NIMCAAN HILAAC NEW SONG ( BUSAYL ) 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лют 2022
  • Heesta : Busayl
    Erayadi : Abwaan Cabdi yare ( Caaqilka )
    Laxanka : Cismaan bille Ceeymoow
    Music : Maxamed Yare
    Vocal REC : Maxamed Xassan
    ‪@Hillaacmusic‬ #Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac #Busayl
    / nimcanhillaac
    / official_nimcaan_hilaac_1
    www.snapchat.com/add/nimcanhi...

КОМЕНТАРІ • 389

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 роки тому +233

    #Busayl waxay kaydka #Hillaac_Music soogashay sanadkii 2020 waa hees Faro Badan maanta ayay nasiib u yeelatay inan fasaxo iyada oo audio ah #mahadsanidiin Bulshada Soomaaliyeed ee nagu xidhan

  • @shucaybcabdinuur9508
    @shucaybcabdinuur9508 2 роки тому +27

    iLaahay Xaqa Hakugu DiLo Waxa Faraha Kula Jirto Ee Camalka Shaydaanka ahna allah Haka Soo Hadeeyo Wllkay Nimcaan 🤲 Aamiin Yaarabbi

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 2 роки тому +36

    Legend is back;
    Hillaacii hirgalay baradii Cilmiga Borama ayaan kaasoo salaamayaa bro
    From Puntland.

  • @seemorestories8960
    @seemorestories8960 2 роки тому +22

    Erayada💯
    Laxanka💯
    Codka💯
    Well done Nimcaan❤✌

  • @lbcsomalitv6766
    @lbcsomalitv6766 2 роки тому +21

    Saylac saylac taariikh dheer, magaalo somaliyeed magaalo samaroon, af-kaaga caano lagu qabay, legend nimcaan hilaac….

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 8 днів тому

    Wahwaah waxasaa fanan qaran lagaayiraa wadani somaliyed nimcan hilac nolow Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hanolato illahow wadanka cadawga nooga qabo

  • @salmaanalfaariz1043
    @salmaanalfaariz1043 2 роки тому +7

    Fanaan waa nimcaan hilaac qaranimo waa nimcaan hilaac dadnimo waa nimcaan hilaac wanaagu waa nimcaan hilaac
    ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor7329 2 роки тому +5

    Hadaad buur burkeeyga
    Bilade ku haleeyso
    Inteed baholyoow
    Banaanka la jiifta 💯💯
    28/02/2022, from ankara turkey
    03:42 Am

  • @aminaabdi5921
    @aminaabdi5921 2 роки тому +1

    Wll nimcaanow waxaan kudhihilaha marhadaad timid USA iskashaqayso heesahana iskadaa allaah haku xiftiyo

  • @mohamedawil5281
    @mohamedawil5281 2 роки тому +4

    Barbaarta hargaysa
    Dhamaan badankooda
    Ku biirisay xiiso
    Busaylna ku reeebtay
    💚🤍❤ 💚🤍❤🙏

  • @abwaancaaqilka8045
    @abwaancaaqilka8045 2 роки тому +17

    Heesta Qoraalkeeda🎤👇🏽
    Bisha ka iftiintay
    Buurihi dusha saylac
    Barbara kagacaylka
    Ku booqatay maalmo
    Barbaarta hargeysa
    Dhamaan badankooda
    Ku biirisay xiiso
    Buseylna ku reebtay
    Markan la bohoobay
    Banaadir dhaxdeeda
    Yartii ku barbaartay
    Qalbigu ku bogsoonday
    Kooraska😊✌️
    Inaan bar kaleeto
    Ku biirsho hankeyga
    La galo axdi been ah
    Hal beri ma jeclaysan
    Markan dhayey boogta
    Bogsiimo ku seexdey
    Jacaylka bidhaamey
    Baxnaano horseedey
    Hdaad burburkeyga
    Bilado ku heleyso
    Inteed boholyowga
    Banaanka la jiiftay
    Badhaadhiyo kheyrka
    Hadeer bisbileystay
    Beerkeygu jeclaystay
    Markan ku bulaaley
    Mhdsnidiin dhmaantin💖🙏

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa 2 роки тому +4

    One of the best of the best 👌
    Hadaad burburkeyga bilado kuheleyso intee boholyowga banaanka lajiifte 😥
    Luuqda hobolka cajiib N.Hilaac♥

  • @shucaybcabdinuur9508
    @shucaybcabdinuur9508 2 роки тому +8

    iLaahay Kuguma diLo Fanka Ee alle waxaa kaaga baryayaa inuu Kaahanuuniyo Fanka insha allah

  • @maqosle3944
    @maqosle3944 2 роки тому +2

    Waxaan hayaa heeso dhowr ah qaarkood waxaan ka sameeyey qisooyin dhab ah oo dhacay,waxaan jeclaa lahaa inaad qaado Hase ahaatee wax xariir ah lama lihi fanaaneynta gaar ahaan Adiga ayaanan aqoon meel aan kaala Soo xariiro.

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 роки тому +7

    Hilac love you ♥️♥️💯halka fanan an adka utagero 😫🙏

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 2 роки тому +10

    Masha Allh Legend #Nimcaan_Hilaac🎤 best somali singer 🇸🇴 Horay u soco Abti ✅

    • @Africa569
      @Africa569 2 роки тому

      Dadkena cadimah waxwalba jaceyl umaleeyan.

  • @KingOfTheKingsMrGugac
    @KingOfTheKingsMrGugac 2 роки тому +5

    Nimcaan hilaac on fire 🔥 heestaan maalmo bdn sugaayay lkn sidaan rabay ma noqon🥺🥺🥺

  • @amiinmahamoud2760
    @amiinmahamoud2760 2 роки тому +17

    #Legend_is_back #hilaaac
    #Hees #busayl
    Only one my favorite singer 🎵

  • @amiirnuur6854
    @amiirnuur6854 2 роки тому +4

    Waaaw hees qaaaliya

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 роки тому +4

    Waaku salaamay walaalkey nimcaan anaga reer muqdisho waaynu kujecelnahay horumar iyo aayo wac ayaan kuurajeyneynaa

  • @Cabdilahiismaacil0
    @Cabdilahiismaacil0 2 роки тому +4

    Nimcaan cabdiraxmaan xasan

  • @xaad3070
    @xaad3070 2 роки тому +1

    Buseyl heestan inan soo qaado waa riyo soo jiitantay captain hilaac

  • @Yahya_Suarez
    @Yahya_Suarez 2 роки тому +9

    First

    • @Jinoleyyy
      @Jinoleyyy 2 роки тому

      😂😂 second ahy Narta ba bos kulnhy wa ybe

    • @ibrahimhilachilac9138
      @ibrahimhilachilac9138 2 роки тому

      Nimacan hillaac fanan somaliyed oo qiimo badan

    • @Yahya_Suarez
      @Yahya_Suarez 2 роки тому

      @@Jinoleyyy 😂😂 kaligaa le

  • @shaataajonsan6176
    @shaataajonsan6176 2 роки тому +1

    alweys wlhi waa hees topah nimcaanoow mahadsanid pro keep going

  • @cabdisamiicfuaad4010
    @cabdisamiicfuaad4010 2 роки тому +19

    Heestani waa wax kale. Another level. Nimcaanka hirgalay 🙏

  • @yuukeypoy3360
    @yuukeypoy3360 2 роки тому +1

    My brother nimcaan. Guleeyso

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 2 роки тому +1

    Fanan somlia dhan ka dhaxeyo ayaa tahy hori uu soco wadani wlhi🙏

  • @faiza6126
    @faiza6126 2 роки тому +8

    King of songs ⭐️🙌🏻

  • @Jiiro-gh8nh
    @Jiiro-gh8nh 2 роки тому +4

    NIMCAAN CABDIRAXMAAN XASAN HILAAC

  • @garbahaadsheofficial7490
    @garbahaadsheofficial7490 2 роки тому +5

    Another one☝️ On fire💥

  • @amadoamado3348
    @amadoamado3348 2 роки тому +3

    Abs absolutely my favorite somalian singer fr Eritrea

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 2 роки тому +2

    𝕋𝕙𝕖 𝕃𝕚𝕠𝕟 𝕠𝕗 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜 𝗠𝘂𝘀𝗶𝗰🇸🇴🎶

  • @mohaciltireoffice7443
    @mohaciltireoffice7443 2 роки тому +1

    Wlhi waaa hes hes dhaftey nimcan hilaac Keep going waan kaa heyna 🇸🇴🤝🙏🇸🇴

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +1

    Hilaaca Fanka🔥

  • @nawaassaawan7411
    @nawaassaawan7411 2 роки тому

    Nimcaan hilaac niyow abwantii hore soo celi heesihii qurxonaa masanaa ka dambeysey

  • @ismailmohamedhaaji7259
    @ismailmohamedhaaji7259 2 роки тому +6

    Legend nimcaan hilhaac🌹🌹

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut 2 роки тому +2

    Awliyada jacaylka hes u dhiganta ma hayno👊🏻😥❣

  • @ashakurali4596
    @ashakurali4596 2 роки тому +1

    Alle u soo noqo wllo 🌺💯

  • @jamaali7341
    @jamaali7341 2 роки тому +10

    MashaAllah fanan qaran oo nagu qaali ah hilaaca hiragaly we love you' the best singer ❤

  • @abdishakurbulshaawi5597
    @abdishakurbulshaawi5597 2 роки тому +1

    Another level iga gadan heesku

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 2 роки тому +1

    Legend soo rogaal celiyey nimcaan hillaac 🔥🔥

  • @noirdiin2709
    @noirdiin2709 2 роки тому +2

    Wow 👏 Nimacan nin weyn

  • @iamsoomaliboy8907
    @iamsoomaliboy8907 2 роки тому +4

    Another heat song 🎵🔥

  • @maxamedhaaji7232
    @maxamedhaaji7232 2 роки тому +2

    hillac music legend🇸🇴

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 2 роки тому

    Nimcaan hillac The best songs legend keep gion 👏❤🇸🇴

  • @mahdimahamed1050
    @mahdimahamed1050 2 роки тому

    Woof caleek hees iyo badh dheh waar quba wixii hore 👏👏👏

  • @ceydiidaxmed715
    @ceydiidaxmed715 2 роки тому +1

    The one and only lengend nimcaan hilaac hore u soco sxb

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 2 роки тому +1

    Fanan qaran ayaa dhihi karaa nimcaan hilaac horey usoco wll mcn from muqdisho

  • @fadxi--calishaahofficial176
    @fadxi--calishaahofficial176 2 роки тому +1

    lagend nimcaan hilaac barbarta hargeisa 💋💯🖤👄💋

  • @Samriye14
    @Samriye14 2 роки тому +2

    Hadaad bur burkayga bilado ku helayso
    Dhaxaad boholyowga bananka la jiiftay
    Nimcaan hilaac I can't wait the song u said It's Coming soon so i have been waiting for 2 week please harry up

  • @kunciilofficial6967
    @kunciilofficial6967 2 роки тому

    Masha allah ugaas keep going

  • @walalnaxariiz7318
    @walalnaxariiz7318 2 роки тому

    Legend Nimcaan👑❤🥰Boqorka codka🗣👑🙋‍♂️

  • @farduzjano7822
    @farduzjano7822 2 роки тому +5

    Waa hees macaan waxay taalaa 54 minute tarikhdu caawa waa 28 bisha 2022
    Jacayl ka bidhaamay baxnaano horseedag hadaad burburkayga bilado ku belayso intee boholyowga bananka la jiiftay.
    Hami gayga alle hay rumeeyo insha allah

  • @samsambashiirmohomed2393
    @samsambashiirmohomed2393 2 роки тому

    Nimcaaaan frxd ku nolow legend aaan jeclhy💋♥️🌏👑

  • @cimraanmohamed3693
    @cimraanmohamed3693 2 роки тому

    wlhi hees waa dhaafty nimcaanka aabaha fanka horay usoco sxb

  • @drs.ladanmaxamed3115
    @drs.ladanmaxamed3115 2 роки тому +1

    Hilaaciii hirgalay❤

  • @kacaanenacarap9186
    @kacaanenacarap9186 2 роки тому

    My singer Hilaac🥰

  • @Africa569
    @Africa569 2 роки тому

    Heestan waa sarbeeb katurjumaysa sidii somliland xiisaha iyo degdega ugu biirtay reer somalia kadibna dhibato kala kulmeen kubiiristi hadana aanay jecleen halmaalin inay axdi beena lagalan reer soomalia Nimcan horey usoco.

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 роки тому +1

    Legend is back 🔥

  • @abdi143samad4
    @abdi143samad4 2 роки тому +2

    Nimcaan legen the one an only

  • @apdinouralaale_officialcha6025
    @apdinouralaale_officialcha6025 2 роки тому

    Legend nimcaan from Borama janoH🔥💯

  • @ibrahimhilachilac9138
    @ibrahimhilachilac9138 2 роки тому

    Waaaw really wonderful my real singer

  • @hassanfatuo
    @hassanfatuo 2 роки тому

    Hore u soco legend with always be Legend keep shining nimcaan

  • @mohamedafgaap804
    @mohamedafgaap804 2 роки тому

    Nimcan hilaac fanaan qliya frome
    #jigjiga caday

  • @khalid.anshax
    @khalid.anshax 2 роки тому +2

    Lᴇɢɴᴅ ɴɪᴍᴄᴀᴀɴ ʜɪʟᴀᴀᴄ🥰

  • @alikeyshair9879
    @alikeyshair9879 2 роки тому

    Such a beautiful voice mashallah love you nimcaan❤️

  • @xamdaxussen1462
    @xamdaxussen1462 2 роки тому

    Hees waay dhaftaay 😍😍😍😍😍😍

  • @ahmedsahal2887
    @ahmedsahal2887 2 роки тому

    Legend Hilaaca Hirgalay💪

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 2 роки тому +1

    Somaalimino naga badan wlahi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ismaythanuuraane4132
    @ismaythanuuraane4132 2 роки тому +1

    Nimcaan hilaac lagend wayadaan fanka waad ka jiifatay

  • @dinihomoh973
    @dinihomoh973 2 роки тому

    Legend always Legend keep going fanakena qaalika ah ✨️✨️✨️✨️✨️ 🇸🇴 ❤️

  • @samirsandagan2599
    @samirsandagan2599 2 роки тому +1

    Hadaad burburkeyga bilada kuheleeso inteed boholyowga banaanka lajiiftay
    Igagadan erayadaas 👌

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 2 роки тому

    onli may fevorit nimacaan hilac top

  • @abdiahmed7411
    @abdiahmed7411 2 роки тому +2

    Nimcaan hilaac boqorka fanka hore osoco wllky ❤❤

  • @abdiwahab7128
    @abdiwahab7128 2 роки тому

    Lagend nimcaan hilaac🙏 my fav singer🤝

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +1

    Hillaacii Hirgalay.❤👌🌍🇸🇴

  • @zathaamdeck
    @zathaamdeck 2 роки тому +1

    Qofki ugu horey dawada heeska

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 роки тому

    Markaan dhayay boogta
    bogsiimo kuseexday,
    jacaylka bidhaamay
    baxnaano horseeday
    hadaad burburkayga
    bilado kuhelayso
    intee boholyowga
    bananka lajiiftay,
    Superhit, my boy is simply the best.

  • @sadikkalif2122
    @sadikkalif2122 2 роки тому +2

    Been ma ficnaa heestan laxankeeda ninja saray waa dhigay walhi codka iskaba daye poqrtyo hada kadib heesahag ninkan ii laxame dheh 😍😍✋🏽✋🏽

    • @sadikkalif2122
      @sadikkalif2122 2 роки тому

      Heestan intaa igu racsan inay qarxysoo isoo racaa😄✋🏽

  • @babamahirshafi1770
    @babamahirshafi1770 2 роки тому

    Woow xo favor ❣️ legend Mr hillac

  • @farhiaak7924
    @farhiaak7924 2 роки тому

    Alx caawa wanfaraxsanhy😗😁😁😁😁28/may /2022 waxan rajena farxadeda ine isi labajiranto banadir meahan kudhashay xufunteda kudugan😍😍😍😍😍😘😘😘😘

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 2 роки тому +3

    Legend Always legend

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 2 роки тому

    Legend 👏 keep going

  • @mohamedkhadar9504
    @mohamedkhadar9504 2 роки тому +2

    Legend🔥🇸🇴

  • @abdirahmankoosovo4014
    @abdirahmankoosovo4014 2 роки тому

    Nimcaaan on fire😍

  • @ayaanaaqib2937
    @ayaanaaqib2937 2 роки тому +1

    Abtigay 🥰✌️

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому +1

    Hilaac🔥🎧👑⚡❤🖤

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 2 роки тому +1

    What a music by Maxamed yare best musician beat dagan oo macaan

  • @kaletmahamed2757
    @kaletmahamed2757 2 роки тому

    legend hilaac❤️❤️💯

  • @mushtaaqcabdi1653
    @mushtaaqcabdi1653 2 роки тому

    Anather level nimcan hillac💫

  • @Carafat76
    @Carafat76 2 роки тому +1

    Masha Allah cod cajiib ah

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 роки тому

    Maansha allaah nimcaan en only stad somali keep gång
    ✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌺🌺🌺🌺

  • @Sunshinequeen1
    @Sunshinequeen1 2 роки тому +1

    Hilaacii hirgalay❤️💕👑

  • @maxamedlooto5449
    @maxamedlooto5449 2 роки тому

    One two million ayaan sugaynnaa.

  • @Samiaahmed-p3w
    @Samiaahmed-p3w 2 роки тому +6

    All Nimcaan Hilaac Songs become super hit
    That is why he is the top of Somali music💥💥

  • @nuradinjamal8370
    @nuradinjamal8370 2 роки тому

    nimcaan legend waa kuwata

  • @mohamedabdullahi9225
    @mohamedabdullahi9225 2 роки тому +1

    Nimcaan Hilaac axyaa alfanaan guuleyso waliga

  • @zabadseed546
    @zabadseed546 2 роки тому

    Masha Allah nimcaan ka hirgalay

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 2 роки тому

    Hilaacii hirgalay best song

  • @ShamaxShamax
    @ShamaxShamax 2 роки тому

    Legend of legend NiMcaan Hilaac