Soomaaliya waxba kama maqna. Itoobiya bad kiro ah Djibouti yaa u balan qaaday. ma eeyan ka jawaabin arrintaasi. Masar mareykan Fransiis iyo Cid kalle oo Wax u tari kartaa Itoobiya ma jirto. Madaweyne Xasn Sh iyo wasiirka arrimaha dibadda, mr Ahmed Fiqi, jazaakumulaahu kheyran. halkaasi ka sii wada.
Cid micno la,aan kuu taagereysa ma jirto waa kaas urdugaankii somaliya isku haleyneysay waad aragtaa waxa uu la soo fadhiistay mow u tanasulo giriigga way ow noogu qasbaan in aan itoobiya badsino taasi ma dhaceyso insha allah urdugaan wuxu arkay in ay soomaalidu ixtiraanbadan siiso markaas ayuu is yiri kuwaniwax aad tiraa ma diidikarasn ee arrinta itoobiya sanka ka geli saaxib waad wareertay in aad shidaal noo soo saartana uma baahnin daba ee waddan keenna nooga bax
Ethiopia iyadaa jabisay hiishiiskii oo Ciidamadeeda laaysay sidee awgerd waa in dowladdena Ku adkayesta go aankeexa ah Ethiopia bD Uma hayno ciidankeeda a WA in ay kala baxaan Somalia
Franziska waa tuug Raba insurance somalia badeeda soo galanana mahhaore waxa laga eryey afirka oo lagu soo ciqaabay faransiiska somaaliyey iska ilaalilya Geele Somali Maha Xass
Asc. Cabdicasi. Baro. Wan. Ku. Salaman. Maxa. Faaransiku. Ka. Galay. Itoopiy. Waxa. U. Utababara. Ciidan. Ka. Bada. Soomalidu. Ma. Waxa. U. Mooday. Dad aan fikiran
DALKAN MA SOMALIA IS KALEH, MISE BURCADDA UU XASSAN SHEKH U LA SHOORAYA, AYA NA MAAMULA, XASSAN SHEKH XILKA HA LAGA QAADO, SI DALKA IYO DADKA U BADBAADAN
Soomaaliya Allaha u Naxriisto! Mw Xasan wuu ku fududaaday Ethiopia Munaafaqada Turkey syaa ilduufiyey. Hada ma waxaan noqonay dal hoostaga Oromo? Wllhi ninkii dhiig leh hurdo ma gam'ayo
Itoobiya waxee wadaa arin ee soomaaliya albaada laga sooxiro si soomaalida iskudhiibaan Turkiga waa aragnay Itoobiya ayuu lasafday.hadaneh waxee rabtaa in ee masar kasooxirdo iyadoo u mareeso dhanka faransiiska.
Dhammaan dalalka Afrika waa ay diideen, wey soo eryeen Faransiiska, haddaba su'aashu waxay tahay: maxaa anaga nagu qasbaayo in aan dhageysano hadalka iyo damaca Faransiiska?. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
wadankaan dhalanyaro ayuu u baahan yahay runti. dhul ama badd aad ledahay inlaguula gorgortamo waa ayaan darro. mala waayey siyaasi soomaaliyeed oo dhaha dhul ama bad aan lenahay gorgortan kama galeyno.
Gella djibouti wuxu franssiska ka gadaya inu desturka dalkisa u badalanayo si marki 6xad u iskuso sharxo marka inu Hassan kuciro si ethopia culessaka Uganda yareyo
Soomaaliya dawladi kama jirto mar hadii badeeda iyo dhulkeeda dadkale ka go aaminayaan badacas waa meel mihiim aduunka u ah cidwalbana huguri baa ka hayaa laa kiin soomaaliya difaacankaraa ciidan ahaan iyo siyaasad mikasta hanoqotee waa maya waayo xasan gurguurte nin difaacikara dalka ma aha waa nin aan go aan qaadan karin ee dadkale oo danaha dalkooda wata wax u yeedhinayaa sida ina geele oo meeshii danihiisa uu ka arko u diraya ama ugu yeedhaya hadana faransiiska iyo itopia waxaa gadh wadeen u ah ismaaciil geele
Faransiiska waxuu rabaa inuu Kala guuro Masar iyo Turkiga. Faransiisku wuxù rabaa inuu barnaamijka turkiga ee Somalia carqaladeeyo. Masar Uma arko mana aha muhim marka turkiga loo eego.
Aniga fikirkaygu waa Ethiopian bada cas ama badda hindia ocean labada mid uun way ku tagi waayo dawladu malaha fogaan arag mustaqbal ka maxaa ka iman kara hadda waxay dheheen Ethiopia kama baxayno soomaalia waayo abniganaga ayaan ka ilaashanaynaa ma kuwa SaaS leh ayaa haddii bada cas ay gaadhaan aad iska saari kartaa iskadaa meelkalee gobolka Gedo kama bixin kartid Ethiopia
Emanuel macron wax uu u qaban karo ethiopia ma jirto. Badda cas waxaa xukuma dalalka aay ku taal Yemen.somalia.djibuuti.eretrea.masar .sacudiga. Sudan.ethiopiana cag soma dhigi karaan .fransiska dhibaato ayuu abuuran doonaa. Maraakiibtiisa xeebaha red sea wan baabineeynaa. Bad uma heyno. Dekedna uma heyno. Mar hadduu fransiska dhabarka ku wado.
Gella djibouti wuxu franssiska ka gadaya inu desturka dalkisa u badalanayo si marki 6xad u iskuso sharxo marka inu Hassan kuciro si ethopia culessaka uga yareyo ethiopia
Dan jire Axmed M Fiqi noolow
Egypt guul guul.French is traitor.
💪🏽💪🏽💪🏽Soomaaliya waligeed uma sujuudi doonto quwado shisheeye. Anaga hadaan nahay shacabka soomaaliyeed waxaan u dagaalami doonaa dhulkeena, dadkeena, diinteena iyo mustaqbalkeena si aan gabasho lahayn💪🏽💪🏽
Maashaa alaah walaal qaali ah waan xiiseeyaa wararkaada hal idaaco oo barnaamijkaada ima dhaafo mahadsanid kaalinta koowaad ayaad iigu jirtaa eebe hakuxafido aamiin yaarabi.
Hayaay Isha ha la furo sisi 😮😮😮😮😮😮
Guul Somalia illaahay baa noo hiilinaayo inshaa allaah
Waa in ay dawladu wax tanaasul ah ka muujin arinta bada shacabka Soomaaliyeed oo dhan ayaana garab taagan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Itoobiya waxaa bad ugu sukeeyso oo ay ka heli kartaa Eritaria...
Soomaaliya waxba kama maqna. Itoobiya bad kiro ah Djibouti yaa u balan qaaday. ma eeyan ka jawaabin arrintaasi. Masar mareykan Fransiis iyo Cid kalle oo Wax u tari kartaa Itoobiya ma jirto. Madaweyne Xasn Sh iyo wasiirka arrimaha dibadda, mr Ahmed Fiqi, jazaakumulaahu kheyran. halkaasi ka sii wada.
Illaahay waxan ka baryeeynaa in❤❤❤ guusha Somalia SIiyo Codoowga iyo kuwa hoosta ka wado Sida Turki iyo faransiiska, aamiin
Kheyr Allah haku siiyo Baraka ALLAH FEEEEEK walaalo 🤲🩵 Amiiiiim
💪🏽💪🏽💪🏽Somalia will never bow to foreign powers. We, Somali people will fight for our land, our people, and for our future without hesitation💪🏽💪🏽
You talk for nothing. Blablabla
Guulll!
Ma ogling itopiya in cagaha ayso galiso badeena❤😂
❤🎉ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka 😂❤❤
Illaahayow Ethiopia Ciidamadeeda naga saaro oo kuwa fiican nagu Badal badeena illaahayow nooga badbaadi,Aamiin
No one inshallaahu
Cid micno la,aan kuu taagereysa ma jirto waa kaas urdugaankii somaliya isku haleyneysay waad aragtaa waxa uu la soo fadhiistay mow u tanasulo giriigga way ow noogu qasbaan in aan itoobiya badsino taasi ma dhaceyso insha allah urdugaan wuxu arkay in ay soomaalidu ixtiraanbadan siiso markaas ayuu is yiri kuwaniwax aad tiraa ma diidikarasn ee arrinta itoobiya sanka ka geli saaxib waad wareertay in aad shidaal noo soo saartana uma baahnin daba ee waddan keenna nooga bax
Masham alaah
Darwiish D Dhalay
Waa in Ethiopia aaan Lagu Darin haba garage hal askari howlgalka cusub haddii loogu daro waxay ka so baxeen miloins oo askaryeeda ah
Walaal Masar waba ma u tari karto Somalia
Ha buun buunin
Adiga maxaad Tari kartaa?!😮
Waa sax muxuu tari karaa waxna waa daba dhilif waa laba wejile ah
Afrika waa Laga nacay Faransiska
Gumeysiga Xun .
Timirti hore dab loo waa.
Somali Maxamad, France iyo UAE innaga ilaaliya. Ethiopia ahay hoosta ku wataan.
Grands may jabuuti gayso haday runsheegayso
faransiska allow naga qabo faransis badeena danenaya allaha naga qabto
Eithiopia shd not b allowed in Somalia sea.French wa hasid
@alinoor6515 faransis dhor wadan oo africa ah wey ka racdeyeen dalkooda jabuti ayuu ku danbeya anagane ilahey hanaga qabto
Waxaa yaaba fransyska awod umalaha bada somaliya inu timado waxaan diyar unahay inan iska celino xabashida
walaahi Hade Somalia yeesho Cidamada Ethopiaka in ee ka noqdaan unsom, Somalia wee u dhamaadey Ilaah a loo baryo in ee noqon sida
Danta dalkiisuu Ka arkaa in uu somaliya taageero ee Jacayl uu
Somaliya u qabo uma uu taageerayo
Faransiiska hadduu wax xalinayo, wuxuu xalin lahaa wadamadii galbeedka afrika ee laga soo cayriyey
Somali waa laqaybsaday
Faransiiska waxaa laga soo buriyay afrikadii uu gumeysan jiray ee soomaaliya waqti uma hayso reer faransa
Has somalia become an international kiosk.
faranciiska waa sheydaan weyn kusoo guul dareystay western africa wadamo badan oo ka mid tahay senegal lagasoo ceyriyey kadib dhowr wadan ka mid ah wadamada uu gumeesan jiray ay dhalanyaro madaxweyne ka noqdeen kadibna iska saareen faranciiska. hada wuxuu arkay east africa oo kala dhantaasha uuna damacsan yahay inuu qoorta isku giliyo. daraad djabouti ayaa tagay, maalin ku xigtayne ethiopia , shalayna Masar madaxwenaheeda ayuu qadka taleefanka kula xariiray, maalmaha inasoo aadan wuxuu la xariiri doonaa ama Somalia ama Eteria. somalia waxay u baahan tahay marki koowaad inay dhisato ciidamo gaaraya 5M. iyo siyaasiyiin hadal kulul. siyaasiyiintaada haday hadal adag yihiin waxay kaa saacideesaa in laguu soo dhawaanin. Tusaale madaxweynaha Ereteria Afewerki awood malahan lkn afkiisa sun ayaa ka dhaceysa, cid hoosta kasoo gasho malahan.
Doodu waxaa weeye waqtigan Somaliya waxaay ku jirta marxaalad adeeg, waxaana soo jeedin laha inaysan galikarin heshiis ku shuquleh fariisin bayis (base), ciidan milatari ah oo ay leedahay dowada Ethiopia oo annan siinkarin, laakiin dekad ay kiiraysato oo ah beecmushtare oo ku dhisan shuruucda caalamiga xeerarkiisa.
Biyaha intey ku soo gaarin ayaa la iska moosaa Ethiopia sidaas weye jawaabteda madaxda Somaliyeed Ethiopia ha iska diidaan
Ethiopia iyadaa jabisay hiishiiskii oo Ciidamadeeda laaysay sidee awgerd waa in dowladdena Ku adkayesta go aankeexa ah Ethiopia bD Uma hayno ciidankeeda a WA in ay kala baxaan Somalia
Asc
Franziska waa tuug Raba insurance somalia badeeda soo galanana mahhaore waxa laga eryey afirka oo lagu soo ciqaabay faransiiska somaaliyey iska ilaalilya Geele Somali Maha Xass
dhulkeena iyo badeena itoobiyaan uma ogolin gardarada ay wadaan waa midii laysku fara saari lahaa
Farasikaa waa kaa uugu liita europe waa diiciif xooga
Was
Maa h a gobolka ee waa itoobiya.
Bal dib u eeg dhamaan Ethiopia qorshaheedii wuu hirgaly 30sano way is dhisayeen.
Ethiopia waa YUHUUDA Medow oo nalagu khasbayo inaan hoostagno Hogaan naga samata bixiyo Allaha noo keeno CALI BALCAD meel nama geyn karee...
Asc. Cabdicasi. Baro. Wan. Ku. Salaman. Maxa. Faaransiku. Ka. Galay. Itoopiy. Waxa. U. Utababara. Ciidan. Ka. Bada. Soomalidu. Ma. Waxa. U. Mooday. Dad aan fikiran
Etiopia oo badaha soomaliya timaada waa soomali oo lawaayay
Ethiopia waxaa dabada ka riixaya israil oo rabta cid ka difaacda yemen ayna iyadu saldhig ku lahaato
itobiya maba rabto bad e wa isreil
Etobiya dhul bay håret u haysaday maxaa dhacay Sabbath ay somalua marna ay shegaynin
DALKAN MA SOMALIA IS KALEH, MISE BURCADDA UU XASSAN SHEKH U LA SHOORAYA, AYA NA MAAMULA, XASSAN SHEKH XILKA HA LAGA QAADO, SI DALKA IYO DADKA U BADBAADAN
Jebouti, France, Türki, iyo Itoobia, ayaa ku dagaalamaaya Badda Somaliyeed. Dagaalkii siisi iyo Abiy muqdisha ayuu ka socdaa!!!..
Masar iyo turkiga inteey somalia kusoqulqulayaan meey Palestine oo yuhuudi gumaddeyso mexeey ugugurman wayen halkaan waa lagu qadhacaaya
Sidii roon rabiyow adaan talo kusaranee amxaaro kulan mailin alow naga qabo
Barrow
Adigana waxaad ku biirtey siideynta wararka argagaxa leh ee dhalinyarada soomaalida dalka looga qixinayo,
Soomaaliya Allaha u Naxriisto!
Mw Xasan wuu ku fududaaday Ethiopia Munaafaqada Turkey syaa ilduufiyey.
Hada ma waxaan noqonay dal hoostaga Oromo?
Wllhi ninkii dhiig leh hurdo ma gam'ayo
Itoobiya waxee wadaa arin ee soomaaliya albaada laga sooxiro si soomaalida iskudhiibaan
Turkiga waa aragnay Itoobiya ayuu lasafday.hadaneh waxee rabtaa in ee masar kasooxirdo iyadoo u mareeso dhanka faransiiska.
Masar Somaali markay dhib qabtay dadkeedaa gaajeesnayeen xagge jireen.
Dal walbaa dantiisaa ayuu ka dhaxe arkaa somaalia .
faransiiku wuxu raba bada cas
Etiopien asaga wata taas wala ogyahay
Dhammaan dalalka Afrika waa ay diideen, wey soo eryeen Faransiiska, haddaba su'aashu waxay tahay: maxaa anaga nagu qasbaayo in aan dhageysano hadalka iyo damaca Faransiiska?. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
wadankaan dhalanyaro ayuu u baahan yahay runti. dhul ama badd aad ledahay inlaguula gorgortamo waa ayaan darro. mala waayey siyaasi soomaaliyeed oo dhaha dhul ama bad aan lenahay gorgortan kama galeyno.
Türki uma danaynayo Somali. Turkigu Abiy ayuu wax la doonayaa. Somaliyey Toosa!!!!!
Ugu danbeyn imiraadka ayey dagi doonan cidanka badda ee itoobia. Sidey aniga ilaa tahay.
Gella djibouti wuxu franssiska ka gadaya inu desturka dalkisa u badalanayo si marki 6xad u iskuso sharxo marka inu Hassan kuciro si ethopia culessaka Uganda yareyo
Soomaaliya dawladi kama jirto mar hadii badeeda iyo dhulkeeda dadkale ka go aaminayaan badacas waa meel mihiim aduunka u ah cidwalbana huguri baa ka hayaa laa kiin soomaaliya difaacankaraa ciidan ahaan iyo siyaasad mikasta hanoqotee waa maya waayo xasan gurguurte nin difaacikara dalka ma aha waa nin aan go aan qaadan karin ee dadkale oo danaha dalkooda wata wax u yeedhinayaa sida ina geele oo meeshii danihiisa uu ka arko u diraya ama ugu yeedhaya hadana faransiiska iyo itopia waxaa gadh wadeen u ah ismaaciil geele
Itoobia ayaa guulaysandoonta wy soomaaliya wayqalantahay oo haad iyo waraabe ayaa kadhigey iyaa kacelinaya dadkani awdalna waan ogolahay waayo danbaa noogujirta dekadaha saylac inladhiso
Amxara Afsomali barati aya tahay dinaca nodaf
Faransiiska waxuu rabaa inuu Kala guuro Masar iyo Turkiga. Faransiisku wuxù rabaa inuu barnaamijka turkiga ee Somalia carqaladeeyo. Masar Uma arko mana aha muhim marka turkiga loo eego.
Soomaaliya waa dal prank ah
Masar ciidankeeda waa la burburinayaa sidii ciidamadii carbeed, sidaa ciidankii ciraaq, iyo siiriya. Geeska Afrika waxaa loo gacan gelinayaa Ethiopia.
SOMALILAND cid aqoonsanaysa malaha.
Maaha sidaan anigu Jeclahay balse waa qorshaha deggen.
Faransiiska waa cidda ciidanka u tawabartay itoobiya welina la garabjoodo inuu u cisho ciidan badd tiro badan
Sissies wa qatil an Muslim ahayn wa kalitalliye naffnamalle hadii u Dawaldda hacawiyo Palestine OO dariskeeda
Dantanada raacu wax muslim ladhaho majiraan nin walbo dantisaa
Aniga fikirkaygu waa Ethiopian bada cas ama badda hindia ocean labada mid uun way ku tagi waayo dawladu malaha fogaan arag mustaqbal ka maxaa ka iman kara hadda waxay dheheen Ethiopia kama baxayno soomaalia waayo abniganaga ayaan ka ilaashanaynaa ma kuwa SaaS leh ayaa haddii bada cas ay gaadhaan aad iska saari kartaa iskadaa meelkalee gobolka Gedo kama bixin kartid Ethiopia
Emanuel macron wax uu u qaban karo ethiopia ma jirto. Badda cas waxaa xukuma dalalka aay ku taal Yemen.somalia.djibuuti.eretrea.masar .sacudiga. Sudan.ethiopiana cag soma dhigi karaan .fransiska dhibaato ayuu abuuran doonaa. Maraakiibtiisa xeebaha red sea wan baabineeynaa. Bad uma heyno. Dekedna uma heyno. Mar hadduu fransiska dhabarka ku wado.
Gella djibouti wuxu franssiska ka gadaya inu desturka dalkisa u badalanayo si marki 6xad u iskuso sharxo marka inu Hassan kuciro si ethopia culessaka uga yareyo ethiopia
Turki iyo masar 2duba washaqaale ushaqeya rergalbedka waxayna ilaliyan israil waxkastolodirsadana waqabanayan faransiskuna itobiya iyadon badlahayn ayuu marakib cidan usameyay hadad waxfahmayso heshiski ankara turki faransis basodiray turkina wuxuraba kubirida midawga yurub masarna hada amar lasinaya
Erdogan munafaq iyo Turkey iyo french
Ilaahow gurguurte naga qabo dal wax kama ogee wuxuu daanka galiyo ayuu yaqaan
Daarood nootalimaa ayaa kuxigto kawarran waxaad madaxweyne xasan sheikh xafidulaah waxaad ku maagee waa hawiye..waa dullinimo dullinimo aan kulaqabin
War saldhig maaha. Fransiisku wuxuu rabaa in badda Cas ee Somalia loo qaybiyo itoobiya iyo Somalia. Miyaanu fransiis ahayn kii 10 Sano hadda wadey tababar ciidan badged oo itoobiya. Xaggee loo wadaa? Somalia, meel kale haha yaabin.
😂😂😂
Masar soomalia waa cadawga geeska
France wadan walba oo Islam ah halis ayey ku tahay
Hadii xasan sheekh bad somaliyeed Ethiopia siiyo waa khaa,inulwadan waana in latoogtaa
Soomaaliya marnaba uma wanaagsana in ay tanaasusho
😡🇪🇹😡
War faransiska maxa nadaxwaada?? EGYT iyo ERYTRIA waa in la soo dhaweeyo, Somalia qani ayad tahay petrolkeena aya oromo bililiqayso la leeyahay. MD XASAN ka dhigtonow, saara shacabkeenow kacaa meel walba oo itiobian diida dhamantiin dhulkeenu iib mahaca stop oromo 🤗🫡
Beenta isku maweeliya. Bada Somaliland ba iska leh. Not Somalia
Guul Somalia illaahay baa noo hiilinaayo inshaa allaah
Masar Somaali markay dhib qabtay dadkeedaa gaajeesnayeen xagge jireen.
Dal walbaa dantiisaa ayuu ka dhaxe arkaa somaalia .