بسم الله بسم الله بسم الله اللهم اعز الآسلام ونصر اليمن والفلسطين والعراق واللبنان والسيرىه و جميع المسلمين يا ارحم الرحمين اللهم يا منزل الكتآب ومجري السحاب هازم الأحزاب اهزمهم وزلزلهم ونصرنا عليهم واخر دعوانا ان الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول اله وصحبه وسلم تسليما
Nin gaboobay oo orodka aan cidiba gaadhaynin oo gebi ahaantood barbaar gees isaga leexshay malaa odaygu geed buu cunaa aan la garanaynin!!!. Lkn odaygu waagii uu yaraa ma ordi jiray? Mise waanu is ogayn ?.
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Masha.allah
Heshiiska looga baxay Dawladda Suuriya waxaa ka horreeyey kii Reer Falastiin,waxaa mar aan dheerayn looga bixidoonaa Masar iyo Jordan .
ALLAHA u gargaaro muslamiinta .
Yemen cida dhowaynayaa waa maraykan inkaar qabe nacaladi ku dhacday Maaha yuhuud way iska sheeganagsaa yuhuudi allaw Islaam ma jiro adna haku daawan dadka dulman
Masiibo allahkurido yahuuda
alle ha gargaaro muslimiin oo ha mideeyo
ලු.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alaha jabiyo isrsil iyo smerica
HBN Horow socda waxan sii wngsn u dhagaysto warkina jiiro💯
Xasbuna Allaah ‘wa nicmal wakiil!!
Asc..Allaah ha mideeyo
بسم الله
بسم الله
بسم الله
اللهم اعز الآسلام ونصر اليمن والفلسطين والعراق واللبنان والسيرىه و جميع المسلمين يا ارحم الرحمين
اللهم يا منزل الكتآب ومجري السحاب هازم الأحزاب اهزمهم وزلزلهم ونصرنا عليهم
واخر دعوانا ان الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول اله وصحبه وسلم تسليما
Mawlid xaji cabdi zxp haben wanagsan zxp
Asc mowliid,sxb maad xayeesiiska nagayaraysid pls
Waleska gudbin karaa iska gudbi wll
Duqaynta waxasamaynays maraykanka guusha waa xuutiyiinta ilaahow lajir
❤❤
❤wcs ❤
Wadankiiba weerarbaa laguyehee maxaa jira Syria
Maxamed M cadde baad ku dhega hadlaysaa 😅😅😅
Viva mowlid
Haa
Cagaha uuga xoog sheegtey dheh
Walaalayaal Anigu Reer Somalilander ayaan ahay hadaladiinuna colaada ayuu sii kala fogayn dagaalka DDS walahi wllayaal Arinka Ogaandeenta Liyu Boliska la’geeyay JubaLand ayaa ciidanka SLand kayimidna geeyay gobolada marka saaxiib xabadda dajiya oo caqligiina sida fiican ee walaaltinimada Somalinimo kujirta ha’idiinka soo burqaan colaadana kafogaada wll ogaadana Amxaarta & Oromada uraysa ee canshuurta ku dhibaateeya shicibkaas siiba goboladan yaynan cadowgu naga dhex’faa’iidaysan, yaynaan lasiinin fursad ay ku farxaan Somali is diriraysa walahi xabadda colaada xagaas aannu Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 ku sii jeedino taa ku dhiiri galiya shicibka walaalaha ah iskuna soo dhaweeya waa hadaad Somali xalaal ah tihiin sxbyaal 🙏🏼🙏🏼🙏🏼Annagu Ciidan umaan taba’baran inaan Somali dilno ee jihada aan weecino cadowgeenu waa kuwa dhaxalkeena usoo milicsamaya SomaliGalbeedna aannu xorayno Ciidankuna waa diyaar dhalinta xageena walaalayaal aannu Diridhabe iyo Baabili iyo Herer kasaarno Amxaarta iyo Oromada, Tigreega iyo Cafarta uraysa ee xitaa Jabuuti damcayda iyagoo marti u’yimid qarnigii 18naad maantana way sheeganayaan 20% waana wax laga xumaado subhannallah 😢waa inaan hurdada aan ka’kacnaa oo Ogaadeenna waa inay Cagjar & Ahmed Madoobe dilaan maaha Somali xalaal ah walahi indhahana fura iyo kuwii ka’horeeyey waa sirdoon lasoo carbiyaystay Madaxna nalooga dhigay Somalida si uu colaad iyo cabudhid u galiyo si deegaanka loo’gacan galiyo cadowgeenaas walahi wllayaal InshaAllah guushuna 5ta Somali ayaa gaadhi waana lagu’midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Gaza iyo syria waa wax wanaagsan. Laakiin dhalinyaradii a UA-cam ka waxaa iloowdeen wadankiina. Waxaadna laydinka rabaa inaad baraa rujiyaan dadkiina. Xaga aqlaaqda. Dhaqanka. Difaacaya dhulka. Ku baraarujin da jacaylkaan wadanka. News meel waliba ayuu kujiraa.
Nin gaboobay oo orodka aan
cidiba gaadhaynin
oo gebi ahaantood barbaar
gees isaga leexshay
malaa odaygu geed buu cunaa
aan la garanaynin!!!.
Lkn odaygu waagii uu yaraa ma ordi jiray? Mise waanu is ogayn ?.
D😂😂😂😂😂😂😂😂