WAR BIXIN XIISO LEH HARGEYSA OO NOQOTEY MAGAALO ILAA 3DA HABEENIMO ..

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 315

  • @guuusha3699
    @guuusha3699 7 років тому +83

    Reer Hargeisa waa dadka kaliya aan ka yaabey sidey iskugu kalsoon yihin iyo sida quruxda badan ee ay isku maweeliya.Duni kalaba waxba uma oga.Socda o si fogaada.

  • @adityanurzemzem4443
    @adityanurzemzem4443 7 років тому +84

    allow amniga usiyaadi reer somaliland from ddsi jecliyaa gabdha reer hargeisa

    • @ziryounez68
      @ziryounez68 7 років тому +6

      aditya nur zemzem zxp wellcone bro
      inzhalahaha wan ku zoo dhawyanah bro hargeisa wa dalkagii zxp

    • @kamilahcadey4620
      @kamilahcadey4620 7 років тому

      aditya nur zemzem. thnx bro

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 7 років тому +22

    Allow u siyaadai Nabada sugan Soomaaliland jecliya Reer Abtigeey

  • @abdimogueh9050
    @abdimogueh9050 7 років тому +20

    nolow i love this country somaliland iam djiboutian but Evert summer waahan taaga hargaysa

  • @kederabdulahi1033
    @kederabdulahi1033 7 років тому +79

    Am ReE JiGJiGa Mansha waa dhul somaliyeed Anoona Arag ayaan kufanaa Waayo somalinimadu wa qali ihay ha ugu wado nabadaas Hrgysa ka jirta Lkn Dadka walalihina een haysan nabada iyo mel Ay uhoydan soo dhaweeya
    ViVa Hargysa Hadhwanaag

    • @umukhairmahmod9085
      @umukhairmahmod9085 7 років тому +5

      walal waad mahad sanid qof qalbi fiican ayaa tahay umada islaamka oo dhan ayaa iskaga baahan duco

    • @thefiber100
      @thefiber100 7 років тому +4

      Bal aan taa kugu diido! Soomaalinimo wey inaga dhaxaysaa waanan kugula dhaataa

    • @jamaalkhadar9447
      @jamaalkhadar9447 7 років тому +3

      Somaliland peace base

    • @diriyehildid9832
      @diriyehildid9832 7 років тому +2

      kader abdulahi qoraalkaagu dareen fiican bu igu abuuray. Hadii aynu boqol dawladood u kala baxno walaalaynu nahay. Sahacabku waa in uu fahmaa administration/Maamul ayuun baa lagu kala tageee shacabku waa walaalo ul iyo diirkeed ah.
      keep the good faith.

    • @shucaybismail920
      @shucaybismail920 7 років тому +1

      kader abdulahi wad mahadsantahay walal

  • @bureeqadheeman1682
    @bureeqadheeman1682 7 років тому +24

    Baxsaney hargeisa beertii nabaday ❤❤❤ hargaysa cadey ku jecliya cadowgaga cagta hoosteeda

  • @dhalgobeed5659
    @dhalgobeed5659 7 років тому +14

    axeey ax wan jidhidhicoday wlhi proud to be somalilander and proud to be reer hrgysa kaaama tago walee
    daaraha norway ku yaala
    kumaan doorteen hbena
    khraabad duntoo ku tala
    darurihi iyo shacabki
    HARGAYSA
    on love somaliland

    • @axmedcahdule2793
      @axmedcahdule2793 7 років тому

      dhal gobeed axeey ax mac nahedu masomliya mase wa luqad itobiya manfahmin runti

  • @Tafo775
    @Tafo775 7 років тому +40

    14ka Dislike tá saaray Waa gafuur adagtii Xaasidiinta ahayd😡 Allow u siyaadi nabadaa suganoo Barwaaqo ku Soor Somaliland✅🕊❤️

    • @umukhairmahmod9085
      @umukhairmahmod9085 7 років тому

      cuqdada idin heyso allaha idinka feydo

    • @saaddaud3882
      @saaddaud3882 7 років тому

      +Umukhair Mahmod ma benba orod aad amisom state adoonyahy ada cuqadadi Ku dishe

    • @umukhairmahmod9085
      @umukhairmahmod9085 7 років тому +2

      +Saad Daud adiga iyo kuwa kugu nooca ah inaad cey tantaan maahee ra'yi kale mataqaniin alxamdulillah cuqdad ima heyso balee waanku farxaa dad somaali ah ama musliminta kale ee horumarka gaaray lkn muuqaalkan dhaxdisa fisqiga ku dhex jirtay kuma farxin (nimanka iyo naagaha is dhax bodayey )

  • @deeqaidilabdi3586
    @deeqaidilabdi3586 7 років тому +47

    ilaahey malin uun heyka a tuso hargeysaay love you so much really.

    • @majabeofficial6939
      @majabeofficial6939 7 років тому +1

      Deeqa Idil Abdi insha allah waad waad arki my city

    • @maxamedmuuse3592
      @maxamedmuuse3592 7 років тому +1

      anaguna yaa kaa kaxeeyaanu isleenahy adiguna waad ku ducaysanysaa

    • @ninkajecelnabada6645
      @ninkajecelnabada6645 7 років тому +2

      Maxamed Muuse hhhhh sxp waan ku ducaystaa wlahy inan maruun nabad imaado dhulkaaga hooyo mxaad kaga ordaysa..

    • @maxamedmuuse3592
      @maxamedmuuse3592 7 років тому

      Axmed Naasir
      hhhhh waa iga kaftan uune

    • @deeqaidilabdi3586
      @deeqaidilabdi3586 7 років тому +1

      wll dhulkaga wax kuu dhama ma jirto lkn hdd ka fogthy ayad daremi lhyd really 😢😢😢😢

  • @malmahaaduunkahd257
    @malmahaaduunkahd257 7 років тому +22

    aabayaasheen aya naftooda u huray si ay caruurtoodu nolol sare ugu noladaan ninkii rageed unba dareemi kara arinkaas

    • @ashaaahmed5920
      @ashaaahmed5920 7 років тому

      masha allah hargeisa magalada ku nolahy allow ixifdi jecliya sanad an joga ma jecli inan ka tago

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 7 років тому +11

    aad baan u hambalyaynayaa reer somaliland. waa dad caqli badan oo huro mar marjecel. walaahi inta dadka koonfur ka soo jeedaa ku xumaynayaann ictiraafka. waxa fiicnaan lahayd in somali ka qalayso somaliland. reer somaliland si fiican ayay u caawin lahaayeen somalia.

  • @ahmed12ismacil56
    @ahmed12ismacil56 7 років тому +31

    iam from.dalka aad jaarka tihiin.ee. somalia wllyal hore u socda innsh allah

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 7 років тому

      Ahmed12 Ismacil kkkkk kkkkk kkkkk

    • @yazinmaxamed1597
      @yazinmaxamed1597 7 років тому

      hhh thanks zhp0

    • @osmanmahamed7973
      @osmanmahamed7973 6 років тому

      Ahmed12 Ismacil hhhhhhhh walahay zxp wd iga qoslisay anigu reer hargesa ayan ahay zxp somaliyan wn jeclahay ilahay dalka hayno mideyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @halyaygadhashasomalilandsn4153
      @halyaygadhashasomalilandsn4153 6 років тому

      Cismaan Maxamed
      Siilkii hooyadaa ayaaaa somaliwayn wastaa wxd tahay mid kusoo qaxay anigaa

    • @mowletabdi2439
      @mowletabdi2439 6 років тому

      Ahmed12 Ismacil thnkz proH

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 7 років тому +29

    noolaada cadoowgiina cagta hoos walaladeeyn form xamar

    • @beutyahmet1908
      @beutyahmet1908 7 років тому

      Hani Ahmed rer moqdisho idin jecelnahay walaalahayo

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803
    @boqorkabeelweyntagarxajis6803 7 років тому +5

    wlhi wlhi wlhi nimcada aan haysano qofkii dareemaya alle hadhowro xiligad jeceshay ayaad soconay maasha aallah alle dadkena qurbaha hasoo cesho dalkooda ubaahane

  • @abdirasheedmahmoud2090
    @abdirasheedmahmoud2090 7 років тому +14

    kuwaa dislike ta saaray waa qadaad wayntii one love dadkaygi

  • @suhaybsaleban5334
    @suhaybsaleban5334 7 років тому +9

    Meeshaan ku dhashay xundhurtaydu ku aasan tahay Hargeisa Sagal waa meel aan aad u jeclahay waa magaalo aan u xiisay ilahay nabada iyo barwaaqada ha u siyaadiyo dhamaan somaliland insha allah waxaan ku rajo waynahay mustaqbalka dhaw in aan dib ugu soo noqdo hoygayga iyo bartaan ku dhashay

  • @saafif1203
    @saafif1203 7 років тому +25

    Hargeisa wa magalo an ad u jeclahay ilahay ha igu simo in an Mar un tago

    • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
      @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому +1

      Sophia Hashi waa ku soo dhawanaynaa kama xiisa gonaysid

    • @saafif1203
      @saafif1203 7 років тому

      Ali walaalo mahdsanid, ilahay ha u siyadiyo nabada Waligedna ciil Allha ka hayo shacbka ku nool, from Mogdisho

    • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
      @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому

      Sophia Hashi amin wll idina guul

    • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
      @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому +1

      Hamze Hussein qaranimaa sland waa lama taabtaan

    • @saafif1203
      @saafif1203 7 років тому +1

      hamse Wax qald ah mu shegin walal siyaasad waxba Igama galin hadi lagu Kala tagay iyo hadi la isku imanayo Kaliya dadku Wa hantiye qali ah Tas a muhim ah

  • @aarkagerikombe3871
    @aarkagerikombe3871 7 років тому +21

    sanadkanun mahe hargaysi waligeedbay nabad ahayd intan jigjiga yar kusoo qayilo ayaan sheekh madar lug ku iman jiray mararka qaarna 150ka intan kusoo qayilo ayaa labada lug ku imaan jiray sheekh madar wayo wayo ala maxan hargaysa u xiisay

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 років тому +2

      Aarka geri kombe ninkaa Reer Sh madar wan ku salamay bro

    • @aarkagerikombe3871
      @aarkagerikombe3871 7 років тому

      Mustafa Mo aadban kaga qaday sxp tu lamidana iga gudoon ciyaala hargaysa urtay isku garanayan hargaysa pure

    • @FaraskaCad
      @FaraskaCad 7 років тому +1

      Aarka geri kombe dHashii reerSHeekhMadar waan ku salaamay addi iyo mustafe ba (saQadHi)

    • @aarkagerikombe3871
      @aarkagerikombe3871 7 років тому +2

      Feel Free aadban kaga qaday sxp hergaysawi pure 👑

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 років тому

      Aarka geri kombe maanta sidii maaha mobile lada iyo hablaha shaarica midi lagu boooba wll

  • @beutyahmet1908
    @beutyahmet1908 7 років тому +9

    MCha AllaH hablaha rer Somaliland qurxoona quraysh cml allaw nabada usiyaadi

  • @asmalove8650
    @asmalove8650 7 років тому +59

    kuman helin xod xodashe xinjirba uqubato waa lo xabal galay

    • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
      @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому +7

      dayax nuura xinjir waa run hadana diyaar ayaynu unahay inaynu uqubno hadii loo baahdo hargaysa haboon iyo qarankeena barakaysan ee sland

    • @IfrahIbrahi
      @IfrahIbrahi 7 років тому +11

      Ali Ibrahim ax ax wllo wlhi oyinbaa igu soo istaagtey allah nokiin dayo wllya

    • @jezanko50
      @jezanko50 7 років тому

      dayax nuura kuman helin xod xodasho,xasid iyo naxayb, xinjir xaaraniyo, xidid la gooyo xal ma'ahane aynu xusmo soomalinimo. Wllo ka saar niyadaada waxa primary iskoolka lakugu dhigay ee ah soomalia ba dad ka laysay. Lax aad bn ugu faraxsanahy amniga hargeisa lkn markan maqlo arinkan ah somalia ba dad naga laysay adigana kuma wanagsan ood waligaa wad cuqdadaysnaan kuwad dhali doontana ka daran oo intaas in ka badan bay somalida kale necbaan.

    • @asmalove8650
      @asmalove8650 7 років тому

      Jezan Ko hhhhh sxp layskama hadale horta waxa micno leh ku hadal mida kale waa qayrkaa kuwa wadankoda dhistay ee nabada keenay ee intaad halakan ka baq baq ledabay horod amoinsonta iska saaro hablahina kufsanaya

    • @jezanko50
      @jezanko50 7 років тому

      dayax nuura Amisom gabdho way kufsadeen lkn anigu hargeisa wxn indhahayga ku arkay iyadoo gabdhihiina yaryarka ahaa ethiopian sidii u doono ka yeelayo hadi naag la xoogo wa wax dhici jiray oo xal waa loo raadinaya lkn naagaha ethiopianka u ogolaaday aaway ragiinii dee qaad bay ku maqanyihin o cunayaan. Tan labad halkan waxan uga hadalaya ma ahan inan ku caayo lkn mida ethiopianka wa mid u baahan inad ogaato waadna ogtahay. Aniga amisom wadan igama qabsanayso lkn adi ethiopianka inta aad leedahay wa walaalkay yuusun dhulka ad somalida kale u diidayso ka qabsan hadana ethiopia way ka buuxan caruur ay dhaleen ethiopian oo isaaq reer abti u yahay saaso ay thyna idin neceb. Marka walaal aniga i cay hadaad rabto lkn cadawga somalia ee ethiopia ah wadanka ka nadiifi. haa waad oran kartaa ethiopia somalia bay cawdaw ku tahay o somaliland ma ahan lkn ogow ninka adi cadow kugu ah wa aniga cadowgey.

  • @IfrahIbrahi
    @IfrahIbrahi 7 років тому +8

    beertii xoriyadaay bara cafimadiyo guri leysku bantaay baxsaney hargeisaay insha allah waan idinku soo socdaa dalkeygii nabadaas waan idinla qeyb qadanayaa insha allh

  • @husseinabdi5864
    @husseinabdi5864 7 років тому +5

    Salaan sare bro. Heyb qudha ayaynu nahay Ddsi & Somaliland .one Love

  • @saafisaafi4383
    @saafisaafi4383 7 років тому +5

    mashaa allaah allaaha haidin siyaadsho reer hargeesa❤👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 років тому +2

    maal channel Cisii iyo sharaf kunoloow abti suldaaan intaa qoof eee leeh mashalaah WAliga Arimaha bulshada inoo badiya RTN TV siyasaadbaa INA washay indd nolooow maal channel ilahay haa ku sharfo amiin

  • @jabhadamadow76
    @jabhadamadow76 7 років тому +13

    masha allah hargeysa muqdisha waa inan sidaas ka dhignaa argagixisada alshabab ka xaaqnaa xaranta yahuuda

    • @ciiseaxmed2362
      @ciiseaxmed2362 7 років тому

      Jabhada Madow hhhhhhh Saxiib Xaasidnimadii waad iska daysay kkkkkk

  • @walaljiro8447
    @walaljiro8447 7 років тому +4

    masha allah somaliland hambalyo alle ha idiinkuugu wado anagana allah ha ina siiyo....

  • @bureeqadheeman1682
    @bureeqadheeman1682 7 років тому +4

    Somaliland 💚💭❤ Somaliland

  • @hargeisamusic5775
    @hargeisamusic5775 7 років тому +6

    hadhka&quruxdaba rag ayaa dhiigoda u qubay alle
    haku abaal mariyo janooyinkiisa somaliland guul&gobanimo hargeisa hadhwanaag wn u xiisay
    allow no siyadi nabada

  • @msbuundo
    @msbuundo 7 років тому +5

    kuwan dislike odhanaya waa kuwo ka xun magaladaa horumarka lagu amaanayo guul somaliland my mother land Allah haynoo siyaadiyo amaanka somalida kalena sidaa ayaan u rajaynayaa

  • @wardaabdi275
    @wardaabdi275 7 років тому +8

    i miss inbdan hargeisa visit aan ku tagey waligey ma hilmaamayo

  • @xamsexasan8952
    @xamsexasan8952 6 років тому +1

    Waaaaaaaaw mnsha allah wlahi wan jidhidhicooday qruxda dhulkena I'm proud tobe a somalilander and reer hargeisa ❤💖💖💖💖❤❤❤

  • @libanabdi618
    @libanabdi618 7 років тому +4

    MAasha Allah
    tprklh
    from Somalia
    Allah bless Somaliland
    qalanjooyinka s/land waan ku haysta cml✌

  • @fmuse3835
    @fmuse3835 7 років тому +1

    ManshA Allah illahay nimcada hayno siyaaaadiyo iyo isku duubnida wax Waliba waxay inogu suurto galeeen isku duubnideeena ee illlahay wadankeena ha barakeeeyo iyo dadkaygaba ❤❤❤❤

  • @asmalove8650
    @asmalove8650 7 років тому +28

    cadowgu yanu inag cayuumine haynga shegina

    • @umukhairmahmod9085
      @umukhairmahmod9085 7 років тому +1

      marka ugu horeyso masha allah hargeysa waa caasimadeena labaad! qof kastoo soomaali ah oo qalbi wanaagsan wuu kufarxaa lkn waxaa jirto maah maah dhaheyso ( nin walba suu yahow ku maleeyaa) marka ha umaleen dadka kale inay kugu fikir yihiin hadaad adiga kaxun tahay horu mar aad meel kale ku aragtay

    • @guuusha3699
      @guuusha3699 7 років тому +2

      Umal kheyr.Hargeisa wll maxaad caasimada labaad ugu sheegtey in leen iyadaba xamar ka hor xorawde.Hargeisa ma kula tahey in ay ka yeeleysa hada caasimad labaad noqo o waliba u noqo magaalo aad ka weyn tahey o aad ka hor dhalatey.Hadaad tahey xata dadka midnimada tageersan waa in aad afkaaga hagaajita o aad hadall wanaagsan ku hadasha.

    • @umukhairmahmod9085
      @umukhairmahmod9085 7 років тому

      +Guuusha walal hadal xun kuma hadlin lkn hargeysa waligeed ayey aheyd casimada labaad ee jamhuriyada somaaliya weyna a haneysaa insha allah wa runtaa xamar weyka hor xorowday lkn xamar aya kuhaboon dhan kasto caasimad somaaliyeed

    • @asmalove8650
      @asmalove8650 7 років тому +1

      Umukhair Mahmod somaliya maha ee waa somaliland wad argta inanay muqdisho melna naga gadhayn oo dadakedi lagu layo malinta cad

    • @guuusha3699
      @guuusha3699 7 років тому +3

      Wll Umalkhair.Ha odhan horta waligeed wey ahaaneysa,waayo waxey ku aheyd waa rabitaanka dadka reer hargeisa o waqtigaas ogola in ay walaalhooda reer somalia wax wada wadaagan o iyaga ayey xagoda ka timi in ay noqdaan caasimada labaad o u daayey in ay Mogdishu ta kobaad noqoto.Arintaas weyti la oga wixi ka dhacey iyo sidi lo dumiyey Hargeisa.Waa kuwi dadka reer somaliland arintaas ka tashadey 25 sano ka hor ee Hargeisa in ay mar labaad caasimadooda kobaad noqoto go'aamiyey.Marka cidey wax ka go'ada waa dadkeeda o labada jeerba go'aamada kala duwan qaatey.Imikana qofka Hargeisa waa caasimadi labaad ka dhex yiraahda Hargeisa aadba waad ogtey waxa ku dhacayaa.Ee hadaad midnimo rabto approach kale mar o kada sheekadan aad kula so kalaheyso ee ah waxaad tihiin caasimadi labaad in leen adba ma yeesheen in Mugdishu la yiraahdo waa caasimadi labaade.

  • @nuursiciid3250
    @nuursiciid3250 7 років тому +4

    ax walee waan owaya dhulkagii intaan ka soogaday
    alle hanoo siyaadiyo nabada

  • @exhargeisawi8176
    @exhargeisawi8176 7 років тому +1

    Masha alh allow nabada iyo barwaaqada noo siyaadi runtina magaaloyin badan o calamka ayay ka amaan badantay teeda hargeisa shacab qoryo sita laguma arko taasna wa mid aanu somalida kaga fcnay hargeisa intas ban ku lekaday hadana haben xabad dhacaysa kama maqle taasna alle ayaanu ugu mahadnaqayna

  • @muniirmudane6149
    @muniirmudane6149 7 років тому +4

    masha allh
    somaliland Hajirto
    iyo DDSI

  • @deekboyka7790
    @deekboyka7790 7 років тому +9

    masha allah wlahi videos kan kama daalo wanku ceceshadaa I love you reer somaliland Iam from jabuuti

  • @masuulmustaphe_90ti64
    @masuulmustaphe_90ti64 7 років тому +3

    Mansha allah
    Horre usoco hargaysaay.
    waan kuu hiloobee hargeiysaay.
    Gollihii haldoorkiyo hargiesaay.
    halkii nabadu taallaay hareisaay.
    **********************************
    Googtiii hogaankiyo.
    hooyadii tacliintaay hargiesaay.
    hido dhallad wanageey hargesay
    waan kuu hiloobee hargeisaay.
    waligaa horre usoco.
    ducaan kuu huwinayaa hareisaay.
    ***********************************
    i miss my home land..!!!
    Allow haydilin anoon cagaha kusoo dhigin...!!!

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 7 років тому

    *******HARGEISA SOMALILAND*******
    mashaallah
    Nabadaa ragbaa u xabaal galay..........
    Wxaan aaminsahay in ay tahay wadanka ugu nabada fcn oo jecel nabadana................
    ***## I LOVE MA SOMALILAND##****

  • @mohamedomaraboubakar701
    @mohamedomaraboubakar701 7 років тому +2

    Mansha aLlH waa WaX LaGu faaNo nabaDa taaLa caasimaDa soomaliland
    IYo dhululka kale ee soomaliland Ba ILahAYow u siYaaDi

  • @Hamza8.
    @Hamza8. 7 років тому

    Alxamdulilaah Calaa Nimcatu Amni...........
    Allow noo siyaadi Aamiin yaa Rabi........... Hablaheena quruxda leh love love u u 😍😍
    U xiisey Xaafadahayagii Jig - jiga yar Somaliland 😍

  • @ahmeddeeeq7820
    @ahmeddeeeq7820 7 років тому +6

    ma home i really miss Hargeisa inshallah anoo nabada iyo adoo nabada rabi haygu simo

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla7704 7 років тому +1

    Maan shalah Somaliland hargeysia alxamdullah 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @wacndhemnibraahim7283
    @wacndhemnibraahim7283 7 років тому +5

    Hargasia Hargiasa Allow ii daa jeclyaa caasimadyda

  • @jakubjuman4881
    @jakubjuman4881 7 років тому

    Mashalah aad ayan ugu farxay muqalada cusub ee aad inoso dhigtay wll. Casimadi Hargeysa waa is badashay waxana rajeenaya inay la tartanto casimadaha dalalka adunka.

  • @hoodomuuse4690
    @hoodomuuse4690 7 років тому +5

    MashA ALLAAH ha waarto nabadu ALLE ha dhawro somaliland

  • @halohalo2805
    @halohalo2805 7 років тому +3

    maasha.allaah illaahoow soomaali afarta gees nabad barwaaqo .iyo bashbash. wallaahi farxadeey iitahay. allaahu.akbar

  • @engmohamed4508
    @engmohamed4508 7 років тому

    mnsha Allah ilaahay nimcadiisa ayuu ku manystay hargeisa my mother land love you

  • @saidali5400
    @saidali5400 7 років тому +5

    Ilahy ha idin ha idin siayaadiyo rer hargaisa dadan jeclahy baatihiin

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 7 років тому +1

    Alxm llaah . ilaahaybaa mahadleh
    indhahayaga kuqaboojiyay naguna
    koriyey #H townka #hargeysa .ikaahayow nasiisee noosiyaadi

  • @jarvajurva2930
    @jarvajurva2930 7 років тому +2

    aamiin maashaa allah allow noo barake dhulkayaga hooyo

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 7 років тому

    masha allah my lovely city hargeisa cadeeey love u wlhi thankz sagal iyo rtn.

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 років тому

    naal channel suldaaan intaa qoof eee leeh mashalaah WAliga Arimaha bulshada inoo badiya RTN TV siyasaadbaa INA washay indd nolooow maal channel ilahay haa ku sharfo amiin

  • @nicimamuxumed210
    @nicimamuxumed210 7 років тому +1

    masha Allah allow noo siyaadi nabada umadada kalana ugu deeq somaliland allow dhawr

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 7 років тому +2

    allow usiyaadi amniga iyo nolosha aamiin one love 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 7 років тому +3

    macha Allah Hargaisa
    waan Ku Salaamay Waan kugu Soo Noqon Anoo Nabada Inch a ALLAH

  • @wiilkanecebmaryaloolkawiil4996
    @wiilkanecebmaryaloolkawiil4996 7 років тому +13

    Waxan la yaba kuwa ku farxa horumarka hargeisa waxay modayan in ciyarciyar ku timid 1 malyan oo qof ayan ku waynay xoraynti aan ka xoraynay somalia 1988 lkn anigu maa ilabo dadki qiimaha laha eee ino keenay xoryada dalkena waligayna ma ilaabi dono god bless repoplice of somaliland

  • @shako7423
    @shako7423 7 років тому +2

    Nina haybadaadiyo hibo eebe kuu qoray habeen kaama qaade horay bay abwaaniyo hobolo kuu amaaneen hargeisaaay 👊👌
    From dhaldki hargeisa xawadle

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 7 років тому +2

    illahayow nabada noo siyaadi inta musliminta ahe dhibataysana dhibatada ka dul qaad

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 років тому +6

    Sagal musetfe hssan nuur ina mujahiiid udhalay noloow

  • @somalilandgeneration6975
    @somalilandgeneration6975 7 років тому +4

    casimadaydi👏👏👏👏👏👏👏👏💘isha cadowgu idinma aragto

  • @mahedallahi7075
    @mahedallahi7075 7 років тому +2

    maashaa allah balse halafoojignaado reer xamar horumarkaa way kaxun yihiine alshabaabtooda yaanay inoo dirine reer somaalilandoow indha fura

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 років тому +1

    29 xasiidnaa like didaay kugoaa IlmaAMisooon kkkkkk

  • @abdiali5387
    @abdiali5387 7 років тому +1

    Xasidin tii Iyo alshabaab todi Iska Ilaa liya somalind 👍👍✊✊👏👏💪💪

  • @hiboabdi9269
    @hiboabdi9269 7 років тому +1

    Hargaysadaydi aan ku dhashaay kuma ilaawin hargaysaay nabad insha allah ❤

  • @ahmedabdillahi836
    @ahmedabdillahi836 7 років тому

    3:48 watching That Dude Dancing Like Pretty Perfect, Wooow I Have Even Seen Him In Another Video, He Knows How to Dance Perfectly...

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 років тому

    MASHA ALLAH HARGEYSA HOGAYGII AAN KUSOO BARBAAREY WALIGAA HADIMO ALLE KUMA TUSO SHACABKA REER SOMALILAND CADAWGIINA KOBAAD WAA DAWLADA SOMALIA WAA INAAD OGAATAAN. ILAA AYNU KALA BAXAYNO FEEJIGNAADA GUUL SOMAALILAAN.

  • @barkhadmaxamed8628
    @barkhadmaxamed8628 7 років тому +1

    Maasha allah tabarak allah
    Marka aad eegto dadka Sland
    Waa dad firfircoon ilbaxnimo
    Fog leh bal saacada dib u yara celi ha fogaan mudo 25 ka hor
    Halkan halaag baa ka dhacay
    Wixii hanti la haystay aqoonti
    Dadka dhamaan meel cid la ah baa layska so taagay noloshii so taxnayd eber ba laga soo bilaabay maanta oo aad aragtaan waa qofkii arka isma odhanayo dhibkaas baa so gaadhay eebbow dadkaygu wax wey qabsan karaan madax caadil ah noo door anagu dooran kari mayno e.

  • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
    @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому

    waaa barnamij qiima badan isha cadwgu duwan jecliyaa sland dalkayga barakaysan ee sland

  • @khalilomar3962
    @khalilomar3962 7 років тому

    thank you how you revealed unknown information.
    also some of our diaspora are know nothing about the reality on the ground in somaliland.
    thank you sagal mustaphe.

  • @cujhaarts8093
    @cujhaarts8093 7 років тому +1

    hargaysa ma nabaad baaa
    illahy ayaanu ka baryaynaa amniga uu na siiyaya ilaahay noo siyaadi
    adigaa qaadireees

  • @ibrahiimabdi5672
    @ibrahiimabdi5672 7 років тому

    masha allaah ilaahayaw noo barakeeyo dhulka hooyo amniga iyo orumarakana rabbow usiyaadi

  • @asmamuxumed5609
    @asmamuxumed5609 7 років тому +1

    Masha Allah viva Somaliland 💯👑✔😍💖❤

  • @yuusuf1232
    @yuusuf1232 7 років тому

    mansha Allah Hargaysa cadey waan uxiisay Hargaysa hambalyo jamhuriyada brakaysan Somaliland

  • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
    @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому

    hargaysa waan ku dhashay u dhashay ku koray ku bartay ku noolahay guuuuul qarankayga barakaysan eeee jsland

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 7 років тому +8

    I'm from Burco.

  • @xusnixuseen1247
    @xusnixuseen1247 7 років тому

    mnsha allh hargaysay hargaysay ha dhantalnin waligaa illahaw nosiyadi nabada

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 7 років тому

    Masha alah ,hargysa Cady ale amanka ha kugu wado hargys iyo dhaman Somalian, guul guul

  • @inahazhi3261
    @inahazhi3261 7 років тому

    mansha allaH somaLilAnd Allow Dhowr
    Say AmiiN

  • @fosiahassan682
    @fosiahassan682 7 років тому +1

    My city hargysa allow cadowga ka ilaali I miss u hargysa wlhi wan uxiisay dalkaygii illahow nabad igu gee mar uun

  • @khalidabdilahi9407
    @khalidabdilahi9407 7 років тому

    Mancha allh Allow Nabada no siyaadi
    my home town Hargeisa Hadhwanaag Imiss it

  • @sharmaarkekhayre5507
    @sharmaarkekhayre5507 7 років тому

    mansha allah waa my city hargiesa dalkayga hooyo somaliland nabad igu waraa dadkayga

  • @yahyeahussein4384
    @yahyeahussein4384 7 років тому

    Ma Sha Allah aad ayan ugu farxay muqaalkan hargeysa hadhwanaag...

  • @hassanmuuse5701
    @hassanmuuse5701 7 років тому

    mansha.alla.qarrankeyga nolow waligaa yaa allah illahow noo.adkee aminiga ameen

  • @kadnaanhonevada9054
    @kadnaanhonevada9054 7 років тому

    Masha Allah allow noo siyaadi nabada Ameeen 🙏🙏🙏

  • @engnuradin4228
    @engnuradin4228 7 років тому

    Mnshallh soomaaliland my home kufana wlhi alle hanoosiyadiyo nabada ciidaan haysana allle hasiiyo

  • @ISHAXOGTA
    @ISHAXOGTA 7 років тому

    mashaAllah , isha cadowgu deyran. somaliland shacabkeegu waa dadka ugu nabada iyo xasiloonida jecel aduunka, marag madoonto weeye, ilaahay ha noo siyaasdiyo nimcada taal dalkii hooyo.

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 7 років тому +6

    Allihii na siiyey nabadda noosoo siyaadi nolosha .
    Allihii na siiyey nolosha noosoo siyaadi nabadda .

  • @munamohamed2566
    @munamohamed2566 7 років тому

    beertii xoriyadaay baro cafimaadiyoo guri laysku baantaay baxsaneeey hargesaaay💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 років тому

    walahay dadka reer somali galbeed ama kililku waa dad niyad wangsan aadna uga wangsan somali badan ayaga iyo reer jabuutiba waad idin jecelahay dhamaantiid viva somali oo dhan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 місяців тому

    Masha alllah reer hargaysa nooooolaaada insha allllah❤

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +1

    Mansha'allaah, allaaha u kordhiyo, amiin.

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 7 років тому +1

    Horumar wacan my dhulkeyga somaaaliyeed

  • @inadiiriye1483
    @inadiiriye1483 7 років тому

    Alle hanoo siyaadiyo nabada alle ha igu simo hargeisa waa magaladan ku dhashay beautiful city

  • @musasomalia6462
    @musasomalia6462 7 років тому

    alxamdulilaaah dhaha umada soomaaliyeed gaar ahaan somalilander

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 років тому

    *Baxsaneeey* *Hargeysaaaaay* 😂S😂O😂M😂A😂L😂I😂L😂A😂N😂D😂

  • @SalmanSalman-ps2bb
    @SalmanSalman-ps2bb 6 років тому

    Somaliland ha noolaato ilaahay habarakeeyo waa ummad tashatay
    Oo fahantay danteeda
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @abdirahmankhalif4151
    @abdirahmankhalif4151 7 років тому

    Maasha allah ilaahow noo siyaadi waan kugu faanaa Hargeisa cadey 👌🏽

  • @ahmedcazka5815
    @ahmedcazka5815 7 років тому +3

    Mocha alLaH WLhi wan jecLhay HarGyza Dad Gob Anna waydaGanyihiin Viiva walalahayaGa zomalilnd DawLad jirtaIncha alLaH wan raJaYn in an imado hargysa