Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ADNA OO LA ILMAYSAY SIDA AY TAHAY WALAASHEED || IYADOO SIDAAN AH AYEY HADDANA QARSOON TAHAY ||😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2022

КОМЕНТАРІ • 348

  • @shukriiidow3938
    @shukriiidow3938 2 роки тому +24

    Adna abyo wabseed usameey si ay ugu ganacsato ina sameyso 🙏🏼 Masha allah Abayo yariiseey 😍

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 2 роки тому +5

    Adna iyo amira mesha bena ku haysen fadma idin buustay wlh masha allah illahey gacanta haku barakeyo

  • @lailaabukr8797
    @lailaabukr8797 2 роки тому +25

    masha allah ilaahay gacanteeda ha ubarakeeyo ilxun iyo xaasidkana ilaahay ha ka xijaabo keep going hore u soco maskaxdaada iyo dadaalkaaga ilaahay ha kuu siyaadsho

  • @peelakareena3984
    @peelakareena3984 2 роки тому +16

    wlh qurux waaye Allah gcnteeda ha u barakeeyo m.a I.a wxaa ku rajeena inaa noqoto business gril oo xarumo bdn yeelto hory u socoto gcn dahab ❤

  • @dagancabdullaahi8625
    @dagancabdullaahi8625 2 роки тому +8

    Halis waaye abyo daawadaaan ilmaha ka dheeree🥺🥺🥺 marka aad samaynayso maski Fcn ha xirato abaayada samaynaysana abyo masha allaah horumar wacan ilmahana ka taxadar banaan ku sameee naqas ayey kaaa qaadaayaan halis waaye 🥰🥰🥰🥰24 saac ayaana loogu talo galay inuu qalalo marka la qalajinaayana fooneeyaha qaybtiisa kulul ku samee

    • @bushramohamed3585
      @bushramohamed3585 2 роки тому

      Abayo magacooda igu caawi wxy samynaso waanka helay inaa bartaa rabaa🥺🥺

    • @dagancabdullaahi8625
      @dagancabdullaahi8625 2 роки тому

      @@bushramohamed3585 resin ayaala dhahaa daawada laga sameeyo abyo oline ka dalbo iyada iyo qalabkeedaan waadka helaysaa abyo

    • @bushramohamed3585
      @bushramohamed3585 2 роки тому +1

      @@dagancabdullaahi8625 hye sharafeey waa mahdsn thy💝

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 2 роки тому +12

    Fatima wexeeda talent waa dhaafeen waa xirfad heersaraa channel amiiro kusoo arkay masha allah.

  • @nimcoidiris7376
    @nimcoidiris7376 2 роки тому +8

    Markii igu horeysey wx la cuno ayaa moodayey wlhi Another level

    • @zamzamnoura6319
      @zamzamnoura6319 2 роки тому

      Aniga xata waxla cuno ayan uheystey 🤣🤣🤣🤣masha allah cunugtu cadi maha

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 роки тому +15

    Haa wllhy gabadha dhiiri galin caadi ahyn siiya abaayo iga yar io ayada iskumid maalin dhaweyd ku dhahay amiira wllsheed waxyaabaha aad jeceshahy sameysa marka waa hibo rabbii kumsneystey
    Masha allaah abaayo horey usoco
    In io wax ka badan samee hamigaada waa gaari doontaaye

  • @dajiya3807
    @dajiya3807 2 роки тому +4

    Mnsha allah waxan ku faraxsanahay inay inantaasi soomaaliyad tahay xbti
    Emotional weye video gu hore usoco sister adoo kale waan ubaahanahay

  • @adenmohamed3584
    @adenmohamed3584 2 роки тому +2

    masha allaah wan ku faraxay gabadha somali ,allaha gacan teda u barakeyo amiin 🙏♥️🥰🤲

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 2 роки тому +20

    mashaaAllah all I can say👌🔥God bless your hand habibty ❤

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 роки тому +20

    Masha Allah Allah ha ubarakeyo xirfadeeda 😍
    Waana ku farxa markan arko gabr soomaaliyeed oo xirfad leh ama talent leh masha Allah

  • @nuj127
    @nuj127 2 роки тому +18

    Allahumma baarik very beautiful..please make sure the place is well ventilated when using the chemicals

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 роки тому +25

    ShEin shopping online ayaa guriga ka dilaacay masha allaah 🥰

  • @ashanimo2584
    @ashanimo2584 2 роки тому +10

    Woow mashallah Amazing May Allah bless your work Inshallah 🥰🥰🥰

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 2 роки тому +8

    MashaAllaah walhi wanka helay siday u samesay fadma halo furo channel wa qof Talent leh 🥰

  • @fadiminaali7537
    @fadiminaali7537 2 роки тому +9

    You Tube ufura walashen mashaallah allah hakubarakeyo abayo macan talentiga 💖💖👑🤲🤲

  • @rihanaibrahim3947
    @rihanaibrahim3947 2 роки тому +34

    MashAllah THAT'S My best friend🫶🏼
    I am very proud of you😊 and you're doing
    a really great job. 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 2 роки тому +3

    Waaawareey adno bas maasha allh dheh gawadha you tube ufura talent fiican ayey leedahy garab qabta waxay ubaahantahy qof caawiyo

  • @nafisoibraahim4845
    @nafisoibraahim4845 2 роки тому +2

    Waxan talent wa dhaafen masha allh gabadha shre out halo sameyo faduma cdy hore u soco hppti allh ku barakeyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 роки тому +6

    cafimad Hooyo cafimad Allah siiyo damantiina Allah cafimad Allah siiyo and iyo saxaaf adna mashaallaha

  • @farxiyacumar2587
    @farxiyacumar2587 2 роки тому

    Wow m.a gcntada ilaah ha ku barakeeyo

  • @amrandualejelle5582
    @amrandualejelle5582 2 роки тому +24

    Mansha allah ale ha ubarakeyo gac anteda

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 2 роки тому

    Maansha allah illahow gacantada kuu barakeey

  • @Hamkiz
    @Hamkiz 2 роки тому +1

    Mansha'Allah tabarakallah Fatma gacal Ilahay hakuubarakeyo gacantada......nabar hee anagana online nugubar adigo raali ah. Shukran Adna

  • @deeqocismaan2560
    @deeqocismaan2560 2 роки тому +3

    Adna cadey abayo wa wareey haku haay.ninee masha allh tabaaraka llh afkaaga bar xabiibti ilxun allha ka haayo gabadhena msha allh

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 роки тому +5

    Mashalh dhaha gabdha ana Routineskeyga so dawada quruxbadan inshallah

  • @amirahudle916
    @amirahudle916 2 роки тому +4

    Masha Allah 🥰 Allah haku xafidhoo abyo mcn 🥰 Fatma am happy to see ur talent keep going walashey mcn

  • @Run_sheek
    @Run_sheek 2 роки тому +19

    Masha allah what a beautiful 🤩talent

  • @nasraabdikarem5810
    @nasraabdikarem5810 2 роки тому +4

    Masha Allah abayo adna talent by le dahy gbdha gacan qabta si ay horumar bdn uga sameyso decorationka I.a

  • @Amiimacalixuseen
    @Amiimacalixuseen Рік тому

    Ma shall ah. Faatma intaa iyo inkabadan ayaan kurajiinayaa wall❤❤❤❤

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 2 роки тому +3

    Adnooy abayo gabadha gacan qabo plz wlhi m.a talent we dhaafen wxeda gcnteda allaha ubarakeyo ciwaan usamay ee xirfadeda kuso bandhigto ee ku shaqesato dadal hdii aad umuujisan wa huba ine wx qabad fcn la imaneyso wxn gabdhaha carabta qaali aye ibiyaaan gacan qabo plz wa walsha halmar aa riixdo aye guul ku gaari karta oo aad sfcn uso bandhigto talentigeda walasha o guul ku gaarte wa famliyga dhan oo guleste alaap yar uso iibi ciwaaane ufur iydne dadal hla imato hlhn hdl waxa iga kenay talantiga ee ledahay iyo side uso badhigi karin aya laqiirode wlhi🥺🥺🥺🥺🥺

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 2 роки тому

    Masha Allah

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 2 роки тому +2

    Mash.allh abyo gacan tada allah haku bara keeyo een sidee kubaraty noo so sheg io allabta meesha laga helo blz abyo

  • @faizoabdulkadir1854
    @faizoabdulkadir1854 2 роки тому +2

    Masha allah dheh gabadha. Adna mxa ku daari. waaaaw lee ku jirtaa see camaleeti

  • @najimamahmud3529
    @najimamahmud3529 2 роки тому +2

    Masha allah gabadha UA-cam halo furo sidey farsamadeyda dadka ula wadagto anagana ugu faideysano👍🏽🥰

  • @maryanlibaan1774
    @maryanlibaan1774 Рік тому

    Maa sha Allah 🥰🥰

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 2 роки тому +9

    ماشاءالله رب يحفظك 🥰😍🤩

  • @araweelohaji5333
    @araweelohaji5333 2 роки тому +2

    Woow mashallah tabarakallah 🥰🥰🥰 shes so talented ❤️❤️

  • @najmomaxamed1375
    @najmomaxamed1375 2 роки тому

    Masha alh

  • @sihamdaud1182
    @sihamdaud1182 Рік тому

    Masha allh

  • @hodanxasan2649
    @hodanxasan2649 2 роки тому +1

    Masha allah ilahay gacaanteda ha ubarakeyoo gabadha

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 роки тому +2

    Masha.allah abaayo UA-cam furo wlh aad aye uqurux badanyihin walaga sodalbana

  • @ilhaanmohamed4928
    @ilhaanmohamed4928 2 роки тому

    Msh.ALlh

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 2 роки тому

    Mashallh

  • @xamdixarago961
    @xamdixarago961 2 роки тому

    Manshaallah

  • @nasriimcollection132
    @nasriimcollection132 2 роки тому +1

    Let her expose her talent the media need her

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 2 роки тому +3

    Mashallah tabakalallah allah gacanteda ha,ubarakeyo

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 2 роки тому +2

    Mansha Allah

  • @farhiyabilan1003
    @farhiyabilan1003 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @najaxxasannajaxnada859
    @najaxxasannajaxnada859 2 роки тому +1

    Maasha alllha WLL allé gamcaha hakubarakeeyo hore usoco

  • @saamiyadheman3702
    @saamiyadheman3702 2 роки тому +5

    Masha Allah beautiful talent

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 2 роки тому +1

    decor derbiga lagu dhajiyo ku qurxanyahay mashallah fadna talented adna canimadada ugu faidey gbdha o bussiness haka sameysayo qol gooni halagu sameyo savety ciyalka mel ay jogan haku sameyina ayadana mask iyo gloves haku sameyso✌️❤️❤️

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 роки тому +4

    Masha alah wa wax fican dhiriqilin ubahan waye

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid5712 2 роки тому +6

    ❤️❤️❤️❤️ fatma 🥰 mashllh alle gamcaha haku barakeyo

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 2 роки тому +2

    masha allh qof walba ilahay maskax goniya siyay haybad masha allh❤️

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 роки тому +1

    waaw waaw maasha alaah maasha alaa tabaarakalaah ilahey gacanted Alaha ubarkeeyo

  • @dheemanalio440
    @dheemanalio440 2 роки тому +1

    Mash Allah

  • @bahjofarah5924
    @bahjofarah5924 2 роки тому +1

    Mnch lh talented girl waye i like this decoration 😘😋🤩❤

  • @bushrasiciid2377
    @bushrasiciid2377 Рік тому +1

    fatima abayo waxn yar ee quruxdaa maa nabartid 🥰

  • @maryn.humble
    @maryn.humble 2 роки тому +3

    MashaAllah fadumooy wa in laguu bixiya faro malab 👌🥰

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 2 роки тому

    Oo hintaan oo jogtada ah oo lagadhigayo ciwaan ka madhaga yareysinohee bikows walashena fadumo talintigeda ee ehed in aadkadhig tid ee e heed wlh masha allaah

  • @mam5612
    @mam5612 2 роки тому

    Maashaalah tabarakalah, well done.

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 2 роки тому +1

    Masha Allah tabaraga allah gacanteda allah u barkeyo 💓

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 роки тому +1

    Masha Allah Alle haubarakeeyo

  • @muniita7081
    @muniita7081 2 роки тому +1

    MashaAllh talented girl👏👏👏

  • @yahyemahad7182
    @yahyemahad7182 2 роки тому

    Mash allh🤩😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🤑

  • @faadumocabdi5101
    @faadumocabdi5101 2 роки тому +1

    Masha allah macaanto allaah haku barakeeto

  • @drsaxlam1448
    @drsaxlam1448 2 роки тому +8

    ماشاءالله ما اجمل فاطمة الله يبارك ويحفضك من كل شر

  • @nasteexocusmaan
    @nasteexocusmaan Рік тому

    MAsha allah❤apyo plz adna UA-cam 🍂💋🎉🤤

  • @abdulanas8979
    @abdulanas8979 2 роки тому +1

    Masha Allah gacmahaga alle hakuu barakeeyo fadmo cadey horey usoco

  • @fathiaabdi6493
    @fathiaabdi6493 2 роки тому +1

    Wll macaan gacantada allah a ku bareekeyo keep going

  • @ikraanmohamed454
    @ikraanmohamed454 2 роки тому

    Mashallah illahey ha ubarakeyo gacnteda

  • @bellaabdirahin4581
    @bellaabdirahin4581 2 роки тому +1

    Mashallah she’s amazing

  • @user-po3fn5bs2s
    @user-po3fn5bs2s 2 роки тому +2

    masha allah fadumo cadey gacantaada allah ku barkeyo abayo insha allah

  • @leylaosman8685
    @leylaosman8685 2 роки тому

    Amazing

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 2 роки тому +4

    Mash alh plz umaal galiya gbdhan talent aad uwenedahy hala garab istago

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 роки тому +2

    Masha Allh xpti

  • @munaaddo4148
    @munaaddo4148 2 роки тому +1

    Masha Allah gacanteeda Allah ha u barakeeyo. Masha Allah hala dhaho.

  • @ilhaanaadin5587
    @ilhaanaadin5587 2 роки тому

    Mshalh amazing waxbolagama qabn karo

  • @ayuuzhppe5761
    @ayuuzhppe5761 2 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله الله بارك في ايديك يا فاطمه

  • @umm-noragutale9286
    @umm-noragutale9286 2 роки тому +2

    allah u barakeyo gacanteda

  • @karemakamilali2525
    @karemakamilali2525 2 роки тому

    Mashaallah mashaallah mashaallah mashaallah mashaallah mashaallah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @khadraxasanali5154
    @khadraxasanali5154 2 роки тому +1

    Mnsha allah

  • @Aliko_official-l9
    @Aliko_official-l9 2 роки тому +1

    Wow m.a talent girl ❤️🤞

  • @ikraanismacip5419
    @ikraanismacip5419 2 роки тому +3

    Masha allah 🥰❤💖

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 2 роки тому

    Mashallah talani ee leedahay gabadha
    Adna allabtan waa qaali kuwa carab sameyaan aqana qaali eey gadaan walaasha kushaqeyso dheh 👍

  • @maryamomaxamedkulmiye3753
    @maryamomaxamedkulmiye3753 2 роки тому

    M,A alaha gacanteda ha ubarakeyo wlshy

  • @ubaxfanny814
    @ubaxfanny814 2 роки тому +3

    m.a keep goings baayo

  • @caaishamohamedabtidoon9452
    @caaishamohamedabtidoon9452 2 роки тому +1

    Masha allah baarakallah❤️❤️❤️❤️

  • @mulkiqueen1993
    @mulkiqueen1993 2 роки тому +1

    Masha Allah🥰

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому +4

    Www m.a instagrmkeda ka soo arky hormar wcan abaayo fatma😊❤️💪

  • @nashaadcilmi7273
    @nashaadcilmi7273 2 роки тому +2

    Mashallah samidey 🥰

  • @asaiacardaf1332
    @asaiacardaf1332 2 роки тому

    manshallah fatma keep go sis

  • @munahirsi9748
    @munahirsi9748 2 роки тому

    Manshallah tabarakallah beautiful

  • @drsakshinaa8408
    @drsakshinaa8408 2 роки тому +1

    100 bis igaarsiiya team adna

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 2 роки тому +1

    Habartay adigane ninka sawirkiisa laguu galiyaa kulahaaa dhib badanaa. Kuwaan kkkkkkkk hooyo calwiya ♥️♥️🥰

  • @foosfariid
    @foosfariid 2 роки тому

    Masha alaah ilaah gacanteda ha u barakeeyo

  • @zackreal5507
    @zackreal5507 2 роки тому

    M.a Abaaayo gacan teyda illaaahay ha ubara kiiiyo

  • @samiiraibrahim3103
    @samiiraibrahim3103 2 роки тому

    Masha Allah gacanteeda alle hauabarakeeyo🥺🤲