😢waxaan ayaa laga dhigtay xildhibaan iyo waziiro, kuwaan wax ba oga xataa ma yaqaanaan shuruucda parliamentary ga iyo dastuurka wadan ka, constitution ka 😢
Dani iyo axmed madoobe waa in xabsi loo taxabaa 34 Sano yaan daneestayaal dantooda wato Shaheen looma dhama iyo waan diidmay iyagoo Dan shaqsi u dooranaayo waxaas waa dhamaadeen waqtigooda daneestayaasba waa in xabsi loo taxabaa
Ninka wazaarada ciyaaraha la dagay .ciyaarihi kubada cagta waqtigii farmaayo mesha ay mareeysi ,hadana maba la ciyaaro. They have looted the sports funds.
🤣🤣🤣🤣 kan wa khiyaali inaba furo clipkan ayaa ka ciishodey walhi dawashadiisa Been iyo khiyaali ayu laso ilko dheeryahay baacan Xildiban iskusheegaya Moryan Suit loo so xirey iga dheh war dowlad majirtee waa Moryan iyo ciyalwero qabiileed oo la hubeyey dalkii masiibo allah uga dhigay ee halaga tashado wLhi xassan munafaq inuu is tookto malmaa uga dhiman wax kale oran kari maa✅✅ Runta igu imow masiibo qaran/ Waa siday godka ugu dhacdey dhiiqo kujirtaa life ah✅✅
Small kid delivery lectures are a new phenomenon !
Levells
Qof Ajuuraan ah oo aan hal degmo Soomaaliya ku lahayn oo dad 9 gobol degen u dhaaranaya
Waa cid wada faaruq ah cidaan wlhi, lkn waxay wax fahmi doonaan maallinta dowlada burburto oo xildhibaanada deegaanadooda ku laabtaan Xamarna qad cagaaran iyo isbaaro ku laabato,, 💯
Kaaly adi ka deg jahilow
Ileen dowlad ku sheega waxaa ka buuxo jaahilin 😮😮😮😮
Xildhibaanada faraha badan e aan ka so qeeb gelin macnaheeda so ma aha in ey diidan yihiin waxa meesha ka socda.
Waa wasiirka dhalinyada ciyaraha wayey waa qalaad iku ka hadlo puntaland iyo jubaland
1 tuulo kuma lahan somalia. Ajuuraan magiciisa yuu baabi'in baa mesha looga hayaa.😂😂😂
Way ku leyihin qabilada arkeysid waa wada ajuran tarikh radi
@@ibrahimugaz4734 Ajuuran wa boqortooya soomaaliyeed, cid na madafirsana. Waa walalhyga somaliyeed balse ma ahan dad hobolkaas ayaga leh ladhahayo.
Lkn waa qabiil nabadoona ah, dhib badnen, aniga waxaan kula talin lahaa inay is uruursadaan deegan lagu ogyahy samestaan, inkasto aduun wax micna ah kufahin hadana iska warqabkooda waa muhiim.
Mahadsanid sxb.
😢waxaan ayaa laga dhigtay xildhibaan iyo waziiro, kuwaan wax ba oga xataa ma yaqaanaan shuruucda parliamentary ga iyo dastuurka wadan ka, constitution ka 😢
Shalay
doorasho dadban wey dhacee wey ka baqayaan waayo cid dooranetsa maleh waa tuugo
Maxaa lagu falaa doorasho dadban mese kuwa qabilka caabodo ayaad tahay
Cida aad ka adagtiinba u taliyaa😂😂😂😂😂reer dameerow!!!!!!!!
Jahilnimo ayaa meshaa ku digtay
Dariiqii faramajo lagu diidana kuwana kadaray xita masariganayan
Balwaxaan baa laleeyahay waa wasiir
Yaahuu
Wazir Tuug ah oo shacabkii Muqdisho habenkii maatidi oo jingadahoodi si gaadma ah Cagaf oo gu dumiyo,Wazir dadka aad kuwadaan gumaadka ee Muqdisho Hubki dawlada oo Tiktok wilka eey dhashay xaaska HSM iyo Taliyihi Zaadka Cidamada ee suuqa kaxarshtay.
Wasiirada xasan sh ma ahan ee wasiirada dowlada federalka somaliya iska saxa ciwaanada akhlaaqda saxaafadane ilaaliya waan fahmi waqtigii aad lacagaha mucaaradka ka bisleysna jirteyn ayaa la gaaray lkn weli ilaaliya anshaxa saxaafada
Indha adeega reer dameer 😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!
Kan wasir inuu ahaadaa Dulmi ah, wasiirnimooy xaal qaado.. Cunugaan caaana nuugga ah, xaalka dalka muxuu ka garan karaa, ciyaalka hayska cambuulaystaan….
Kan yare futada ka hadlaya
Jahilnimo halkaa ku digtay
sax
😢waa inaan la fowdhayn dawlada federal ka, waana in la soo qabto dictator Ahmed madoobe, waayo wadan wuxuu u rabaa inuu ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇪🇹
Dorasha laqabanya ayey kuleyihn hal sual kagama jawabi karan xita bal hasharaxn dorashada iyo qabka ay uqabnanayn ?
In doorasho la aado Qof iyo cod waan soo dhaweeynaa maxaa yeelay waxaan rabaa in aan isa soo sharaxo xildhibaankeena 10 sano ayuu yahay xildhibaan ma hooyadiis baa meesha uga dhimatay 5000 kun bishii waa leeyn Qaboow walaahi welina waxoow taagay yahay doorasho dadban ayaan rabnaa waxoow kis yar iska siiyaa odayga Reerka marka sanadkaan waa in aan badalaa waa kalkeeyga (waxaan u baahanay doorasho Qof iyo cod ah ) wax ii codeeyona walaahi weeyn maayi Guuleeystaa Guuleeystaa inta doorashadeeyda ogol
Waxaa tahaye ruuxii Gabadhii maskiinta ahayde ee Dauunkoodhan lagadaawadaye
Doorasho qof iyo Cod xasan sheikh xitaa waa og yahay in aysan dhici karin
😂😂kwrn waa ciyaal lasooo khalday oo aan wax afkar ah aan lahayn xamar kaqabta dorashadani aad lacarareysaan
wadankan waa dhaqaqa cidi cabasho qabta miska hatimado marabno doorashod dadban
Xildhibaanada jubaland daraad soo looma diidan in ay ka war bixiyaan xaalada deegaan kooda? madaxweynaha so kama hor istaagin?
war waxaad leedihiin dhista eey eey dhalay war dawlad noqo mooriyaan
kuwas keeya iyo itoobiya ayeey ushaqeyan wariye qofki iscasilo xorey uyihin lakin gedi socodka soomaaliya qabil iyo qof horistagi karo majiro
cid maqan majirto intey soodirsaden mida kale hayimadan mesha loga hadlayo masirka umada soomaaliyed
Wasir moryane ah benale ah waar hassan sheick iyo moryanta grub hirab ba qof iyo cod qaabaneesa ee dawlaad mata majirto waana lugukalatagay waaxay somalie iskudarastay ee aderow xamar shacbiga iskabiliqayso oo dhulkoda ka baraqiciya hassan moryane grub hirab codka hakaradiyo dawlaad gobolededa darood dhulkoga waa nabad waana 100 kiba 65 ayaaka l eh 100 kiba 60 waa shaacbi darood dawlaad darood raali heshiis ka ahaayn aderow somaliya kama taliniso sida somalie odhaan ba qaabto oo anigoo cissa ah ba sidaa qaaba somalida kalena waa ilaamiid ee moryaan dawlaad ma rabtaan
Benaale
Dani iyo axmed madoobe waa in xabsi loo taxabaa 34 Sano yaan daneestayaal dantooda wato Shaheen looma dhama iyo waan diidmay iyagoo Dan shaqsi u dooranaayo waxaas waa dhamaadeen waqtigooda daneestayaasba waa in xabsi loo taxabaa
Habartaa iyo Nasro Culusoow waxaas ugasheekeey 😂
ua-cam.com/users/shortsjGucmhxgqhw?si=TPXBFiA1dkX8XrX1
Deya ilkihiisa Geedkaan😊 Dooli Camal😊
Hoo Mesegada😊 YiB YiB YiB 😊
waxan rabna qof iyo cod ninki isku kalson hayimado sanduqa halgu doorto waxna andorano
Eberkiisa wye kan. 😂😂😂
Ninka wazaarada ciyaaraha la dagay .ciyaarihi kubada cagta waqtigii farmaayo mesha ay mareeysi ,hadana maba la ciyaaro.
They have looted the sports funds.
NinKan Ma AhA Siyasi . KaliYa wa wazir sport . Oo aan siyasad shaqo kublahyn 😂😂
😂😂😂
Wasiirkeeyga ajuuraan badaan maxaa galiyay siyaasad maba yaqaanee muu biilkiisa Lee iska qaato
Bal kan lawaraysanayo eega canihi hoyadii aya weli ka qoyan
Xamar keliya kama qaban karaan kkkk
Kankalookale baa Xasane. Qaxinaye lataliya masaakiinta hanaqaxinii ku haya cuqubadaa la waalandoontaane
Waxan camla xilbno no ah dowladn wa masuq msuq tugo umad somli wax lo ma qabte ben joji caloshin
Kkkk GEBDHAHA HASSAN SHEK AYAD WAREYSANEYSA
Ajuuraan 😂😂😂 siyaasad mxu ka ogyhy.
Degmady degaan?
Mooriyan jahil ah ha kenin meesha
Waxa layiri Marka dad larogayo kuwa ugu liita aya lagu salidaa Balkan firiya indho cadays 😂
tuug tuug dhalay
aabahaa wax uqabo
beenlowgaan maxaa ka wareysanee ku wan 1 sano ayaa u hadhay
🤣🤣🤣🤣 kan wa khiyaali inaba furo clipkan ayaa ka ciishodey walhi dawashadiisa Been iyo khiyaali ayu laso ilko dheeryahay baacan Xildiban iskusheegaya Moryan Suit loo so xirey iga dheh war dowlad majirtee waa Moryan iyo ciyalwero qabiileed oo la hubeyey dalkii masiibo allah uga dhigay ee halaga tashado wLhi xassan munafaq inuu is tookto malmaa uga dhiman wax kale oran kari maa✅✅
Runta igu imow masiibo qaran/ Waa siday godka ugu dhacdey dhiiqo kujirtaa life ah✅✅