Bismillaah - Magaaladii Mustabalka Wanaagsanayd ee Namanga Iyo Dhul Cusub oo Qurux badan...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 16

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i 2 місяці тому +3

    Namanga waxaan ogahay in aay Masaida ku kacday xilli aan u maleeynaya sanadkii 2,000 kun. Soomaali meel bay u yaacdaa haddowna waa laga nacaa!

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 2 місяці тому +3

    Price per boos iyo cabirka ka ma 20 by 20 baa mise 15 by 20

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 2 місяці тому +1

      20 by 20 iyo nus boos kenya lagama yaqaano wexey kucabiraan 50 by 100 mise 40 by 80 mise 100 by 100

  • @kabarotv8104
    @kabarotv8104 29 днів тому

    DHULKA XOOLAHA DAAQO IYO BEERAHA MEEQA LA GADAA HALKII ACRES THANKS

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 місяці тому

    Gaawe/bire geela lagu lisaa Qabaal na waa lagu waraabiya, nimanka kan midkoidna af somali ku ag dhintey kkk kuray ayey daba ka dhoon dhaheen masha allah kk

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому +1

    CAgdheer dhul aanay lahayn baa la jeclay siiyay kkkkkkkkkkkk

  • @caanoos
    @caanoos 2 місяці тому

    Asc waad fiican tihiin waxaan mulaaxadeyn lahaa ama aan sixi lahaa erey bixinta :::dabka waa la qaaqamaa ama waa la kulaalaa erayo laga yaqaan inta badan Somalia….
    Nimanka filmka duubaya waxaa laga rabaa iney marka hore iyagu is diyaariyaan oo ay ku hadlaan erayada somalidu wada taqaan
    Somaligu kalama duwana ee waa kala dhawaaq ama kala lahjad
    Lama yiraa soomaalidu waa kala dhaqan ama kala af
    farqiqa u dhexeeya waxaa la yiraa somalidu kala raas ama kala deegaan.

  • @user-uz6fl6ib7f
    @user-uz6fl6ib7f 2 місяці тому

    Asc abti guuleed biyaheeda waa sidee, kaneeco 🎉ma leedahay

  • @hassanyusuf9977
    @hassanyusuf9977 2 дні тому

    Dad aan Somali aheyn Ma arkin o price iyo cabirka la qarinayo qofba sidi wax loga qaadan Karo ayaa lo dhaca

  • @user-uz6fl6ib7f
    @user-uz6fl6ib7f 2 місяці тому

    Asc biyaha waa sidee,🎉kaneeco ma leedahay.

  • @musterey66
    @musterey66 2 місяці тому

    niyaw nuuraw walaal ma namaagaad joogtaan misa nayroobi

  • @shariifadam3390
    @shariifadam3390 2 місяці тому +5

    Kkkkk. Ogaadeenoow inta aad dhul qawmiyad kale noo xayisiinaysaan away dhulkiinii sida Garissa, Wajeer, Ijaara, Libooyo iyo Habaswayne ee gaajada iyo shaqa la'aanta loogu dhintay!

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 2 місяці тому

      Malaha waa shakhsi waxa dhulalka xayisiinaayo ee Ogaadeen Maaha?

  • @ah3069
    @ah3069 2 місяці тому

    Nuuroow meeqa waaye dhulka

  • @daresavage345
    @daresavage345 2 місяці тому +1

    Wat heedhee yaa meesha uban?
    Reerka meesha u badan ha laiishego markaas baa …… kkk