Asc. Walaal. Waxaan kaagala soo xiriirayaa magaaladaKismaayo. Fadlan i fahansii in Fiverr halka aan joogo ka furan karo iyo in kale. Khayr Insha Allah. Jawaab.
Ustaad mesha Tags marka la maraayo oo aan rabo inaan iso galiyo qoraalada tags-ka wuu igu dhagayaa yacni wuxu ileyahy “tag list must contain at least 1 tag” xitaa Hal qoraal oo tag ah wan galiyay save wu dhihmi la yahay marka i caawi ustaad
waxaa is waydii mudan lacagta aad ka shaqaysato xagee kala bxaysa xageysa ku dhacaysaa? tan kle dadka aad u shaqayneysid xagey kala soo xiirirayan? lacagta aad ku shaqayneysidna sidey kugu soo dirayan ileen mesha lanbarna kumaad qorin ee qaabkee lcagta dadku kugu so dirayan?
Wll dadka aad u shaqeenaysid website ka ayay ka xushaan dadka rabaan lacagtu waxay kugu soo dhacin accountiga aad ku leedahay website ka ee fiverr halkaa ayaad kasii xawilan inta paypal aad ku xidhato
fiiri abowe aniga intaas oo dhan waan mare balse marka u danbayso canshuur ayuu i weydiinayaa ,marka maxaan sameeyaaa ii soo jawaab muhiim ayaan u ahay ??
Bro videoga dhexdiisa ayaan ku sheegay qaybtan waa sida kaliya xirfad cusub loogu soo daro ee soo daawo muuqalada part 1 part2 labadaba waxa ka helaysaa channelkan
@@YaasirMarketer sxp gacaliye waa aan soo dawaday lknse markaan Profylka soo gly oo aan iri created geeg wax iso baxay 𝑝𝑒𝑟𝑠𝑖𝑜𝑚𝑎𝑙 𝑖𝑛𝑓𝑜. markaa sidee waaye
Barnaamijkaan inaa lacag ka sameeyn karo 100% ma ika hubtaaa sxb aan dalaq dheheee ma fududahay in lacag laka sameeyo oo lacag badan laka helo Farqika u dhexeey fiverr iyo upwork muxuu noqon karaa labadaas na yaa fican
♧ Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
⬇ ⬇ ⬇
t.me/Yaasirmarketer
Saaxiibayaal soogala Groupkeena Telegram asxaabtaadana u share garee si uga faa iideestaan ma jirto aduunkaan website la booqdo kaliya oo lacag la isa siiyo barta xirfadaha internetka looga shaqeesto aanu u shaqeesano sida dadyowga caalamka ookale hormar ayaan idiin rajeen
asc
Asc seen ugu so biiraaa
Hi
Waa haggaag
Nxj
Masha allah si hagar la aan ah ayaad noogu sharaxday wll mahadsanid
Masha alaah wlhi account ka waa furte hada costumer lee suga isoo duceya wana mahdsanthy Yasir market ❤️🙏
cousterma heshay nio meeeqo ka xareesay
Wllo aniga wuu i diidee maxaa dhcay
Saxip Aniga ma icaawin kartaa San usameysto😢
Saaxiibayaal iskuday inaad videoga ku download gareesato UA-cam si aad udaasato isagoo qurux badan Quality sareeya
Legend baa tahay sxb respect🥇
Mnsha allh shukran walaal wx bdan ayaan kaafaiday wlhi mizaanka xasandka allh hkugu daro wllo intaad ibartay
mhadsanid sxb quality thank you sida and noo garab taagan tahay
Waan ka mid ahay ardayda wax ka baranaysa sida internetka lacag looga sameeyo koorsooyin dhamaystiran iisoo dir
aadbad u mahadsan thy waanu ka faidney keep going bro
Thanks Ustaad Allha kusharfo waxbadan naga maqna ayaad nofaideysay Qaabka withdrow losameyo kaasugna Ustaad
Asc yaasir marketer walalo waxan jooga maraykanka waxan ahay qaxooti cusub waxan raaba in aad ibarto side social mead looga shaqaysato
@@shukrihussein8210 xirfada aad jeceshahay dalbo kadib sida u bara laheed biloow ama raadi
Big respect for you sxb thanks
Yaasin marketer m.a pro xirfad weeye ru ntii wanaagsan
Saaxiib qaabka lacagta loogu xirto xagee kahelaa ii sheeg
Thank you so much bro 🙏🙏👍💯
Mashaa alaah wll qaaliya mahadsanid
Asc. Walaal. Waxaan kaagala soo xiriirayaa magaaladaKismaayo. Fadlan i fahansii in Fiverr halka aan joogo ka furan karo iyo in kale. Khayr Insha Allah. Jawaab.
M.a wll mahadsanid
Ustaad mesha Tags marka la maraayo oo aan rabo inaan iso galiyo qoraalada tags-ka wuu igu dhagayaa yacni wuxu ileyahy “tag list must contain at least 1 tag”
xitaa Hal qoraal oo tag ah wan galiyay save wu dhihmi la yahay marka i caawi ustaad
Kaptan waku salamey 🎉
Wll mahadsnid
Sidee marka lacagta ugala baxaya halkee ayayna iigu soo dhacaysa
Masha allaah wll
Nambarka nosoo dhig tilegaramka Wall
Shukran my bro keep goin
Ustaad mahadsanid
Macalin saa id kuu rabey intee kala soo xirira
Wallhi basuwwerka waa arkay
Tnx big pro❤🎉😊
Wll maryaa qaybti labad wuxuu iwaydiyay personal website.iyo dugsi sare shahaado ama bilad marka nosoo qayb kaloo dhamaystiran 👈🥰 thanks pro
Personal website iskaga tag fadlan sxp muuqaalka sida aan sameenayo raac
@@YaasirMarketer asc mjiran qbyo dadka fhankacus oogurb lagu wadahadlo imn helaa
Sad umhadsnthy dadlka iguyar
Wll maya courses ma bixiyo
Sax wale sax
Wll muuqaalka waa wada dhameesyay kaliya sida lacagta logala baxayo adigoo somalia jooga
Ok bro wan soo wadaa
Jokarman sxp xage ka xeshay sawirada isticmashay madama ustadka u leyahay Google AMA fiver hadad ka qadato sawirada dhib kaaga iman kara
Masha allah
masha allah
Wall qebta labad oo aconka lasameynaa profel intadan kudhufan kahor econ aakufanosa mana ujede
Sida lacagta loogla baxo fiverrka chp kusugayaa
Way fududahay wll waxa jecelahay inan telegramka sodhigay
Ayuub
🔨🪚
Sidee Labada sawir leyskugu Qabanayaa Before iyo After
Asc wllo side qofka ugu diraya sawirkii aan hagajiyeey thanks
❤
Tnx pro
Wll marka hore mahsanid. Tan labad wan hagagsaday wax walba ila gallery oon hadda joga marka sawiranta xagen ka heli kara
Thanks bro
Sida lacagata looga sartaa walalo
M.a wll allh Haka abal Mario dadkena allh ha ino barakeyo waxy ina gu dhaman way ini shegan m.a
Thank you
waxaa is waydii mudan lacagta aad ka shaqaysato xagee kala bxaysa xageysa ku dhacaysaa?
tan kle dadka aad u shaqayneysid xagey kala soo xiirirayan?
lacagta aad ku shaqayneysidna sidey kugu soo dirayan ileen mesha lanbarna kumaad qorin ee qaabkee lcagta dadku kugu so dirayan?
Wll dadka aad u shaqeenaysid website ka ayay ka xushaan dadka rabaan
lacagtu waxay kugu soo dhacin accountiga aad ku leedahay website ka ee fiverr halkaa ayaad kasii xawilan inta paypal aad ku xidhato
@@YaasirMarketer hee PayPal Somalia kama shaqeeyee secml adiga lacag maka sameysay wll mise Somalia ma joogtid adi
Waxan doonayaa Macalin inaan Ku biiro ardaydaada side ugu biiro karaaa
Ustad mahadsanid lkn ma iisoo qabanaayo graet new gig maxaa dhacay ustaad
Sxb aadaa umhdsnthy sda aad noogu faaideysay sxb fiver qeybta subtitle photoshop inaan doortaa rabaa waana waayey igu caawi ama iisheeg numbr aan kaala soo xiriiro
Wll deep ai iima shaqeeyaayo plz iisoo jawaab
Wll waxan.rabaa inaan lambarkayga kushaqaysto icaawi mahasanid
iyadoo photo waad na tustey lkn iyadoo writting noo soo samee
fiiri abowe aniga intaas oo dhan waan mare balse marka u danbayso canshuur ayuu i weydiinayaa ,marka maxaan sameeyaaa ii soo jawaab muhiim ayaan u ahay ??
Sxp adigaba sawirka soo Google kamadan kenin.......wayahay bal ana xagen ka keena sawirka
sawirka google wan ka keenay balse waxban ka badalay
Sidee lacag loo sameeyo
Koraskaas waan ubaahanahay wll xageen ka helaa
Asc yaasir bro telegramka commentga kuma furno su’aalo ayaa rabay inaa ku wediyo . Mahadsanid
Zxp Lamabarka Code Ha Duu So Diro Wuu Dida Ani Phone 📱 Bis Ayaan Heyza 💻 Ma Ma Heyzti Plz I Caawi😔
Sidee lacagta uga la baxa wll
wll malacgbaad kasamysayna
Wll aad iyo aad umhdsnthy
Yes
Asc ustaad inaan kula soo xiriro ban rabaa xagee kala soo xiriraa
Telegramka
Horta Qofka Ad Ushaqaynayso zagu Kala Soo Hadalya Taasa Su'aale ? Wata Kle lacagta Xaga Lagugu Soo Diraya ? 😂
Haa wll
Walaal Dadku Halkey Kaala soo xiriirayaan
Sxp qaabkan sidaan ubaran lahaa dedadl ugu jiraa
Mahadsanid macalin lakiin page overview u horeeyo image soo baxaye ma wax ayaa khaldan
Haa wll muqaalo horaa ku dhaafay part 1 iyo part 2 soo daawo
Ustaad virify nmber ayu idhahy code ayu isoo dray kdib wan galiyey wuuna iga diiday dhowr mar ayaan isku dayey se ku xaliyaa pls
dadka diinta haka mashquulinin wax jira maahan waxaan
Diintu Goorma ayay diiday in la shaqeesto ?
Diinta si qaldan ayaa u fahamtay libaax 😁
Ustad qof somalia jooga su lacagta oo la pixi kara
Sxb lacag myad kasameysay waana imisa
Ok pro waxaan leeyahay xirfad ah advertising ama xayeysiin saad utaqaan uqaado sidee baan ugu shaqeysan karaa
Zxp hadiii aad ledahay xurfadaas waxa lagu haya qabab aad ufud aad uga shaqaysan karto
War tags xagen kasoo copy gareystaa
Iso jawaab
Musuul telegrama ayay taala
@@YaasirMarketer zhp xoga telegram ka wuu igu culusaaday ee WhatsApp cod kaga so diray iiga soo jawaab taliye
Lengen
Ustaad appka play store hada kala soo dago oo aan isticmalo kwrn
ustaad Canva Pro iphone maku dagsan karaa
Sxb inan soo galaan rabay telegramka masoo geli karo
Maxaa diidayt.me/Yaasirmarketer
Xagee kalasoxarira sxb
Lacgta payment anigo kenya jooga sidhen ulaso baxA
Sxb imisa ayad kasameysay daacad igusheg bro
Teacher intuu yala conva
Sxb waxan rabaa inaaan kula so xiriiro ee xageen kaala so xiriira
Bro telegramka horey uraac waa helee nambarka ama telegram userkayga @yaasirmarketer10
Sxp Faceka ima soo baxaayo iso jaawab
Face kee sxp
@@YaasirMarketer sxp meel kala soo xariiro rabaa
Ustaad psd file waa diidee mxaa xal ah
Zxp canva waan ka weynee sxp linkaga xaga nosood dhig
Oki bro
Lacagta xage kulabaxaa
Mxa la iga bahan yahy mrka
Sxpow fiver wuuba iisameysmi waayay noo soo sheeg qaabka loo sameeyo please🙏🙏
Bro cilada ku haysata ila wadaag
@@YaasirMarketer sxp haduu isameysmay aad baad umahasantahay
@@YaasirMarketer codeka ma aqbalayo
Zxp.nio created Geeg ma.rkaan iri waxan ima soo bixin pro waa sideee
Bro videoga dhexdiisa ayaan ku sheegay qaybtan waa sida kaliya xirfad cusub loogu soo daro ee soo daawo muuqalada part 1 part2 labadaba waxa ka helaysaa channelkan
@@YaasirMarketer sxp gacaliye waa aan soo dawaday lknse markaan Profylka soo gly oo aan iri created geeg wax iso baxay 𝑝𝑒𝑟𝑠𝑖𝑜𝑚𝑎𝑙 𝑖𝑛𝑓𝑜.
markaa sidee waaye
Sxb sidee lagtaas ulabxaa
Qof walba ma qaban karaa
Asc
Sxb soo sida vidio hore lacag looga sameeyey page sida loo additin gareeyo si hadana Dib lacag looga sameeyo
Sxp sida oo Edit gareeyo muuqaal aadan lahayn Facebook iyo youtube waa soogaliyay
Barnaamijkaan inaa lacag ka sameeyn karo 100% ma ika hubtaaa sxb aan dalaq dheheee ma fududahay in lacag laka sameeyo oo lacag badan laka helo
Farqika u dhexeey fiverr iyo upwork muxuu noqon karaa labadaas na yaa fican
Bro waan kaa hubaa 100 %
@@YaasirMarketer 8
😢😢😢❤❤🤳👏👍👍👌👌
Ustaaad DeepAI lacag ayuu i weydiinayaaa maxan sameeyaaa
See kuu weydiiyaa wll ma adaa raba inaad wax ka sameesato oo laguu sameeyo
@@YaasirMarketer ustaad gmail ayaan kuugu soo dirayaa ii sheeg gmailkaaaga aan ku tuso ama aan kuu soo diree
@@YaasirMarketer wuxu i weydiinayaa credit billing ayuu i weydiinayaa
@@YaasirMarketer xitaa iima ogalaanayo inaan sawirka soo dhigo
I caawi nooh payment ayuu i weydinayaaye
Sxb telegramka wan ku jira link ga canva wali ma arkin hada iso diri kartid iso dir masuul
Canba ayaa ku qoran wll Qeyba linkiga ka eeg
Wll xgee kala soo xidhiidhaa
Wll telegramka ciwaanka yaala
وعليكم السلام
Fiver somali maku shaqeena wll
Ha bro waliba wuu lu aqbalayaa sxp waa hadii ad adiga leedahay waxa galineeso
Sawirada sida loo hagaajinayo na tus
Bro muuqaalka ayuu ku jiraa ee muuqaalka si toosa u daawo
Maxaa laqabanaa
Muuqaalka daawo wixii laqaban halkaa ayaa kq fahmi doontaa i.a
Bro xaage Kala xarira
Whatsappka wll ama telegram Groupka sogal