Fiverr sida Lacag aan uga sameeyo Maalin walba $50 - 1500 Bishii Freelancer ku shaqeeso xirfad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_Like_subscrib
    Fiverr Qeybtan Waa Qeybtii 2aad aan ku sharaxi doono sida xirfada aad ku shaqeysan lahayd account looga dhisto sidookale waxyaaba badan ayaa kaga hadlaynaa Qeybtan, Fadlan hadii aadan soo daawan Qeybtii 1aad Qeybtan sidaa u fahamto waa adagtahay Soo daawo ⬇ • Fiverr sida Lacag loog...
    Qeybtii 1aad soo kasoo daawo Linkigan Hooss ku dhufo ....
    ⬇ ⬇ ⬇
    • Fiverr sida Lacag loog...
    Waakan Fiverr Registration Linkigan Hoose iska Diwaangali
    ⬇ ⬇ ⬇
    fvrr.co/3GqwUTF
    ● Fiverr waa Website lacag laga sameeyo, Adiga oo ku Shaqeenaya Xirfada markaa aad Talent u leedahay ama aad garaneeso, Xirfadaa oo dadk kusoo dalbanayaan marka aad websiteka Fiverr Account Cusub ka sameesato, Muuqaalkaan waxaa ku sameenay kubaran sida loo sameeyo account Cusub Fiverr New Gig,
    Fiverr lacag waa ka sameen kartaa qof walba waa ka sameen karaa muhiimada ayaa ah in qofka xirfad uu ku shaqeesto leeyahay
    Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
    ⬇ ⬇ ⬇
    Group channelkeena soogal
    t.me/Yaasirmar...
    igala soo xiriir Ciwaankayga Telegram
    t.me/Yaasirmar...
    _______________________________________
    lacag samee,
    lacagta,
    lacagta waa lama huraan,
    lacagta waa maalmo qudha,
    lacag ka samee internet,
    lacag ka samee website,
    lacag samee si fudud,
    lackey,
    lacag ka samee,
    lacag maal,
    lacag sida loo sameeyo,
    lacag ka samee online,
    lacag amaah ah,
    lacag ama farxad,
    app lacag laga sameeyo,
    app lacag laga helo,
    app lacag,
    ajakis lacag,
    ludo lacag ah,
    lacag free ah,
    lacage a plat,
    lavagem a seco,
    lacag badan,
    lacag boyz,
    riyada lacag badan,
    xirfadaha ugu lacag badan,
    jaceyl ma lacag baa,
    shaq ayso lacag badan maalintii,
    aktarada ugu lacag badan,
    fanaaniinta ugu lacag badan,
    lacag central cee,
    lacag samee channel,
    lacag somali cusub,
    lacag dollar,
    lacag dhugasho,
    lacag dirid,
    lacag darteed,
    lacag dirid edahab,
    lacag daraga albay,
    lacag dir,
    l
    lacey hees,
    lace heels,
    lacag lacag,
    facebook lacag ka samee,
    facebook lacag,
    fadlan lacag ku shubo,
    forex lacag,
    game lacag laga sameeyo,
    game lacag lagu helo,
    ganacsi lacag yar,
    lacag module group,
    sidee game lacag looga sameeyo,
    sidee google lacag looga sameeyaa,
    lacag ka samee game,
    lacag hel,
    lacag hees,
    heestii lacag waa lama huraan,
    jaceyl lacag laga raacay,
    naag lacag jecel,
    haduu jacaylku lacag yahay,
    hadu jaceylka lacag yahay,
    lacag ka samee whatsapp,
    lacag ka sameeyo online ka,
    lacag ka samee youtube,
    lacag labixid,
    lacag labaid tufaax,
    sida lacag loo sameeyo,
    sida lacag looga sameeyo online,
    l'morphine lacage,
    tiktok lacag ma laga helaa,
    youtube lacag malaga helaa,
    tiktok lacag malaga sameeyo,
    lacag on my mind,
    maryan mursal lacag,
    lacag..nasiibkaaga,
    lacag online,
    online lacag ka samee,
    sidee online lacag looga sameeyo,
    sidee online lacag looga sameeyaa,
    side online lacag looga sameya,
    prank lacag
    #lacagta #lacag #youtube
    #Fiverr somali, Somali fiverr, Freelance somalia, Freelance somali, Lacag samee, Online shaqo, Lacag, Fiver somali, SHAQO, SHAQO ONLINE, LACAG, ONLINE LACAG
    maxamed qadar, sida youtube lacag looga helo, youtube lacag, dirislesomali, #lacagta, #youtube, daawo adigaa, dagaalka, balbalaarka, barbaarta, fanka, sharaf, jiyaa make up, ogaansho, maanta, qosolka, aduunka, gabar somali, qiso, wararka, waxaan, toos, soomaaliya, xanuunsaneed, sir culus, xogta dahsoon, dowladda, universal, gabadhi, lacagta youtube ka laga helo, lacagta maanta, lacag , lacag samee, lacag ka samee internet, lacag 3mfrench, lacag ka samee website, lacag ka samee online, lacag samee si fudud, lacag sida loo sameeyo, ,sidee lacag looga sameeyo internet,sidee lacag loo sameeya,sidee lacag looga sameeyaa facebook,sidee lacag looga sameeyo youtube,sidee lacag loo sameeyaa,sidee app lacag looga sameeyaa,sida internet lacag looga sameeyo,website lacag laga sameeyo,maskaxmaale,hindi afsomali,muxaadaro cusub,riwaayad cusub,hees cusub,somalia,qiso,2021,1xbet,dirisle abdi 2021,ogaansho,mogadishu 2021,musalsalka walaalaha afsoomali,lacag,musasal dhaawaci qalbig
    Solaportal Bitcoin, Solaportal Royal Q, Royal Q, Royal Q Somali, Bitcoin Royal Q, Abdinasir Sola, SolaPortal, Abdinasir Ismail, Bitcoin Sola, Maxaa cusub,
    lacag ka samee website, lacag ka samee online, lacag samee si fudud, lacag sida loo sameeyo, lacag maal, lacag samee channel, lacag ka sameeyo online ka, lacag ka samee whatsapp, lacag free ah, lacag ka samee, lacag hel

КОМЕНТАРІ • 71

  • @YaasirMarketer
    @YaasirMarketer  2 роки тому +20

    Sidookale insha allah ardaygii raba inaan ka dhiso xirfada badan sidookale aan la diyaariyo bandhigyo qurux badan nambarkan hoose ha iga soo xiriiro
    Whatsappkan hoose
    Wa.me/252905414963

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 роки тому +7

    Mahadsanid walaal waad noo hagarbaxdee alle haku daayo dadaalkaaga noo sii laba jibaar.

  • @nuuradin1maxamuud235
    @nuuradin1maxamuud235 2 роки тому +6

    Cashir aan in bada sugaayey inaan hawlgalo uunba ii hadhay legend keep going

  • @toplyrics2891
    @toplyrics2891 2 роки тому +3

    Mahadsanid Ustaad cilmigaga Ilaahay haku barakeeyo course kan wan ubaahna runtii

  • @luqmanmohamud3325
    @luqmanmohamud3325 2 роки тому +4

    Waan sugaayey pro isagoo 1minute yaalin daawadey mahadsanid

    • @bro-Abdi
      @bro-Abdi 6 місяців тому

      2y kadib saawaday zxb fiver lacag maka qabatay

  • @AymanahmedAli-f2p
    @AymanahmedAli-f2p Рік тому

    M.a macalin waa mahada santahy

  • @Zabircabdi
    @Zabircabdi Рік тому

    Zxp waad mahadsandahay😊😊😊😊

  • @yucadde854
    @yucadde854 Рік тому

    Ha walal xagen kaala so xiriira

  • @legendary9803
    @legendary9803 2 роки тому +2

    Okey

  • @bashiradanmohamed177
    @bashiradanmohamed177 2 роки тому +1

    Ustaad waan rawy inan barto xirfadaan

  • @MowlidMalaka
    @MowlidMalaka Рік тому

    Ok

  • @Calicade2023
    @Calicade2023 2 роки тому

    Macalin sidee sawir loogaliyA fiferr

  • @SuhaybYasiin-ns8jb
    @SuhaybYasiin-ns8jb 4 місяці тому

    Zxp adigoo mobile haysta makasamaykarta

  • @Sahalmedia24
    @Sahalmedia24 2 роки тому +2

    App la soo dejiyo anaa ka sameeya lacag bro lkn ma badno

  • @motivationfeeling1493
    @motivationfeeling1493 2 роки тому

    thank you ustad

  • @ahmed...9552
    @ahmed...9552 2 роки тому

    Hadii aanan lahayn wax kaar ah
    Mxaan smaynaa

  • @bashiircabdalle644
    @bashiircabdalle644 2 роки тому

    Ustaad qofka marka aad shaqada uqabatid halkeed ugu diraysaa howsha aad qabatay ma fiverr gmail baa loogu dirin.

  • @farhanomar1324
    @farhanomar1324 2 роки тому +1

    Asc sxb wan ku salamay ee number WhatsApp ka gu masha qaynayo ee siiden ku lasoxirira

  • @samotalisfilms4148
    @samotalisfilms4148 2 роки тому +1

    Asc shp markaan is idhi profile kii Buux buuxi ee messagekii gmailka iiguso diray active ku dhuftay waxa isoo bixi waayay profilekii maxaa qaldan shp appkii waan lasoo degay macaa

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому +1

      Wll Muuqaalo badan ayaa ka diyaariyay si fcn u daawo sidookale waxan furay course fiverr bilow ilaa dhamaad aan qof walba bari doono ilaa 8 xirfadood iyo sida uu soo ban dhigan lahaa

  • @zaki8899
    @zaki8899 2 роки тому

    Thanks pro

  • @faarx51
    @faarx51 Рік тому

    Ilaaaa hadda kaaama heyno sida dadka looola xiriiiiro ama looola macaaaamilo

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 Рік тому

    Zxp see losoqabanayaa

  • @munaalisalah3573
    @munaalisalah3573 Рік тому

    Wn ku wreery runti maalin aan wx ka bilaabo la'ahy

  • @motivationfeeling1493
    @motivationfeeling1493 2 роки тому

    wan rajeynayaa inaad wx bdn Naga clawing dontid ustaad

  • @khadracilmi4404
    @khadracilmi4404 2 роки тому

    Wll xagan kala soo hadali karaah inabartan rabaaye

  • @Iamdreeam9999k
    @Iamdreeam9999k 2 роки тому

    Wll waxn rabaa waths app kaaga sidaan ardayda uga mid noqdo

  • @cabdicaziizhersi6417
    @cabdicaziizhersi6417 Рік тому

    Ustad meel lagala soo xiriiro

  • @amaremedia2413
    @amaremedia2413 Рік тому

    Wllo sidee lacagta

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 роки тому +3

    Lkn casharada adoo soo duuba aya wanagsan zoom ku ilama ficna. Mahadsanid.

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 2 роки тому +1

    Wll 2badii qeyb ee u dambeesay mobile ayaad ku sharaxday marka qeybaha xiga sida adigoo ka shaqeynaayo noo tusi laheed mobile soo isticmaal

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому +1

      Soogal wll telegramkena waxan furay course dhamestiran

    • @daawoshow3541
      @daawoshow3541 2 роки тому +1

      @@YaasirMarketer haye wll mahadsanid

  • @legendary9803
    @legendary9803 2 роки тому +2

    Lakiin see ku heli Kara card bank

  • @Shortspark646
    @Shortspark646 2 роки тому

    lkn walal ilaso hadl plz 🙏 wattaspp ka

  • @qasimxajii6233
    @qasimxajii6233 Рік тому

    Adimaka shaqeesataa

  • @mahdimaxamedmaxamud
    @mahdimaxamedmaxamud Рік тому

    asc

  • @almizhamud3879
    @almizhamud3879 2 роки тому +1

    ZXP ADIGU LACAG MAKASAMAYSAN HORTA ????

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому +1

      Haa wll adna waa ka sameen kartaa waana wax aan lacag kaa rabin taas oo badalkeeda ah inaad xirfad ka mid ah xirfadaha looga shaqeesto si fcn u gareenso taas oo aad markaa online uga noqon website kan sida aad social mediaha kale online uga noqoto

  • @TawakalForce-ij6cc
    @TawakalForce-ij6cc 9 місяців тому

    Freee baa

  • @keysaneyofficial5498
    @keysaneyofficial5498 2 роки тому

    I.a waan isku dayi donaa

  • @Qalbi132
    @Qalbi132 2 роки тому

    sxp waan leyahay fivver lkn weli qof shaqo igaso dalbado ma helin taas problem igu ah

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому

      Sxp sug waqtigeeda waa imaan ta kale soo ban dhigo wax Qurux badan oo dadka Qancin kara si aad u hesho Client

    • @Qalbi132
      @Qalbi132 2 роки тому

      @@YaasirMarketer waam sugay hada shaqo iso dhacday lakin qaarkod telegram kooda ayey soo raaciyan nagala soo hadal ayey dhahaan caadi miya makala hadli karaa mise website ka fivver kaliya ayan kuwada xiriiri karna

  • @ugbaadaxmed-lv9jj
    @ugbaadaxmed-lv9jj Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @mustafesiciid2934
    @mustafesiciid2934 2 роки тому +1

    Zxp mafahmin wili

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому

      Lasoco wll course ayan kasoo wadaa ama sogal telegramkena

  • @sheeruumedia3047
    @sheeruumedia3047 2 роки тому

    Sxb Somalia anoojooga PayPal sideen lacagta ula bixikaraa ileen PayPal ayeyku imaaneeysaaye

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому +1

      Bro waxaa ula bixi kartaa marka 1aad inaad paybalka leedahay sameesato
      Marka 2aad inaa paybalkaaga ku xirato card bank sida #mastercard ama visa card aad lacagta uga saarato kaararkaasna waa bixiya premmier bank ama ibs bank iyo kuwa kale dalka kuyaala

    • @sheeruumedia3047
      @sheeruumedia3047 2 роки тому

      @@YaasirMarketer mahadsanid sxbwan leeyahay Laakin car Ka iiguma xirna

    • @sheeruumedia3047
      @sheeruumedia3047 2 роки тому

      @@YaasirMarketer laakiin card Ka aan wataa waa master card oo premiyan bank wuuna igadiiday inuuku xirmo

  • @Daadah
    @Daadah 2 роки тому

    Hadanan English aqoon kama shaqesankaro miyaa

  • @hamsebeeroof
    @hamsebeeroof 2 роки тому +1

    Sxb xamr ma jogtaaa

  • @abdilahigoldenayes9147
    @abdilahigoldenayes9147 2 роки тому

    Shaqada la qabanayo waxay

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  2 роки тому

      Dabcan waa xirfad online lagu qabanayo tusaale hadii aad ku wanaagsan tahat photoshop

  • @abdullahiwarsame6200
    @abdullahiwarsame6200 2 роки тому

    Asc

  • @imaancabdi3115
    @imaancabdi3115 2 роки тому

    acs

  • @YaasirMarketer
    @YaasirMarketer  2 роки тому

    Waakan Fiverr Registration Linkigan Hoose iska Diwaangali
    ⬇ ⬇ ⬇
    fvrr.co/3GqwUTF
    ♧ Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
    ⬇ ⬇ ⬇
    t.me/Yaasirmarketer
    Saaxiibayaal soogala Groupkeena Telegram asxaabtaadana u share garee si uga faa iideestaan ma jirto aduunkaan website la booqdo kaliya oo lacag la isa siiyo barta xirfadaha internetka looga shaqeesto aanu u shaqeesano sida dadyowga caalamka ookale hormar ayaan idiin rajeen

  • @qasimxajii6233
    @qasimxajii6233 Рік тому

    Adimaka shaqeesataa