AMINA AFRIK 2018 | NAF HIBEYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • COPYRIGHT TO AFRO & WAQAL MEDIA PRODUCTION
    ERAYADA: BARKHAD
    LAXANKA: MUSTAFE FANTASTIC
    MUSIC: ARIDO
    VOCAL REC & VIDEO PRODUCTION: WAQAL
    DIRECTED BY DEEKA ALI BOUH
    MAKE UP ARTIST BY LINDA AWLED
    #AminaAfrik #Waqal

КОМЕНТАРІ • 777

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 6 років тому +32

    Cod Hallaasiya Muuqal Qurxoon oo soo Jiidasho Leh Amina Afriik Anigo Aan Heesta Daawan Ayaaban La Dhacay Her Talent Go Forword wll Well done Waqal Studió 👏💯

  • @koodbuurchannel5111
    @koodbuurchannel5111 6 років тому +4

    Ilahay amarkii naftayda ka raaliya Amina Afrik aadban kuu taageera wlhi Amina hore usoco wllo
    Waqal good job sxb fanka waad qurxisay sxb 👏👏👏

  • @taabitshiine8655
    @taabitshiine8655 6 років тому +14

    Wooow
    Inaba cadi maaah
    Wa ka helay
    Style.🔝💯
    Cod...🔝💯
    Studio oo dubay.💯
    Hori u socda

  • @zufunifuni1242
    @zufunifuni1242 2 роки тому +1

    Masha Allah, I can stop to listen this song again and again , cod wanaagsan, midho wanaagsan , musig wanaagsan , laxan wanaagsan iyo Amino Afrik oo wanagsan lama heli karo qof nasiibkiisu siiyi inuu videogan daawado mooyee , hore u soco wallashey fanaanad qaaliyaad tahay 100%.

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 10 місяців тому +1

    Amina afrik. Fanaanad kasoo jeeda caasimadii nabada iyo ilbaxnimada ee Djibouti. Waa fanaanad magac weyn ku dhex leh umada reer Djibouti iyo dhamaan buldhada somalida meel kasta oo ay ku nooshahay dunida baalaheeda. Med from Djibouti

  • @pubgfuns9326
    @pubgfuns9326 6 років тому +47

    Runtii aad ayaan u taageera fanaanadan wlhy😍
    Love you amina afrik
    From burao💖

  • @Abwaan654
    @Abwaan654 6 років тому +7

    Waw afric tanwaad kabaxsatay abwaan adna yaasalaam ugu dabay waqal halkaaa kawad waa siyad Farjar oodinle caadi maha

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  6 років тому

      sayed warsame Abwaankeeyna Siyad farjar Sxbkay Allaah ya Sharfak brother

  • @IfrahIbrahi
    @IfrahIbrahi 6 років тому +6

    Amina afrik queen of the world 🌎💝 Wlhi ku jeclahay Amina quruxbadan 💋

  • @qomiyadasomali7660
    @qomiyadasomali7660 6 років тому +13

    Amina Afrik Tolow Hargeisa Gormay Imanasa IslaanTa Codkeda Wa Unique inte I Racday Liketa 👍

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 6 років тому +138

    Walaal Aan Ku Salino Xapiipkena Muxammed
    Scw Scw Scw

  • @hanaddreamboy8097
    @hanaddreamboy8097 6 років тому +2

    amina afrik hees diyaarsan muqal aan inaba caadi ahayn waqal waad ku farayaraysatay bro heestan heesbay isku laxan yihiin ma axmed zaki qaado mise cabdi hani xaashi buu ahaa awal 👍👍

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 років тому +4

    Reer DJbouti + reer SOMALILAND. Aaminah AfriiK..❤❤
    The best Somali songs

  • @abdukarimabdulkhadir7307
    @abdukarimabdulkhadir7307 6 років тому +2

    Amina cdey
    Ku aaminsanahy❤️
    Fanaanad lahubo🌸😍
    👍👍like kuqabo

  • @fjeifu2552
    @fjeifu2552 6 років тому +23

    Amina afrique je t adore ma cherie la class rien a dire✔✔🎵🎶🎶🎶🎵🇩🇯🇩🇯

  • @ahmedabdillahi7419
    @ahmedabdillahi7419 6 років тому

    Amina afric ilaa 2013 baan Tageere ku ahay ❤️❤️❤️ Codbu alle kuu dhaliyey

  • @Bwalde
    @Bwalde 6 років тому +2

    Mid kamida fanaaniintan ugu jeclahay qarnigan...
    Horey usoco Afrika.

  • @dekjama2389
    @dekjama2389 6 років тому +10

    musical Al mucalimo Arido the one only ayaa igu raacsan like and comment waqal studio very very good job

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 років тому +59

    Inta musician kaa ariido tagerta iyo amina Afrika like igu qabo Thanks

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 років тому

    Amina afrik fananad dhamays tiran
    Lkn tinta iga sax ha usoo daban sidii ethopiyanka
    Ee udabo sidii somalida lagu yaqiin
    Salan sare Amina afrik 👏👏👍👍👌👌

  • @amalsalebanaden4640
    @amalsalebanaden4640 6 років тому

    Aamina africa kuma soo baxayso surwaalka iyo shaadhks wayo waa qof weyn oo buuran waxy ku nuuraysaa dirac ee iska sax aamina

  • @xasan973
    @xasan973 6 років тому +13

    ARIDO music wax kle waYe 🇩🇯

  • @kaamil7512
    @kaamil7512 6 років тому

    Ilaah amarkiis wlh wixiiba kuc kucsan wa iska jeclahay xatta 90jir ha ahaato ina ku dawado wa farxd👏👏👏

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 6 років тому

    Omg jecliya amina afrik waxkastay taabaata waa qurux, heestaan sida faleeba igu socotaa!!!!

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому

    Wakuwa faninta Djibouti 🇩🇯 horey usoco Amina Afrik & Waqal studio

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 6 років тому

    Queen Amina Afrik waan taageera❤️❤️👈 From Qardho Puntland Somalia🇸🇴

  • @qadaafijamaal9641
    @qadaafijamaal9641 6 років тому

    Amina Afrik fanannad qaaliya noolow Abaayo macan badan Hees shidan wayay tan waa iga gadanthaya 👏👏👏💯✅

  • @mubarikhargeisawi7994
    @mubarikhargeisawi7994 6 років тому

    Amina Afriik Fannanad Dagan cod Halasi Ahna leh Hore U soco Inbti

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 6 років тому

    Jacaylkaygii Aamina Afriik Yaakhii Aniga Love baan Kugu Ahay

  • @abdihanimahamad6016
    @abdihanimahamad6016 6 років тому +15

    Waliigeedba fanaaninta reer jabuti waa daad farac uu leh heesa wanagsan runtii sida cawale adan iyo xalimo gobad iyo afric iwm

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 років тому +1

      abdihani omarion
      Isaaqa jabouti weeye huuno

    • @amenb7974
      @amenb7974 6 років тому

      Hehe
      Dee wxadba rer hargeizay aptiyoy kaso jefane
      Wxkle mahaysa hoyga fanka wala ogyahe sadex yo laba hashegine

    • @leomessi3507
      @leomessi3507 6 років тому

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 amina afrik awaleh aden waa ciise furlabe iyo mamasan.

    • @leomessi3507
      @leomessi3507 6 років тому +2

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 fanaan isaaq oo jabuuti waxaa jiraba fouad ilkacase.waxaa kale waa ciise.maanta ma awaleh iyo afrik aya ku tilmaantay isaaq kkkkkk.

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 років тому

      @@leomessi3507
      Inantan waa isaaq waana la yaqaanaa sxp

  • @mounakaaba6846
    @mounakaaba6846 6 років тому

    amina afrik edeb teeda iyo qumaatida ay u ciyaarta yaa igu raacsan woow hore soco habo mcn

  • @jeestohajji8597
    @jeestohajji8597 6 років тому

    Woow Amina Africa Wa Fanaanad an aad utagero 100% An jeclhy Horey Usoco Sxb

  • @SomaliNewEntertainment
    @SomaliNewEntertainment 6 років тому +15

    Great Job Khadar Muusa - Waqal Studio production

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 роки тому

    Amina sowdigan gabadh wayno qalqaaliya noqday aaway dirici baacwaynaha aha nagada marya ciyaalka deH 😁👈
    Musica Arido waa kuwata legend

  • @abdurrahmanabdo1538
    @abdurrahmanabdo1538 6 років тому

    Amina Afriiiiiik hala ii geeyo war Amina Afriiiik maa ii geysiino waa ku haystaaa jiniyadaheeda

  • @IbrahimAAhmed-lz2jp
    @IbrahimAAhmed-lz2jp 5 років тому +1

    Waan kaahelay Amina Afrika Xabiibtii mar waakuheli doonaa ❣

  • @aamindayl1604
    @aamindayl1604 6 років тому

    Woooooooow amina afrik waa muraayada fanka somaliyeed
    Noolow huuno qaali

  • @MohamedIsmail.1
    @MohamedIsmail.1 6 років тому +1

    Waqal iyo Amina Afrika oo ishelay waxbaa kadhacay.

  • @mohamedyasin2864
    @mohamedyasin2864 6 років тому +5

    allah my name hanad amina afric waan ku sugin esh calaa hees way igu soo baxday
    xbti hanadow ihooysan i love u amina
    waqal studio salaan gobeed iga gaadh siiya amina indertay
    number kayga soo siiya i am hanad

  • @kowtharabdiwhab3152
    @kowtharabdiwhab3152 6 років тому

    Amina afrik tagero buuxa kuu ahay yaaqay hees aan caadi ahayn waaye❣❣❣❣❣

  • @mohamedhoussein4021
    @mohamedhoussein4021 6 років тому +4

    J'adore la chanson Amina afrik❤ , big up quenne 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dhawrzanindhdahapo7019
    @dhawrzanindhdahapo7019 6 років тому

    Woof amina afric so rogal celisy miss uh hppti inta muqalkeda ka heshy like isar

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 6 років тому +1

    Waaar Aamina Afrik iii geeya axyaaa sawt codkeedaba si gaar ah ee raali geliya

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 5 років тому

    Amina iyo Ariido haday is helaan waa wax kale

  • @abdikarimmaximiliano7019
    @abdikarimmaximiliano7019 6 років тому

    way sheeko dhaaftay wexeedu kulahaa hiinfaadhsan hingaadsan MA marathon ayaa la ordayaa abaahaa iyo abdi wakigaaskaad u eektahyba wasee

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 6 років тому

    Daryeel kaa heli hagaagsan
    Taageran kuu hayaa aamina afric
    Iga dabayageya asxaabtii hore

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 5 років тому +2

    Amina afrik fananad an tagero
    Go forward wll from #somaliland

  • @cabdiqaadirahmed7319
    @cabdiqaadirahmed7319 2 роки тому +2

    Xidida rerjawudi Amina✋

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 6 років тому

    Alayacizak nice wlh Amina Africa from hobyo Somalia way igu socota hestaan.

  • @abdinajibmohamedfarah4331
    @abdinajibmohamedfarah4331 3 роки тому

    Hees aad aan ugahelay amino afrik waqal horay usocda

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa8539 6 років тому +2

    Amiina Afric reer jabuti isiiya like 😎👌

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 років тому +16

    Amiina afriik weyba si yarnysa sand kasta mnch alh best Video ❤️❤️

  • @alijawharabdigaber7298
    @alijawharabdigaber7298 6 років тому

    Wooooow Wales heees, muqaal iyo fanaanad qali

  • @عنيدهوراسييابس-ص2ي
    @عنيدهوراسييابس-ص2ي 6 років тому

    Adunko laba ayay amina afrika shidnyd walina wayshidnthy 👌👌👌

  • @gouledj1
    @gouledj1 6 років тому

    Wow hees aad u macaan Amiina Afrik fanaanad iyo badh iga dheh

  • @nimcojiciir5068
    @nimcojiciir5068 5 років тому

    Naa Aamina sodiga yaryarki ku dayday 😪 naaa walal waan ku jeclaaye waad is caruureysey 💔

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 6 років тому +1

    Yeah Jajabantii Jabouti aya meesha Mareysa Soo Soco Bbe!!!!

  • @Ibraahin21
    @Ibraahin21 5 років тому

    Axyaa fanaanad wllhi hees isdeeqday alle afkaga ma hoojiyo

  • @maprukajoqor9119
    @maprukajoqor9119 6 років тому

    Woow waxas hes laga dhah wan Ku hayista 😍😍😍

  • @idirismohamed4571
    @idirismohamed4571 6 років тому

    Jacaylka aaan uqabo #Amiina afriik godkaan lagalayaaa markaan daawado ayaaan seexdaaaa waaaan udhimanayaa

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 років тому +3

    Ereyo cul culus iyo Legend Aamina Afrika ❤✌
    Lkn inay isaso asturtey ahayd waa Naag Waynee

  • @nimcosuldaan9887
    @nimcosuldaan9887 5 років тому +1

    Boqora amiin aftika sxb waan ku jeclahay

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 років тому

    Dharka yaryar naga yareee hooyo
    Sida kale dhag🙌

  • @nasreenahmed7462
    @nasreenahmed7462 6 років тому

    Nice amina hda music gii awale oo kle aya loo tumaa 😍

  • @takkaapsher3881
    @takkaapsher3881 6 років тому

    Caaadi maaha inaba amina afrik codkaada wax ka qabasho ma leh top

  • @noorar
    @noorar 6 років тому

    Anigu iyadaan ku haysta👌👀💐😎wax yaroo dagan

  • @abdikadiradan4528
    @abdikadiradan4528 6 років тому +1

    From garissa we are fully enjoying pig up to amina afrik ✌✌

  • @muwaadindhulkisauheelanabd2737
    @muwaadindhulkisauheelanabd2737 6 років тому

    Fananad jirta Amina afrik inolow gacaliso 😍😊

  • @amiiratulquluub2252
    @amiiratulquluub2252 6 років тому

    Hala Yaa Hala best song Thankz aamina and waqal studio

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 6 років тому +3

    #AMINA AFRIk ciyaaaaaaaaaartanu kaaga baranay kaama hayno

  • @m0parikahmeth491
    @m0parikahmeth491 6 років тому +3

    Mnsha allaH heest aad bii uma caan🖤🖤

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 років тому

    🙈🙈maxaa nimco alle siiyay horey usoco wan ku wataaye 👈

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 6 років тому

    Amina afiric hore u soco heez zhidn muqaal zhidn hore u soco😍👏👏

  • @andymohamed3274
    @andymohamed3274 6 років тому +2

    1.AMINA AFKA + 👑Queen borada cod ka 100%beersanti =taageero buxan ku ahay
    ............................^......................♡.......¿
    1.Codka🎤🎙🔊+iyo👸isteelka =100%gut✔
    2.Eryada+laxank=100%gut gemacht ✔
    3.Musik 🎹🎸🎶🎵100%gut gemacht ✔
    4.Directed mY🎬+iyo 📹📽duupsta gut ✔
    5.Alles gut gemacht 1000000000000%📝✔

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 6 років тому +5

    Fanaanada ugu shidan jabuuti 😍😍😍😍

  • @soomaaliasal9357
    @soomaaliasal9357 6 років тому

    musuga aad buu u fiican yahay lakiin cod meesha kuma heysid amina

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 років тому +10

    Nice producer waqal and nice legend amina afrik

  • @sharmakabdollahi5484
    @sharmakabdollahi5484 6 років тому

    Nice amina Africa ku taa geeraa
    Waad dhaqmaysaa

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 6 років тому +1

    wanku waTaH aamina afriik fanaNd zhidN😍😍😍

  • @zirosmaanvip1862
    @zirosmaanvip1862 6 років тому

    wooow best video for 4k amazing waqal studio

  • @iamnuuriy3441
    @iamnuuriy3441 6 років тому +1

    Aamina Afrik kalay iska arag stelka codka lkn dharka wayelka ayad ku qurxontahy👌

  • @marcofernando1511
    @marcofernando1511 6 років тому

    Gabdhan siday somalilnd uu jecshay ayan anaha uu jeclay mar wlba love u amiina afric

  • @saedsudi
    @saedsudi 6 років тому +5

    Axlaa song
    Amina
    Arido
    Waqal
    All the best

  • @abdullahiadan5644
    @abdullahiadan5644 6 років тому +2

    Stylka dumar codka nin kaalay iska arag 👍👍

  • @hamdahassan560
    @hamdahassan560 6 років тому

    mnchalh wllhi gabadhan nafteydaa ka hesha 😍😍😍😍😍

  • @MrLifff
    @MrLifff 6 років тому +2

    Feelin the vibes all the way from Sweden!

  • @nimconalka475
    @nimconalka475 6 років тому

    Taagero lambar one ayaan ku ahay amina afrika nolaw hore usoco habo

  • @abdirahmankaamildhamal7356
    @abdirahmankaamildhamal7356 2 місяці тому

    Yaa sidayda oo kle dhagaysanaya 2/August /2024😎

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 Рік тому

    Waxaan Markaan sida heesta u daarayba aan toonka musica ka dareemay musiciki Arido,Aamina afrik fananad qaran oo qiimo badan runti noolaada dhamaantin idinko isku duuban.

  • @MohaanBilall
    @MohaanBilall 6 років тому

    Wax Jiro Fananada an adka utageroooo Amina Afrik wax jirO wale👌👌👌👌👌👌👌

  • @mohedizze7641
    @mohedizze7641 6 років тому +36

    Amina Afrik Fanaand Qaliya
    Lkn Diraca Iyo Maryaha waayeelka ku Fiicnayd
    inagdaa maryahn Ciyaalka
    illen waayeelka jaqafsada ahayne

  • @ruundirir74
    @ruundirir74 6 років тому +1

    Woow amazing heeso my love iso diro say igu socdaan😍💋
    Kuma waayo alpi

  • @khadraluul2377
    @khadraluul2377 6 років тому

    Aamina Africa diricaaa ku quruxo badan taahy whli xpp iska daaa wx

  • @abastarzan697
    @abastarzan697 6 років тому +17

    Vocal rec:& videoclip aan caadi ahayn xaqiiqdiii #alWaqaliya
    Laxankii laxamda & music macalimuuu #Ariido hanbalyo guys hawl badan hadal yar #Waqalteam🤟

  • @ztar787
    @ztar787 6 років тому

    MANSHA ALLAH SAAXIB SIWACAN AYAAD UDUUBTAY KHADAR WAQAL

  • @adnanhassan2749
    @adnanhassan2749 3 роки тому

    Fanaanadan waan taageeraa 😍😍😍😍😍

  • @moamerica9670
    @moamerica9670 6 років тому

    Gbdhaha fananinta inantan wato keep going sis mcnaa wuxu

  • @lawyeryahyeabdiabdilahi677
    @lawyeryahyeabdiabdilahi677 6 років тому

    ku haystaa anuu amina afrik ku ogoilyaa bbea

  • @barocanva6802
    @barocanva6802 6 років тому

    Hees Shidan Weeye Runtii; Aamina Afrika Xagay Joogtaa

  • @wow6708
    @wow6708 6 років тому

    amina afric horay usoco baayo i love evrything about this video iyo music Well done quruxeey 👏👏👏👏

  • @ahmedyousufdalmar
    @ahmedyousufdalmar 6 років тому

    Saw taa aamina Afriikna Dharkii Dhigatay Maaha