iyo attitudekiisa iyo serieska peaky blindera wax ku saabsan.
    Mahadsanid aw dheere.

  • @harbiboyz7640
    @harbiboyz7640 3 роки тому +4

    قال الله تعالى {أليس منكم رجل رشيد} 🔎

  • @wiilkapubg6356
    @wiilkapubg6356 3 роки тому +3

    fikradihii tiradiyay ka bateen lkn koobkaagi waa kaso tagtay wax kala wadatay😂😂😂

  • @saliban
    @saliban 3 роки тому +2

    awdheere D.D ma waxaa uula jeedaa (daawadahayga doqonka ahae ) awdheere sheekadaa naga badal hanaga xanaajine hhhhh

  • @abdisalanosman5303
    @abdisalanosman5303 3 роки тому +1

    War zxp finland waa wadanka ugu horeeya xaga waxbarshada
    Markaa zxp macluumaad bal naga sii si aan ugu dayno ugu yaraan 1 wax aanu ka faaiidneee
    Awdheere zxp salan sare

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 роки тому +2

    Singapore iney Hormartay dadkena marqaati ka ah wayo suuqayada dalkena ee Dahabka haweenka xirtan lagu iibiyo waxa ugu qalisan midka Singapore laga keeno

  • @aminamohamed6523
    @aminamohamed6523 3 роки тому +2

    Awdheere subscribe teeni way badatay😎

  • @Kolkoliyow
    @Kolkoliyow 3 роки тому +2

    AW DHERE COMENT GAN WABA AQRINOSAYE LOVE I SARA REPLY SHARFANA ISO GAL 😅

  • @mmlahm
    @mmlahm 3 роки тому +1

    9:40
    Kala goitaan kasta oo dalkii ka dhaca waxad u aragtaa nabad
    Waana nabad waqtiyeysan oo aan joogto ahyn.. fact -> smllnd

  • @honesthajiofficial5083
    @honesthajiofficial5083 3 роки тому +2

    Nio adaaba kugu heestaa kwrn🤔🙄

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 3 роки тому +2

    Owdheere waa ku salaaame noh😂👋👋

  • @AliHeemaal
    @AliHeemaal 3 роки тому +2

    hmmm wad iga qoslisay kulahaa noble pr waxaan ku qaadanayaa waxaanbilaadanku hore usamayn oo ah in aan ayeeyda prankku samayeeeyo waxaaaagu waaa waaliye hmmmm horumar wanaagsan brotherkayga

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 роки тому

      Soo fikir fiican ma aha ? 🙌🏾🤣🤣

    • @AliHeemaal
      @AliHeemaal 3 роки тому +1

      @@hamadaibrahim7424 haa somali ayaan unahay ma ah walaal

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 роки тому +1

    Hamada salaama legend

  • @Shaaficimuuseaadan
    @Shaaficimuuseaadan 3 роки тому +2

    Ayeeyo pranka ha ki samee plz😂😁

  • @sacduushxasan1701
    @sacduushxasan1701 3 роки тому +2

    Eeyo ii bar waan ka sodunanayaa uu dheeera

  • @abdifatahhassan8999
    @abdifatahhassan8999 3 роки тому +2

    Awdheereha sharafta leh nin wx garad ah

  • @buurfuule9310
    @buurfuule9310 3 роки тому +2

    Sxbow dagalkii Tokyo ayan rabnaa

  • @maxamedcabdi5354
    @maxamedcabdi5354 3 роки тому +2

    Awdhere wanku xisey zxp

  • @mikimiki3817
    @mikimiki3817 3 роки тому +2

    Awdheere ayeydaa baa iga casan lol

  • @ayanlenasir1049
    @ayanlenasir1049 3 роки тому +5

    Close 15M insha allah 🥰🥰🥰 thanks wll xamaada

  • @mustatv1908
    @mustatv1908 3 роки тому +2

    Aqri communityka read

  • @cabdiwali8205
    @cabdiwali8205 3 роки тому +1

    Wll horay usoco hdii aad noso diyarin lehed marxaladihi somalia wey fcnan lehd

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar 3 роки тому +2

    Awdheere caawo macluumaadka noma so dhigine xagen wax ka aqriya niyow😏

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 роки тому +1

      Ku adkeen bro 🤣

    • @GaraadAbokar
      @GaraadAbokar 3 роки тому

      @@hamadaibrahim7424 Admaaaba Saaaan iii Galooyo bro😆😅🤣🤙

  • @kingmigos4073
    @kingmigos4073 3 роки тому +3

    xushmad ku haya bro ❤️😍🥰

  • @aminabdi1903
    @aminabdi1903 3 роки тому +1

    أليس منكم رجل شديد؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟؟

  • @hiigsishow5717
    @hiigsishow5717 3 роки тому +1

    Salaam sare hamada qisooyinka qaar ogoloow in lagaalataliyo sharaf ayaad leehaday

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 роки тому +1

    War nio aw dheerow inkaarad qabta ma is tiri markaan ku bartay freezon kuma jirin amaa markaan taagera ku noqda walle freezon bay midi i galisay 😭💔🤣🤣🤣

  • @kingabdifatah2706
    @kingabdifatah2706 3 роки тому +1

    AWDHEERE SOMALI DU QABYAALD KAMA DHAMAATE HA ISKU DAALIN AYEEYA III SHEGTEY

  • @amiirfitah8864
    @amiirfitah8864 3 роки тому +2

    Awdheera waan ku salamay

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 роки тому +5

    Awdheere mar walba wad naga waaleysa,we proud of you, keep going bro

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 3 роки тому +2

    Congratulations bro hamada ibrahim
    Markale hamplyo hamplyo 14k
    2022 waxan ku rajeynaa 100k subscribe insha Allah
    Lkn pin isaar sxb

  • @muqtaarkuranamk322
    @muqtaarkuranamk322 3 роки тому +2

    Didi🤣

  • @sakariye1076
    @sakariye1076 3 роки тому +2

    Sidaaa u hadleesid waa cilmi lis dheeeryhy
    Lkn dadga ma oGo sxbb hore u soCo

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 3 роки тому +1

    🥰😍🥰😍🥰😍🥰😊🥰😊🥰😊 awdheree keep going

  • @raalinoqo2240
    @raalinoqo2240 3 роки тому +1

    Hamada videogii hore wad nagu khaldantay we are somaliland

  • @najuumcabdifaarax988
    @najuumcabdifaarax988 3 роки тому +1

    Mxa u fasiri weyse arabica .somalia hadaa imaatid dadka warka jecel dhan waxey noqon doonaan wada siyaasiyiin 😅doqoni kuma soo salaanto😅waa komanti aa loo baahneen lakin iska fiican in la aqristo😅😜

  • @cabiircali6360
    @cabiircali6360 3 роки тому +3

    Illahey amarkiis waanba kugu heysta aw dheere

  • @c.raxmaangaariye5150
    @c.raxmaangaariye5150 3 роки тому +2

    Waa wadan ku dayasho mudan

  • @cigaljamac419
    @cigaljamac419 3 роки тому +1

    Macluumaad iyo madadaalo 🤏waa hab xirfadaysan runtii👍

  • @bigprofilmsvlogs2692
    @bigprofilmsvlogs2692 3 роки тому +1

    D D So Beauty Name
    Wlhi wanku qasloy saad U leedahay

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 3 роки тому +1

    Mashaalah horay u soco sxb

  • @emasrawhdyeg3100
    @emasrawhdyeg3100 3 роки тому +1

    Waar saaka khaam cusub baad keentee, sow reerihi ma wanaagsana.

  • @mahadabdi8907
    @mahadabdi8907 3 роки тому +1

    Waan ku sallaamay sxb . Aad ayaa kugu xiranahay malmahaan . Waxaan rajeena inaad UA-cam ka heer ka gaarto . Lkiin sxb muuqaalka wax ka badal . Kaliya waa ika talo oo kaliya

  • @apdiii.s
    @apdiii.s 3 роки тому +2

    Awdhere Singapore Passport keda hada so Qato kawrn

  • @gulledhassan5225
    @gulledhassan5225 3 роки тому +2

    Hhhh wlhi beentaada maha seasonki hore oo kle waxa anaga shegno wax uma dhici jrin lkn seasonkan wkula socona awdheere✊😁

  • @maxamedjoon8780
    @maxamedjoon8780 3 роки тому +1

    نستني الجواب اليس منكم رجل رشيد

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 3 роки тому +2

    Zxpky awgaabow caawa xooga wan soo habsaamy halyga raali noqdo😃😃

  • @smile-fv2pe
    @smile-fv2pe 3 роки тому +1

    Walhi bowe wan ku wataa horey usoco ilahay haku garab gallo

  • @adnan-hl2hq
    @adnan-hl2hq 3 роки тому +2

    guurso oo ilmo dhal

  • @lilkhayo1823
    @lilkhayo1823 3 роки тому +3

    AW DHERE AYEEYO LAMBERKEEEDA SOOO BAAASDEE JAG ÀAN KU AHEEE 😂😂😂😂

  • @mahamedalahi9352
    @mahamedalahi9352 3 роки тому +2

    Asc wll codsi ayan wataa aw dherow
    Codsigeegu wxa weyan inad ino so sameeso video ku saabsan diinta cusub ee Ibrahimiyada Tnk U

  • @mohamedahmedhussein3963
    @mohamedahmedhussein3963 3 роки тому +1

    Wlhi ina isdilo ka baqa sa somalia madax doda unacay 😡😡

  • @anisali2266
    @anisali2266 3 роки тому +1

    Soomaali umad kaliidata majirto balaayo qabiil idinkugu mashquul sanaatey asaagayo waan kaharney

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 роки тому +1

    I knew inaad soo wadid Singapore.🤟🤟🤟🤗

  • @yaxyecabdiwali5102
    @yaxyecabdiwali5102 3 роки тому +1

    Awdheere keep going pro tnx

  • @bashiirothman6721
    @bashiirothman6721 3 роки тому +2

    Ahhaha

  • @saahindarajo184
    @saahindarajo184 3 роки тому +1

    Maxaad maclumadka markan ugu gambisay😱🥺😭😜

  • @abdiqaniize4239
    @abdiqaniize4239 3 роки тому +2

    anoo muuqaalkaga dhameezan commnet aqris ma galo wlh

  • @ayuublegend5529
    @ayuublegend5529 3 роки тому +1

    Ano saana ano sodan aha hhh shrma sxbkena xate wad halaysay

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 роки тому +3

    Hhhh Noble peace price.
    Muuqalka inta danbe si fiican u fiirso mac weeye😂😂😂

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 3 роки тому +1

    Waarya mr buuq waanku taageera zxp 🤣🤣🤣

  • @thenewworld5301
    @thenewworld5301 3 роки тому +1

    Nio xaly anoo daawanaayo kaseexde haddaa dib udaawanayaa

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 3 роки тому +3

    Keepgoing

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 роки тому +1

    aw dheere wankugu haysta keep going bro

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet1873 3 роки тому +1

    WllHi KaFTaNkaaGa Ku HaYSTaa BrO 🥰🥰🥰🥰

  • @malang6398
    @malang6398 3 роки тому +2

    #Bro Wlhi💯😊 Hadan Arko ina Macluumad So Galisay Dib ayan u Dhiga Wx waliba an Rabay 🙏❤️

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 роки тому +7

    11:00 Fikradaas ayeeyo yey ka maqlin 😂😂😂

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 роки тому +6

      ♥️🙌🏾🤣gadaal aa ka gartay. Wey iga kactay

    • @abdinajiib6807
      @abdinajiib6807 3 роки тому +2

      @@hamadaibrahim7424 😂😂😂🙏

  • @Inspire3hub
    @Inspire3hub 3 роки тому +1

    Thanks my love pro

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 роки тому +2

    8:31 Awdheere madaxa kor ma u qaadi kariyee
    Dalkaan aan kuu dhiibno hadaa rabtid gadee🙃

  • @abdinuurhassan7763
    @abdinuurhassan7763 3 роки тому +1

    Ayeeyadaa waaba jecladay sidaa u amaaneysay hhhhhh

  • @abdirahmanabdullahi4075
    @abdirahmanabdullahi4075 3 роки тому

    Aw dheere dhib aya ku heesto waan ognhy takaathur ma sameyn wali ayeeyo dhinac ayey laga dhagan thy iskalaaji style ayuu kugu heysta ka rali noqo waxaas oo dhan lkn codsi barnaamij nooga soo samey POWDERKA PROTEIN SHAKE LA ISTICMAALO JIR DHISKA GYM KA QAASAARAHA PROTEINS KA IYO FAA'IDADIISA PLEASE PLEASE DHALINYARO BADAN AYAA U BAAHAN

  • @Footballlegendaryy
    @Footballlegendaryy 3 роки тому +1

    Hehehe
    Sheeko cusub maanta diidi 😁

  • @Mucjiz
    @Mucjiz 3 роки тому +3

    Dalka Singapure kaneecadii wuu ka guulaystay wuxuuna sameeyay kaneeco robot ah oo cunaysa kaneecada kale oo runta ah. Aw dheere mahadsanid❤