MY FRIDAY ROUTINE/ROUTINE KAYGA MALINTA JIMCAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 324

  • @qeriyayasin4141
    @qeriyayasin4141 Рік тому +87

    Juma Mubarak today is friday in honor of our prophet muhammad 🥺🖤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +61

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw❤🥺🕋☝🙏

    • @fartunadan5352
      @fartunadan5352 Рік тому

      Mada bo wax ka ba to nag ku shaqey so

    • @deeqaadam8352
      @deeqaadam8352 Рік тому

      Sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 Рік тому +12

    Maasha Allah tabarakallah aadbaan ujeclahay gabdhaha xoogooda inay kusoo xamaashaan ayaga wax noqdaan jecel marka abayo guriga quruxda badan kunoolaashihiisa waxaa kasii macaan markaad tahay qofka sameestay noloshaas inaad adiga tahay rabbi haku barakeeyo

  • @imabdi3043
    @imabdi3043 Рік тому +13

    my role model my way to strong independent women 💪

  • @NimcoMacallinAadan-xe5br
    @NimcoMacallinAadan-xe5br Рік тому +1

    Masha Allah my role model keep going 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasriinmire8991
    @nasriinmire8991 Рік тому +6

    Qofki wax heesto oo illaahay wax siye baa naftisa ka fakaro anaga waxan cunni lahayn baan la daala dhaceynaaa🥲

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 Рік тому +10

    Masha'Allah Natasha Allaha kuu barakeeyo sis you're my favorite girl in social media 😍

  • @AsadAbdullahi-l7u
    @AsadAbdullahi-l7u Рік тому +1

    Abaayo waan kutageeraa gormee videoyadada noo soo giline waan kuu xisneey

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 Рік тому +3

    Mashaallah Walalshey Natasha Jumca Mubarak Allah ku sharfo qalii hormar waacan iinashaallah farxad ku nolaw Abayo sharafey Allah kuxifidyo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🌹🌹🌹💯💯💯👍

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Рік тому +8

    Gurigaada iyo gologaada ilaah hakuu barakeeyo abaayo maalmaha kaleba soo sameey bi'idnillah

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102 Рік тому +1

    Illaheyoow kuu barakeey adoo single aa saan ah ane illahey ayaa xaladeyda og alla aduunka lacaga furfurto markii ladhahayo sidan waye masha allah abaayo

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Рік тому +1

    Qolkaaga wali waan kaa sugaya

  • @nezmaupdi2524
    @nezmaupdi2524 Рік тому +5

    Adna allah ha ku barakeyo anagana illhey hana ziyo wllahey

  • @amirahmohammed6296
    @amirahmohammed6296 Рік тому +3

    Continue Natasha we love you

  • @ifrahahmed9926
    @ifrahahmed9926 Рік тому +1

    M.a mcnto ilahaye ha ku xifadiyo adee ayan ku jecelaye waxa tahye qof an mare waliba ku dayado keep going sister love you so much abyo ❤️👑☺️

  • @najibbile2792
    @najibbile2792 Рік тому +8

    Natasha do for us home routines more

  • @aminoaxmed6289
    @aminoaxmed6289 Рік тому

    Masha Allah wall Allah haku barakeeyo lkina naagta ha odhana wall please

  • @hafsoomar7797
    @hafsoomar7797 Рік тому +3

    naftayda ina jeclado waxaa kahoreya inaa lacag yesho kahor maxan uqaban kara naftayda

  • @nawaallajecley9728
    @nawaallajecley9728 Рік тому +5

    Wlhi familkyga dhan way ku jecelyihin subesdeb👸❤ayeydy wayku ducaysa xitaa wlhi mcnyyy

  • @soojeedow1502
    @soojeedow1502 Рік тому +2

    Wllshey 1 mid iska ilaali waayo booskaan aad taagan thy iyada xitaa allah waa uu siin karaa waayo allah wax ku siiyey dhex alx imtixaan waaye aduunkan m.a hadda waad fcn thy waad caawinoysaaa sheyga culus waa in lagabtaa kaligeeda haku deynin shagaalo waaye lacag ayaa iga qaadatey waxa rbo kasameysanaa plz respect shaqalada

  • @hindamaxamed4150
    @hindamaxamed4150 Рік тому

    Nataashay salada subaxarkaad kacdo dib ha useexan waayo waa xiliga allh risiqa uqaybiyo adoomadiisa shukrn🥰

  • @munahashi1461
    @munahashi1461 Рік тому +1

    M.alllaH sis alle haku barakeyo

  • @balwanofficial6725
    @balwanofficial6725 Рік тому +3

    Gewer qalbi furan nastexa ABDI mursal wankujeclahy abayo❤️

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Рік тому +4

    Masha allah tabaarakalaah ❤

  • @jaltujaltu122-es4jh
    @jaltujaltu122-es4jh Рік тому +1

    Jaaryadiina quruxlay waye natasha😅😅😅

  • @marwasiyaad5882
    @marwasiyaad5882 Рік тому +4

    Qali meel sare gaadhin lahayd ee bissnukaagaa muhiimad siisy m.a hadana xagan guul ishaalaah

  • @phaizalunashariff3996
    @phaizalunashariff3996 Рік тому +2

    Waligey video UA-cam comment kama bixinin abayo wxn kuleyhy Allahuma barik❤🥰

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 Рік тому +8

    Msha alah abayo aaad baan kuu taageeraa adna love dhac ku sii alle haku sharfo❤❤

  • @leylohusein677
    @leylohusein677 Рік тому +1

    Abayo nasteexo well came back horay usoco waxan kugu latalina in aad soo iibsato daroonta vedio yada lagu dubo si aad wax hormarsan uduubato mar walba alle haku xafido

  • @yasuuma14
    @yasuuma14 Рік тому +4

    VIDEO OO WAXAD NOO SAMYSA OO NOLOSHA NAIROBI AH QOF KALIGII MAKU NOLAN KARAA NEIROBI QARASHADKA IYO GURYAHA QIIMAHODA IYO BISHII MEQO LACAG AYAA QOFKII KUFILN🙏 I.N WXN RAJENAA INAA SOO GALIN DONTIT MAR DHAW BAN RAJENAYA INAN IMADO KALIGY❣️💯

  • @maryn.humble
    @maryn.humble Рік тому +2

    Welcome back my dear nastexa♥️💃💃

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Рік тому +1

    Keep going wlshy

  • @fwzyhahmed8811
    @fwzyhahmed8811 Рік тому +3

    we love you habo ❤️‍🔥

  • @fardowsoshiine4721
    @fardowsoshiine4721 Рік тому

    Huro usoco abayo dar allh ku jeclahay 🫶🏾👸❤️

  • @muntoahlo472
    @muntoahlo472 Рік тому

    Nasteexo walal waxad noso galisa skincarekaaga iyo waxyabaha aad natural wajigaga marisid

  • @Falastiin27
    @Falastiin27 Рік тому +3

    Mashallah love your videos

  • @pipmaker21
    @pipmaker21 Рік тому +1

    Ixtiram darana rer nairbi naagta iyo shaqaalaha waxan ahyn ma dhahan

  • @sumayodegancabdimaalik6182
    @sumayodegancabdimaalik6182 Рік тому

    Abayo plz erayga naag ha oran gbdha ku caawineysa

  • @sihaamabdirisaaq9302
    @sihaamabdirisaaq9302 Рік тому

    Masha allah abyo mcn alaha ku xafido

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +6

    Masha allaa quruxey il xun kuma aragto sharafey 🥰🥰💖💖

  • @yaasiin737
    @yaasiin737 Рік тому +2

    Natasha qoftan shaqalaha idin eh wa diyarsantahay 🙌

  • @munaahmed4567
    @munaahmed4567 Рік тому +2

    Mcnto kuuxiisnay wllhi madanmbe hana cidleyn🥰🥰

  • @abdiaskar4699
    @abdiaskar4699 Рік тому

    Sodub markad islii daxmareyso iyo markad tukanka ujodo

  • @KaafiyoBile
    @KaafiyoBile Рік тому +1

    Keep gguin siss

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 Рік тому +4

    Pls routinada iyo skin carek no so badi sis💟❣

  • @farduuscrashiid9527
    @farduuscrashiid9527 Рік тому +1

    Ceeb waye inanta ku shaqaysa naag ha dhihin adba naag in lagu dhaho ma jeclid abayo

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 Рік тому +1

    Asc asxaabti hablahaygii iyo caruurtoodi igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

  • @ShugriShibin-ox1pm
    @ShugriShibin-ox1pm Рік тому

    Wll waxbamahaysto lkn shaqo ayanrabaa madaxi ayaa ixanunay tusalo isi wll

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Рік тому

    Wallhi ma ogeyn iny UA-cam ledahy hadi lyba arkey abyo waana kusary ima dgafeyan video yada hadi kabacdi I.a

  • @Hawenay
    @Hawenay Рік тому

    Walal naagta maxad ugu dhihi walashaba iyo naftaadaba uma quudhide hadaad dhoofto baad garan

  • @cashaxasan9075
    @cashaxasan9075 Рік тому +2

    M.a Allaha kubarakeyo Bessnes kaga wadba noo soojesatee sidaa lee kusoco insha Allah sidaa ayaa isku ognahay nastexay👸♥️🤍

  • @kawsarahmed3101
    @kawsarahmed3101 Рік тому +1

    Sc abaayo shabaga dhexda fadhiga blue kadhig

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Рік тому

    Jumco mubaarak walashya mcn hormar wacan hore usoco walash qaali

  • @sumayomohamedsanaag4160
    @sumayomohamedsanaag4160 Рік тому

    M.a xppti nolosha alaha kuu nuuriyo aaqirana janadaan kuugu duceeyey👩‍❤️‍💋‍👨🧸😳🤲I.a

  • @sundusnuura418
    @sundusnuura418 Рік тому

    Rootinka.soobadi.waalashye.ilahay.cafimad banana.kaga.rajynaya.iyo.cimridhra💖🥰💖🥰🖐

  • @salmanuura5243
    @salmanuura5243 Рік тому +2

    Armaaajada saad u kala habeysid noo so gali ayado routine ah 😩 i wish inaa fariiintyda aragtid 😅

  • @leylahadan1176
    @leylahadan1176 Рік тому

    Masha allah

  • @zahroabdi8574
    @zahroabdi8574 Рік тому

    Abyo ilahey haku barakeyo

  • @salmohassan4075
    @salmohassan4075 9 місяців тому

    Wllhi you are my role model

  • @hamdaabdinoor5238
    @hamdaabdinoor5238 Рік тому

    Qrxey wlcome abyo wana kuso dhaweynayna tdkle ha is niyad jabinin abyo garabkaga Allah galo tdkle hal codsi ayan wataa

  • @amran432
    @amran432 Рік тому

    Guuleso wllo

  • @manaarmohmoud4388
    @manaarmohmoud4388 Рік тому +1

    Wxa Yar Fariidsana Man'sha allah🥰🥰

  • @NastehoMire
    @NastehoMire 7 місяців тому

    Routine noosoo badi abayo 😢😢

  • @deqaosman4224
    @deqaosman4224 Рік тому +2

    Sister hadalkaas waadanbi allah waxba mawaayo

  • @ibtisaamg3950
    @ibtisaamg3950 Рік тому

    Na hoogto tan an arkaya naag uma eke iska hubso wa nine subxaanllaah na wa niin

  • @amranabdullahiabdi2708
    @amranabdullahiabdi2708 Рік тому +1

    Natasha abayo tukankadha designkisa nosoduub

  • @hadoncumar4239
    @hadoncumar4239 Рік тому +3

    Aroorti marka so kacdo albaqara guriga ku shid 😘

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Рік тому +3

    Natasha family gada Germany tagen maxa uga hartey kaligaa mise wa socota reer Germany noqon rabtaa keep going

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Iskaabulada dumarku way isku roon yihiin ragga iskaabulada ah soomaliyed ha ku daydan

  • @dayibshmuumin6913
    @dayibshmuumin6913 Рік тому

    Samiixa aawey abaayooy

  • @abdisalamabdillahi6045
    @abdisalamabdillahi6045 Рік тому

    wlhi waa gaari hooyadeed natsha m.a

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому +13

    Noso baadi routine nadaa hore usoco 🥰🧕

  • @maaidaabduqadir9290
    @maaidaabduqadir9290 Рік тому

    Mcn muqal dhirigalin ah soosame

  • @awalehraho9115
    @awalehraho9115 Рік тому +1

    Mshllh my queen natasha aad ban uga heelay routine Friday gaga

  • @milgoabdi9787
    @milgoabdi9787 Рік тому +1

    MashaAllah

  • @safiyacalii
    @safiyacalii Рік тому

    Mashaallah tabarakaraxmaan

  • @fartunali4501
    @fartunali4501 Рік тому +1

    Abyo plz dufeyga msh allah waye meshan kaa heli karo iso sheg waa iga cotsi

  • @mariamahmed-go3wu
    @mariamahmed-go3wu Рік тому +1

    Natasha walhi ilahey darti ayaan Ku jeclay me i from Djibouti 😭 Reply iso gaal

    • @naimaomar4613
      @naimaomar4613 Рік тому

      ❤❤❤❤😂❤❤😊😭😭😄❤💓✅😄💪

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 Рік тому

    wn cusbahay asxaabta hala isoo dhaweeyo

  • @sacdiyaxasan969
    @sacdiyaxasan969 Рік тому

    Sharaf iyo karaamo abyo adunka adoo kle inaa niqdaa jeclahy

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog Рік тому +1

    MashaAllah
    Gabadha kushaqeyso magac magabta miyaa? Just asking😮

  • @kaltuunabdii7448
    @kaltuunabdii7448 Рік тому

    Naagta haku oran maskinta illahy ba siinkra wxa hysatid eh😏

  • @barwaaqomohamed8443
    @barwaaqomohamed8443 Рік тому

    Girmada xaage kaahel Burcan Jogaye

  • @nastehaahmed5452
    @nastehaahmed5452 Рік тому +1

    Mashallah nasteha keep going

  • @zahraasaid5715
    @zahraasaid5715 Рік тому

    abaayoy momtaas aweyna Mar dhow ma arkinee

  • @sucdisaciid2335
    @sucdisaciid2335 Рік тому

    Sister bini aaadamnimada fiiriga somalida reer Nairobi dadka markaa u nasteexayn lahaydeen baad video ka diibeysaan iyadoo qawan dadka u nasteexeeya oo diinta ugu yeera

  • @safiyaadansafiyaadan5462
    @safiyaadansafiyaadan5462 Рік тому +2

    Mashallah aad ayaankuusalamay tukaan abayo soodili

  • @amirahudle916
    @amirahudle916 Рік тому +1

    Masha Allah Allah haku xafidho abyo mcn

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Рік тому +2

    Masha Allah 👌👍💟👑😚

  • @queennaima5916
    @queennaima5916 Рік тому

    Naasha rerki iyo mamadi aawy wllo

  • @qamarqali577
    @qamarqali577 Рік тому +3

    Masha allah my queen 😊😍😊❤

  • @asmiitalove6990
    @asmiitalove6990 Рік тому +3

    Night routines soo samey abaayo

  • @meysuumvlogs3965
    @meysuumvlogs3965 Рік тому +1

    Don't say naagta abyo waxaad dhahdaa GABADHA I CAAWISO

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 Рік тому +3

    mashaalah mysister👑 keep going❤🌹

  • @maryanmahad5482
    @maryanmahad5482 Рік тому +2

    Masha Allah Allah ku barakeya abayo 🥰🥰

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Рік тому

    Asc nataasha waa ku tageera sister may role model alle ha xifdiyo ee waxad muqaal noga soo sameesa waxa raba ina ganacsi bilaabo ee talo na soo sii plz inta igu raacsan is muujia

  • @ifrahmohamed7386
    @ifrahmohamed7386 Рік тому +1

    Abayo halagu weynin dambo 🥰anyway m.a wye Friday gada

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Рік тому +1

    Maasha allaah qurux❤❤❤❤❤❤100%baan ku siiyey

  • @sirftum7760
    @sirftum7760 Рік тому

    Abyo alle ha ku siyadiyo 🎉 cream mada jirka qalalan u Ron co cadiga ah iyo wax lagu yara naxo calosha si normal la iskaga jaro please abyo qof Cato ah o hadana calol le

  • @ahmedyareofficial1265
    @ahmedyareofficial1265 Рік тому +2

    Abti mcn noolow nasteexo❤💯